-
Content Count
17,649 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Baahane is still around, an escorter at garoonka. Mar uu Aaden Madoobe daba socdo iyo mar Xasan Sh. Ceebeey tacaal. Maanta: -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Updated to the list: Tansaaniya. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
This Tansaaniya trip, which was definitely unplanned and was more like 'hoodi hoodi, mala joogaa guriga' abrupt visit. Next 'hoodi hoodi' trip is Masar in a few days. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Tansaaniya here we come. Nin dhoof ku cusub camal iskaga dhoof dhoof, Xasanoow. Xilligaadana ku dhameyso saas: -
Arbitrary arrests of civilians in Somaliland region thread
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
Xataa dhalintii Reer Tiktok ma dhaafaan secessionists cuqdad dishay. Kee ama tee arkaan iska xirsnaayo. Siyaad Barre ee maalin walba magaciisa hadal hayaan saan dad uma dulmin jirin. Yaabkooda. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Ila dhow dhow waxee sheegayaan inuu Tansaaniya u socdo maalmaha soo socda: If this happens, then odey Museveni isku diri doonaa since he has the most useless mercenaries in the country. Or perhaps, like Itoobiya, Xasan Sh. inuu qaabilo amuu diiday. -
Kacaanka was thousand times better than the best version of Soomaaliya we had seen since 1990. Kiikuuyo and Xabashi literally feared Soomaaliya with far fewer population in its heyday. That is why they needed to have defence pact against Soomaaliya. Muqdisho was one of the safest, cleanest cities in Africa. Murder in Muqdisho was unheard of until late 1980s, when agents anti-state jabhadaha Xamar soo galay. I, as a six year-old boy, used to leave from our villa located in Hodan discrict and go to Howlwadaag Hoosedhexe, located several kilometres away in Howlwadaag district. All walking by myself, luuq ka kuuq ayaa mari jiray. I never, ever felt unsafe. My older brothers and sisters used this same route to this school and others nearby like Xasan Qarindi and Howlwadaag Sare. These little boys qabyaalad dishay oo qurba ku koray think after reading little paragraphs written by anti-Soomaalis that they know Soomaaliya before 1990.
-
Arbitrary arrests of civilians in Somaliland region thread
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
And the idiocy from Waqooyiga continues. They are now 'banning' BBC Soomaali from Hargeysa because oradyahan Maxamed Faarax called Waqooyi Galbeed to be part of Soomaaliya in a documentary that aired on BBC. The documentary was aired by BBC, not even BBC Soomaali. Laakiin dadka iska marqaansan in la maaweeliyo la rabaa: -
Somalia's Phantom Troops committed atrocities in Tigray
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Lies and damning lies exposed and admitted by those propagating these lies. -
Bacaad ayaa duugi doono magaaladii qadiimiga ahayd ee Hobyo. Very sad. Meel dowlad awood leh isku filan ka jirin, sida dalkeena, dhibkaan ayee leedahay. It reminded the famous iskaa wax u qabo of bacaadcelintii Shalambood in 1970s. Dowladaaa dhexe saved deegaanka Shalambood in Shabeellaha Hoose by planting trees in the advancing dunes. Reer Hobyo, geeda talaala, watch this video:
-
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Moooryaanimo in full display. The rot starts from the top: -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xabashi refused inay qaabilaan Xasan Sh.? -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Safaradii Qoslaaye dalxiiska laga soo gudbay iyo kuwa soo socdo see iskugu xigi doonaan: Imaaraadka Turkiga Eritareeya Kiinya Jabuuti Itoobiya Ugaandha Sacuudiga Masar Qadar Suudaan Burundi -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Madaxweyne reerkiisa tolka ah safaradiisa u sii wada wato: -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Another MOU oo naloo qariye ah. Xasan Sh. wuxuu Kiikuuyada u saxiixay inay malaayga iyo kheyraadka kale badda kaga helo ee Soomaaliya keeni karaan. Waa loo qariyey oo vice versa loogu qoray. Alloow alle, meel badow maamulo. Xadbeenaadkiina waa xiranyahay. Xasan Sh. xujo ugu dhigi karay in la furo, but no. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Cunug socodka la baraaya miyaa oo daadah la ciyaarsiinaayo? -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Wuu ka degay Nayroobi. What a waste of resources, time and money. A lame duck madaxweyne Kiikuuyo gabalkiisa ka sii dhacaayo ayuu dhoolacadeyn ula tagaayaa, daroogana dadkiisa ugu keenaayaa. -
Former NISA Director Fahad Yasin interview
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Dilalkii bistoolada dadka lagu ugaarsanaaye Xamar aad ugu soo batay in last several weeks, exactly what Fahad Yaasiin mentioned in this interview that they eradicated this kind of crimes in Xamar because of capable undercover NISA intelligence agents. No more under Mahad Qalaaye. Xamar is now back the way it was before 2017: GANACSADE caan ahaa oo caawa lagu dilay Muqdisho Allaha u naxariiste waxaa goordhoweyd magaalada Muqdisho, gaar ahaan xaafada Juungal ee degmada Yaaqshiid lagu dilay Ganacsade caan ka ah magaalada oo lagu magacaabo Sheekh Salaad Ciise. Sida ay Caasimada Online u sheegeen dadka deegaanka waxa dilay nabadoonka oo kamid ahaa ganacsatada waaweyn ee dalka kooxo ku hubeysna bastoolado oo illaa hadda aan haybtooda la aqoonsan. Wararka ayaa intaas kusii daraya in ciidanka booliiska ay gaareen goobta uu dilku ka dhacay, ayaga oo halkaasi ka bilaabay howl-gallo lagu baadi-goobayo kooxda dilka fulisay. Majiro illaa hadda wax war ah oo kasoo baxay laamaha amaanka oo la xiriira dilkaan, mana jirto illaa hadda cid sheegatay masuuliyada dilka Ganacsadaha. Dilkaan ayaa kusoo aadaya xili uu sii xumaanayo amniga magaalada Muqdisho ee caasimada dalka, islamarkaana ay kusoo bateen dilka iyo dhaca loo geysanayo dadka shacabka ah. (Pro-Xasan Sh. website publically admitting the failures of his new dowlad.) Si kastaba, dilalka noocan oo kale ee loo yaqaano ku dhufo ee ka dhaqaaqda ayaa waxa magaalada Muqdisho ka fuliya xubnaha Al-Shabaab, kuwaasi oo ay ku beegsadaan masuuliyiinta kala duwan ee dowladda iyo dadka maangalka ah. -
This is a trolling fake page, Maakhiri. Ms. Firimbi malaha ogoow:
-
Maalintii ilinta beenaadka laga rabay: