Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,680
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Cacaacal.qam iyo baliis-baliis.quuq Su'aal : Waxaa maamulkii Cabdiqaasim kuu doortay mar ra'isal wasaare, laakiin waxaa la sheega in aad laguu xumeeyey, Somaliland gudaheedana aan lagaaga yeeleen wixii koonfur lagaaga yeelay, sharaftaadii ayaa meel lagaga dhacay, cabdiqaasim-na wuxuuba kugu tilmaamay nin aan tallada reerkiisu xitaa ka go'in, ma waxaasi oo dhan oo ku gaadhay ayaad leedahay Somaliland weli kuma qanacsani gooni isku taageeda iyo karaamadeeda? Jawaab : haddii uu masayr shacab yahay sidaad sheegayso maxaa beesha caalamku idiin aqoonsan wayday mar hore... Jawaab fiican maxaa la siiye.
  2. Maakhir, the article alludes that they are minority. They certainly aren't, but they are unarmed. Can you believe the guddoomiyaasha of Afgooye, Marka, Baraawe, Awdheegle, Qoryooleey and Daafeed [Wanlaweyn] all hail from one sub-clan, who historically or not has no business in there to be? Plus the guddoomiyaha of the whole gobol? Unfortunately, or fortunately for the occupiers, the native residents of these degmooyin still have the old mentality of peacefulness, that everything, like in gumeysigii Talyaaniga, will be good one day. Nabad waa wax muhiim ah, oo laga maarmin for any human being. Laakiin dadkaas lagu heysto gobolladaas wali waa riyoonoyaan, believing, like gumeysidoonkii, all will be good in the long term. Ma'oga this ain't gumeysi duullaan ku yimid oo shisheeya ah, but a gumeysi dhow oo dhul balaarsiga raadinaayo, marna diin ku ganbanaayo, beerahoodana ka xalaaleystay. They can't even go fishing now; they pay extra "tax" or royalty to fish their Eebbe-given right to fish their own native ocean they ever knew. They now are changing, though, testing Indhamadoowe's brutal rule. They started low-level campaign, bombing his xerooyin at night in many degmooyin, thus he started bandow, a curfew at night most degmooyin. It isn't working, since the last two nights already two different bombs occured in Marka, his strongest base. They also distribute waraaqo loogu digaayo and lagu dacaayadeynaayo his brutal rule. Ha ogaadaan unless sidii Caydiid Junior looga soo saaray dhulkii Arlaadi, in Indhamadoowe meelna u socon unless sidii Caydiid Jr. loo galay ku dhicin -- a forceful removal asaga iyo wixii lamid ah.
  3. Dankis and appreciation, Sincere. I made it and here it is: http://www.petitiononline.com/Jinoole/petition.html Folks, sign it now, you were fearful before your name to appear on SOL, now no more. And foward it to your contacts. Dankis again all. PS, I will feature this topic now.
  4. Originally posted by AYOUB_SHEIKH: Bro this chap you keep quoting has lost it, if you ask me. If he thinks images of a boy stabbing knife in another man's neck is an excuse that is somehow's gonna win me over, he must be nutts, to put it midly. What a looney! Qabiil caabudid heer waxaad gaartay xataa Islaanimadii, Soomaalinimadii iskaba dhaafee, xataa bini aadenimadii aad lose gareysid. Eebboow ha naga qaadin humanitynimo. Nin tiir lagu xir xiray, oo wiil yar tooreey loo soo dhiibay ku sur suraayo, xataa in aad ku qososhid iska dhaafee, maanta waxee taagan tahay heer aad ku jees jeesteysid. Eebboow, dadka cuqdada ka saar, wadnahooda daahiri, inteeba saas u dhiman iyagoo ganfuur taagaayo iyo Soomaali ka carar iyo naceyb. Aamiin.
  5. Folks, hadee dhab inaga tahay our intention, magaceena aan ku biirino then websiteyada kale aan u gudbino. Aan iska bilaabo. C/salaan Sh Mukhtaar
  6. Wakaalada maxaa-la-sheegay news waxee lee yihiin, though very unreliable and untrusted, she apparently took her life because of difficulties she had at her school in New York. Hadee taas run tahay, it is very unfortunate.
  7. Originally posted by Castro: quote:Originally posted by HornAfrique: "We need help but instead [the faction leaders] have been feeding us bullets for the last 16 years," she said of Mogadishu's faction leaders. "It is our children they are killing. Their children are in safe countries." Can someone get a list of the warlords participating in this current Muqdisho conflict (whether pro or against the courts)? And also a list of where the families of these cowards live in the diaspora would be great. I don't know waxaa ku sameen lahayd, laakiin just last Sunday in Koronto, a young man by the name of Qanyare Cabdiweli Max'ed Qanyare married in a hall across from the masaajidka Soomaalida. Obviously, a grandson of that notorious warlord. One time or another, this city had plenty of warlords' families, living freely. You name them, from Max'ed Faarax Caydiid the Senior, Cali Mahdi Max'ed, Cabdullaahi Yuusuf Axmed, and now this Qanyare. Cabdi Qeybdiid's brother also lives here. Laakiin waxee kasbadeen aabayashooda ama awoowyaashooda in jiilkooda lagu dambi daro ma u maleynaayi. Magac can't make a person guilty by association.
  8. Been Been Sii Or Dayniile.com Idamaale.com Or Shabeellenews.com Anyway, This Minute has 22 Seconds still on? Mr Ranter, Rick Mercer.
  9. Jen., you've every right to report what's happening in Xamar. Xamar was and, still in a way, is a metropolis that was founded by a civlized people, then settled by all Soomaalis. A lot of us xudunteena ku duugaan, which still makes it our favourite, treasured city, regardless gibberish some express it to be a X clan city, thus wrongly mistaking any negative news from there against certain clans. Xamar yaa naga xigo? Ma kooyto iyo rer gadaal-ka-gaar? When so-called fake surwaalgaab wadaads behave like this, as worse as a declared dagaal-ooge, hadana isla saxan, aakhiro samaan iska sug. When an occupier, a man who is xalaalizing public properties such as Indhamadoowe calls 'jihaad' against his fellow warlords whom obviously doesn't believe he is one of them. In that same speech, he declares henceforth [on that night], he is 'milkiilaha' [owner] of Warshaddii Baastada ee dowlada dhexe. When another fake wadaad such as Korneel Daahir Aweys declares this dagaal is 'xalaal' oo waa laga maarmaan ah, then maxaa la sugaa meesha yaalo? Soomaalida finally are awakened, waana arkeen waxee yihiin wadaad ku sheegaan, just another power-hungry fanctional group, doing their way whatever it takes to achieve, regardless wixii ciyaal, waayeel, haween iyo maato ku geeriyoodo. Aamiin Caamir, as always, is on the point:
  10. Bishaaro, abtina mac sii hee, xaa ugu reebanee macda?
  11. Salaan... Jen., thanks for initiating such an endeavour. I will try to compile a one, though it may rather border ranting than a legitimate petitition. _________________ We the Soomaali people of Diaspora... We the exiled Soomaali people... We the tired, war-weary Soomaali people... We the hopeless, hapless Soomaali citizens... We the powerless Soomaali nationals... We the afflicted, inflicted Soomaali citizens... We the disgruntled, wretched Soomaali nationals... We the mentally anguished Soomaali nationals... We the agonized, demonized Soomaali nationals... We the tormented Soomaali communities inside the country and out... We, a tired, a broken community of us, disenchanted at the state of a nation of ours, a disconnected, disconsolated, discomforted people of us -- we are simply tired of this unending, prolonged clan conflicts, of this tenth-century clan mentality, of this backwardness -- simply, tired, tired, tired of it... We the Soomaali refugees, immigrants, we tahriibs, we who are perishing in Red, Mediterranean Seas; perishing silently at Saxaras of Suudaan, of Masar, of Liibiya, of Yemen, of Sacuudiya; perishing at, too, small seas and border wilderness of Turkey, of Qubrus, of Gareek, of Malta, of Talyaaniga... We the Soomaali refugees in xerooyinka of Daddaab, Iffoow, of xerooyinka at Yemen... We the starved Soomaali people, starved because of famine, because of little knowledge... For the sake of our: Our contaminated, poison-filled ocean... Our environmentaly damages rivers... Our man-made ongoing deforestation, desertification... Our people, sandwiched between to choose consumption of expired medicines imported by merciless, exploitive businesspeople or not having any of these cheap-shot medicines... We Soomaali people considering all calamities above condemn in the strongest, unequivocal possible term this senseless, inexcusable, unwarranted war. We Soomaali brothers and sisters everywhere demand an immediate halt to this senseless bloodshed -- the blood of innocent children, women and men. We simply are a tired community, whose burden can no longer tolerate of this endless fratricidal, inter-clan war recyclements. Really, enough is definitely enough.
  12. Mideeda kale, she could be qoosaarad waynaatay claiming to be 11 (maybe the smuggler told her so.) Allahu yaclam. Qoonsaar aan maqlo shimee igu dambeysay. Dadkiina sheekadeena ama afaaraheena qarxinaayo ogaada waaxda socdaalka ee dalalka reer Galbeedka inay aqrinayaan shabakaddaan, haddii dad badan loo diidana isdhiibitaankooda idinkaa ugu wacdaan doono.
  13. Maxaa ku dhacay xabbad joojintii? It really bleeds my heart, having two waalid there, plus an ayeeyo who joined them recently from Neyroobi, plus a sister and her children. All living three different houses, albeit same degmo of Hodan. The elders refuse to leave Xamar, as my old man did in early '90s, vowing they will die there maalintee tooda soo gisho. Really, walaahi, naxdintii ee naga dhameeyeen. Yaa nagu soo diray inkaarqabiyaashaan. Sidii habar camal ma u habaari karnee.
  14. Source: The Sun. Another tabloid, subscription-seeking trash paper. Weren't it the trashy paper that published donkey-eating Soomaalis. All tabloid papers in UK's disdain for liberal immigration policies are openly known; however, for some incomprehensible reason, this trashy Sun paper has a particular grudge against Soomaalis. 'Possibly,' aha? When did a responsible journalism use that word. Either you try authenticate your source, then cite or never publish anything 'possible, I-think, we-think' opinions. Then it is a tabloid after all.
  15. Shimon Peres asaga waligiis siyaasadda Yahuuda maka retire gareeyo miyaa? Always holding a government office. Ilaa aan maqlay magaciis '92 ilaa hada siyaadda uu ku dhex jiraa, though perceived politically a perennial underachiever. The only Yahuud siyaasi I respect, which is little to begin, is this old man.
  16. Haweeneey ka mid ahayd dadkii saakay ka qaxayay dagaalka ayaa waxa ay ku cataaweysay " Hadii caruur iyo haween la laayo janada lagu galaayo aaqiro waa la wada tagi doonaa ." Haweeneydaasi oo xambaarsaneyd hal cunug dhowr kalena gacmaha ku sidatay ayaa Shabelle mar ay wax ka weydiisay waxa ay ku dagaalamayaan labada dhinac waxa ay tiri "hogaamiyeyaasha dagaalka 15 kii sano waxa ay shaqeeysteen naartii ay gali lahaayeen, laakiin waxaan la yaabanahay wadaadada" ayay intaasi sii raacisay. [shabeellenews.com] Maskiin. Soomaali hadaan wada nahnay naxariistii wax la dhaho naga tagtay. Eebboow qabooji xaaladda. Aamiin.
  17. Salaan... Martiqaad. Sending xawilaad. [Helping a fifth-cousin calling from God-knows where.] Going to maqaayadda, where only one person insists to pay the whole lunch/dinner's set of price. Some even fight, anigaa-bixinaayo iyo maya-aniga-ayaa-bixinaayo. Unbounded walaaltinimo where a person uninhibitedly and unconsciously utters aboowe/abaayo or eedo/adeer to a respective Soomaali person s/he meets. Trusting one another unconditionally, even strangers. Taking a vacation to another city/country, looking forward to stay with cousin you hadn't met in ten years or never met, thus without worrying any single cent going toward to hotels, transportions, etc. Trying to help one another where in distress, regardless if they know one another. Tacsi. Countless people giving you a visit, consoling in the hour of most needed. Going to uninvited aroos, expecting to be treated equally. Kaftanka. Bootada. Fara ka ciyaarka. Madadaaladda. Shactiradda. When they gather, how sheekada always naturally flows, how it always changes, from the latest policy from the prime minister of New Zealand to the best player in German football league, always sharing their two kumi and taano, even if they are ten strangers, new to one another. Feeling a little proud whenever you see any Soomaali wearing dirac, goosgundi, and other hido iyo dhaqanka Intaas ha inoogu joogto.
  18. Af Soomaali muhiimadiis ayaa laga hadlaa, hadana isla qofkii ayaa af shisheeya isticmaalaaya. Af Soomaali waa af udgoon, qani ah waliba, laakiin nasiibdaro dad badan oo isla afkaas u dhashay ayaan jecleen afkooda hodanka ah. Hadaa Soomaalida weydiisay ereyga 'gentleman' maxaa af Soomaali lagu dhahaa, dad yar kaliya ayaa yaqaano. Dadkaas yarna qaarkood si qalad u fasiro, oo lasoo boodaayo 'mudane.' Gentleman sax ahaan waxaa loo fasiraa 'magal,' not confused with 'magan.'
  19. Filthy red-neck province with with lots, lots, lots of sand oil, plus a very right-wing, right-at-home-Ã la-Texas premier. The province only gets interesting when the price of oil rises. Currently, as it did in '70s, its overflown with wealth from that sand oil, thus no tax in provincially. Most Soomaalis who work there are kawaanle and drivers of isjiidka macalarimoodkiis. They make lacag fiican, considering the jobs they do, but faraha iyo dhiiga ayaa istaago the result of cutting hilib baraf ah everyday. Thus, the highest aalkuluusto of dhalinyarada Soomaalida live there, attributing to its harsh cold weather and minimum social life. Sad.
  20. Originally posted by Allamagan: quote: *************PLEASE DON'T USE TRIBAL NAMES ON SOMALIA ONLINE***************** [ May 07, 2006, 11:04: Message edited by: Admin ] Miskiin don't misuse your power, bruv, By Allah, I haven't offended any qabiil.Am I the Admin. now? Eed heerkaas mee gaartay? I could have expected others to accuse me anything, including being the Admin. of this site, but not you, duqa. In brief: I never edited any post in this thread. That is more than abuse of moderatorship, it diminishes my character in person and in life -- not on this cyber world. Waa cadaalad daro, even if mentioning tribal names, I didn't edit lest you accused me of bias and etc, as you already did. MMA, what you are saying is that Gedo is occupied by the SNF? Saaxiib, Gedo Garbahaarey kama koobno. Nor Buuloxaawo. I was referring about Baardheere and Luuq, and midka muranka ka taagneen of Ceelwaaq. As I wrote, qiiqa iyo quuqa meeshaan ka socoto ha dhageysan, but read that UN report, an impartial fact-finding committee qoray who visited Gedo and all its degmooyin. You don't have to believe me or take my word, or anybody. I don't think UN lies, where it has no interest whatsoever. Not only is it about UNka, other non-Soomaali sources documented it too, you can google it. I will give you a brief paragraph from that foresaid report of UNka [i will substitute clans with people's names for simplification's sake]: "In its note on the Gedo region, the UNPOS states that, before civil war broke out in 1990, Bardera was mainly the homeland of various [Arlaadi] clans: [Various reer Arlaadi clans names are listed, including Xaabsade's clan, Shariifka's clan, Shatigaduud's clan, Fowsiyo Max'ed Sheekh's clan, etc.]. There were also [Gabyoow's clan] and [other] clans in Bardera. The Bardera district consists of over 180 villages, mainly inhabited by [Arlaadi] clans. The [siyaad Barre's] clans traditionally, before the 1969 October revolution, formed a minority in Bardera. At that time only one village, Serinly, in the Bardera district was inhabited by [siyaad Barre's] clans. In the 1960s the [Gabyoow's] clan was in the majority in the western part of the town of Bardera, which like Luuq is divided into a western and an eastern part. The eastern part, containing the main section of the town, was at that time inhabited by [Arlaadi] clans, with both [Gabyoow's] and [siyaad Barre's] clans living in the western part. From 1988 to 1990, however, [Gabyoow's clan] members were driven out of Bardera by the [siyaad Barre's] clans and since then most [Gabyoow's clan] members have been living in an area situated between the Saakoow and Jilib districts of the Middle Juba region to the south of Gedo. In recent years a large number of [Arlaadi] clans have returned to the town of Bardera. As both the [Arlaadi] and the [Gabyoob's] clans are weaker than the [siyaad Barre's] clans militarily, however, those two clans have little political influence. Bardera is thus nowadays controlled by the [siyaad Barre's] clans." ___________________ That was only waxaan u sheegaaye. Quuq iyo qaaq meesha ma taalo. Qabyaalad hadee dadka caabuddaan, indhaha ee tirtaa. Then there is that famous xirta based on Baardheere. Ask 'macalimiintaan' qurbaha ku koray, oo living room history inay meeshaan lasoo shirtagaan rabo maanta, who led for centuries xirtii Baardheere until their leader was summarily executed in 1992. About Luuq weyba iska cadahay; it is a town with rich historical sultanate, especially documented by gumeysi doonkii Talyaaniga.
  21. Originally posted by General Duke: I thought this thread was about Jubaland state? What is the point of proving the origins of which clan inhabited which area. As for Gedo the question should e who is the majority in the region know? The majority today matter more than who lived in the area a century or more ago. There is very little demographic information on Somalia. So-called, dreamy Jubbaland talks about the incorporation degmooyin iyo beero xoog lagu heysto. And noo, it isn't about beerooyinka Jubbooyinka. Kuwaas maba la gaarin. It is about the forceful occupation of Baardheere and Luuq, and later Ceelwaaq. No, it isn't about what happened a 'century' ago, it was what happened after the civil war. The majority of Baardheere or Luuq inhabitants and the beeraha dadkaas dabcan jiray xoog baa loogu heystaa, as it is in Shabeellada Hoose or Jubbooyinka. Read that United Nations report with links adigaa arki kartid. I don't think inay a researched and completely finished UN paper been sheegeyso, kuwa qabyaalada la degtayna run sheegayaan. As for who is majority now, no body knows. Still dadkaas xooga loogu heysto beerahooda waa joogaan qaarkood, but can't have their farms back. Some left to other nearby towns. Well, xaqdaro ma soconeyso, as Caydiid, Moorgan, et al., who all occupied Baardheere and other towns nearby, had seen it.
  22. Soomaalida qaarkood waa geeljire, they are nomads. Some of them malaay waaba ka faantamaan, sida ay ugu faantamaan cambuulo, digir, qamadi iyo soor. It is just sad reality, dad ka cararaayo their native food, dad u cararaayo and kuu praise gareynaayo cunto gumeysi iyo dhaqanamo kale laga keenay, sida baasto, sabaayad, bariis, rooti iyo wixii lamid ah. The old governments used to encourage the Soomaali citizens to exploit their national resources, particularly our seas and farms. It was achieving some progress when the civil war started.
  23. I quote myself: The larger towns Baardheere, Luuq and Ceelwaaq, you certainly know and knew who the majority of these towns were and still are. Majority, majority, macalinka. And about NFD, I thought we're talking about Gedo, not to mention there are two Ceelwaaq, as there are two Libooyo and Doollow. For your map, it confirms what I was all trying to say. Baardheere and Luuq is inside Sab area, whatever Sab means, though I assume it refers to reer Arlaadi. Speaking of maps,there are several, one which details very clearly, unlike this obscure one. Anyway, doodaan waan ka baxay. Ii baashaal, abaaba.
  24. Ururka Midnimadda Jambuuriyadda si founded by Darmaan? Darmaan??!! Qish qish qish [i am laughin']...bas, bas. Now, even Dayniile.com has a credibility compared to delusional, self-declared 'president.' You know it, it ain't real poll, let alone a scienistic one. Laakiin niyada ee kuu dhisee, I see. By all means, ku raaxeyso. I conducted my own poll too, my body came up the results: MMA recognizes Suldaanka or is it Malaaqa?