
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Dowladda Maraykanka ayaa waxaa la sheegay in hub iyo rasaas kla duwan ay u soo dirtay Dowladda KMG Soomaaliya si ay isugu difaacdo. Sida ay u sheegeen wargaysaka Washington Post ee ka soo baxa dalka Maraykanka saraakiil Maraykan ah iyo kuwa Soomaali ah dowladda Maraykanka ayaa shixnado hub ah iyo rasaas ah u soo dirtay dowladda KMG Soomaaliya,waxaana ujeedadoodu ay tahay in maamulk cusub ee madaxweyne Brak Obama uu doonayo in uu saamayn weyn ku yeesho gobolka Geeska Africa. Shixnadaani hubka ah oo la sheegay in bishaan ay soo gaartay Magaalada Muqdisho ayaa saraakiil aan is magacaabin waxaa ay sheegeen in la doonayo in lagu dar dar galiyo siyaasadda dowladda Maraykanka ee ku aadan Soomaaliya iyo in dowladda KMG Soomaaliya la xaqiijiyo in aan la ridin. Waxaa ay sidoo kale saraakiishaasi ay sheegeen in dowladda Maraykanku ay doonayso in dowladda KMG Soomaaliya ay yeelato Awood ay ku damaanad qaadayso jiritaankeeda Qaranimo,waxaana Saraakiishu ay tilmaameen in hubkaasi dowladda Maraykanku ku taageertay dowladda kMG. Hubka iyo rasaasta dowladda Maraykanku ay sheegtay in bishaani ay soo gaarsiisay ayaa waxaa saraakiil ka tirsan maamulka Maraykanku ay sheegeen in maamulka madaxweyne Brak Obama uu doonayo in uu qaado talaabooyin iyo siyaasad dhab ah oo ku wajahan dalka Soomaaliya gaar ahaana bad baadinta dowladda KMG Soomaaliya. Ka sagow hubka iyo Saanadda Militari ee la sheegay in dowladda Maraykanku ay soo gaarsiisay dowladda KMG ayaa waxaa horay u jiray in Maraykanku ay horay u balan qaaday dhaqaale lacageed oo gaaraya 10-milyan oo doolar taasoo ay sheegtay in ay kaga qeyb qaadanayso dib u soo nooleynta ciidamadii militariga iyo boliiska dowladda Soomaaliya oo sanadkii 1970-kii ahaa kuwa ugu tababarka wanaagsan qaaradda Africa. Talaabadaani ayaa timid markii gudoonka Barlamanka KMG Soomaaliya Sheekh Aadan Max’ed Nuur madoobe uu dhawaan dalbaday in caalamka si aan kala har laheyn ay u taageeraan oo ay u bad baadiyaan dowladda KMG Soomaaliya kadib dagaalo xoogan oo xoogaga hubaysan iyo ciidamada dowladda Muqdisho ku dhexmaray.
-
Xogyahaha guud ee Jaamacadda Carabta Caamir Muusa ayaa waxaa uu soo bandhigay Warqad uu soo diray Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed Taasoo loo gudbiyay kulankii Albaabdu ay u xirnaayeen ee ay yeesheen wasiirada arimaha dibadda ee Jaamacadda Carabta ee lagu soo gababeeyay Madaalada Qaahira. Warqadaasi ayaa la sheegay in ay aheeyd mid uu madaxweyne Sheekh Shariif uu ku dalbanayay Taageero loo fidiyo Xukuumadiisa oo ku wajahan in laga caawiyo isku dayga lagu doonayo in lagu wiiqo dowladdiisa iyo weerarada xoogan ee ay wajahayso. Masuul ka mid ahaa Masuuliyiinii ka qeyb galay kulankaasi ay albaabadu u xirnaayeen ayaa waxaa laga soo xigtay isagoo leh Warqadda Sheekh Shariif Shekh Axmed Waxaa ay tahay mid ka tarjumaysa Dalab ay Xukuumadda u jeedinayso Jaamacadda Carabta taasoo ah in ay hesho Taageero deg deg ah oo Dhinaca Siyaasadda iyo Dhaqalaha oo ka imaanaysa dalalka Jaamacadda Carabta. Codsiga Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed aya waxaa ka mid ahaa in la taageero Ciidamada AMISOM ee haatan Nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya iyo in la tababaro Ciidamo ay leedahay dowladda KMG Soomaaliya si ay uga qeyb qaataan dajinta Xaaladda Soomaaliya. Sidoo kale Jaamacadda carabta ayaa warqadaasi qoraalka ah waxaa looga dalbaday in ay si deg deg ah ku soo fara galiyaan Xaaladda Soomaaliya oo ay ka qeyb qaataan dagaalada lagu sii wiiqayo Awooda dowladda KMG Soomaaliya.
-
He must have been drinking loads of Redbull ....
-
The African Union peacekeeping mission in Somalia (AMISOM) will launch a radio station aimed at promoting peace in the conflict-torn Horn of Africa nation, a spokesman told AFP Wednesday. “The planning for this project began last year. AMISOM, the United Nations and the Somali government are all be involved,” Ugandan army spokesman Major Felix Kulayigye. Uganda is the largest troop contributor to the 4,300-strong AMISOM force, which also includes a large Burundian contingent. Kulayigye, who did not provide an exact date for the launch, said that while all decisions on programming had not yet been finalised, all broadcasts will be “educational, and will be catered to enhancing peace.” He said the station would in broadcast English, Somali and Kiswahili. AMISOM was deployed in early 2007 but has managed little more than keeping a weak transitional federal government on life support. It is currently protecting internationally-back ed President Sharif Sheikh Ahmed in his Mogadishu palace as an alliance of insurgent groups presses on with a six-week-old military offensive to topple him. Somalia has had no effective central authority since the 1991 ouster of president Mohamed Siad Barre touched off a bloody power struggle that has defied around a dozen different peace initiatives.
-
Somaliland: Government Pays Its Share in the Elections
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
. Waxa dhameystirmay oo ay dawladu bixisay Saamigii kharashka dawlada ee doorashada Madaxtooyada, oo lagu shubay xisaabta komiishanka, taas oo dhan SL SH. 7,200,000,000 una dhiganta 1-Million oo Dollar. -
Xukuummada Somaliland ayaa markii ugu horeysay si rasmi ah ugu shubtay maanta Xisaabta Komiishanka lacagtii Saamiga ahayd ee kaga soo hagaagtay kharashka doorashada oo ahayd 25% [boqolkiiba Shan iyo labaatan], halka ay 75% kalena ay bixin doonaan deeqbixiyayaashu.Lac agtan Xukuummadu shubtay oo dhamayd Soomaaliland Shiling 7,200,000,000 una dhiganta 1Million oo Dollar. Sidaa waxa lagu sheegay Warsaxafadeed qoraal ah oo uu ku saxeexanyahay Guddoomiyaha Komiishanka Qaranka Jaamac Maxamuud Cumar [Jaamac Sweden] oo caawa nuqul ka mid ahi soo gaadhay Xafiiska Shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews.com ee Magaalada Muqdisho. Waxa kale oo warsaxafadeedkan lagu sheegay inay komiishanka bilaabeen sidii ay Xisbiyada qaranku uga wada shaqeyn lahaayeen shan qodob oo qaarkood la isla-qaatay dhameystirkooda sida ku cad warsaxafadeedkan. Waxaanu u dhignaa warsaxafadeedkii oo dhameystirnaana waxa uu u dhignaa sidan: “Wada hadaladii u bilaabmay Axsaabta qaranka 16-kii bishii May ee lagu falan-qeynayey dhameystirka hawlaha doorashada Madaxtooyada ee Somaliland waxa ka dhashay heshiiskii Axsaabta qaranka ee 27 May ee diyaargarowga doorashada Madaxtooyada. Iyada oo heshiiska laga anba-qaadayo, komiishanka qaranku waxay bilaabeen in xisbiyada qaranka ay kawada shaqeeyaan dhameystirka arrimaha soo socda:- 1. Guddida farsamada ee diiwaangelintu waxay isku raaceen hawlgalka hab-raaca dhameystirka hawlaha Server-ka [Parameters]. 2. Waxa Gebo-gebo taagan xeerkii hab-dhaqanka axsaabta qaranka ee doorashada madaxtooyada. 3. Waxa la isla qaatay dhameystirka wixii gal-daloolo sharci ah si loo sameeyo lifaaq wax ka bedel ee doorashooyinku 20/2001 iyo xeerka diwaangelinta. 4. Waxa dhameystirmay oo ay dawladu bixisay Saamigii kharashka dawlada ee doorashada Madaxtooyada, oo lagu shubay xisaabta komiishanka, taas oo dhan SL SH. 7,200,000,000 una dhiganta 1-Million oo Dollar. 5. Komiishanka qaranku waxa uu dadweynaha, Axsaabta, Dawlada ku baraarujinayaa inay hareeraha iska taagaan siddii looga midha-dhalin lahaa qabsoomida doorashada Madaxtooyada oo qaban-qaabadeedii la guda-galay.” Arrintan ayaa ku soo beegantay wakhti ay Guddida doorashooyinku iyaga dhexdooda is-haystaan, isla markaana qaarkood ay laba xubnood ka mid ah todobada xubnood ee komiishanka doorashooyinka in xilka laga-qaado, kuwaas oo kala ah Maxamed Yuusuf Axmed, Iyo Axmed Maxamed Xaaji Daahir [bidaar] kadib markii lagu eedeeyey inay jabiyeen xeerkii u yaalay komiishanka.
-
looooooooool ,
-
Anyone seen A&T ??? ............ Is he alive after the game ???
-
Tell him welcome back .................
-
Somaliland Singers Composers Thread - History and Legacy
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
Abdirahman Hassan: The Singer/Songwriter Who Died Of Love Adirahman Hassan's career as a singer/songwriter was short lived. He only recorded three songs in his entire life. But his remarkable legacy as a great singer/songwriter and composer is remembered to this day, twenty-five years after his untimely death. His songs are played by some of his close friends and co-singers such as Ahmed Ali "Drum" and Faisel Omer "Mushteeg." (They were all members of the famous "Barkhadcas Band.") Faisel, a great admirer of the singer and a close friend remembers Mr.Hassan's 1971 "Barkhadcas" concert debut as a turning point. " When Abdirahman came, it was the first concert of a three part series," Faisel recalled. "But he really lifted us up with his real life, truthful, haunting voice and carried me along. It was the most phenomenal debut since Mohamed Mogeh." Hassan's voice always made "Xudaydi's" "oud" scowling. His voice showed his deep seated feelings of suffering and intensity. He put on a blaring performance that held the audience rapt. In describing their chemistry - Xudaydi and Hassan - you might say Hassan's genial down-home bluesy style returned Mr."Xudaydi" to his serious "Qaaraami" roots. The expected song, "Waan Ku Raadiyaayoo," was delivered with freshness and heart. But the show's most touching moment was Mr.Hassan's rendition of, "hurdo Gama' Ma Ledoo," an arching ballad that infuses agonized longing and despair with an almost Shakespearean sense of tragedy. Faisel adds, "When you sing Abdirahman's songs, you must speak them in tune, because the love stories are so profound." Some of his lyrics are in English. I don't sleep at all love never leaves me alone The stress in my body drives me out of bed A man who has so many to chose, from his age group But who stays away from them, because of you! If you have any intelligence or empathy Do not foster harmful designs against me Do not discard me Do not reject me I would never have dismissed you! I am trying to track you down I can not rest My hair has a braided length I have dreadlocks, because of you When I look in front of me My false dreams make your vision real to me But, Allah has taken you to a place of honey Green grass and plentiful water The song in English First Part When the earth is wet and full of moisture Flowers on the trees blooming You are like the efflorescent morning glory flower When someone is smitten by love You don't just watch and stand by! What has come between us? Our state of affairs is in shamble! Second Verse While I was waiting for your love my compatriots have surpassed me (financially) And I have neither money nor your love! What inspires me with awe And hurt me badly is your grand sublime and powerful beauty 1) Gacan haadis bay I dilay 2) Malabkoo dhibcaayaay My Dear Companion You have pierced me with spears Do not hurt me Take this load or saddle off of me Mr. Hassan's songs raised questions about the abstract notion of love. He asked things through his songs, why loving someone created despair and agony for him. He asked, furthermore, why he was put into this miserable state of affairs. He felt neglected, unwanted, and unloved by the woman he loved and cared for. He was agonized and bewildered by this sudden misfortune; his lover, the woman of his dreams, songs, and music lived in the midst of plenty, enjoying every part of it, he explains in his songs. His songs raised more questions than answers. Most Somaliland artists and music lovers knew a secret that other people didn't know. They knew that his love was real. They also knew that when someone is smitten by love, you don't just stand and watch by! Who has come between us? Our state of affairs is in ruins. Love was the cause of his untimely death. This puts him in the category with a rare group of Somaliland poets who died when they couldn't attain the desire of their love. Elmi Boodhari is one of the most famous of this category. He was a 1940's Somaliland poet who died of love, according to Somaliland folk tales. Therefore, one can arguably say that Mr. Hassan is the second person, after Elmi Boodhari to have died of love during the last century in Somaliland. Abdirahman died in the mid-'70s in Djibouti; he was only twenty years old. Abdirahman had a famous singer as a brother called Omer "Rooraayeh." He is remembered by many artists and Somali music lovers as one of the most gifted and talented artists of all time. If there was a "genius award," Mr.Hassan would have won, without a doubt. Somaliland misses him a lot! -
Somaliland , Puntland army Alliance To rescue Shariif?
Jacaylbaro replied to juma-nne's topic in Politics
and why Faroole is above the Ugandan one ?? -
Somaliland , Puntland army Alliance To rescue Shariif?
Jacaylbaro replied to juma-nne's topic in Politics
The Importance ?? ,,, -
I thought someone was saying he is the ONLY good person in the tfg ......
-
The Mirage of Range Resources - the Market's Verdict...
Jacaylbaro replied to Mintid Farayar's topic in Politics
Shhhhhhhhhhhhhhhhhh ,,, sug cidna ha u sheegine ,, -
Dowladda KMG Soomaaliya ayaa wareegto ay soo saartay Taliye Cusub waxaa ay ugu magacowday Gobolka Gedo ee koofurta dalka Soomaaliya halkaasi oo intiisa badan ay gacanta ku hayaan xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeda. Iyadoo wali ay ka socdaan dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ka dhan Xoogaga islaamiyiinta ee ku sugan gobolka Gedo oo ay samaynayaan Masuuliyiinta dowladda KMG Soomaaliya ayaa maalintii shalay Wareegto ka soo baxday dowladda KMG Soomaaliya waxaa taliyaha cusub ee ciidamada goboka Gedo loogu magacaabay korneel Axmed Xasan Farey oo haatan ku sugan degmada Doolow kana mid ah saraakiishii hore ee dowladda KMG Soomaaliya. Taliyaha ayaa la filayaa in uu ka qeyb qaato howlgal ay sheegtay dowladda KMG Soomaaliya in ay ka fulinayso deegaano iyo degmooyin ka mid ah gobolka Gedo halkaasi oo ay maamulaan xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeda dowladda KMG Soomaaliya. Taliye Axmed Xasan Farey oo Shabele u waramayay ayaa waxaa uu sheegay in uu aad ugu farsanyahay xilkaani loo dhiibay islamarkaan uu gudan doono Waajibaadka Saaran. Lama oga isbadalka cusub ee uu ku soo kordhin doono Taliyaha cusub ee loo magacaabay ciimada dowadda kMG Soomaaliya ee ku sugan gobolka Gedo oo intiisa badan ay haatan gacanta ku hayaan xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeda dowladda KMG Soomaaliya.
-
Somaliland presidential Election could be posponed again
Jacaylbaro replied to juma-nne's topic in Politics
and it will be like waran in your hearts ,,, -
Somaliland presidential Election could be posponed again
Jacaylbaro replied to juma-nne's topic in Politics
They will ,, just a matter of time sxb. -
Somaliland , Puntland army Alliance To rescue Shariif?
Jacaylbaro replied to juma-nne's topic in Politics
Ha u bixin, waa rafadkay rafanaysaye ..... -
Somaliland presidential Election could be posponed again
Jacaylbaro replied to juma-nne's topic in Politics
don't worry guys ,, Rayaale did not come by Habashi tanks ... he is here by vote and he will go only by vote ............. -
Djibouti opposition warns Somaliland’s Minister of aviation
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Waxa kale oo aanu ognahay in guud ahaan deganaanshaha Geeska Afrika iyo gaar ahaanba Somalia, ay ku xidhan tahay aqoonsiga qadiyaddooda madax banaanida (Somaliland), They do ??? ,,,,,, really ???? -
you can send them to Afghanistan ...
-
Somalia: Puntland leader invited to Washington, d.c failed
Jacaylbaro replied to Garyaqaan2's topic in Politics
Originally posted by Garyaqaan*: Peace Action leebaan muse boqor and cade muuse waa wiil iyo adeerkiis. Having said that. the point is that they related! and here we have aka pirate president faroole and his son runing the show. thruth hurts guys. Let's tell the truth. shicibka reerpuntalnd ayaa ah dad nabada jecel aan wax faar faarin ee meesha ceebaa ka jirta. Duke Bro I understand your point. You are not getting my massage here I guess. We are not talking a luxury hotel. We are witnessing a bad leadership again and again in punt land’s leaders. I am here Washington dc where faroole is today and I can really report what I see. An organized, an presidential let those who have experience help you out not your son or your cousin. Duke shankaroon iyadee jirtaa but we are here to fix puntland for good. We have to walk the walka and talk the talk. looma baahana in indhaha laga xirto reality -
mar hadii xilkii warlord nimada ku wareejiyeen wadaaddii dee meesha waxba uma yaalaane ,,,, iyaguna meelahaasay geli, hawshiina halkii baa laga sii wadi ...