-
Content Count
17,680 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
325
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Goormaa lasoo magacaabayaa xukuumadda cusub ee Soomaaliya? Golaha cusub ee wasiiradda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in lagu dhawaaqo maalinta Sabtida ah ee todobaadka dambe sida uu ogaaday HOL. Madaxweynaha iyo raysal wasaarihiisa Xamse Cabdi Barre, ayaa ugu dambayn isku raacay liis gole wasiirro ah oo ay ku jiraan saaxiibo badan oo ka socda dhinaca madaxweynaha. Waxay qaadatay muddo ku dhow bil soo magacaabidda xukuumadiisa, taasoo siyaasiyiin badan oo ku jiray ololaha madaxweynaha ay doonayaan inay kasoo muuqdaan. Lama oga tirada rasmiga ah ee golaha wasiiradda. Waxaase jira warar ku saabsan in tiro yar oo kamid ah xukuumadii Rooble inay kasoo muuqan karaan xukuumada cusub. Madaxweyne Xasan Sheikh oo haatan xafiiska jooga muddo 50 cishe ah, waxaa waqtigiisa ugu badan uu ku bixiyay safaradda dibadda ee uu ku marayo dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya. Xigasho
-
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Meel aanan lagaa casuumin markaa si deg deg iskaga tagtid, sidaanoo kalaa dhacdo, to sit among non-head of states: They later felt awkward and invited him to the leaders' panel. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Baahane is still around, an escorter at garoonka. Mar uu Aaden Madoobe daba socdo iyo mar Xasan Sh. Ceebeey tacaal. Maanta: -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Updated to the list: Tansaaniya. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
This Tansaaniya trip, which was definitely unplanned and was more like 'hoodi hoodi, mala joogaa guriga' abrupt visit. Next 'hoodi hoodi' trip is Masar in a few days. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Tansaaniya here we come. Nin dhoof ku cusub camal iskaga dhoof dhoof, Xasanoow. Xilligaadana ku dhameyso saas: -
Arbitrary arrests of civilians in Somaliland region thread
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
Xataa dhalintii Reer Tiktok ma dhaafaan secessionists cuqdad dishay. Kee ama tee arkaan iska xirsnaayo. Siyaad Barre ee maalin walba magaciisa hadal hayaan saan dad uma dulmin jirin. Yaabkooda. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Ila dhow dhow waxee sheegayaan inuu Tansaaniya u socdo maalmaha soo socda: If this happens, then odey Museveni isku diri doonaa since he has the most useless mercenaries in the country. Or perhaps, like Itoobiya, Xasan Sh. inuu qaabilo amuu diiday. -
Kacaanka was thousand times better than the best version of Soomaaliya we had seen since 1990. Kiikuuyo and Xabashi literally feared Soomaaliya with far fewer population in its heyday. That is why they needed to have defence pact against Soomaaliya. Muqdisho was one of the safest, cleanest cities in Africa. Murder in Muqdisho was unheard of until late 1980s, when agents anti-state jabhadaha Xamar soo galay. I, as a six year-old boy, used to leave from our villa located in Hodan discrict and go to Howlwadaag Hoosedhexe, located several kilometres away in Howlwadaag district. All walking by myself, luuq ka kuuq ayaa mari jiray. I never, ever felt unsafe. My older brothers and sisters used this same route to this school and others nearby like Xasan Qarindi and Howlwadaag Sare. These little boys qabyaalad dishay oo qurba ku koray think after reading little paragraphs written by anti-Soomaalis that they know Soomaaliya before 1990.
-
Arbitrary arrests of civilians in Somaliland region thread
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
And the idiocy from Waqooyiga continues. They are now 'banning' BBC Soomaali from Hargeysa because oradyahan Maxamed Faarax called Waqooyi Galbeed to be part of Soomaaliya in a documentary that aired on BBC. The documentary was aired by BBC, not even BBC Soomaali. Laakiin dadka iska marqaansan in la maaweeliyo la rabaa: -
Somalia's Phantom Troops committed atrocities in Tigray
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Lies and damning lies exposed and admitted by those propagating these lies. -
Bacaad ayaa duugi doono magaaladii qadiimiga ahayd ee Hobyo. Very sad. Meel dowlad awood leh isku filan ka jirin, sida dalkeena, dhibkaan ayee leedahay. It reminded the famous iskaa wax u qabo of bacaadcelintii Shalambood in 1970s. Dowladaaa dhexe saved deegaanka Shalambood in Shabeellaha Hoose by planting trees in the advancing dunes. Reer Hobyo, geeda talaala, watch this video:
-
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Moooryaanimo in full display. The rot starts from the top: -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xabashi refused inay qaabilaan Xasan Sh.? -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Safaradii Qoslaaye dalxiiska laga soo gudbay iyo kuwa soo socdo see iskugu xigi doonaan: Imaaraadka Turkiga Eritareeya Kiinya Jabuuti Itoobiya Ugaandha Sacuudiga Masar Qadar Suudaan Burundi -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Madaxweyne reerkiisa tolka ah safaradiisa u sii wada wato: -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Another MOU oo naloo qariye ah. Xasan Sh. wuxuu Kiikuuyada u saxiixay inay malaayga iyo kheyraadka kale badda kaga helo ee Soomaaliya keeni karaan. Waa loo qariyey oo vice versa loogu qoray. Alloow alle, meel badow maamulo. Xadbeenaadkiina waa xiranyahay. Xasan Sh. xujo ugu dhigi karay in la furo, but no.
