Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Originally posted by Juje: quote:Originally posted by Jacaylbaro: hee maxaad ku qoslaysaa ,, miyuu ku ag fadhiyaa ? Maya ...kuwa kale oo raba in ay tahriban aya i ag fadhiya. Muse Sudi ayad ka taqan... Waar inaadeerow bal odaygaasna meel uun ha loo raadiyo ...
  2. nuune, sheekadu halkay ka socoto fahan niyow ,,, ha is dhegoolayn ,,,
  3. hee maxaad ku qoslaysaa ,, miyuu ku ag fadhiyaa ?
  4. Dowladda Wadanka Switzerland ayaa megengelyo siyaasadeed siisay Guddoomiyihii hore ee G/Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (M/Dheere), waxaana Maxamed Dheere la sheegayaa inuu haatan ku sugan yahay dalkaasi. Wararku waxay intaasi ku darayaan in Maxamed Cumar Xabeeb (M/Dheere) uu sii joogi doono labada sano ee soo socota dalka Switzerland, hase yeeshee lama sheegin inuu wadankaasi ka tegayo iyo in kale, waxaana la sheegayaa in Guddoomiyihii hore ee G/Banaadir Maxamed Dheere ay la socdaan in ka badan shan xubnood oo ka tirsan eheladiisa, kuwaasi oo iyana qeyb ka ah wafdiga M/Dheere la socda ee iyana megengelyada siyaasadeed la siiyay. Dhinaca kale dadweyne aad u fara badan ayaa saakay isugu soo baxay degaanka ceelasha biyaha, kuwaasi oo dowladda wadanka Switzerland ka dalbaday inay ka noqoto go'aankeeda ay megengelyada siyaasadeed ugu fidisay Maxamed Cumar Xabeeb (M/Dheere), iyagoona sheegay inuu ahaa mas'uulkii u horseeday dhibaatada iyo barakaca la soo gudboonaaday . Dibadbaxayaasha ayaa ka cabanaayay sidoo kale muddo sagaal bilood ah oo aan la siinin wax raashin ah, tan iyo markii ciidamada Itoobiyaanka ah ay ka soo saareen degaanadooda, waxayna sheegeen in arrinaasi barakacooda la xiriirta uu sabab u ahaa maamulkii hore ee G/Banaadir oo madaxda uu ka ahaa Maxamed Cumar Xabeeb (M/Dheere). Kaamamka Baar Magoog iyo Hab Wanaag oo ay ku jiraan barakacayaal fara badan ayaa madaxdoodii ka hadashay isu soo baxaasi, iyadoo Guddoomiyaha kaamka Baar Magoog C/llaahi Daahir Diini uu shaaca ka qaaday inaysan weli wax gargaar ah soo gaarin kaamka uu maamulo. Sidoo kale Guddoomiyaha 105-Kaam Sheekh C/Nuur Axmed Cali (Sheekh Macruuf) waxa uu isna shaaca ka qaaday in kaamamka uu mas'uulka ka yahay dadka ku jira ay la liitaan caafimaad xumo iyo nafaq darri, isla markaana aysan jirin waxbarasho laga saacido caruurta halkaasi ku jirta. Tallaabada Dowladda Switzerland ayaa noqoneysa tallaabadii ugu horeysay oo megengelyo siyaasadeed siisa shaqsiyaadka iyo hormuudka siyaasadda dalka hoggaamiya, inkastoo la filayo in dalal kalena ay iyana megengelyo siyaasadeed u fidiyaan hoggaamiyayaal siyaasadeed.
  5. looooooooooooooooooo oooooooooooooool@the title ...
  6. WOW ... Too much love for Somaliland eh ? ,, finally ,,
  7. in lug iyo gacan laga gooyo Waynakaa hadaba waynakaaa
  8. Maxkamaddaa Xarakatul Shabaabul Mujaahidiin ayaa maanta waxaa ay xakun ah Xadul Xiraabah oo ah in lug iyo gacan laga gooyo ku riday 4-dhalinyaro ah kuwaasi oo lagu soo eedeeyay in ay geysteen falal burcadnimo ah. Xukunkaani oo ay riday Maxkamada Dambiyada ee Xarakatul Shabaabul Mujaahiidiin ayaa maanta waxaa lagu riday ilaa 4-dhalinyaro ah kuwaasi oo lagu eedeeyay in ay falal dhac ah ka geysan jireen xaafadaha Magaalada Muqdisho islamarkaana dadka ay ka qaadan jireen waxyaabaha ay wataan sida taleefanada gacanta lagu qaato iyo alaabo kale. Sheekh Cabdi Xaq oo ah Qaaliga maxkamada xukunkaani ku riday dhalinyaradaani ayaa waxaa uu sheegay in gacan iyo lug is dhaaf ah ay ku xakuntay maxkamadu in laga jaro dhalinyaradaani iyo sidoo kale in lagala wareego hubkii ay dadka ku dhici jireen iyo waxyaabihii ay dhaceen in dadka loo celiyo. Dhalinyaradaani maanta la xakumay ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Cali Max’uud Cali Geedi,ismaaciil qaliif Cabdule,Jeylaani Max’ed Xaaji iyo Cabdi Qaadir Cadoow Hiiraale. Dhinaca kale sheekh Cali Xuseen Max’ed oo ah Wakiilka gobolka Banaadir ee Xakarakatul Shabaabul Mujaahidiin oo isna goobtaasi ka hadlayay ayaa waxaa uu digniin u jeediyay ganacsatada Soomaaliyeed ee raashinka iyo dawoyinka dhacay soo galiya Suuqyada Magaalada Muqdisho,isagoo sheegay in hadii arintaasi ay ka waantaabi waayaan xukun nuucaani oo kale ah lagu raido doono. Goobta xukunkaani maanta lagu ridayay ayaa waxaa soo buux dhaafiyay boqolaal dadweyne ah oo isugu jira rag iyo dumar ka kala yimid xaafadaha magaalada Muqdisho islamarkaana u soo daawasho tagay qaabka xukunkaasi loo riday in kastoo fulinta xukunkaasi dib loo dhigay maadaama xiligu uu ahaa mid kulul. Ma’ahan markii ugu horaysay Ee Maxkamada Dambiyada ee Xarakatul Shabaabul Mujaahidiin ay xukuno nuucaani oo kale ah ay ku rido dad lagu soo eedeeyay Dambiyo kala duwan iyadoona kal hore xukuno nuucaani oo kale ah ka fulisay Gudaha Magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka Qaarkood.
  9. ^ ^ I'm afraid it is not just a Somali conflict. It probably started like that and ended at the hands of outside powers.
  10. Maalin wanaagsan ................ ehem
  11. The problem now is that Somalia is between the Arab League and AU/IGAD .. each one wants to be the key solution to Somalia and people are dying in between.
  12. Jabhadda ONLF ayaa ugu baaqday dhinacyada Soomaalida in ay ka tashadaan aayaha Dalkooda iyagoo sheegay in ay jiraan qorshayaal caalami ah oo shisheeye oo la doonayo in Soomaaliya markale lagu galiyo Gumaysi Cusub. Xoghayaha Warfaafinta Jabhadda ONLF Xuseen Nuur oo u waramayay Idaacada Shabelle ayaa ugu baaqay dowladda KMG iyo xoogaga ka soo horjeeda in ay dagaalka joojiyaan islamarkaana wadahadal ay ku dhameeyaan arinta ka dhaxaysa. Waxa uu ka codsaday Xuseen Nuur Barlamanka KMG Soomaaliya in uu ka laabto go’aankii dhawaan uu ku dalbaday ciidamada Shisheeye isagoo tilmaamay taasi in ay keeni karto qorshayaal caalami ah oo mar kale dib loogu celiyo Soomaaliya Gumaysi Cusub. Xoghayaha Warfaafinta Jabhadda ONLF Xuseen Nuur waxaa uu wax laga xumaado ku tilmaamay qorshihii Barlamanka KMG Soomaaliya ay ku dalbadeen ciidamada dariska la ah Soomaaliya,isagoo sheegay in ay horay u sheegeen wadamda Kenya iyo Ethiopia in aysan ogolaan doonin dowladd rasmi ah oo ka dhalata Soomaaliya. Hadalka Jabhadda ONLF ayaa imaanaya xili maalmo ka hor kulan ay ku yeesheen mudanayaasha Barlamanka gudaha Magaalada Muqdisho ay ku dalbadeen in wadanka Soomaaliya la keeno Ciidamo garab istaaga dowladda KMG Soomaaliya.
  13. I have read Mr zakaria Farah’s article on hiiraanonline.com and I can’t help responding to it. Before I proceed any further, I would like to say that Zakaria is entitled to express his opinion on how Somalia should be and whether it, according to his words, should be further geographically divided or not. One thing he needs to bear in mind, though, is that the people of Somaliland are also equally entitled to have their say as to how their future is shaped. He puts a lot of emphasis on how the union between the British and Italian Somali territories was achieved and who was behind it. It may well be true that people in the British Somaliland Protectorate as well as those in the South wanted to unite and bring the rest of the Somali speaking people under one Somali state. That may have been a noble idea but the truth of the matter is that that dream never came true and the union achieved between the North and the South has failed miserably and resulted in the suffering of the entire Somali people. The people in Somaliland, in particular, have experienced atrocities and genocide committed by the government that was supposed to protect them. This is how the United Nations described the situation in Somaliland then. In real life, whether it is personal level or state level, we do not normally repeat mistakes that we have made in the past. My question to Zakaria is why should someone in his own mind repeat an act that he knows will result in tragedy? Why should the people of Somaliland go back to a union that they know will fail and why should they allow history to repeat itself? If anything, we should learn from our mistakes and history and move on. As for the point of whether the union is revocable or not, I would like to remind Zakaria that Somaliland was once an independent country, albeit for a few days, and that there is no legal impediment to its withdrawal from the union with Italian Somalia. In his article he argues that the fact that we all speak Somali language and we are all Muslims should be ingredient to unite us. As far as I am concerned that argument is a non-starter. If language and religion were a uniting factor then the entire Arab world should be one country. I am currently based in the Gulf and here you will find that countries that form Gulf Co-operation Council are so close to each other that literally there is no cultural, religious and language difference between, say, Saudi Arabia and the State of Qatar. And yet they are two different countries. Little does Mr. Farah know that the entire South America continent, apart from Brazil, the Guyanas and Belize, speaks Spanish language and that they are all Christians and yet there are so many countries in that continent each pursuing their own way of developing their country. This tells you that countries are formed not by languages and religion but destiny and the desire of their people. In the middle of his article Mr farah trespasses into an unchartered territory and shoots himself in the foot when he suggests that political mistrust and maladies in Somalia predates and postdates Siad Bare. Here the author is making a serious mistake. Throughout our history there have been clashes between clans and sub-clans but never had there been wars of the scale and magnitude of that Siad Bare waged against his own people. Furthermore, the civilian governments who were in power for the nine years prior to the coup that brought Siad Barre to power never singled out a Somali clan and massacred them as Siad Barre did. So, to say that problems that are facing Somali people today predate Siad Barre, is either a blatant falsification of history or absolute lack of knowledge of Somali history and culture. One also needs to understand that what is happening today in Somalia is the legacy that he [siad barre] and his regime left behind. Lastly, Zakaria also talks down the democracy in Somaliland. It is true that the democracy in Somaliland is not yet fully fledged as in the western world but the truth is there peace and there have elections that have described as relatively free and fair by international observers. He mentions that there is no freedom of speech for individuals as well as groups of all different political aspirations. Strictly speaking that is not true either as we all know that there is free press and independent television stations in the country. We also know that there are groups as well as individuals who pose a serious threat on the security of Somaliland and the safety of it citizens. A very important role of any state is to safeguard the security and safety of its citizens and If certain groups are regularly trying to destabilize the country, like the suicide bombings last year, then the government has every right to stop them doing so. For those of us who live in the west we know that the same principle applies in the western world too. So why should Somaliland be any different. To conclude, unless he is one of the Somaliweyn supporters who like hiding their heads in the sand, here are some facts that he may consider next time before you embarks on another unsuccessful advocacy of that failed union: The average age of between 65 – 75% of the population of Somaliland is under 30 years. This huge group of the population lived for the past 18 years in an independent Somaliland. Prior to the independence they were probably either in refugee camps in Ethiopia or they were internally displaced within their own country. It is also important to note that the only remembrance that they have of Somali Republic is the destruction and the harrowing experience of their towns being bombed and their relatives being mass murdered. Now, assuming that the war in Somalia stops this year, which I doubt, it will take another 20 years for Somalia to get to where Somaliland is today. By that time Somaliland will have enjoyed 38 years of independence and a lot will be accomplished in terms of democracy and development of the country. Also after 38 years of independence almost the entire population of Somaliland will have no recollection of Somalia. All they will know will be the Mig fighter monument in central Hargeisa and the history that is associated with it. Without being disrespectful, my advice to people like Zakaria is get your priorities right and put your efforts where it matters most – stopping the suffering of the people of Somalia – and stop being obsessed with Somaliland. Guul iyo gobannimo! Ahmed Yussuf E-mail: yussufa918@yahoo.com
  14. Things changed dramatically. I was surprised to see Abu Hassaan there too.
  15. Originally posted by General Duke: the southern clans and their idiotic Diaspora members. :confused: :confused: :confused:
  16. HERE IS THE SCHEDULE Looks like a neat list of Muhadaras .... they cover almost all the sides of the Islam based on the current events in the region.
  17. Originally posted by Hunguri: I bet, they are all from ***** tribe ... waar malaa sidaa uma badna ,,, loool [ June 21, 2009, 11:15 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  18. failure of a leader. just like the rest. after 18 years of circus dancing he has got nothing to show for it. SOL archives say you support him ,,,,