-
Content Count
17,710 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Mohamud Uluso is a former Cabinet Minister and Governor of Central Bank of Somalia Culusoowgii biibitooyinka Istar iyo kuwii kale taagnaa shimee "cabinet" ku jiray? Hadana "governor of central bank?" Ar maxaa jago sharafta laga qaaday. And for the topic, as the honourable Maki Xaaji Banaadir said, "Xamar waala xumeeye yaa ku xaal marinaayo." Xamar urgently needs xal. I am a firm believer inay dowlada ka shaqeyso Xamar; I will always support Xamar, laakiin Xamar terribly waala xumeeye, and some twisted individuals are coming to terms that the present Xamar, after all, is good for them -- a twisted logic by unmerciful so-called "businessmen" and their heartless warlord counterparts who ka faa'ideysteen xaalada jirto. There was no single street built or renovated in the capital in the last 15 years. Some major avenues, such as Jidka Sodonka, in the heart of capital waa kala go'een, and buses --which themselves are risky to public health being so qolfof and mirir -- use luuqyada xaafadaha. It is same to all common public lands; some misguided individuals are building on public parks. It soothes me, though, Tarbuunka is still a common public land. However, another decade or so if saan lagu jiro, jidadka iyo other public lands dhan waa u dhamaan doontaa, and I don't know how those "businessmen" and their equally ruthless dagaal ooge meelahee ku mari doonaan their air-conditioned Laanguruusalo or meelahee ku qudbeen doonaan. The reason I bring up this "common public interest" places is, capital cities need plenty of public lands. Otherwise, cities will no longer be attractive enough have a major support being a capital.
-
I sent them an email via on their newly established commissioning site in this past Oktoobar, suggesting the upcoming Ingiriis channel hire Mudane Raage Oomaar. Not to get over my head, I think this news bears the fruits of my well-intended –-though unappreciated -- suggestion. They mutually complement one another -- he is Muslim, Soomaali, Carabi-speaking, Ingiriis-speaking, highly regarded journalist, and Aljasiira equally is a firebrand whose heat was felt on certain corridors of power.
-
Rowda, no, walaashiis. Waxaan u dulqaadan waaye waa odey Soomaaliyeed oo sumcadiis sidii istiraasho camal loogu tirtiranaayo. Neither I nor you nor the rest of fellas in this joint know what took place exactly. It is un-Islamic to presume guilty based on rumours and other malicious innuendos. We do know it well that episode in the Quraan regarding Caasho [r.c.]. Eebbe didn't reveal a verse regarding that quickly, but after the rumours were persistent, it was tantamount to settle the rumours once and for all; Eebbe then warned us not to believe anything quickly that we have no knowledge of. Few in this thread or other threads about Sangub heed to that episode. All I was saying was let's not rush and prejudge a person, particularly an old odey Soomaaliyeed as he is, and especially as an abwaan whose contribution to Soomaali arts were immense. [sangub was there loooong before his two Qabyos that made him a bit popular in qurbaha. He was creator of the then popular Qabrigii Jaceylka ruwaayad.] And as about support given to Sangub, I for one not supportive of him. I only respect him as an elder Soomaali, plus as an abwaan. As for qabiil, ninkaas Xaawo iyo Aaden ayaa iskaga dhacnaa. I just don't like an old Soomaali man sida juuni camal dhulka loogu xaaqaayo. I hope inaan is fahanay hada.
-
Sheekooyin Qosal Eh (gaagaab Somali)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Tuujiye's topic in News - Wararka
Alla ha Bugdhabo! Wagii hore dadkii deganaa Afgooye si ay u yimadaan Xamar wey isaga soo lugeyn jireen. Marka waxaa dhacday in jidka uu ku dhibay bahal isagoo la hari jiray hadba qofkii ugu orad, hub iyo tabar yar. Odayaashii Xamar ayaa la soo wargeliyey cabsida halista bahalkaas. Hadba iyagoo ka tashanaaya sidii laga yeeli lahaa loogana hortegi lahaa bahalka musaafurka ka soo cawdeen, ayey isugu yimadeen jasuur ku yaala xaafadda Koodka ee Xamarweyne. Markii odayaashu fool baxsadeen, shushumoow, bajiye iyo baalbaalowna ay qaxwo xaraarey ku cabeen, ayaa waxaa istaagay Xaaji Mardaadi, wuxuuna odayaashii warbixin ka siiyay dhibaatada soo badaneysa ee bahalkaas, wuxuuna warkiisa ku bilaabay: "Akhyaarey dareenaa jiro, bahalkoo aan la kaseen oo laga cabsahaayo aa cawo gashow duurka ka dafo musaafurka Xamar usoo socda. Istaqfurulowgii hore intii ka dambeysi labaatan iyo siyeed qof aas cunay, bacdamaa waayeelku fududeen, roorna aas meel ku gaareen waa qabsahaa; xalaa u dambeysi dadkii bahalka aas cunay waxaa ku jirtay Faay Shuukow habarteed, Xaajiyo Maana Abooki, waa tan maroogsinteedii ka dhacday markiis bahalka la rooray Xaajiyo Maana waxay diiqo u soo waday gabarteed oo Aw Aweyska loo soo guuriyey, wadaadkoo reer Afgooye ah oo baalguri degenaayna habeen horaas cunay. Bahalkaas hadii dad aw cuno ka waayo jidka ma leys warsahaayo iniis dirito u soo abaaraayo Koodka iyo Raqayga. Wixii kale ee talo ahna akhyaarteey u taashaa." Shariif Abati oo ka mid ahaa akhyaartii halkaas fadhiday ayaa isagoo kor u taagayay bakoortiisa ku dhawaaqay, "Alla ha bugdhabo intiis nagu dhex bursan luuqyaashaan" Wixii odayba odayga kale uu warka uga dambeeyo waxaa markii dambe istaagay duqii ugu da’da weynaa, wuxuuna ka codsaday akhyaartii gogosha fadhiday in subaxda xigta maalintaas leysu keeno dhalinyarada, isla markaasna mid kasta loo soo dhiibo baay (ul yar), iyadoo baay kastana la cayimayo magaca Baahalka loogu talo galay in lagu tumo. Subaxdii markii waagu u baryay ee odayaashu ay soo af bilowdeen ayaa leysugu yimid meel barxad ah, waxaa la hubiyay in barbaartu ay tiro ahaan dhan tahay, waxaana laga codsaday dhallinyarada in mid kasta oo ka mid ah uu isagoo maqashiinaya odayaasha uu kor ugu dhawaaqo magaca bahalka ee baaygauu sito loogu talo galay in lagu dilo, odayaashu waxay kaloo isku raaceen in duullaanka jidka looga soo nadiifinayo baahalkaas iyo bahalada kaleba uu hoggaamiyo Siid Abba Nuur Good Qoyste oo lagu soo xulay geesinimadii uu caanka ugu ahaa dadkiisa dhexdooda. Wuxuu ahaa oday dhiifoon oo habeenkii karbuunadiisa iyo firimbigiisa ay ka baqi jireen tuugada u qaraab doonata Koodka, Raqayga, Aw Aweyska, Hooshaanka iyo xaafadaha u dhow, hadii tuug la qabto isagaa loo wici jiray, markaasuu intuu good (maro) u qooyo tuugga feeraha uga xiri jiray, labada daraf ee goodkana la kala jiidi jiray ilaa feeraha tuugu ay is dhaafaan. Markii intaas la diyaariyay ayaa dhallinyaradii lagu amray inay dhaqaaqaan, waxaana mashxarad iyo sacab ku sagootiyay wixii Bilcaan ahaa ee xaafadahaas ku noolaa. Iyagoo shirbaya ayay markii gabalku guduutay soo gaareen geed gaabta halkii lagu sheegay in baahalka dadku ku laayo. Meel hortooda ah ayaa waxaa fag uga soo yiri oday reer baadiye ah oo qaarka kore u qaawan yahay, qaarka hoosena maradu u xeydan tahay, qoortana ku duubtay Go’, gacanta midigna si qaabsan ugu heysta Gaad (ul weyn), tan bidixna wuxuu ku sitay sahayga ugu jirtay jawaan qandi ahaan loo tolay, kadibna Siid Abba Nuur oo dhalinyarada horkacayay ayaa salaamay odaygii. Odaygii: Intaad u dudiheysaa dugsileydaan waaweyn? Siid A. Nuur: Dugsiley maashee, waa barbaartii afar Xamar oo u soo duushay inay soo dilaan Bahalka musaafurka dhibay, mid kastana baayga aas wato waxaa lagu dilaa bahal gooni ah. Odaygii: Baaygaan xumood u maleyso in dugsiley subac geftay lagu tumayo bahal dilimaayee ha haligin dhalinyaradaan. Siid Abba Nuur: Baayga xanuun waaye waa guduudahaa bahalkii lagu tumo. Sheekadooda markii ay halkaas mareysay ayaa waxaa meel u muuqata si kedis ah iyadoo qeylineysa uga haadday dhebed [nooc shimbiraha ka mid ah], markaasaa dhalinyaradii intuu dareen galay wada fiigeen, mid kastana ay dareen iyo cabsi gashay. Siid Abba Nuur ayaa intuu is celin waayay kor ugu qeyliyay, "Barbaarey waa leysa soo galay ha leyska jiro waxa qeylihaayo ee horteena ka buubay, waxaan u mudaa inaas baahalkii ahaay." Markaasaa odaygii reer baadiyaha dhulka qosol la dhacay, "Ar waa dhebed," ayuu odaygii oo qoslaya yiri. Siid Abba Nuur intuu barbaartii ku soo jeestay ku yiri,"Barbaarey yaa noo wado baaygii dhebed lagu dili lahaay?" Dhallinyaradii intay is wada eegeen ayuu mid kasta goonidiisa u sheegay inuusan wadan baaygii dhebed lagu dili lahaa. Wiilkii ugu da'da weynaa barbaarta ayaa intuu waxoogaa geesinimo ah is biday yiri, "Siid Abba Nuuroow waa ogtihiin qatarta bahalkaas, amaan gadaal u gadoonnaa." Siid Abba Nuur intuu hadalkaas u bogay ayuu barbaartii amray inay dib u soo noqdaan, markaasuu soo hor kacay, wuxuuna bilaabay inuu ku shirbo ereyada ah: Dad iyo duur ma leysku daayo; barbaartuna waxay kaga daba shirbayeen ereyada ah: Dhabbahaan dhexdiisa Dhebedaa lagu sheegay, ninkii aan dhug laheen, dhex intay u gashey, dhiigiisa cabee. Haweenkii, odayaashii iyo caruurtii afarta Xamar oo wada dhooban barxadda Aa Aweyska sugayana waxa ka soo yeeri doona duullaankii barbaarta ayaa waxaa hortooda ka soo muuqday boor iyo siigo ka kacayay jaanta iyo ciribta dhallinyarada shirbeysay, markaasay Dumarkii mashxarad isku dareen, waxayna niyadda gashadeen in barbaartu ay soo dileen baahalki, raqdiisana ay horay u soo qaadeen si loo arko, markii ay halkii lagu sugayay soo gaareena ayaa waxaa dadkii halkaas joogay la hadlay Siid Abba Nuur oo sheegay inay arkeen Dhebed, nasiib darana ay noqotay in Baayihii ay siteen laga waayay midkii loogu talo galay in lagu dilo Dhebed, xeelad dagaal darteedna ay dib u soo laabteen, halkaasna waxaa ku fashilmay howlgalkii loogu talo galay in looga soo taqaluso baahalkii dhibay musaafurka. _________________ Xigasho -
War dadkaan Sangub ayaa lagu sixray. No wonder the other thread was "parked" in the office section to thaw the nerves. [Rowda, that thread wasn't deleted.] Dad qaarkood meel baa gubaneyso because Sangub magaciis ayeeba maqli la yihiin. Sangub waa lasoo eedeeye, wax xukumay ma jiro. Hadee "eed" iyo "xukun" maxkamadeed iskugu kiin qaldameen, idinka waaye. Sangub waa abwaan Soomaaliyeed, waa odey Soomaaliyeed. Waxaan la sheegaayo dhaqan Soomaaliyeed ma'aha, hadee jirtana maxkamadaha u daaya [xataa maxkamada gaalo ha ahaatee]. Yaala deg degin, yaala dambaabin, awalba waa idiin sheegay. Sheydaanka buuloowga iska naara. Anyway, those who are alleging people come in defense of Sangub because of qabiil, read below. _________________ Axad, Janaayo 15, 2006 (HOL): Dhawaan waxaa soo shaac baxay warar ay qoreen saxaafadda gudaha iyo Dibadda, kuwaasi oo sheegayay in Abwaanka weyn ee Soomaaliyeed Maxamuud C/llaahi Ciise Sangub uu ku xadgudbay gabar Soomaaliyeed, taasi oo la sheegay in uu kula kacay falal ka dhan bani'aadannimada. Haddaba Fannaaniinta Soomaaliyeed ee ku kala nool gudaha dalka iyo dibaddiisa ayaa qoraal ay soo saareen oo ay ku sheegayeen in Abwaanka laga abuuranayo, sharaftiisana wax loo dhimayo waxaa la soo gaareen HOL, wuxuuna qoraalkaasi oo ay ku saxiixnaayeen inta badan Fannaaniinta Soomaaliyeed uu u qornaa qaabkan. "Haddii aan nahay fanaaniita Soomaliyeed oo ku kala nool aduunka afartiisa gees waxaanu ka xunahay gafka weyn oo loo geestay abwaanka weyn ee Soomaaliyeed Maxamuud Cabdullaahi Ciise Sangub." Fanaaniinta ku saxiixan Qoraalkan Shamis Abuukar Gaduudoow Saalax Qaasin Naaji Saada Cali Warsame Hiba Max'ed Hudoon Max'ed Ismaaciil Xudeydi Cabdi Aadan Qeys Sheekh Abuukar Max'ed Max'uud Buse Sahra Axmed Jaamac Max'ed Saleebaan Tubeec Binti Cumar Gacal Caasho Cabdoow Saleebaan Faadumo Qaasin Hilowle Seynab Xaaji Cali [baxsan] Cali Max'ed [Cali Ganey] Salaad Max'ed Shardi [Darbi] Qamar Cabdillaahi Xarawo Nimca Yaasiin Caraale C/kariin Jiir Feynuus Sheekh Daahir Cabdi Dhuux Yuusuf Kinsi Xaaji Aadan Mustafe Kiika Khadiijo Max'uud [Qalanjo] Max'ed Xasan Baroow Khadiija Foodeey Nuur Max'ed Yuusuf Cabdi Khadra DAahir Cige Saciid Max'ed Xarawo Caasha Wilisiqo Aweys Goobe Seynab Cige Max'ed C/qaadir Cismaan Calasoow Cabdi Xasan Dige Xaliimo Caalin Max'ed Axmed Kuluc Max'ed Ibraahim Hadraawi Daa'uud Cali Masxaf Ruumi Max'ed Naaji C/llaahi Cabdi Sabriye Maki Xaaji Banaadir Max'ed Aaden Shamuuri Amaara Cali Shoobaro Siteey Manoogto Shimaali Axmed Shimaali Marwo Cabdi Axmed Shariif [Killer] C/nuur Alaale Sahra Abuukar Cabdi [sahro Dawo] Axmed Saleebaan Bide C/laahi Shariif Baastoow Axmed Naaji Sacad Khaliif Axmed Cilmi Sayid Khaliifa Seynab Labadhagax Khadiija Ceerigaabo Max'ed Axmed Qoomaal FEysal Cumar Mushteek C/jibaar Khaliiji Sureer Axmed Faarax Xasan Aadan Samatar Saafi Ducaale Cali Deeqa Axmed Muuse Max'ed Cabdiqaadir Jubba Boon Xirsi Bowdogaab Axmed Saalax Qaasin Max'ed Macloow nuur Khadiija C/laahi [Daleys] Axmadeey Dhakane Faadumo Haldhaa Xabiibo Xasan Tooxoow Faadumo Cali [Nakruuma] Cismaan Buulo C/xakiin Farayare Faadumo C/laahi [Maandeeq] Shariif Jeeg Cali Cabdulle Guure Fartuun Birimo Xareedo Ismaaciil Duniya Cadar Axmed Kaahin Axmed Cali Dararamle Xasan Cujeeri C/raxmaan [Awkoombe] Shankaroon Axmed Sagal Cabdi Tahliil Warsame Sheekh Cabdi Shamso Bashiir Xasan Axmed Cali Cigaal C/raxmaan [Jaajuumoow] Xasan Shariif Faadumo Axmed Luul Jeylaani Xabiib Sharaabi Max'uud Cabdala Jeeri Kaaha Shide Aadan C/laahi Aamiir [Awkuuku] Cibaado Axmed C/nuur Jaas Faadumo Shaxshaxleey Mustafa Sheekh Cilmi C/risaaq Kuukaay Max'uud Cumar Yare Barre Max'ed Fiidoow Cali Sugule C/risaaq Gaadaco C/laahi [boqol] Max'ed Xasan [Lafoole] C/laahi Diiriye Sooraan Max'ed Karaama Siidi Saciid Xuseen Cabdi Baadil Ibraahin Saciid Khaliif Cali Xaynoosh Sanqoole [King] Khaalid Cabdulle Yuusuf Hanuuniye Aweys Qamiis Cabdala [Mabuuse] Cabdi Shire Jooqle C/salaan [badacas] Maryan Mursal Ciise Kaltuun Sheekh Ibraahin Max'ed Aadan Dacar Cabdi [Janan]
-
Somali news: Sharif Xasan Osman Ato arrive in Baidoa.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by nuune: ps: One thing I like about Waagacussub and Dayniile is they bring the latest from Somalia, like it or hate it Nuune, waagacusub.com sometimes its pictures are as bililiqo as its sometimes questionable amateurish articles and unsubstantiated reports from "waxaa la dhahay" sources. But dayniile.com is a bit different, they don't at least steal others pictures. Those latest pictures you posted were originally posted on baidoa.com Anyway, a few more pictures. I like meeshee ciyaalka ku kor fadhiyaan, xidigta. Beautiful. Sawiro kale. -
Sheekooyin Qosal Eh (gaagaab Somali)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Tuujiye's topic in News - Wararka
Xaa ka hadloysaa, waraa? Aree KKKKKKKKKK xee ahayd, tiibisho maas qabtaana? Jeega dheerka taacun xaan dhahaa. -
Miraha Heesaha So'maaliyeed - Kusoo biiri
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Paragon's topic in News - Wararka
Bishaaro, mahaan unugaa non-lama goodle ka eh ee iska jir. Teeda kale, aawina inaaydii dharka dhaqi jirtay meeshaa kuu saarneed. Baafkeeda iyo saabuun mariskeeda aaba u xiisay. Waligaa saabuun maris maku qabeysatay? Ar too gurigeena joogi jirtaa ku qabeysan jirtay, waxaan ugu sheekeenay nooh in lagu cadaado saabuun marista, ooba saas loogu bixiye "maris" in si fiican la isku mariyo camal; koleey reer faradheer oo kooyto ee iska ahayd, saabuuntii dharka lagu dhaqi jiri dhan wixii kasoo haro ee qarsan jirtay, duhur walbana isku cadeen jirtay. Ar maxee sanboor ka qaaday. Yac! Eebboow naga cafi. -
Salaan... Daanyeer/Baxarsaaf, baarka miraha ka baxo maa cuntaa? Maxaa la dhahaa? Qooqaani? Mar kala ka hadli doonaa degmooyinka iyo gobolada waxyaabahee u taagan yihiin, inkastoo shaqsi ahaanteey aanan aqaan badankood. Xiin, koleey "jimicsi" erey Soomaali u eg waa yahay; dhanka kalena markaa u fiiris erey lasoo deensaday ayuu u eg yahay. Waxaa laga yaabaa inuu ereyga kasoo faracmay jimic oo laga wado naxariis, mercy. Marka waxaan u maleynaa, "si" is a suffix, like ereyga "sade" lagu daro ereyo badan, sida xaabsade/xoogsade. Jimicsi was "jimicsade" and then it became "jimicsi" for short; it stands in laga wado having "compassion" toward the body. Yacni qof jirkiisa ka naxo ayaa jimicsado. [Ma aragtaa ereyga jimacsado waaye markaan, suu isku badalay?] It also relates in a way to ereyadaan: Jileec, jimbac iyo jilci. Qof is jilcinaayo? Koleey ereyga shucaac ku jirin waa jirdhis. "Sharad" iyo "qamaarba" waa af Carabi, nasiibdaro af Soomaali kuma qabno erey u dhigma. Taloow qamaar ciyaartiis qof kasi jiray ma jirin aan u maleynaa waayadii hore. Ereyga 'sharad' tusaale ahaan ereyga kaliya ugu dhaw Soomaali waxaan u maleynaa dhigasho, yacni dhanka 'bet' hadii loo fiiriyo.
-
Miraha Heesaha So'maaliyeed - Kusoo biiri
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Paragon's topic in News - Wararka
Originally posted by Bishaaro: Out of the 7070 SOL members, wax Xamari yaqaan kuma jiro? Hal hees reer waqooyi haddii la soo dalbado, habiiii waa soo shamuumeesiin laakin. Ok Nabadgelyo. :rolleyes: Maya, maya, saas ha dhihin. Reer faradheer waa ka buuxaan mahaan, laakiin wali hal anaga camal ma gaaraan. Ee adigana heesta sharax, yaa qaaday? Aniga badankood heesaha Banaadiriga waa wada dhageystay, taas aa soo qortayna inaan maqlay ma u maleeyi. Koleey Luul Jeylaani iyo Killer inay qaadeen aan jeclahay. Intaa soo raadinaayo, heestaan sii dhageyso: Guuloow adigaa wax goyn karee by Caasha Cabdoow. Eebbaa cod siiye. XaaX. _______________ Haa, waala soo helay. Bales Guugal! Waxaa qaaday Faarax Siidoow Faarax iyo Siteey Manoogto [siteey Manoogto hadaa heesaheeda dhageysatid, Xaawo Taako isku fac ayaa ahaydeen markaas hee ]: [*Asaga*] Markii meel aan aadoo Waxaan soo maqlaayee Musliin iyo Gaalo Wixiis Eebaheey uumi Mininkaaga joogee Macaaneey maya ha iraahin Ma jiraa warkaaseey [*Iyada*] Maya, maya, aboow Aboow ma jiree Warkaas meel ku xooree Miirkaa adeegoo Mininkaaga moogaantaa Mala soo maraayee [*Asaga*] Markaan waa macaadii Ma Musaafuraayii Meel dheer ma aadaayi Minninkeey ma dhaafaayi Maseer aa i haayeee Macaaneey maya ha iraahin Ma jiraa warkaasee [*Iyada*] Maya, maya, aboow Aboow ma jiree Warkaas meel ku xooree Miirkaa adeegoo Mininkaaga moogaantaa Mala soo maraayee [*Asaga*] Minii mininkeey lasoo mar mareenin Maradaan maxaa waaye Iyoo macawiistaaneey Mideydii maahinee Macaaneey maya ha iraahin Ma jiraa warkaaseey [*Iyada*] Maya, maya, aboow Ma jiree warkaas Meel ku xooree Miirkaa adeegoo minikaaga Moogaantaa mala soo maraayeeeeeee -
Baashi, widaaygiis, nice to see you again. Inaad Norway iyo meelahaas aaday aan mooday, laakiin Ayslaan? Saybeeriya iyo Yukon waa kaa filan karaa, laakiin Ayslaan? Ar lafaas awalba xiito xiitaha iska ahaa amee soo shuuqaan. Marka hadaa meeshaas gaartay, Greenland ku dar. Noqo the first person isku maray labaas meel. Soomaali koleey Iceland wee joogtaa, oo gabar inta ku jiri jirtay in the early days of SOL ayaa kamid ahayd, Iceland daganayd.
-
Waraada quit butchering the maahmaahyada, and heerkaas ma gaarin. Birimo iyo sugunto wax ku saabsan soo bandhiga yaaqeey. Passion, topickaan topic kale uu kasoo jiidamay, ee hadaa ku cusubtahay ha wareerin. Koob shaah Abraar ka dalmo, aniga aa ku qoran bixintiis. Idil, baxarsaaf is a tall, beautiful, grey-coloured leaves tree. I kinda fell in love with this tree. It also exudes a very unique smell, not to mention its dried and burned leaves are a killer against mosquitos. And for aftahan, it is title given for an eloquent person. Aftahanimo is eloquence. Afmaal, on the other hand, is orator. The ereyga "af" is an interesting prefix. Just take a look afgambi, afduub , aflagaado, afceliye, afeefso.. Abraar, shaaha kari, warka badan jooji, inaay. Kashanre/Ducaqabe/Bishaaro, bring words you find interesting.
-
Xarago, bad news maad ka heshaa, walaashiis? Oggoow in the eyes of caalamka Soomaaliya dalkaaga inuu yahay, wixii xun ka dhaco waa laga murugoodaa, wixii khilaaf socdana in laga gubdaa lagu duceystaa. Dadka u daa inay damaashaad sameyaan.
-
Baxarsaaf, yeah, if you brighten the monitor extra bit, you can see very, very tiny lights from Jabuuti and Dirirdhaba. And nice name, there. I like this word baxarsaaf, ever seen the tree its named? Gurigeena uu ka bixi jiray [it was imported from Baay since it naturally doesn't grow in Xamar], along with shoori and gob.
-
Breaking news ; Its Badoa. 26 February...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Salaan... If I was warlord iyo qabqable Max'ed Dheere, I would have said exactly the same thing. He is just speaking from his protected pocket -- $$ talks, beybi. If this is true, Shariifka is officially warlord now. There will be a new formed faction group now; this time led by Geedi. Max'ed Dheere [supported heavily by Muqdisho-based influencial and questionable businessmen, Bashiir Raage and Caddaani], Cismaan Caato, Indhacadde and the usual suspects. The fake sheekh, Indhacadde, will never be happy, his only interest is to prolong his amar ku taagleen of Shabeellada Hoose people. -
Salaan... The stink of that e-musqusha was unbearable; a lot of folks complained, some saying weyso ayaa u dhooran, others cali falaaxooda iyo guntiinadooda aa u daahirsan. Abraar, shaah kari hee, qolkaan adigee biibito kuu tahay, oo shaahaa ka ganacso, sanjabiilka, heelka, qurfaha iyo dhagayaraha haka iloowin. Tabeelo weyna ku dhaji: Jaad waa mamnuuc! Haye inta kasii wada doonaa su'aalihii ku saabsanaa af Soomaaliga. Originally posted by Castro: quote:Cashara labaad maanta waxaa waaye, ereyada Soomaali laga heli karo laakiin.... Atheer af soomaligaagu is suspect, to say the least. I don't know who hired you here to be the instructor but in the words of Donald Trump, you're fired. That was typo nooh, marax. Of course, casharka waaye [another borrowed word, by the way; what is its Soomaali equivalent? Leyli?], ookiyaalkii waa qaban waaye inay xarafka "k" maqanyahay. And stop corrupting the unsuspecting Soomaali barad meeshaan ku jiro by using this overused word, "atheer." If your Astro tongue cannot pronounce it properly, say after me, a-d-eer. Feeri, guudh. Paragon, ereyga "soor" sadex definition inuu lee yahay ayaan moodaa. #1 soor oo soorta la cuno. #2 soor oo ah wax la kala sooco [mise ereyga sooc iyo soor ayaan isku qaldoyaa?]. #3 soor waxee noqonee iyadana soori Calaa kuli xaal, sidaa tiraahday waaye afsooc ayaa haboon. Horta makala taqanaa ereyada iskuqabadka Soomaaliga ugu badan? Yacni tusaale ereyga "af" waxaa lagu qaban karaa boqolaal xaraf, sida afhayeen, afgarad, afloow, aftahan, afmiinshaar, afmadoow, afgooye, affeey... Ereyga labaad ka badan af waxaan u maleynaa inuu yahay 'war.' Warfaafin, wargeys, warfaa, waryaa, warloow, warbaahin, wariye, warsame, warsan... Yaa ku xigo xaga badnaanta taloow? Ereyada diid iyo doon yaa badan taloow? Sida keenadiid, caydiid, qeybdiid, kalidiid ama sheekhdoon, abtidoon, roobdoon, nabadoon... maa ku xigo? Oh, ereyga 'dheer' aan ilooway. Asaga top five uu ku jiraa. Marka ereyadaas ayaan rabaa, koleey waa badan yihiin, laakiin kuwa ugu badan ayaan rabaa, sida "war, af, diid, doon, dheer" camal. Dadka afyaqaanada ereyadaan magac gooni loogo yeero maku lee yihiin af Soomaaliga. Qof kor ku dhagan magaciis waxaan ku arkaa inuu yahay 'baxarsaaf,' yaa sheegi karo ereygaas waxa laga wado?
-
:confused: could it be the toxi waste??? Could be. You got me thinking. But they are saying for hundred of years, sailors used to report. What is more interesting in this satellite picture is that there is no light whatsoever in Soomaaliya. You can see a little dot light on approximate location of Addis Ababa; farther north, some more light on Khartuum. And a lot of light surrounding the Nile River, obviously where most Masaari live. Then go to Carabta. Plenty of lights on locations of Jidda, Makka, and Madiina. More light on other khaliijka cities, such Dubeey and Dooxa. Our light is only natural glowe. Sad.
-
Salaan... Abraar, abaayadiis, "kh" sabab ayaa loogu badalay "q" ereyada badankood. Ereyga "kh" intuu soo gaarin af Soomaaliga maku jirin, suu hada yahay af Maayga oo erey "kh" ma qabo. Marka badankood ereyada "kh" lasoo deensaday waa wada Carabi, sida "kheyraad, khibrad, khudbo, khubaro, khayaano, khilaaf, mukhadas, mukhaaradaad..." iyo baando badan. Markii af Soomaali ahaan loo qoraayo "qeyraad, qibrad, qudbo, qubaro, qayaano, qilaaf, muqadas, muqaadaraad..." waaye hada. Sababta ugu wacan waxee tahay markee bateen wareerka kala saarka erayada "kh" iyo "q" markii la qoraayo, ayee waxaa la isku raacay, waa dadka afyaqaanada iyo afsoorada, in ereyada "q" lagu qoro badankood, "kh-na" loo daayo magacyada kaliya oo Carabi kasoo jeedo, sida "khaalid, mukhtaar, khaliif," ama wixii title ah, sida "sheekh" camal. Wali dad badan ayaa ku wareersan kala saarida. And meesha uu kasoo jeedo ereyga "qaldaan," inaa siriq ii dhigtaa rabtaa, waa kuu jeedaa. Habeenkii xaleey tagay, mahaan seeflaboodka diyaar eh inay igu dhacdo, Eebbe hakuu sahlo, walax kale noo keen. ________________ C/latiif, ereya "afsoor" aniga lee iska aliftay. [Waxaa tixraacay ereyga 'soor' oo laga wado kala bixi ama cadeeye, sida garsoor, diinsoor, gelinsoor.] Kan kalena, "afyaqaan," dad yar ayaaba maqlay waligooda. Cashara labaad maanta waxaa waaye, ereyada Soomaali laga heli karo laakiin Soomaalideen unnecessarily borrow foreign words and substitute them in place; the words such as: Danjire [safiir] Xildhibaan [dubataati]. Xildhibaan came back fiercely after shirkii Carta. No more 'dubataati.' Wargeys [joornaal, jariirad] Magaalo madax [caasimad] Duqa magaalada [maayar] Garoonka diyaaradaha [maadar] Dakada [furto] Garoonka ciyaaraha [istaadiyum] Warbaahin [miidhiya]. A relative new word in Soomaali, gaining ground. Fiid [maqrib] Fadhiga [salooto] Jiko [kushiin] Aroor/hiraab/waaberi [subax] Ujeedo [macne] Alaab [maacuun] Goor/xili [waqti] Jid, wado [dariiq] Fool [waji, the most commonly substituted of them all] Which words do you use on above? I can bet the majority are those in the brackets, aha? I am sure most of these "kh" Carabi words, we at one time had their equivalents, and we lost them. The above list might be next, who knows. So practice them. Instead of saying, "waqti," use goor ama xili. Instead of "salooto," use fadhi. Instead of "kushiin," use jiko. [And if you are wondering where kushiin came from, it is a butchered word of "cuisine" of af Ingiriis, which itself derived from Latin, particularly the Talyaani one "cucina" or the French one.]
-
Astro, waa ku dhacday, widaay. Ka bax meesha, afyaqaanada u daa. The words weren't regional per se, but how it is pronounced, as you just elucidated about the word "dixri." Some say [thus pronounce] "tixri," and here you have another third option, "dirxi." Yours, I never heard it once anyone pronounce that way. Most people use "dixri" and "tixri" interchangeable. We folks say "qareer," but but a neighbour might pronounce it "qaraar." This isn't regional dialect, but personal or upbringing of one's own. When it gets regional dialect is when you say "qadhaadh" and I say "qareer/qaraar." Or when one writes rajabeeto/rajastiino, and others might say keysali. About the xarqaan thing, most Soomaalis, including me, say 'xarqaan.' But in the deep sections of old Xamarweyne, Xamarjajab, Boondheere and Shangaani, folks used 'sharqaan.' I use 'banooni' and always thought that is the way. Surprisingly, some neighbours use 'balooni.' I say 'katabaan,' but you will have those who will argue you that it is 'takabaan.' Same with 'suxul' or 'xusul.' Same again with 'ninac' or 'nacnac.' You brought a third way, but your third option is minority, considering most people, that is those I had seen, use the either 'ninac' or 'nacnac.' I think the latter, nacnac, is plural, whereas ninac is singular. I, however, surprisingly, share with you these following: Xabaal, canjeero, katabaan, shucaac, xarqaan, suxul, shaah, and bud.
-
Do MeN Find successful WoMaN intimidating?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Hayat's topic in General
Salaan... Maxaa ka wadaa "successful women?" Do you mean holding degree in minimum education, skirt-wearing, working in a cubicle/office and spending her salary on the latest shoes, purses, and a bit manicure and pedicure here and there with a little insecurity about whole outfield of what is known life, a la Sex and the Magaalo? Is that what is considered "successful" these days? People define "successful" differently in many parts of this world -- applying both to men and women. Some females might be considered "successful" if they only bear a child. Some men are thought to be "successful" in life holding a corrupted office, deliberately living on public funds as they see fit. Such are only two examples. Oh, I just realized you may have meant independent women. Well, Soomaali women were [and are] always one of the fiercest independent women around, from having and managing their own camels and farms to their own large businesses, some in equal partnerships with men. The phrase 'indedependent women' is nothing new to us. Getting a little further education doesn't make one more independent. Eniwey, soo dhawoow, Jawaahir. -
Salaan... Afyaqaanada iyo afsoorada meesha ku jiro, su'aal: Ereyada hoos ku qoran kuwee saxsan ku dhawaaqidooda? Ninac/nacnac Xabaal/xawaal Qareer/qaraar Taash/taaj [lasoo deensaday] Banooni/balooni [lasoo deensaday] Canjeero/canjeelo Dixri/tixri Katabaan/takabaan Shucaac/shacaac Sharqaan/xarqaan Hakaba/xakaba Xusul/suxul Shaah/shaax Ab/aw Rajabeeto/rajastiino [deensaday] Bud/budh
-
"Bangladeshis, too much," he tuts, as we enter the Riverside area where he lives, across the water from the Millennium Stadium. "One comes first and the other one follows." There's irritation, but no hatred in his voice. What about the people who say there are too many Somalis in Cardiff? "Yeah, I know," he hums. Oh, I've been there. Just across from that large stadium. Old, three-storied houses with a small park in the middle form around the stadium. Original Caption: Somalis outside mosque Butetown, Cardiff, Wales. Who knows Diiriye or Xaaji Muuse could be one of these men.
-
Somali people die from hunger inside Saudi prison
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to SOO MAAL's topic in Politics
Originally posted by Allamagan: Cambuuro xumayaal Xaa saas u dhahee, see camalkaa hee. Canbuur, LoL. Soomaali anagaa dhulka is dhignay, runtii. Afarta meelba adduunka jug iyo jac ee nagu hayaan. Hadaaba anaga is dileyno yaa naga naxaayo hee? Waa kaasaa maanta, laba milyan Soomaali shanta gees ee calanka ayaa abaar u dhimaneyso, wax juuq kaleh ma arkin ka ahayn hay'adaha caalamka. Waa u jeedaa maalin walba doomaha masaakiinteena laga tuuro oo Yemen u socdo, yaa juuq iyo jiiq kaleh hee? Koonfur Afrika eber ee naga dhigeen, yaa quuq ka maqlee? Kuwana saxaradii Liibiya iyagoo ugu socdaan ee eber noqdeen, markee Liibiya gaaraan Talyaaniga iyagoo damacsan ee badihii ku xaabteen. Soomaali hadaa nahnay waxaa ku maahmaahnay: Lankii aadiis dhooro aaroodiisna geed saaree. Magoow hadaan anaga is dhoori weynay, oo nahnay dad dalkooda nacay wax dadkaas jecel hadaaba aragtid. Sidii taqsi camal na nalooga dheel dheelo, hana ka xaab xaabino markaas. -
I am Muslim. I am an immigrant. I am a refugee. I am Soomaali. I am a minority. I am not rich. Following that logic, if you think Harper is a friend of me, so is Bush. We abhor same-sex marriage, but this is dhul gaalo, sooner or later this country would've passed that legislation, as it passed all other abhoring practices under the guises of "equal rights." Whether Harper dislikes same-same marriage or not, he is no friend of my Muslinimo, immigrantinimo, refugeenimo, Soomaalinimo, minoritynimo. He is no friend to universal healthcare, either. His only objective is to cut the taxes--corporate taxes and other subsidies to corporations. No poor man's friend. He is rich, and his base consists a significant fellow wealthy people, thus making them get more richer. Kanada also tries at least to be neutral when it comes to Israeli-Falastiin politics in Qaramada Midoowe, though Martin wanted to change that to Israeli side. However, this guy was always a pro-Israeli, pro-Bush. Anti-Islamic. Already he is calling the shots that he doesn't recognize newly elected majority of Falistiin's parliamentarians, Xamaas. He also supports the invasion of Ciraaq by Bush. Imagine voting a leader who supports the oppression of Muslims. Many members of Conservative party support same-sex marriage, because they aren't socially conservative or are small-c conservative. So don't look at only same-sex marriage issue. Have a look at the broader horizon. This guy is reincarnation of Mike Harris' bull shuud "common sense revolution," which destroyed Ontario's urban cities. He wants to destroy Kanada's fabric social programs.
-
But Harper, at his first news conference as the incoming prime minister, said Canadians gave him a mandate... 124 seats out of 306 and 36% of the vote ain't no mandate. Had there being a proportional representation, his so-called mandate wouldn't have been there to begin with. I hope he won't last through the year, either.
