Member-sol-

Nomads
  • Content Count

    345
  • Joined

  • Last visited

  1. Somaliland will be recognized the day the international community gives up on the TFG, mark my words.
  2. Allamaganoow Suuqa Bakaaraha, oo dadkaan badankiis ku dhinteen, ma dagaal ba ka socda? Dagalaadu waxey ka socdaan waqooyiga magaalada badankiis, GUMAADSOMna waxey meelo ka fog ku garacaan qoriga PMka xaafadaha ka baxsan goobta dagaalka.
  3. Both somali land and punt land will have to do better to prove the other is alshabaab to the americans/europeans. CIA/FBI visits are at stake!!!
  4. Taalooyin xus aa? Xagee ka dhaceen Sheikh C/kariim xoosh iyo wahaabiyadii waqooyiga.
  5. Originally posted by Gallad: Kacdoonkii shacabka Gedo iyo Juba hada ayu toos u bilowday. Alla maxaa magac shacab laga been sheegtay. Maad iska dhahdid adeerkay haduu weerarkii bilaabay asaga iyo moryaantii lagu uruurinayay doollow? Waxaa xaqiiqa ah labadii talaabo ay moryaantaas qaadana in eey ayagu dhuunta isu gali.
  6. Daad markii la yiri, waxaan is idhi wa daadka umada pakistaan ku habsadey.
  7. "illaahey mahadiis" kulaha Murtad iyo alle mahadnaqid xagey iska galaan. caku ONLF iyo jabhadeyntooda. waxey kari wayeen in F1 grenade ninkaas ku qarxiyaan.
  8. Wadaadka ha is tartiibiyo, habeenkiina kun kun "qul huwa le" ha soo rido.
  9. Maxamed Cabdi Kaliil oo Isagoo Gacmaha ka xiran la dhigay Xabsi ay Ciidanka Itoobiya ku leeyihiin degmada Doolow ee Ismaamulka Somalida. Print here| By: allgedo.com: Sunday, September 12, 2010 // u Jawaab Related Articles Baarlamanka Dowladda KMG ah oo kulamadiisi caadiga ahaa dib u bilaabay. Dagaaladii Muqdisho oo Shangaani soo gaaray iyo Bandaw Caawa lagusoo rogay degmada X/weyne. Madaxweyne Shariif iyo R/wasaaraha Itoobiya oo Caawa kulan Muhiim ah ku leh magaalada Addis Ababa. Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Xarig ay Ciidanka Itoobiya kula keceen Mas’uul katirsanaa Maamulkii Dowladda KMG ah ugu magacaawnaa Gobalka Gedo balse markii dambe laga saaray gobalka intiisa badan. Weriye ku sugan Gedo ayaa Allgedo Online u xaqiijiyay in Ciidanka Itoobiya ee Xoogga ku jooga Doolow ay Xabsiga dhigeen Maxamed Cabdi Kaliil oo ahaa gudoomiyihii gobalka Gedo ee DKMG ah. Saraakiisha Ciidanka Itoobiya ayaa bartamaha Doolow ka qafaashay Kaliil iyo Ciidan uu watay waxaana la sheegay in Ciidankii gudoomiyaha Hub ka dhigis lagu sameeyay halka gudoomiyaha loola dhaqaaqay dhanka Doolow Itoobiya. Warar kala gedisan ayaa kasoo baxaya sababta ay ciidanka Itoobiya u xireen Maxamed Cabdi Kaliil, wararka qaar ayaa sheegay in xariga Kaliil uu salka ku hayo loolan dhanka maamulka ah oo u dhexeeya saraakiisha dowladda halka warar kale ay sheegayaan in uu ku salaysanyahay Amar ka yimid dowladda Itoobiya. Goob joogayaal ayaa sheegay in Maxamed Cabdi Kaliil oo gacmaha ka jeebaysan la dhigay Saldhig ay Ciidanka Itoobiya ku leeyihiin degmada Doolow Itoobiya oo ay xukuumadda Itoobiya ka haysato Somaliya. Ilaa iyo hadda wax war ah kamasoo bixin Xildhibaanada iyo saraakiisha Dowladda KMG ah oo ku aadan xariga lagula kacay Maxamed Cabdi Kaliil, Itoobiya ayaa sida ay rabta ka yeesha magaalooyinka dhaca Xadka iyadoona Xarig iyo Jirdil kula kacda saraakiisha Soomaalida ah ee iyada lajira. Daahir Guuleed Muqdisho, Somalia Allgedo News Media Network
  10. Wa qabiil iyo qhudun isku dhex qasan. Kuwa puntland joogana argagixisada wa dadka Koonfur, kuwa somaliland joogana wa 'bugland' Haye halkaa kawada.
  11. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: I see Fuleynimo 101 lasoo bandhigay. Waxaas bandhig geesiyeed uma aqaani, midii ugu cabsi badneed u aqaan. Intee foolkooda duubanyahay, fuleynimo iyo karaahiyonimo inay ku socdaan wey ogyihiin. Dad isku kalsoon foolkooda banaanka uu soo dhigi lahaa waxba ma qarsadeen. Wallaahey Fuley waxaa kuwa si aan kala sooc laheyn umada ku leynaya hubka artillery Alshabaab Ak47 ayeey AMISOM ku ceyrsanayaan, ayagoo lagu garacaayo PMka. Marka weydii TFGda waxey boqolalka Tangi ee dhooban madaxtoyooda ugu qabsan la'yihiin caasimada hadii Shabaabka fuley yihiin. Illeen habar lagdin la fududaa
  12. Indeed... Depending on your definition of "bright" and "future". Allow Ii.door iyo axmaar
  13. According to Atom (in his widely circulated interview) the man (ducaale) was killed in battle, but faroole claimed to have captured him for PR purposes.
  14. Markii aan iri culimada qolo gaar ah ayey sheegtaan maxaa la igu eed sheegtay? Ama waa culimada islaamka oo dadka ka wada dhaxeeya ama waa culimada "puntland".
  15. Alloow calan axmaar meel uu ka suranyahay hana hoos gayn. Waa dunida gaal lagu salliday, sanac la’aaneede Waa duni sarwaan lagaga guri, sedo ammaaneede Waa duni sabaan aakhiroo, silic ka joogaaye Waa dunida Soomaalidii, laga santaagaaye Waa dunida sareedada la qubi, suluxa caanoode Waa dunida saaq lagu gataa, salaba guud dheere Waa dunida loo suudalaa, sakhara naareede Waa dunida soon laga tegiyo, sadaqo iideede Waa duni safkii laga baxoo, gaal la saacidiye Waa duni simaadhii jannada, suus aan ku lahayne Waa dunida saab ferenji iyo, Saaxil loo kiciye Waa duni la saacidi kufriga, saaxir kuu colehe Waa duni aan lagu soorahayn, seera kuu timide Waa duni sokeeyiyo xidid, kala sawaaleene Waa duni abaal laga samroo, samo la diidaaye --Sayyid M C X