Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Taleexi;907305 wrote: Abwaan: You've proofed to be true to your name. Jumca mubarak. Don't do anything wrong or illegal like me - it is Friday after all lol:D just in case.
  2. looooooooooooooooooooooool@labo Shub...............War Taleexi hadda ma waxaad leedahay dhakhtar dhegaha aad? War aniga magacaas baan maqlay ....ISKA-DHAAR...Soomaalidu waa dad dhib badan oo magac bixis ku daran, waxayba ugu beddeli lahaayeen ISKA-DHEER... Bal Abtigiis iyo Zack baan weydiin waxa ISKA-DHAAR macneheedu yahay. Haatu isaga ma garanayo hawshaan waa reer Gaarisa. Welina high school baan aadaa buu sheegayey:D
  3. Taleexi iyo Coofle, gabadha atariishada ah magaceedii muxuu ahaa? ISKA-DHAAR? Ilaah baa i lehe waa magac unique ah....Libaaxad iga dheh.
  4. Coofle;907181 wrote: What Sayid Mullah would have thought...At least in his dirty -but true- brain hemisphere Muunadaasi wacanee Microphone-ka sidataa Maankayga qaadee Qurayshtii miyay tahay! Misna waaba yaabe Long-foot miyaa dhalay! Masaladan Xuseenaw ( Xuseen Dhiqle , the Sayid's Wing-man) Maaraynteeda qorshee oo midigta ila qabo. Taleexi;907186 wrote: Coofle malaa AUN Seyidku wuxuu kugu oran lahaa: Ta microfoonka sidaa Micno weyn ma lahee Minweyn ha ku sheegin Minyaro xaalkeed iska daa Markase miiroogu ku gaadho Ee maankaaga uu yar jiidho Inaad maaweelo caruur Ku maashaa marwadaa Naftu waw muhataaye Maandhe ninba waa calafkii Ee magacyga la ciilay Ee masraxaa lagu muujay Mooshin maadba ku oogtid Oo i maamuustid mar uun Taleexi iyo Coofle aniga tixdaydu waa sidan: Ragoow muranka waa laga durkaa, laguma meermeero Adduunkaan la kala maagaayoo, ummadii miinoowdey Madashaani maba xuma haddii, Sayidkii la ammaanay Xafladdaase magacala laga dilee, mid aan ka iraahdo Si kalaan u maareyn lahaa, markaan tilmaamaayo Gabdho muunad lihi goobta, waa laga arkaayaaye Mana moogi bilicdooda, muuqa iyo micnaha hadalkooda Magac-bixiska meeshaan ka diday iyo sida wax loo meershey Melez baan ka beddeli lahaa, mana tilmaameene Mudnaan umaba jeedsheen ninkaas, mid kollay tahaye Mee raggii halyeeyada ahaa oo, magaca soo jiidey Murtidana kala saafi jirey iyo, maanso aan harine Iyagaan kuu maamuusi lahaa iyo, Soomaali magac-dheere.
  5. You are lucky inuusan Sayid Maxamed Cabdulle Xassan (AUN) uusan idin arkayn, haddii kale jeedal buu idinkala daali lahaa dheh, oo gabay khatar ahna ku tuuri lahaa.
  6. Although pictures are thausand words. JB ayaantaan warkii waa ka dhammaaday masawir luu ka bixi la'yahay. I like this one though.
  7. lol@Maaddeey, SNF xaq u dirir bay malaha u ahaayeen isaga. What he is forgeting is the first man who landed in Somalia's territory from an Ethiopian Helicopter was Omar Haji Masalle. I think Duceysane knows that history better than us and he should not have left reer adoogiis out.
  8. Xaaji Xunjuf;906681 wrote: Damn it i miss Somalina Libaaxad waleh. Indeed, dirac bay ahayd.
  9. Apo he will be deported back to the UK soon, ee find him a job mate.
  10. Naxar Nugaaleed;906599 wrote: Somalidu fata duglayal jicla, hadayna madaxwayne iyo raysal wasare is qab qabsada arkin waa midba hurda. Malla yaabtay. Kuwaaba ku dhahaya war ninka katiinad baa ku xiran. Wejiga intaan ka fiiriyo ayaan dhahaa "Please dhakhtar aad oo isa soo baar". Maxaan kale oo dhihi karaa?
  11. Xaaji Xunjuf;906796 wrote: F@qash is not a qabil it was a regime it was the former regime and her allies. XX adiga bahashii way kaa wareertay. Yaad is leedahay waad ka caqli badan kartaa?
  12. Oba waxba la iskama oga dadku screen buu ka wada shisheeyaa laakiin rag badan oo leh Abwaan guri ha dhiibo ayaa laga yaabaa inay hanti haystaanba. Adigu dadka kelimedaha isticmaala ayaad ku jirtaa oo u baahan in gacmaha laga xiro.
  13. I think the admin is to blame for allowing the name calling on qabiils. This is done by certain individuals and the vast majority of SOLers don't. I do not think that it will do any harm to any qabiil but it is certainly a problem for whoever is using the words and judging a whole clan. Ilaah ha caafiyo qofkii aaminsan in qabiil dhan ay isku mid yihiin oo aysan ama haddii ciddaada ay yihiin ay wanaag ka siman yihiin haddii ay cid kale yihiinna ay xumaan ka siman yihiin.
  14. Adigoo ninkan xiiqsan ah. Haddana ma kaad tahay baan kuu sheegaa? Ma shaki baa kaa galay? And you think that I need help?
  15. oh, I need help because runtaan ka hadlay. Annaga miyaa is cammaynayna cudur aan qabiil ahayn kuma hayee, ama script qaado ama ha qaadan ama toban magac beddel kolleey waa isla adigii. Haddii aad cid wax u raadineyso bal try in 4 years time insha Allaah and good luck oo bal aan aragno in riyadaasi rumowdee.
  16. XX, haddii aan dad wax ka haysto amase leeyahay tabar aan dad wax ugu celiyo waan samayn lahaa ee naga daa bahashan aad nin nabadeed iska dhigayso. Dad Soomaaliyeed in dhiigooda la daadiyo ayaad meelahan ku soo xayeesiisaa markaas baad iska dhigaysaa nin hotel celintiis dan ka leh. Ummadda aad Kalshaale ku xasuuqayso iyo degaannada ku xeeran bal dhibka ka daaya. XX rumayso ama ha rumaysan gurigii aan iska lahayn ee aan ku soo koray xitaa 1991 ma soo gaarin adigu war baad haysaa...Mid dadowna ma qabsan mana taageerayo in la qabsado.
  17. Jacaylbaro;906298 wrote: Politics gone wrong ,,,, Bacaaac indeed. There is a government in Xamar and everyone can claim his/her property back from those few criminals who used the civil war to occupy other's properties. Shir Jaraa'id in Garowe does not give your stuff back ..... and from there it is clear it is pure politics. lol...Malla yaabtay...for intaas oo wakhti ah la geliyo and dad la iskugu yeero nin leh Hotel-kaygii baa la haystaa oo mid laga hor dhistay. I understand inuu dareemi karo cabsi oo uu is leeyahay haddii aad tagto waa lagu ugaarsan balse anigu isaga haddii aan ahay oo hanti iga maqan tahay jidkaan ma mareen. Maxkamadda muu codsi u qorto bal halla arko waxay ka yiraahdaane. Madaxweynaha iyo PM-ka, Wasiirka arrimaha gudaha muu qoraal dacwo iyo ashtako ah u dhiibo. Ilaahay baa runta naga og iyo sida wax u jiraan. Soomaaliya dad waxaa xitaa la helayaa markii hore intay Minishiibiyo lacag siiyeen dad dhulkiis ka baaday oo iska dhigaya inay dhulkaas xalaal u leeyihiin, iyadoon la dafiri karin inay jiraan inkaar-qabeyaal badan oo dhul Islaameed iyaguna xilligii dagaallada boobay. Caddaaladdu waa midda Ilaahay, bal meeshii ay aakhiro ka galaan cadaab baan la arki doonaa.
  18. lol@Abdul, so you are saying Ilaah baa na dhaafiyey ninkan? Xamar wants to offer him Guddoomiyaha Laanta Taleex ee Degmada Hodan, cause there is no Duur-joog to preserve in beeraha Qaadka ee Wajaale.
  19. lol@Dad badan oo Saacid uga soo horjeeda ciddeena ma ahan ayaa boorka isku qarinaya. Although he wouldn't be my choice in the first place, he is our PM now and we have to respect that. Give this guy the benefit of doubt. If a scandal comes out then no one can hide that but as far as I am concerned he is doing his job now. Kudos to the PM.
  20. Abwaan

    Finally

    lol@XX...Hargeysa Street Bank miyaa sicirkii lacaguhu kacay?
  21. And the Baranbaro must be afraid of the Bug Buster.
  22. lol....Mr Xaglo and his dreams....and he can denounce the Hargeysa admin when he fails to win tomorrow. I wonder where he will go next? Jubbaland? Galmudug (who knows if his wife hails from there) ? Bayland (he could be one of the people brought to Bay in the 70s) ? Mogadisho? Oh, I forgot that he was a US citizen, may be he could replace Obama.
  23. Abwaan

    Bal Adba

    JB xaggee masawirrada noocaan ah ugu uruusan yihiin?