Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. and there is no Sign of Celebrations In Somalia ........
  2. Boqarada iyo Salaadiinta Somaliland oo ugu baaqay dhinaca isku haya Soomaaliya in ay joojiyaan dagaalada Boqarada iyo Salaadiinta ka soo jeeda Somalilan ayaa waxaa ay ugu baaqeen dowladda iyo xoogaga hubaysan in ay joojiyaan dagaalada islamaraana ay fiiriyaan danta shacabka Soomaaliyeed kadib kulan ay ku yeesheen Magaalada Ceergaabo. Kulankaani oo maanta ka dhacay Magaalada Ceeragaabo ee xarunta gobolka Sanaag waqooyi galbeed ee dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka soo qeyb galay Boqoro,Salaadiin iyo waxgarad ka soo jeeda Maamul Goboleedka Somaliland waxayna kaga hadleen Xaaladda ka taagan gobolada Koofureed ee Soomaaliya. Waxa ay ugu baaqeen dowladda KMG Soomaaliya iyo xoogaga ka soo horjeeda in ay joojiyaan dagaalada ayna u turaan shacabka ay soo gaarayaan dhibaatooyinka isugu jira Dhimashada,dhaawaca iyo barakaca islamarkaana aysan fiirsan danahooda gaarka ah. Cabdi Boqor Axmed Cali oo ka mid ah waxgaradkii kulankaasi ka qeyb galay ayaa waxaa uu ugu waramay Shabelle waxyaabihii ay uga hadleen isagoona sheegay in muhiimadda koowaad ee kulankaasi ay uga hadleen ay tahay Baaqa ay u dirayaan dowladda iyo dhinacyada kale ee ka soo horjeeda . Sidoo kale Waxaa uu sheegay Cabdi Boqor Axmed Cali in ay isla soo qaadeen in hadii dhibaatada ay sidaan uga sii socoto gobolada koofureed ee Soomaaliya ay ka qaadayaan dadka shacabka ah ee dhibaatada ku dhacayso ayna geynayaan Magalooyinka Hargaysa iyo Qardho. Ma’ahan Markii ugu horeeysay oo baaq ku aadan in la joojiyo dagalada loo soo jeediyo labada dhinac ee ku lugta leh dagaalada ka sii socda magaalada Muqdisho iyo gobolada Kale ee dalka iyadoo ay horay u jireen odayaal,Culumaa’udii n iyo waxgarad ka soo jeeda koofurta Soomaaliya oo iyana u diray Baaq kan la mid ah inkastoo aysan muuqan miraha Baaqyadaasi.
  3. Qaar ka mid ah Aqoonyahanada Somaliland ayaa ugu baaqay dadka ku nool koofurta Soomaaliya in ay ka shaqeeyaan Amaankooda islamarkaana ay u midoobaan danahooda. Boobe Yuusuf Ducaale oo ka mid ah aqoonhanada Somaliland oo xalayto u waramayay Idaacada Shabelle ayaa ugu baaqay dhinacyada isku haya Magaalada Muqdisho in ay u turaan dadka danyarta ah ee ay ku dul dagaalamayan. Waxaa uu ka codsaday dowladda KMG Soomaaliya iyo xoogaga hubaysan ee dagaalada kula jira in ay ka joojiyaan dadka shacabka ah dagaalada kuwaasi oo uu sheegay in aysan u adkeysan karin madaafiicda iyo rasaasta ay is weydaarsanayaan dhinacyadaasi. “Waxaanu Ugu Baaqeynaa inaanay Cududu Talinin ee uu Caqligu Taliyo,waxaana ugu baaqaynaa in ay wada fariistaan oo aysan ka halen dowladda Soomaaliyeed ay ka hadlaan waxa dadka isku diraya iyo waxa dadka dhexyaala”ayuu yiri Boobe Yuusuf Ducaale. Baaqaan ka soo baxay Aqoonyahankaani ka tirsan aqoonyanada Somaliland ayaa waxa uu imaanaya xili Shalay Boqoro iyo Salaladiin ka soo jeeda Somaliland kulan ay ku yeesheen magaalada Ceerigaabo ay ku sheegeen in ay ugu baaqayaan dowladda iyo dhinacayada kale in ay joojiyaan dagaalada ay ku le’anayaan dadka shacabka.
  4. Duqu Wali Ma Daalin Miyaa? Xageed ku aragtay siyaasi African ah oo daala ,,,, nasiib baabay leeyihiin hadaanay xabaalaha ka soo bixine ,,,
  5. Wararka imika nasoo gaadhaya ayaa sheegay in Wafdi Baladhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha dibadda ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Ducaale ayaa kusoo fooleh Dalka Maraykanka iyagoo Casuumad ka helay Dowlada USA.
  6. Shirkii lagu casuumay Kooxaha soomalida ee Somalilandna dhan iskaga durkisey ee ka dhici lahaa Washington DC, ee dalka Maraykanka manta June-25-2009 ayaa dhicisoobay kadib markii ay kukala aragti duwanaadeyn Kooxihii lagu Casuumay. Sida lawada ogsoonyahay shirkan Washington ka dhici lahaa waxaa marti qaaday Sida lagu shegay Warsaxafaded kasoo baxay dalka Maraykanka ee Gudi hooseedka Congreska ee Gudoomiyahoodu soosaaray,hase yeeshee wararka Hadhwanaagnews helayso ayaa sheegaya innaanu shirkii u dhicin sidii loogu talo galay sababtoo ah waxaa ka baaqday Waftigii uu hogaaminayay Wasiirka arimaha Dibadda dawladda ku meel gaadhka ah Maxamed Cabdilaahi Oomar. Wararka kale aynu helayno waxa ay sheegayaan xaga Qabanqaabada shirka inay wax ka qaldanaayeen taasoo lagu eedaynayo inay jireen Kooxo Soomali ah oo farsamadii Shirka lug ku lahaa, dhinaca kale Wasiirka arimaha Dibadda dawladda ku meel gaadhka Maxamed Cabdilaahi Oomar ayaa kabiyo diiday Madaxweyneha Mamul Goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole lamurankiisa congreska dhexdiisa sababtoo ah isagoo u arka mamul hoosyimaada Dowladiisa,halka Madaxweyne Faroole isaguna u arko Wasiir Kooxeed. Iskusoo wada duuboo Shirkii Congreska Maraynkanku uu Kooxaha ku macsuumay Halkaas ayuu ku burburay taasoo dadka Qaarkii u tarjumtay Shir Majara Habowsanaa oo fashilmay iyo Somaliland oo Codsigoodii laga yeelay oo ahhaa inaanay lafariisan Kooxaha Caalwaaga Soomaaliya. Wararka imika nasoo gaadhaya ayaa sheegay in Wafdi Baladhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha dibadda ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Ducaale ayaa kusoo fooleh Dalka Maraykanka iyagoo Casuumad ka helay Dowlada USA.
  7. (Opinion): We will overcome, not you, Mr President! Broken promises do not lead anywhere are you collecting the opinions or trying to present facts and figures here ?? ,,
  8. When 13-year-old Ifrah Hashi's family moved back to Somaliland from Canada, she noticed many young girls couldn't read. She knew she had to do something. So she gathered all her favourite books as a child, invited the girls to her backyard and read them stories. "They loved the stories," said Hashi, now 18. "They had never heard of things I had grown up hearing about, like Cinderella or Little Red Riding Hood." At school she recruited a couple of friends and with their help started teaching the young girls how to read. The group, Reading Sisters, still exists today even though Hashi has since moved back to Canada to attend school. With the help of the school librarian at Oakridge secondary school, where she graduated this month, she has book drives throughout the year and sends the books back home. Hashi is one of 13 London students who won a federal millennium scholarship, ranging from $25,000 to $4,000. Hashi, who will go to the University of Western Ontario in the fall, won a $20,500 scholarship. "I was really honoured to have won," she said. Hashi said returning to Somaliland, a self-declared independent region in the Horn of African ravaged by civil war, was a life-changing experience. "It was nothing like I'd ever been used to in Canada," she said. Her family started a microcredit organization, which provides interest-free loans between $30 and $50 to widows with children so they can start their own company. Many widows buy a wheelbarrow to transport things, hence the organization's name Barrows of Hope. Others buy pans to wash clothes or chickens to sell eggs. "Seeing the way some people live there was really heartbreaking and I felt I had to do something about it," said Hashi, who is the secretary for Barrows of Hope and hopes to be a teacher one day. "I was always aware of things going on in the world and I like to reach out to others in their time of suffering . . . my parents raised me to be socially conscious of people less fortunate than us." Other London millennium scholarship winners are national winners Jasmine Irwin and Nikhita Singh, who both got $25,000 scholarships; provincial winners Younjei Chung, Alison Greaves, Radha Joseph and Nicole Turner, with $20,500 scholarships and local winners Jennifer Aziz, Alyssa Craik, Diana Montano-Rubio, Jasmine Stapleford, Thomas Sullivan and Julia Tsaltas, who each won $4,500 scholarships. Some 9,000 people applied for the scholarships.
  9. Khawaarij is too hard to use against Alshabaab ,,, I agree with Xiin ,,, they are more Takfiir than the said Khawaarij ....
  10. The issues will be dealt between the two governments of Somaliland and America. Case closed ........ let the little functions meet there first.
  11. Sorry for the disappointment lad .... i'm sure you were dying to sit in the same table with our government ,,,
  12. Sorry mate ,,,, that is how a government should deal with such issues ... something your tfg can't do ,,,
  13. Even if you understand you won't acknowledge and continue with the denial ,,, so forget it
  14. Something you will never understand and acknowledge.
  15. Warar aan si Hoose ku Helay ayaa sheegaya in Duqii Degmada Bosaaso isla markaana ahaa Gudoomiyaha Golaha deegaanka Bosaaso uu dhawaan si Qaxooti ah Isaga dhiibay Dalka Swdan waxana la sheegay inay qaabishay Xukuumada Swidan. Duqa Degmada Bosaaso C/saaq Xareed Ismaaciil ayaa dhawan ka duulay Dalka Ethiopia isaga oo Markii Hore ku Baxay qaab Casumaad ay u Fidiyeen Hay"addo Tababar Gudoomiyaasha. C/saaq Xareed Ismaaciil ayaa la sheegay in uu wakhti dhaw isu dhiibay Dalka Swidan halkaasi uu sheegtay in la siiyo Qaabilaad iyo Degenaansho Dalkaasi ah, Dad eheladiisa ah oo aanu la xidhiidhnay ayaa Noo sheegay inuu Arinkaasi yahay Hubaal. C/saaq Xareed Ismaaciil ayaa waxa uu dhawaan ka qayb Galay Kal Fadhigii Golaha Deegaanka Bosaaso, iyada oo ay Halkaasi Joogeen Masuuliyiin dhanka Maamulka ah sida Madaxwayne Xigeenka Gen- C/samad Cali SHire. Wararka qaar ayaa sheegaya in dhawaan ay wadeen Xubnaha Golaha deegaanku Mooshin ka dhan ah Duqa Kaasi oo Xilka Looga qaado, ka dib wax qabad La"aan Baahsan oo lagu soo eedeeyay, Laakiin tira ka dhawor Jeer oo Saxaafada war siiyay ayuu Arinkaasi Beeniyay. C/raxmaan Faroole Hogaamiyaha Cusub ee Puntland oo Haatan safar ku Jooga Washinton cariga Maraykanka ayaan ilaa Haatan wax War ah ka soo saareen Is dhiibida Duqa Bosaaso.
  16. Maya ,,,, it is just the government and the rest was paid by the Donors ...