Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. PasserBy;906129 wrote: Nimco Dareen, Somali music superstar, denounced Osman's ONLF as terrorist. Are you talking about the woman who was caught lip-singing when she was attacked at the stage during her Nairobi event?
  2. Lol wyre on the same PC or laptop? And it must sound " laba miyiraa lay moodaa, waa laygu maadsadaa"
  3. Fiska. Caadi ma ahan, hees wacanna way qaadaysaa.
  4. Yaab badanaa.....I look forward to doorashada soo socota ee Soomaaliya in 4 years time insha Allah. More suprises to come:D
  5. Mooge;904517 wrote: Abwan, abdiweli ba Ku khafiftey ninyoow isdabaqabo. Lol lol...Anigu kuma khafiifin ee adigaa ku daba lumay. War ninka ka har oo mabda' yeelo.
  6. Mooge;904490 wrote: qoslaaye was elected to lead not to waste time in selfish leisure reading books. if he has so much time when he is not flying, he should volunteer at local refugee camps and distribute meals. lol@Mooge as if you visit refugees in Malaysia. Waryaa mucaarad baad ku khafiiftay ee dowladda la shaqee...Wakhti la mucaarado iyo wax lagu mucaarado weli lama hayo. Mise adiga markii Cabdiweli exit ka baxay baad khafiiftay? Isagii baa dowladda taageersan ee adigu miyaad ka liidataa waa yaabe?
  7. Carafaat;904275 wrote: Abwaan what are you saying? I am saying that I heard you started working at Fozia's office, or may be it is your brother.
  8. Apophis;903934 wrote: Damn fireworks almost woke me up. And like you Alpha, I don't feel a centimetre of difference. lol...Apophis, pretending to sleep early.
  9. Nuune, I also heard that Daalo Airlines is going to start flights from Nairobi to Somalia.
  10. Vsabba, don't you think that a mayor is enough? What are they both going to do? Wouldn't this create confusion?
  11. Haatu;904212 wrote: woooooow 3 kids in 1.5 yrs wallee ma ciyaareysid Haatu, do you know that can happen if they are triplets who were born premature.
  12. Che -Guevara;903086 wrote: Few months ago, she would have been welcomed by others waving some other flag...loool some of them are still welcoming her, looking around to make sure that nobody is looking before they wait for her at the hotel lobby. Lol I see Cali Seenyo with a Microphone. I know he is playing his "I am weriye card" laakiin sheekadu sidaas ma ahan.
  13. I found this ----->. Mengiustu married Wubanchi Bishaw in 1968 and live in exile in Harare, Zimbabwe. During his rule, Wubanchi played a miner role politically, even though she was often seen accompanying her husband on many official state visits. Together, they have three children: Tigist (38), Andenet (36), and Tilahun (33). Over here ----> http://www.durame.com/2012/05/mengistu-halie-mariams-biography.html?m=1
  14. Lol...Abtigiis, thanks for the info....You could argue that she watched Obama's speeches a lot and practised with her shanlo and muraayad but she can talk too.
  15. Haatu;903775 wrote: War stay in Malaysia ama Bandar Beyla ku laabo. Everybody is leaving Nairobi nowadays That would have been my advise too and this coming from a Gaarisaawi is gr8, last time I knew Qarsho Fanta ah bay Soomaalida qaxootiga ah siisan jireen oo sharciga u dhiibi jireen. Congrats Mooge with your multinational script and make sure you have your "Go Home" letter ready from Mohamed Ali America before you reach Kenyatta Airport.
  16. Waxaan maqlay in Dr. Ducaale oo sida la sheegay ahaan jirey kabtan markab inay Soomaaliya ugu dambeysey 60s-kii. Horta ma ku laabtay marna? Ninku diricsanaa, meel ay ugu dambaysay muddo hore hadduu madaxweyne ayaan ka ahay leeyahay. Sharif Axmed-se goormuu maamul Jubbooyinkamah aqoonsaday? Taasi waa mid aniga igu cusub.
  17. Maaddeey;872938 wrote: Xadathani qalbi can rabbi., Oba, adigaba clubka iyo masjidkaba sow iskuma joogin!. Gar aad naqee oo kugu naqsan!. Maaddeey waa dhibic wanaagsan, balse sidaan u fahmey Oba ma dhihin masaajidka ayaan Khaadim ka ahaa, wacdi baana weli igu socdey buu dhahay. Club-kana waxaa laga yaabaa inuu amase ag marayey ama uu shaqo sida taxi oo kale ah ku jirey markuu macallinka arkay. Waxaanba la yaabay sida technologyada qofba si uga faa'iideystey....Xadro skype lagu stream-garaynaayo-na aragnay. Khadafi tan waa farsamadaadii iyo isku-duba-ridkii baan filayaa. Xadrada kooxda aad ku kaftantay inaad ku jirtid, wiilasha yaryar ee dhex taagan waaba yaaban yihiin, meel ay kala qabsadaan bay raadinayaan iyo si ay u fahmaan.
  18. Aamiin Aaliyyah. Wixii shar ah Ilaah ha naga xijaabo, Khayrkana hanna siiyo. Waxaan ku dari lahaa oo qura. In Soomaaliya Ilaah nabad waarta uu u keeno, Soomaalidana uu walaaleeyo.
  19. I am happy that he survived and I hope that he and all those in the government are not harmed either but I would be careful about some guy intuu miino soo qaato dhaha "Oh, miinadaan baa la ii soo dhiibey, I saved you". Some of you might think that I am weird but I would investigate such claims throughly and not just believe it as it is because it could be a money making method and a hoax. I am not saying that Tarzan is aware of this or anything like that before some of you jump into a conclusion but I would just be careful in just believing what some people claim in waddan dagaalo sokeeye iyo musuqmaaduq gaamuray uu baabi'iyey.
  20. Haatu;903603 wrote: If Abwaan the eternal cynic and critic likes this man then he must be good Haatu....the Gaarisaawi....Sxb Yariisoow is a good man, don't listen to Oba, Jabriil oo isaguba ah nin wanaagsan bay qaraabo dhow yihiin ninkaan Oba. Yariisoow, waa shakhsi madax bannaan oo siyaasad qabiil ka madax bannaan. Inta uu soo qabtay jago beeshiisu ma geysan ee ragannimadiisa ayuu ku tegey ee Oba maxaa Injineerka ku daba dhigay? Mise haddii aan Shaaciye lagu soo qorin waad mucaaradaysaa?
  21. Xaaji Xunjuf;903013 wrote: Engineer yariisoow he is from bay and bakool right. The good Injineer spent part of his life in Bay region but he also lived in Muqdisho, he was a good soccer player, Graduated from the Somali National University with an Eng. degree then did his postgraduate education in the UK, worked for Ealing council for over 10 years. Yarisow worked as finance and Information minister in two consecutive governments, as a protocol chief at the president's office and as an advisor with three PMs. Yariisoow is a good man and Tarzan cannot reach him in education, skills, reputation and personality.
  22. We will ask the Kenyan in six months time whether targeting Somalis was a good move or not. Their economy baynka go'an tahay Soomaali dhul la'aani ma haysee.