
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Waa si fiican ee ii soo *** hadaad meelahaa ku aragto u sheeg inaan raadinayo qorshe fiicana aan wato ,,,,,,
-
-
anigu ninkaa la leeyahay gabadh buu ahaan jiray uun baan rabaa inaan arko ,,,,,, just for the eyes ,,
-
Naah ,, if it is not a bad night of drinking too much up there ,,,
-
markaad gabadha ahayd and markaad ninka ahayd baa meesha ka socota ,,,,,,,,, ehem ,,,, Fufu, ma mar baad gabadh ahayd horta ? ,, just a question ,,
-
Hehehehee Ng ............. wax ka daran ,,
-
Trans-gender baa meesha ka dhacay miyaa ?? ,,
-
I'm just concerned you finally added that "word" in your dictionary ,,,, nothing else ,,,
-
and Ngonge ,,,,,,,
-
10 hours of sleeping, nice tea, delicious meal and a really wonderful TLC .... Hmmmm ,,, what a weekend .......
-
Ciidanka Booliska Somaliland ayaa gacanta ku soo dhigay Qasnigii Dugsiga Ilayska Togdheer ee magaalada Burco,oo la sheegay inuu la baxsaday lacag badan oo dugsigaasi lahaa sida ay xaqiijiyeen Warar ku dhow dhaw Dugsigaas ayaa sheegay ,ninkan oo lagu magacaabo Mustafe Cumar ayaa Todobaadkii tegay ciidamada Booliska somaliland ka soo qabteen Magaalada Adis-ababa,ee dalka Itoobiya,kaasoo la sheegay in lacag gaadhaysa ilaa Labaatan Kun oo Dollar kala baxsaday Dugsiga Ilayska Togdheer,oo ka mid kuwa gaarka loo leeyahay,waxaanu Mustafe ahaa Qasniga Dugsigaas ee gacanta ku haya Dhaqaalaha soo gala. soo qabashadan Mustafe ayaa ka dambaysay markii Iskaashi wadashaqneed oo Wasaaradaha Arimaha gudah,Booliska Somalilnad iyo Masuuliyiinta Itoobiya dhexmaray,ayaa lagu guulaystay in gacanta lagu soo dhigo ninkan. MusatafeCumar ayaa hada waxa gacanta ku haya ciidanka Booliska Somaliland ,kuwaasoo la filayo inay u soo gudbindoonaan dhinaca gobolka togdheer. dugsiga ilayska Togdheer ayaa la asaasay Sanadkii 2003-dii,waxaana ka mid yahay dugsiyada gaarka loo leeyahay,ee ardayadu lacagata ku dhigtaan,waxaanu ka kooban yahay dugsi Hoose ilaa dugsi Sare,islamrkaana waa dugsiyada ka diwaangashan Wasaarada Waxbarshada,Aradayad a waxa ka dhigata ayaa lagu qiyaasaa ilaa shanboqol oo arday,waxaanu ka mid yahay dugsiyada ugu waxbarshada wanaagsan ee gobolka togdheer.
-
Warsaxafadeed: Dawladda Somaliland oo Mar kale Jawaab ka bixisay Aflagaado ka soo Yeedhay Eritaiya Hargeysa(Qarannews)- Wasaaradda Khaarijiga Somaliland ayaa mar kale jawaab adag ka bixisay Hadal Deel Qaaf ah oo Dhigeeda Maamulka Ereteria ka soo yeedhay, kaasi oo ay ku aflagaadaysay Dawladda Somaliland iyo Haykalkeeda Nidaam. Wasiiru dawlaha Wasaaradda arrimaha Dibada Somaliland Md. Siciid Maxamed Nuur oo Aflagaadadaas Eritariya ka jawaab celiyay ayaa ku tilmaamay xukuumadda Asmara Sida Maahmaahda Somaliyeed ee tidhaahda Hal Didsani Geed ay ku xoqato ma weydo, Eritariya waxa ay Muddooyinka caadaysatay inay hadba wadamada la deriska ah mid isku qaado iyada oo dhawaan laga saaray Xubinimadii ay kaga jirtay ururka midowga africa. Wasiiru dawlaha oo warsaxaafadeed arrintaasi ku saabsan ka soo saaray Hargeysa waxa isaga oo Dhamayas tiran uu u dhignaa sida tan: "Waxa Ummadda u liita qofka dabeecadiisu dadka oo dhan ka dhex saarto,Eritrea waxay la mid tahay qofka ay maahmaahdaasi ku soo baxday oo kale ah.waxay mandaqada ka tahay tuke baal-cad oo qas iyo faro gelin mooyaane aan wax kale ku hawlanayn. Waxa la wada ogsoon yahay dhibaatada ay ku hayso Itoobiya. Waxaan qarsoonayn handadaadda iyo cadaawadda ay ku hayso xukuumada Jabuuti. Waxaan qarsoonayn Xiq-digga iyo xaasidnimadda ay u hayso Somaliland oo ay kula colowday daris- wanaagnimadda ay kula dhaqanto jaarkeedda awgeed. Eritrea haddii ay hagaagsan tahay oo ay masuuliyadi ku jirto ma dhacdeen inay waxba iskula hadhi waydo, ha noqoto mid darisnimo, mid goboleed iyo mid caalamiba.siyaasada ay ku dhaqmaysaa waa waxba dhawran mayno, waa go’aan keligii taliye ah oo aan dan iyo muraad-toona ka lahayn maslaxaada shacbigiisa. Eritrea waxay kow ka tahay qas abuurida iyo inay ceel ku rido nabada iyo xasiloonida gobolka. Somaliland waa xukuumad Dimuqraadi ah oo ka tashatay madax-banaanideeda mana jirto cid ay u daba fadhiisanaysaa xorioyadeeda, mana jirto cid ay haybaddaysanayso, iyadaana danteeda taqaan halkay ku jirto ummana baahna cid u tilmaanta Somaliland waxa ka wada raali ah gobolka oo dhan oo aanay ku jirin shar wadeyaashu. Somaliland iyo inta aad meelo kale ku mashquulsan tihiin, waxa haboon inaad eegtaan gudahiina iyo wixii dantiinu tahay oo ah inaad u dhaqantaan sidii dal xor ah oo madax banaan."
-
waar ma waa bakhayl baad u qarinaysaa ,,,,
-
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya oo ku aadan magacyada dadkii ku geeriyooday Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolak Hiiraan ayaa la soo bandhigay iyadoo Meydka wasiirka Amniga qarankana lagu wado in saacadaha soo aadan Muqdisho Lagu Aaso. Magacyada Masuuliyiintaani ku geeriyooday Ayaa waxaa ugu horeeyay wasiirkii Amniga Qaranka dowladda KMG Soomaaliya Cumar Xaashi Aadan,waxaana Magacyada saraakiishaasi ay kala yihiin sidan hoos ku qoran. 1. Xildhibaan Cumar Xaashi Aadaan (wasiirkii Amniga Qaranka) 2. C/kariin Faarax Laqannyo (Ambasador) 3. Max’ed Cabdi Yaroow (Gaashaanle sare) 4. Max’ed Barre Fiidow (Gaashaanle Sare) 5. Cumar Xasan Dhudi (G/sare iyo Taliyihii Ciidanka Asluubta Hiiraan.) 6. Yuusuf Xuseen Tima Cadde (Korneel.) 7. Faarax Cabdule Fiidow (Nabadoon.) 8. Xasan Dariiqow (Nabadoon.) 9. Xasan Cilmi Hure (Nabadoon.) 10. Axmed Carabay (Nabadoon) 11. Cilmi Shire (Nabadoon) 12. Max’ed Cabdi Cibaar (Abwaan) 13. Cabdi Dhuux Guure Cali (Abwaan). 14. Buule xaashi Aadan (Ganacsade) 15. C/fitaax Cali xaydar (Injineer) Sidoo kale Wareegtadaasi lagu soo bandhigay magcayada dadkii ku geeriyooday qaraxii shalay ayaa dadka kale ee ku geeriyooday waxaa ku jir 23-qofood oo isugu jira Saraakiil sare sare iyo Ilaalada Wasiirkii Amniga Qaranka dowladda KMG Soomaaliya. Dhinaca kale waxaa saacadaha soo aadan lagu wadaa in xus qaran loo sameeyo Wasiirkii Amniga Qaranka dowladda KMG Soomaaliya Cumar Xaashi oo shalay qarax ugu geeriyooday Magaalada Baladweyne iyadoo mayskiisana maanta la keenay magaalada Muqdisho.
-
looooooooooooooooooo oooooooooooooooooooo ooool ,,
-
Dil was the first Hindi to be dubbed Somali in the early 90's. "Dil" was the second Indian movie that I was allowed to watch after my mom boycotted the Indian movies because of my first horrible nightmare caused by the Snake Lady Sridevi in her movie Ciyaal fooqal ciyaal ,,,
-
I'm glad Duke is finally using the word "Stooge" ...... what a world ,,,
-
President rayaale meets with the emir of Kuwait.
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Warku waxa uu intaas ku daray in amiirku shalay Madaxweyne Rayaale u sameeyay qado sharaf ay goob joog ka ahaayeen qaar ka mid ah tujaarta reer Kuwayt iyo waliba wasiirka arrimaha dibada ee dalkaasi, waxa kale oo uu shalay la kulmay ninka leh dhaxalka boqortooyada dalkaas. Would love to see photos of that table ,,,, must be big, full of food and lots of calool weynayaal there ,,, -
Breaking News : Qarax Is-miidaamin : Cumar Xashi (AUN)
Jacaylbaro replied to Juje's topic in Politics
loooooooooooooool@ba qtification ,,,, hehehehe -
MINISTER HASHI AMBASSADOR LAQANYO AND 15 OTHERS ARE DEAD.
Jacaylbaro replied to MoonLight1's topic in Politics
There already many other topics for this ... you didn't need to start a new one dee .... -
Ehem ................ wixii iga soo maray baanad ogaynba. Hablahaan is lahaa shukaanso uun baan ugu tegey iyagoo Geel qalaaya ,,,,,,,,,,,, orodkaan qaaday dib xataa umaan soo jalleecin ,,,
-
Originally posted by Garyaqaan*: quote:Originally posted by Jacaylbaro: Where is Mejji ?? ,,, JB what do you want from meji just add your two cents. M Society needs big help this time. Waxaa loo baahanyahay in uu caqliga shaqeeya. That is if they believe they need help in the first place ..... that is why i'm looking Meji ,,
-
Just make sure you don't come back when that little Qiiro goes away .............