Sign in to follow this  
RedSea

Puntland: The curse of Somalia!

Recommended Posts

A&T - labadan qawaan (peacenow iyo red sea) oo rabba in ey isqaadan u sheeg maahmaahdaas :D

 

Hunguri - ma waxaad leedahay anigu reer qardhood kaliya baan ahay?.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hunguri - wax ma fahantiit adigu niyahow - waan u jeeda in aad Maakhir haybsatay. :D

 

My question to you was with regards to this:

Reer Puntland, waa is qabtaan. Oo
Che, Anigayga kula hadlaya, Dabshid, Jamal1, Gheele,
kulligayo xaggaasaanu ka nimi. Haddana, wixii khalad ah waanu sheegnaa. Waliba, intaas waxaa dheer dadka aan meesha inakula jirinoo iyagu nadiifta ah. Laakiin, nasii darro adigu waxaad tahay nin aad iyo aad u fudud. Oo waliba, u dhaadhac iyo duul duul badan. Waayo, waxaad ku adkaanaysaa aflagaado iyo cay aan geedna loogu soo gaban.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Wallee peacenow wuuba ka liitaa. Wallee kii u bixiyey Jr. Oodweyne been ma sheegin. Labduba same symptoms baa haya.

 

Boowe cudurka Alle ha kuu kordhiyo. Markaad bil sariir isugu ururto inoo soo qeylo dhaami. Morgan ama Cabdulaahi baa lagu soo ag istaajin. Mixii ku hayyeyba wey kaa duuli.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War dhalinyaro ilaahay halaga baqo oo yaan la iskus danbaabin, mideeda kale ummada Islaam ah oo intaa le'eg dhulkaana dagan in bi-akmalihaa lagu tilmaamaa habaarkii Somalia sax ma ahan.

 

Red Sea, repent and take that back.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Jacphar:

^Maxaad la qosli. Cagaha dhulka ka qaad. Wiil ejkaa wataa dhulka ka soo bixi.

Adeer qoraalkayga hadaad aragto macnaheedu ma aha waan isnaqaanaa. Waxaan ku qosli dee adi kuuma taalo afkaygana ma haysid. Ninkii dhulka ka soo bixi iyo kii cirka ka soo dhiciba waa hawl adi kuu talaa laakiin cagahan aad leedahay dhulka ka qaad dee darin hooyadaa leedahay kuma taagni saas u fahan loox yahow :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

walahi this guy is on to something, and this is the truth, if you look back even in history it is because of this dessert wasteland and its poplation that somalia fell apart in the first place. examples,

 

- the most curropt leaders somalia has ever had, who not only introduced clan self interest and but made it state policy hailled form this region.

 

- the most mind numbing ****** policies of governance, i.e. regional distribution, naming of ministers and ambasadors back in the day was entirely, due to the mismanagment of these peoples.

 

ask yourself, this question,

 

Why did Aided declare war on them, in mugdisho, why did the population of mugdisho try to remove them from there city, why did the population of somaliland declare war on them?

 

every part of what was once known as somali loaths the. even today they are not safe anywhere except the little fiefdoms of garowe and bosaso.

 

i even somehow believe that if somalia was only the south and north they could potentially agree on something, as long this factor remains, i would rather go my own way.

 

so, if your hail from Somalia, the south mugdisho namely, what do you want, arguably it is peace. In somaliland what do we want we want to correct the mistake of our forfather unification with somalia. I think there is potential to work together, after all when the dust settles, Somaliland is for the somalilanders and Somalia is for the people of Mugdusho. These people have nothing, thats why they believe in everything or nothing.

 

 

ultimatly they will end up with nothing.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Originally posted by Nogobi:

 

Adeer qoraalkayga hadaad aragto macnaheedu ma aha waan isnaqaanaa. Waxaan ku qosli dee adi kuuma taalo afkaygana ma haysid. Ninkii dhulka ka soo bixi iyo kii cirka ka soo dhiciba waa hawl adi kuu talaa laakiin cagahan aad leedahay dhulka ka qaad dee darin hooyadaa leedahay kuma taagni saas u fahan loox yahow [big Grin]

Sxb if you can't decipher that expression af-tirsigaaga in la baaro waayo. That's unique trademark. Cagaha dhulka ka qaad. Wiil ejkaa wataa dhulka ka soo bixi. You can ask xiinfaniin for more detail.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^ :D:D Little angry already.

 

To borrow Ngonge's words: It's only words on a screen, words on a screen! Don't internalize everything sxb.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this