dhulQarnayn

Nomads
  • Content Count

    948
  • Joined

  • Last visited

About dhulQarnayn

  • Rank
    Waxgarad

Recent Profile Visitors

The recent visitors block is disabled and is not being shown to other users.

  1. Originally posted by IsseRiyole: First of all hi every one, i am new in here and this thread suddently absorbed my fishing in here.... Hello and welcome new person, IsseRiyole: Are you having fun yet? If so, is there anything we, SOLers, can do to prevent such an unseemly thing from ever happening again? dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  2. To those who support Al-Shabaab, here's a thought: The end WILL NEVER justify the means, when the means of their chosen style of munaafiqnimo are always immoral, inhumane and incite nothing but further anarchy. Blowing up innocent Somalis into smithereens(in the name of Islam & Shariah) is akin to, fighting a big fire with gasoline -- you will get nothing but a big splash that isn't going to work in the long run. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  3. ^^^ That's simply...Progress must be encourged everywhere in Somalia. On behalf of all Somalis everywhere, I wish my Marfish dwelling brethren, a peaceful election. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  4. LOL^^^ Ninyahow xaaskaaga waa gabar af-miishaarad ah. Ofcourse, "waa mid foolxun" ayee ku dhaheysaa! se baa adiga agtaada, nin kale quruxdiisa ey uga hadli-kartaa ama u faanin-kartaa? Yaah? Ninyahow-- marwo niyada kuu dhista kuuna qaboojisa ayaad qabtaa ee alxamdulilaahi dheh! dhulQarnayn :cool: Republic Of California p.s Universal T.V, california weli masoo gaarin, mana sugayo...
  5. lol@"Muxuu ahaa bay tidhi ninku"... A&T: Caana boorihii hadaaba islaantii iigaga dacwootay; bal xaal qaado ninyahow oo ina-adeertay iga maslax-- Anigu sheekada iney meel xun kadacdo marabee! Laakin saas oy tahay...waad og-tahay, caano booranimadaada Cabdulahi iyo awoowgiisba iney ka weyntahay ee maxaad saas u leedahay? As for Puntland... it is home sweat home for me; meelnah ugama socdoh ee adigu xagee ila rabi lahayd? dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  6. ^^^ Xaafadee kahadleysaa? Baryahaanah cantarabaqashkaagii meeshaan waa laga la'yahay ee yaa naga ducaystay oo ku kaxaystay? Meeshaan, is not fun, maalin walba hadii la karbaasho mo'oryaan garley iyo the resident marfish dwellers of SOL...Once in a while, waxaa fiican, ina-adeerkay A&T ina madaxa lagala koro Marka, ii waran saaxiib! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  7. ^^^ May Allah(SWT) help them fulfill ALL their duties and to the best of their abilities....Ameen! dhulQarnayn :cool: Republic Of California P.S Horta meesha ma kutub la'aan baa kajirta? Waa maxay, halka kitaabka ah oo safka loogu jiro? Qof walba muu hal kitaab ah gurigiisa kala yimaado, waa yaab ee?
  8. ^^^Soomalida ayaa dhahda, "nin waliba wuxuu yahay ayuu dadka kale mowdaa!" Marka SNM-tu wax kasto ey ku dhaqaaqi jireyn, umadda kale sidoo kale ayee mowdaan iney sameeyeyn. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  9. ^^^ To Ngonge & others: I disagree! Provincialism would be way better than clan politics. For instance, since I'm from Mudug, Somalia--I believe, it would be way more prudent for me to elect and send MPs, as a reer mudug, instead of as members of a particular clan. I believe my interests, are more closely intune with my fellow reer mudug(regardless of clan affliation), than say, a fellow D-block member from anywhere else in Somalia. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  10. ^^^Ngonge, that would have been alright if every single clan was one united monolitic entity--but they are not! each clan is made up of competing sub-clans; and each sub-clan further breaks up into rival sub-sub clans and so forth, with no end in sight. That's why I believe Somali tribalism in politics, which is very devisive by nature, will never, ever, be productive. dhulQarnayn :cool: Republic Of Californi
  11. Ardeyda jaamacada Muqdisho faraceeda Boosaaso oo imtixaankii finalka ufariistay Maanta oo taariikhdu ahayd 17/1/2009 ayaa waxaa jaamacada muqdisho university faraceeda boosaaso imtixaankii finalka ufariistay ardeyda jaamacadaasi ee simastarka 1aad ee sanad waxbarashadeedka 2008 2009. imtixaankaan oo socon doona mudo toban cishaa ayaa waxaa ardeyda ka muuqatey dhiiranaan iyo isku kalsoonaan la xiriirta imtixaanka ay galayaan agaasimaha xafiiska gudoomiyaha jaamacada muqdisho faraceeda Boosaaso Mudane Aadan ahmed Ciise ayaa saxaafada iyo marti sharaf kalle oo badan uga war bixiyey wa waxqabadka jaamacada , mudane aadan ayaa sheegay in 03/8/2008 jaamacada muqdisho faraceeda boosaaso laga furay deegaanada puntland ayadoo faracaani boosaasana ka koobanyahay qaybaha shari a and law , socil science , math and physics , economics, Business admistration accounting iyo public administration. mudane aadan ayaa intaasi ku daray in faracaani puntland uu yahay kii ugu horeeyey ee jaamacada muqdisho ay ka furto meel ka baxasan caasimada dalka soomaaliya ee muqdisho taasoo salka ku haysa si loo xaqiijiyo hadafka jaamacada ee ku aadan in dhamaan gobalada dalka lagu baahiyo tacliin jaamacadeed oo tayeysan. aamacada muqdisho oo la furay sanadii 22/9/1997 ayaa ah jaamacadii ugu horaysay ee laga aasaaso dalka kadib burburkii dawladii dhexe ee soomaaliya 1991 jaamacada ayaa ka kooban ama bixisaba vocaltiyo todobo kulyadood oo ay hoos tagaan 21 takhasus oo heer jaamacadeed ah waxayna haatan jaamacadu dalka soomaaliya kawadaa daraasaadka sarre iyo diplomooyin professional taas oo ay iska kaal maystaan jaamacado caalami ah oo ku yaala wadamada malaysia sudan south africa ingiriska iyo maraykankaba waxaana lagu bartaa oo waxbarashada lagu qaataan afafka carabiga iyo ingiriiska oo labduba ah afafka rasmigaa ee jaamacada . aamacada muqdisho waxay soo saaratay 8 dufcadood oo ka qaatay shahada Bsc , BA , MA waxayna jaamacadu leedahay aqoonsi caalami ah waxayna ka mid tahay afartanka jaamacadood ee ugu horeeya jaamacadaha africa ayadoo xubin buuxda ka tahay 6 urur jaamcadeed caalami ah oo ay ku jiraan in ka badan 750 jaamacadood. ugu dambayntii gudomiyaha jaamacada muqdisho faraceeda boosaaso Mudane Dr. Cali sheikh Axmed ayaa ugu hambalyeeyey ardeyda dadaalka dheerigaa ee ay ku bixiyeen waxbarashada isaga oo urajeeyey inay guulo ka gaaraan imtixaanaadka finalkaa ee simastarka koowaad wuxuuna gudoomiyuhu umahadnaqay dhamaan waalidiinta madaaristii soo barbaarisay ardeyda jaamacada wuxuuna ardeyda kula dardaarmey in ay himaladooda iyo dadaalkooda sii laba laabaan isagoo ugu duceeyey inay dalkooda iyo diintoodaba ku anfacaan waxbarashadooda. si kastoo ay ahaataba jaamacada muqdisho faraceeda Boosaaso ayaa kaalin wax ku oola ka gashay waxbarashada puntland ayadoo markii la furayeyna ay ka qayb galeen madaxda puntland kuwaasoo aad u amaanay soona dhaweeyey waxbarshada lasoo gaar siiyey puntland ************************************************
  12. ^^^Marfishland is fiction. So don't be too surprised, for you know, anything fiction related does hold much sway with miss kitty&CO. As for Nuradiin turning down the portfolio--I believe, since loosing his run for the presidency, he feels there's no point hanging around in Puntland. So instead he ungenerously chose to return to London, instead of accepting, what he percieves as, a lousy ministrial job. I think, he ought not to be so selfish, but instead take the job, so as to get experience to bargain with 4 years down the road, if ever he wishes to run again for the top post. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  13. The so-called 4.5 system is monstrously unjust and socially harmful to all Somalis. And any government which uses it for a foundation will eventually crumble. For a Somali government to succeed, ALL MPs must be elected through a fair election; directly by the people. Only character and merit should be the determining factors for leadership roles.Period! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  14. ^^^ Ok... if you say so, my insatiable swallower friend! Funny how you swallow all the time and then turn around to call people, 'impotent'...tsk-tsk dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  15. ^^^ I guess paranoia and delusions of persecution were an understatement. lool... Anyway, the D-block will forever be the backbone of the Somali Republic. Marka ogaada, d-block naceebkaan fu'tada iyo qalbiga idinka gashay, nationalism-nimadooda ayaa idinka saari doonto waayo Soomalida kale idin kama baran inaad magac qura(Soomaaliweyn) ku midaysaan. Maantana idinkoo marfishland-ah ama mo'oryaan garley ah, ayaad ka cabaadaan qeyb kamid ah D-block; marka maxaad maleyn laheydeen hadii, sida aad hada naceybka D-block aad ugu midowdeyn, haday, D-block u midowbi lahaa? Har-cad ayee meel iidan kasoo noqon, idin geyn lahaayeen. Hadana, sida aad wadaan, hadiinaan joojinin-- D-block meel qura ayuu idinka soo jeesan doonaa oo xogaaga mugdiga kala galay walaalaha D-block sida ugu dhakhsaha badan ayee guurtidu u xalin dooontaa...ee is ilaaliya! Wabilaahi Tawfiiq! dhulQarnayn :cool: Republic Of California