Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,665
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. When SOL's ever pessimistic Dhagaxtuur is hopeful, anaga intee hoognaa than to be more hopeful. Ciid wacan, widaay.
  2. It appears to those who are observing that Xasan Sh. is trying to change course on his policies after his failed trip to Imaaraadka. It seems to the keen-eyed that he is now following the last government's policies. Read on. He immediately went to Turkiga after his return, a close ally of the last government and a strong supporter of Soomaaliya's military. He also visited the base of training soldiers in Turkiga, which he has not done in his previous term as a president. He rebuffed Kiikuuyo by not travelling to Nayroobi for a major summit. Old Xasan Sh. would have rushed to this meeting. He is also keeping the jaad ban for now and ignoring their desperate pleas. This is in tandem to the last government's policy as well. It appears he is awaiting the new Kiikuuyo government after next month's elections. The frontrunner in that election, Raila Odinga, is already promising much to dowladda Soomaaliya, including re-opening xadbeenaadka, in which Uhuru does not want. Xasan Sh. will soon travel to Eritareeya after wasiirada la magacaabo and la ansixiyo. Eritareeya is obviously another close of ally dowladii hore. We also have not seen the big Imaaraadi rufiyaan in Xamar meeting with officials publically since Xasan Sh.'s return from his country. Let's also not forget pre-Imaaraad trip, Xasan Sh. also travelled to the regions and met the leaders that were closely allied to dowladii hore - Baydhabo iyo Laftagareen and Dhuusamareeb iyo Qoorqoor. I hope he continues these policies. If only he had removed Mahad Qalaaye from BISA. Anyway, Ciid wanaagsan.
  3. First real iib of Soomaaliya oo dunida laga iibiyey: This move might destroy the nascent Soomaali-owned new banks in Soomaaliya. Fogaan arag iyo aragti dheer malahan, only jeebkiisa u daran tuugaan.
  4. Hadalkiisa waxaa kaga dareemayaa inuu aad u dhibsaday Farmaajo guri ma dhisan oo maal malaha. Xasan Sh. ninkii yaqaanaa yaqaano. Madaxweyne Xasan Sheekh: “Hanti ma lihi” Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii u horeysay ka hadlay hantidiisa isaga oo shaaciyay in uusan laheyn daaro dhaadheer iyo hanti badan. Xasan Sheekh, oo hadalkan jeediyey isaga oo la hadlayey ciidan Soomaaliyeed oo lagu tababarayo Turkiga, ayaa sheegay in uusan isku mashquuli jirin lacag urursi, wixii uu helana uu uga faa’iideyn jiray caruurtiisa iyo dhalinyarada qaraabada ah, si ay u dhameystirtaan waxbarashada heerarkeeda kala duwan. “Maal-qabeen ma ihi, daaro badan ma lihi, wax badan oo la iga dhaxlo hada dhinto malihi. Maalina irsaaqada ciriiri igama galin, weli kama fikirin reerka maanta maxay cunayaan,” ayuu yiri. “Ilaahay irsaaqada iguma dhibin laakiin maalqabeen ma ihi, aniguna maalka ma daneyn jirin haddii aan lacag helana inta xooga meel dhigto ayaa ilmaheyga wax ku baran jiray, ilmo kale oo qaraabada ah ama agoon deriska ah ayaa ku kaalmeyn jiray.” Sidoo kale waxa uu sheegay in uusan guryo iyo apartment-yo ku laheyn dalalka dibada, gaar ahaan Turkiga iyo Kenya oo inta badan siyaasiyiinta Soomaalida iyo madaxdii hore ay ku leeyihiin. “Aniga iyo waxa aan dhalay midna apartment kuma laha Istanbul iyo Nairobi, idinka oo og dad yar-yar oo dhaqaalahooda aad u yar yahay ay meel walba uga dhisan yihiin daaro iyo apartment-yo.” Si kastaba, Inta badan madaxda iyo siyaasiyiinta Soomaalida ayaa dalalka dibada ka iibsada guryo, iyaga oo qoyskoodana ugu nool yihiin dalka dibadiisa, islamarkaana usoo shaqo tagay dalkeena.
  5. Secessionists' fawning amd almost worshipping attitude to their gumeysi 'masters' is truly something to behold. My 'master' gumeysi is better than yours iska dhaadhicinaayaan. Anyway, this impressed dude seems to just learning taariikhda gumeysiga. Southern Soomaalis fought with Talyaaniga, that was why they were more harsh. The xaq u dirir struggles of Sh. Xasan Barsame and the incident in Lafoole are just two of our heroes past. The same Ingiriis gumeysi he is romanticizing is the same gumeysi that did not hesitate to use Africa's first air bombardment in Taleex a century years ago. They wiped out Reer Taleex iyo halyeeydii Darwiishta. If one wants to romanticizing gumeysi - God forbid - at least Talyaaniga built Xamar and other southern cities and made Xamar a modern city, unlike Ingiriiska's dire neglect of northern regions. Ingiriiska inuu xaasid yahay waxaa ku tusineyso when they stopped service and then removed the then nascent railway tracks between Xamar and Jowhar that Talyaaniga built with our people's muruqmaal. That was in mid 1940s. Why? Pure xaasidnimo.
  6. Moooryaanimo iyo isbaaronimo dad aanan ka hareynin tan iyo aakhiro samaan:
  7. MBB beegsigooda isbaaro online soo dhaaftay. Tuugadaan waligooda ma daahiraan.
  8. We can't even build a little safaarad of our own without gacan taagan oo tuugsi ah. Runtii dhaqankii Soomaaliyeed gebi ahaan waa badalmay. Some have no isxilqaamid wax ku dhisasho mentality:
  9. Cali Yare Cali's FB page is reinstated. MBB aad ugu naxaayaan warkaan. I hope sister Naciimo gets hers back too.
  10. War this Suyaad Barre-obsessed secessionist been badanaa. Siyaad Barre omitted ku waashay. Waala wada ogaa the nominal 'rule' of Cumaani suldanate. Sansibaarkaa sheegeysid Cumaan ayaa laga xukumaaye itself, yaa Soomaali-hating secessionist. In fact there was a national museum in Muqdisho built by Cumaani suldaan in Sansibaar, Saciid Barqash. Madxafka Qaranka ayaa la dhihi jiray and it was rebuilt by dowladii Farmaajo in 2020. Unlike you secessionists, we don't differentiate gumeystigii dalka ku soo duulay, be them caddaan or madoow. We don't worship them, like you seemingly do. We don't have fond memories for their bogus so-called borders. We intended to erase it and we did.
  11. Miino gaari la iskugu xiro is already back within two months of moooryaan Mahad Qalaaye meel madax ka yahay. This man they killed has been imprisoned in Talyaaniga for nearly two decades for alleged murdering of Talyaani wariyaal in 1994 in Muqdisho. Waala soo daaye oo raaligelin ayaana la siiyey markii cadeemo lagu waaye. He was in turn compensated several million euros several years ago. Probably baadka moooryaanta ayuu diiday dhiibo, meeshana amaan ma jiree.
  12. It was a meeting worth waiting for four days. Meel calankaas babanaayo lagu sharfaayo, I always very much welcome.
  13. Lax walba meesha ee isdhigtaa lagu qalaa. Imaaraad ka daba orod haka saarto. Turkiga were offended by the snub their daljire received in Xamar while Imaaraadi one was taunting us with all his meetings. This rufiyaan ambassador disappeared now since Baahane left the scene and the new ra'iisul wasaare has not met him, too. Then Xasan Sh. going to Imaaraadka and secretly making deals, allowing them to open bases and giving dekedda Kismaayo. Then allowing Masaari intelligence to snoop their base's communications. There are a lot more going on and this hastily arranged flying to Ankara. I don't think there was an official invitation. Xasan Sh. had a good relationship with Erdogan in his first term, as were Shariifka iyo Farmaajo. Sadly that is broken now.
  14. Ha u jawaabin the mentally unstable little fudeed badane boy. This creature likes attention like sida dhoocilaha.
  15. Madaxweynaha Soomaaliya oo u sheegay dhiggiisa Kenya inuusan ka qeyb galayn shirka IGAD ee Nairobi Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaan ka qaybgeli doonin shirka hoggaamiyeyaasha dalalka ku midaysan urur gobaleedka IGAD, kaas oo maanta ka furmaya magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Madaxwaynaha Soomaaliya oo laga sugayey inuu Nairobi ka dego, ayaa booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Ankara ee caasimadda Turkiga, Waxaana halkaas uga bilowday booqasho rasmi ah iyo wada xaajoodyo uu la yeelan doona madaxda dalka Turkiga. Bogga Africa Intelligence oo soo xiganaya Masuuliyiin Kenyaan ah ayaa sheegay in madaxweyne Xasan sheikh uu xilli dambe ku wargeliyey Uhuru Kenyatta, in aanuu kasoo qayb geli doonin Shirka IGAD, oo ay Kenya aad u doonaysey in Xasan Sheikh uu kasoo qaybgalo shirkan. Kenya ayaa inuu madaxweynaha Soomaaliya yimaado Nairobi u arkaysey mid aad ugu muhim ah si ay arrimo dhaqaale iyo ganacsi u badan u gala hadasho. Sylvanus oo ah siyaasi kenyaan ah ayaa baaqashada shirka ee madaxweynaha Soomaaliya ku tilmaamay halaag iyo rajo xumo ku yimid dib ufurida ganacsiga Qaadka. Shacabka Kenya waxay sugayeen madaxweynaha Soomaaliya ama Ra'iisul wasaaruhu midkood inuu shirka kasoo qayb galo, kadibna Soomaaliya lagala heshiiyo inay fasaxdo Qaadka Kenya oo ay ku tiirsanaayeen nolosha Malaayiin muwaadin Keenyaan ah, laakiinse rajadii dadku filyeen god dheer ayay kusii dhacday, sida uu sheegay Sylvanus. Xigasho
  16. Talyaani ra'iisul wasaare arrived today and already welcomed to the presidential palace. Xasan Sh. sadex beri ayuu joogaa and still waiting.
  17. Kiikuuyada shirmadaxeedka IGAD Xasan Sh. orod ku imaado ka sugaayeen. He instead went to Turkiga and sent Mahdi Guuleed, ra'iisul wasaare ku xigeenka. It is a political move I welcome. Rumour is also rife that he might give an official visit to Eritareeya soon. Haddee run tahay, he is maturing politically. Jaajuuskii weynaa ee safiirka Imaaraadka baryahaan Xamar laguma arko as well sida uu Baahane ugu tagay meesha.
  18. He IS, in fact This mentally fudeed badane boy claims Shabeellaha Hoose iyo Banaadir that this little boy has no business to. Beenta haku seexdo. You never see a true Reer Muqdisho exclusively claiming it. Wey ka xishoodaan waxaas.
  19. Xasan Sh. is welcomed by wasiirka waxbarashada at the airport and is yet to meet madaxweyne Erdogan. Instead Soomaalida meesha degan kulamadooda isku maaweelinaayaa. We are awaiting to see if he is welcomed like this: