-
Content Count
17,680 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
325
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
What a failure. Jid yar la dhiso oo dhaqaalaha iyo dadka dhisaayo dowlado kale bixinaayo ayaa haddana amnigii yaraa la sugi kari la yahay. Again, what a failure. Xamsa oo shaaciyey halis soo wajahday dhismaha laamiga Muqdisho iyo Jowhar Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa bixiyey xog cusub oo ku aadan dhismaha waddada dheer ee isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar, kaas oo uu hadda ku yimid hakad ballaaran. Xamsa Cabdi Barre ayaa marka hore nasiib darro ku tilmaamay in dhismaha jidka dheer ee isku xira magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar uu ku istaagay magaalada Balcad. Ra’iisul wasaaraha ayaa sababta wuxuu ku sheegay inay la xiriirto amniga waddadaasi, wuxuuna xaqiijiyey in la dhaqaajin waayey dhismaha laamigaasi. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in halis uu ku jiro inuu gebi ahaan istaago mashruuca dhismaha waddadaas oo uu tilmaamay in laba jeer la soo cusbooneysiiyey, wuxuuna intaasi ku daray in dowladda maalgelineyso ay dalbaday in laamiga inta harsan lagu dhiso Muqdisho. “Balcad meeqay jirtaa? 28 KM meelahaas, Jidkaas hadda meeshaas ayuu ku istaagan yahay, Waana la dhaafin la’ yahay amni darrtiis,” ayuu yiri ra’iisul wasaaruhu. Waxa kale oo uu intaasi ku sii daray in aysan suuragal aheyn in amni darro darteed loo hakiyo isku socodka Muqdisho iyo Jowhar, loona qaato diyaarad. “Suurtagalna ma ahan inaan Jowhar diyaarad u raacno, oo aynaan baabuurna raaci karin,’ ayuu sii raacuyey Xamsa Cabdi Barre. Hadalkaan ayaa ra’iisul wasaaraha Soomaaliya wuxuu ka sheegay munaasabad lagu taageerayey oo ay Beesha **** shalay ku qabatay magaalada Muqdisho. -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Sartaan wasaaradda dowladda darteeda looma rabo loogu baxo. Shaqsiyaad ayaa rabo qaataan, another maalin cad bililiqo by moooryaanta: -
Feysal Dhurwaa: 'Hubkiina la soo baxa'
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Faysal Cali Waraabe oo weeraray Xasan Sheekh una mahad naqay Aadan Madoobe Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa ka jawaabay baaqii uu Madaxweyne Xasan Sheekh ka soo saaray qalalaasaha siyaasadeed ee ka jira Somaliland, kaas oo salka ku haya dib u dhac ku yimid doorashada. Eng. Faysal ayaa sidoo kale aad ugu mahad celiyey guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe oo sida uu sheegay la soo xariiray, aadna ugu waaniyey nabadda iyo qiimaha ay leedahay. “Waxaan ka xumahay Xasan Sheekh oo og sidii aan uga dagaalanay inuu maanta nagu sheego gobollada waqooyi, inta noo quuri waayey magaca Somaliland oo kooda ‘Soomaaliya’ ka horeeyey, magacyada Puntland iyo Jubbaland-na uu ku tasbiixsado,” ayuu yiri Faysal Cali Waraabe. Sidoo kale guddoomiye Faysal ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Soomaaliya oo la dhihi jiray ku dayo Somaliland ay hadda ugu baaqeyso nabad iyo xasilooni dadka reer Somaliland. “Waxaan maanta mareynaa heer Soomaaliya oo la dhihi jiray ku dayda Somaliland ay ayagii naga naxeen oo nabad noogu baaqayaan,” ayuu yiri Faysal Cali Waraabe. Wuxuu intaas ku sii daray, “Waxaan aad ugu mahad celinayaa siyaasiyiintii Soomaaliya ee nala soo xariiray oo guddoomiyaha baarlamaanka Aadan Madoobe uu ugu horeeyo, kuwaas oo nagu waaniyey nabad geliyo.” Faysal ayaa aad u weeraray madaxweynaha ay xiisadu kala dhaxeyso ee Muuse Biixi, isagoo ka hadlay dhamaan qodobada ay isku hayaan iyo ajendaha Muuse ee doorasho diidka ah, sidoo kale rabshadihii dhacay iyo cida masuuliyada qaadeysa ayuu ka hadalkooda ku dheeraaday guddoomiye Faysal. -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Dhulkii intii yareyd ku soo hartay garoonka Aaden Cadde in la bililiqeysto oo la dhisto la rabaa. Garoon degmo inay ka dhigaan rabaan, horaa dhulka garoonka baaxadka weynaa loo biliqeystay, Xasan Sh. ka mid ah dadkii bililiqeystay sanadkii 2014. Hool weyn ayuu ka dhistay oo hadda kulamada iyo aroosyada kagu qabsado, walaalkiisana maamulo. Sidoo kale dhulka garoonka ganacsato Turkish ka gadeen oo hiteelka Decale ka dhistay. Waana garoon aanan meelaha baabuurta la dhigto oo quman lahayn maadaama la bililiqeystay dhulalkaas. -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
After hanjabaad from Reer Baahane, xafiiska ra'iisul wasaaraha was firced to remove the true figure of 90. Laakiin Imaaraadkii iyagaaba hore u qarxiyey. What a shame. -
Kiikuuyoland elections
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Murun iyo buuq meesha codka lagu tirinaaye. -
Kiikuuyoland elections
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Kiikuuyoland elections
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Sidaanoo kale doorashooyinkii horena wey dhacday. Kiikuuyo need to change the way count and tabulate the votes. This year the counting process was supposed to be 'electronically' too. Just count prisidential votes first and quickly announce it. -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Fadeexad iyo dhiiqo kale: -
Kiikuuyoland elections
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Yuusuf Xasan oo dib loogu doortay kursigiisa Islii. Islii xildhibaanka dowladda hoose ku matala Soomaali ayee u doorteen. -
Feysal Dhurwaa: 'Hubkiina la soo baxa'
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Kiikuuyoland elections
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Latest numbers. Soomaalida are voting for Raila in a landslide. -
Kiikuuyoland elections
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Ruto extends his lead now: -
Feysal Dhurwaa: 'Hubkiina la soo baxa'
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Feysal Dhurwaa: 'Hubkiina la soo baxa'
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Feysal Dhurwaa: 'Hubkiina la soo baxa'
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Shooting protesters with live bullets: -
Feysal Dhurwaa: 'Hubkiina la soo baxa'
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Wararkii ugu dambeeyay rabshadaha Somaliland Dibad-baxyo ay rabshado ka dhasheen ayaa maanta ka dhacay magaalada Hargeysa iyo deegaano kale oo ka tirsan Somaliland, halkaasi oo ciidamada ay rasaas ku fureen dibad-baxayaal taageersan mucaaradka. Ciidamada amaanka ayaa rasaas u adeegsaday qaar ka mid ah dibad-baxayaasha, taasi oo dhalisay khasaare kala duwan, walow aan illaa hadda la caddeyn karin tiro ahaan inta uu gaarsiisan yahay. Caasimada Online oo xiriir la sameysay isbitaalada ayaa illaa hadda waxaa naloo xaqiijiyay in isbitaalka Amal Grand ee magaalada Hargeya la geeyay 12 qof oo ku dhaawacmay rabshadaha ka dhashay dibad-baxyada. Dibad-baxyada ayaa weli kasii socda magaalooyin kamid ah Somaliland, inkasta oo uu ka joogsaday magaalada Hargeysa ee caasimada maamulka, wuxuuna weli booliska ay isku dayeen inay xakameeyaan dibad-baxyada. Sidoo kale waxaa si buuxda qeybo kamid ah Somaliland ugu soo laabtay internet-ka oo saacadihii lasoo dhaafay ay jareen shirkada isgaadhsiinta, taasi oo markii hore meesha ka saartay adeegsiga baraha bulshada iyo adeegyada kale ee ku xiran internet-ka. Dhaq-dhaqaaqyada ka billowday Somaliland ee ay hormuudka u yihiin mucaaradka ayaa looga soo horjeedaa madaxweynaha oo ay ku eedeeyeen inuu wado muddo kororsi. Arrimahaan ayaa ku soo aadaya ayada oo ay fashil ku soo dhammaadeen wada-hadalladii u dambeeyey ee mucaaradka iyo xukuumadda, si xal looga gaaro xiisadda ka taagan Somaliland ee ka dhalatay muranka hareeyey hannaanka doorashada ee maamulkaasi. Dibad-baxyadaan ayaa qorshahooda wuxuu soo socday bilihii u dambeeyey, kaasi oo haatan sare u sii qaaday xiisadda ka aloolsan gudaha Somaliland. Dowladda weli war rasmi ah kama soo saarin xaaladda ugu dambeysa, balse waxay horay uga digtay in ay dadku ku dibad-baxaan meelo ka baxsan baraha cayiman ee la shaaciyay, kuwaasi oo mucaaridku ka biyo diideen. Xigasho -
-
Is South Somalia too far gone at this point to save?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to HajiGuuleed's topic in Politics
Good, yaa secessionist, for now you are not dishonest and pretending anything but what you truly are - one who hates his fellow Soomaali and country. Calankana inaa badashid wey fiicantahay. Now noo dhaaf qariiradeena. -
Kiikuuyoland elections
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
It was from the early hours yesterday. Will update soon. -
Kiikuuyoland elections
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
It is a tie now. -
Kiikuuyoland elections
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Is South Somalia too far gone at this point to save?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to HajiGuuleed's topic in Politics
Secessionist, you don't believe Soomaaliya's unity ee marka haku qaraaban.
