Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,680
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Fake votes, with buuq iyo hanjabaad from the usual moooryaans. Dowladii u horeysay Soomaaliya oo day one buuq iyo feer ku bilowday. Never happened before, what a useless regime.
  2. Munaafuq 101. Firinbigii uula ordi jiray Kiikuuyada u soo dhiibtay ma isiloowsiiyey:
  3. Karbaash sarbeeb ah. I am sure they will retaliate against Xasan Iskaqoslaaye's regime, which unfortunately means against Soomaaliya's interests.
  4. Shiinaha ma qorin ee Imaaraadka ayaa qoray waraaqda. Iyagaa iska wato Xasan Sh., dhiiqo xuna lugaha u galiyey.
  5. Xabashada Baraawe aynan waligooda tagin ayee ciidamo u soo wadaan as Laftagareen wants in order preempt any move Xasan Sh. might do, what a very disappointing move to see.
  6. Xasan Sh. waligiisa dhex dhexaad ma maqlin miyaa? Imaaraadka-Qadar, Imaaraadka la saftay. Sacuudiga-Iiraan, Sacuudiga la saftay. Masar-Itoobiya, Masar la saftay. Mareykan-Shiinaha, Shiinaha la safanyahay. Badowsanaa ninkaan. I don't see face to face to C/rashiid's Sahan-supporting policies, but I agree waxa hoos ku qoran.
  7. Xasan Sh. oo dhiiqadiisa dhooqa xun adkaatay ku noqotay, go'aano aanan laga fiirsan deg deg iska gaaraayo. Moooryaanta la taliso maangaab badanaa. Why even issue a press release like this? Laba dalal awood badan maxaa na dhex galiyey?
  8. And diidmada wali soco, qaar ka mid ah kuwa KG iyo Jubbooyinka oo diiday:
  9. This Kiikuuyo-worshipping mercenary was very fine with when Tigray were in power and supported their maamul goboleed projects.
  10. Xildhibaanada **** ee BF oo soo saaray mowqif ku aadan golaha wasiirada Xildhibaanada labada gole ee ku metala beesha ***, ayaa markii u horeysay shaaciyay inay gebi ahaanba qaadaceen Golaha Wasiirada cusub ee dhawaan uu ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre. Qoraal ay si wada-jir ah u soo saareen *** ayaa waxaa lagu sheegay in lagu xad-gudbay awood qaybsiga beesha Daarood habkii soo jireenka ahaa ee awood qaybsiga dhexdooda taasi oo xad-gudubkeedu u muuqdo quursi iyo gaf aan la qaadan karin. “Xildhibaanada labada gole ee Beesha ***, waxay si buuxda u garwaaqsadeen in hanaanka lagu dhisay xukuumadda federaalka Soomaaliya uu yahay mid abaal marsan dastuurka dalka iyo hanaanka awood qeybsiga habka beelaha 4.5 ay Soomaalidu ku heshiisay,” ayaa lagu yiri. Sidoo kale waxaa lagu yiri qoraalka “Xildhibaanada labada gole waxay dareen mideysan kusoo jeedinayaan in masuuliyiinta dowladda federaalka Soomaaliya ay dib u saxid ku sameeyaan hanaanka awood qaybsiga beelaha dhexdooda si shacabka Soomaaliyeed u helaan xukuumad dheelitiran oo ay ku wada qanacsan yihiin.” Xildhibaanada ayaa waxay ugu baaqeen masuuliyiinta dowladda federaalka iyo xubnaha labada gole in laga fogaa meelna looga soo wada-jeesto waxkasta oo cadaalad darro ah oo halis ku keeni kara geedi socodka dowladnimada Soomaaliya. Ugu dambeyntiina waxaa war-saxaafadeedka Xildhibaanada *** lagu taageeray shirka wadatashiga ah ee ay shalay ku dhawaaqeen madaxweyne ku-xigeenada Jubbaland iyo Galmudug.
  11. Laftagareen is in Xabashiland today, to get hub and more. Kanaaladii Xabashida loo kala dhuuman jiray ayaa dib u furmay. What a shame.
  12. SNM themselves were supported by haraadigii iyo faracii SSDF, so what is your point? SNM was not a jabhad qabiil ku dhisan when it started, inkastoo hal qabiil ku badnaa.
  13. Sheekooy sheeko, sheeko xariir. Nin isfaanshay waa ri'... Anyway, in Koonfurta qabiilo badan ayaa isla degan oo ilal gaar ah isku haayo, dhulka iyo kheyraadkiisana waa balaaranyahay oo dadkiina sii badan. Fuleynimo ayaa ugu cararteen inaa jinkiina la tartantiin, instead a little deegaan isku koobeysiin - big fish in a small pond, instead of being a little fish in a big pond.
  14. No, they are more like the powerless Saylici in Hargeysa if anything. Karaash can at least exercise his power accordingly.
  15. Labadii ugu weynaa tolka Farmaajo ahaa ka soo horjeeday xukunkiisa. Haka saarto calaacalkooda maanta. Sayid Aadan iyo Cali Ciid oo ka hor yimid golaha wasiirada magacaaban
  16. Ingiriis isku dirle more ciidan u tababaraayo Laftagareen:
  17. They already sent military iyo sirdoon personnel to Hargeysa toddobaadkaan. Soomaali maxaa madaxa laga heystaa, kii talada haayana diyaarad iska saaranyahay asagoo iska qoslaayo. By the way, don't mind the little xaaraan ku naax, isbaaro ku noolaha's rantings.
  18. Don't give any thoughts to what this little boy isbaaristaha xaaraanta lagu soo barbaariyey thinks. Laftagareen's RRA jabhad kicked Caydiid Yare's moooryaan in 1999 from KG marka asagoo awoodaan heysto moooryaanta waxee tareyso iska yar.
  19. Laftagareen is an RRA veteran who had not left Soomaaliya in the last 30 years, so you can guess meesha been been uguma tagaayo. Xasan Sh.'s colossal blunder of breaking Soomaaliya's dhex dhexaad neutrality of the conflict between Masar iyo Xabashiland only ever helps Laftagareen iyo Qoorqoor. Xabashada are suspecting Xasan Sh. might give Masaarida a base in either Shabeellooyinka regions, so Xabashada want to move in in Shabeellaha Hoose as this new 'defence pact' seems to imply. Dalkeena shisheeye iskaga xaar xaaraayo and the incompetency, corruption of Xasan Sh. does not help. There is going to be shir maamul goboleedka ka dhici doono either in Baydhabo or Garoowe,doeladaana lagu diidi doono. It is a sad reality.
  20. Laftagareen, in order to safeguard his seat, went to Axmed Madoobe's Kiikuuyo protector status route, inviting Xabashi military leaders to Baydhabo and signing 'defence pact' as though they were two sovereign countries. Laftagareen also invited Liyuu leader to Baydhabo, as seen from the image below. Laftagareen is also answering to this picture from the previous day. It is like he is saying two can play a tango. We will see more of this, from Qoorqoor and Deni. Already this Xabashi military leader went to Hiiraan and met Reer Hiiraan. He also went to Hargeysa. This is faragelin qaawan.
  21. I give it for the next six weeks for a new alliance started by Laftagareen-Qoorqoor-Deni. Siyaasadda qaabka daran Soomaaliya sida maalin cad loo arko ayaa loo saadaalin karaa. Where will the first meeting take place? Garoowe? Dhuusamareeb? Baydhabo?
  22. Waligey magaciisa iyo aragiisa ma arkin, mana aqaanin. Reer Mudug inuu yahay ma anaa garan. Maxaa ka galay reer waxee u qalmaan, faleebabadiisa muu iskaga surto jagada oo uu dhaqaalo ka helaayo. It won't even last one year, hal sano iyo ka yar before isku shaandheyn re-starts. Islaweyni bilaash ah. Back to the topic, MBB almost begging Farmaajo to endorse the new wasiirro maafiyada ka buuxo:
  23. Here we go, sii soco, soo soco restarts after a short break oo gole wasiirro lagu mashquulsanaa. Dalxiisnimo oo dib u bilowday: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ku wajahan dalka Uganda Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa todobaadka soo socda ku wajahan magaalada Kampala ee dalka Uganda. Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa Shabelle u sheegay in madaxweynaha iyo wafdigiisa ay Muqdisho ka amba-bixi doonaan 8 bishaan aynu ku jirno ee August. Ujeedka safarka madaxweynaha ayaa la xiriira hagaajinta xiriirka labada dal, isaga oo sidoo kale wadahadallo la yeelan doono dhiggiisa dalkaasi. Madaxweynaha ayaa sidoo kale la kulmi doono jaaliyadda iyo ardayda Soomaaliyeed ee waxbarashada u jooga caasimadda Kampala ee dalka Uganda. Booqashada madaxweynaha oo noqoneysi tiisii 8-aad, tan iyo markii dib loo doortay ayaa ku soo aadeyso, ayada oo haatan la magacaabay golaha wasiirada Soomaaliya. Shabeelletv
  24. Reerkeyga jagadaan uma qalmaan kulahaa. Let me guess, waa Reer Mudug miyaa? Mid ka mid ah Golaha Wasiiradda ee Galabta lagu dhawaaqay oo is casilay Iyadoo galinkii dambe ee Maanta lagu dhawaaqay liiska Golaha wasiiradda Xukuumadda fedaraalka Soomaaliya ayaa waxaa durba soo baxay inuu is casilay wasiir ku xigeenkii wasaaradda Qorsheynta Maxamed Cabdiqaadir Cali. Maxamed Cabdiqaadir Cali ayaa ka mid ahaa xubnaha Golaha wasiiradda ee Galabta uu ku dhawaaqay Raysal wasaare Xamse, isagoona loo magacaabay xilka Wasiir ku xigeenka Qorshaynta Xukuumadda Soomaaliya. Shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho saacado kooban kadib magacaabistiisa ayuu Maxamed Cabdiqaadir iscasilaadiisa ku sheegay in ay ku timid la tashiyo uu la sameeyay Beesha uu matalo, taasoo uu ku sheegay iney keentay inuu xilkaasi iska casilo. Masuulkaan ayaa noqonaya xubintii ugu horeysay oo ka tirsan Golaha Wasiiradda cusub, islamarkaana iska casila xilkii loo magacaabay, inta aan la horgeyn Xildhibaanada Golaha Shacabka si ay u ansixiyaan wasiiradda uu soo dhisay Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre.