-
Content Count
17,680 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
325
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Salaan... So, where is the cited source? Why there is no other Soomaali webnews reporting? Concocting and fabricating spurious stories is a favourite Dayniile.com pastime, including this unheard and oxymoronic "Midnimadda Jamhuuridda" urur with the bogus poll. There is no poll, since there is no official publication, thus, as usual, it has as little crediblity as anything Dayniile.com reports. To make it worse, no other single website is reporting. Even dadka aan internetka la socon ayaa og how sham Dayniile.com really is. Waaba dadkii soo daabacay sawirkii gabadha xawayaan aan la aqoon isku badashay, misleading a whole gullible sector of Soomaalis. To this day, they haven't apologized. Dayniile.com, as is Bashiir Raage, is haplessly mad at C/laahi Yuusuf's domestic policies, as Qanyare is, who funds the site. Just the other week, they wrote C/laahi Yuusuf is responsible dagaaladda Xamar ka socdo. Dad heerkaas taagan qofkii aamino might as well be as desperate for something to believe. Assuming the recognition of Waqooyi Galbeed irritates his [C/laahi's] supporters, they had unwittingly crossed the line of national integrity of the country and offended with their bogus beenta ah poll other true Soomaali nationalists, not C/llaahi Yuusuf supporters, who themselves care less about national integrity.
-
Abdulahi Yusuf recognizes the idea of a State of Jubbaland?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Gabbal's topic in Politics
Originally posted by HornAfrique: ^Our good Miskiin waynu ka samirnay waaguu la yimi gobolka Gedo sanadyahii 1969 iyo 1991 baa duulaan lagu yimi. Alla maxaa ka raacay! Haatan Maskiin sanidyahii uu keenay waxuu ku turjumaa 1800 iyo 1900. Dhag ha u digin markay sheekada wax rer Gedo ku saabsan tahay, asxaab keena meel ba ku bukaa. Beenta jooji. Waxaas camal, though, waa kaa sugaaye. Laakiin inaad i nabsado in a clear daylight waa xaaraan caleeg. I wrote earlier reer Garbahaarey and Buuloxaawo are not the natives of Gedo. It is a documented history [including this lengthy and thoroughly researched paper by UN], a historical fact you yourself had agreed prior threads on this forum. I didn't say they arrived there by invasion. That is another nabsasho. They were welcomed there by the local rulers, the sultanate of Luuq, and then later in the Soomaali Galbeed War by forceful resettlement by the regime. Since this obviously isn't about the history of Galgaduud, which you are fond to recall, ask the real -- certainly not the later-day sheegato like C/raxmaan Jaamac Barre-- elders, who were welcomed to Gedo as guests, later settling Buuloxaawo and Garbahaarey -- they might confirm this for you. The larger towns Baardheere, Luuq and Ceelwaaq, you certainly know and knew who the majority of these towns were and still are. Don’t take my word for it; google non-Soomaali sources, such as above links, if you are seeking verification. As for elections in 1960s, there was no Gedo, but Alta Jubba [Jubbada Sare] that consisted Jubbada Dhexe, Bakool, Gedo, Bay and some parts of Shabeellada Hoose. What is known as Gedo had four seats in national parliament -- two seats from Luuq and two seats from Baardheere. As whom the MPs personally were and where they hailed from, I will leave you to figure them out. They certainly weren't bogus claimers like C/raxmaan Jaamac Barre, claiming to have been born in Luuq, where in fact it was somewhere in Soomaali Galbeed or Galgaduud. Then again it is ridiculous trying to inform or even educate someone who regards a classical warlord not only a personal idol, but calling him, without a hint of irony, a "God-like" superhuman and "respected and honoured" man. Perhaps someone is confused about war[lord] and our Almighty, our Creator God. God forbid. -
Foes of Foreigners Grow Vocal In Britain
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to ElPunto's topic in General
Ingiriiska still tops the list being the most Muslim-friendly when it comes to Western country. Tell me, which Western nation would dare to free a non-citizen convicted killing a policewoman, as that Mustaf Jaamac was, who the last time I knew was freed. Kanada would do such a thing? 'Security Certificate' mala ilooway. Hello Xasan Amreey. Hello Max'ed Saki Maxjuub. Hello Maxamuud Jabaallah. Hello Caadil Sharkuuy. Hello Qadar family. UK is much, much better than walaa Mareykan, Kanada and Australia iyo New Zealand la isku daray when it comes to Muslim issues. Iskaba dhaaf Continental Yurub. -
Jubba Airways! Now I know they didn't even bother to change the original Soviet colour, I see. Darn them. I used them three times. The last flight was Eebbe baa og. Shuud. One wing, which was located at the window I and another guy shared, was leaking some liquid. We first thought it was gas, and scared the heck out of our lives. We called the 'flight attendant,' that uul guy. He gave it a single look, smiled and said: "Waa iska caadi." What the... Then other 'flight attendant,' this time the Russian lady, came. Shrugging, she too suggested waa-iska-caadi attitude. Pressed to explain, she said -- the shock, the horror -- "we are all going to die one day." We weren't shocked at the statement, we were shocked the mouth the statement came from: A non-believer anaga na waanineyso. Perhaps she had seen too many scenes like that, oo dhaqankii Soomaalida la qabsaday. Since the liquid didn't try fast, we realized it was water. Some really got scared, though. Amazingly, the only two foreign passengers on board -- an Eastern European dude and his Hindi colleague -- were in the mood, joking that "we were going to Soomaaliya, anyway, so what is the fear?" And those who understood nervously laughed. What bugs me is that they don't even own qanaxyadaan ee dalka nagu geeyaan. I don't know why Jubba Airways or Daallo Airlines don't even buy a single mid-sized modern plane. I am sure they have enough capital investment to do that. Perhaps their business vision is old-fashioned, Soomaali-style: small or minimum sized, never thinking about the future and expansion. I hope this new shirkad will take care of them, and if they thought they had monopoly show the way.
-
Shocking pictures of execution: Mogadishu courts
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Awalba surwaalgaab wadaad ku sheeg wax macquul ah kama sugeynin. And kuwa usoo daawasho tagay 15 years of ugliest violence ebb of humankind waa ku filnaan weysay on their curiosity, I guess. Laakiin let's share few facts pertaining to it. This 'maxkamad' is named after the famous, Sacuudi-built road, Maka al Makurama, which, in pre-civil war, was the Soho of Muqdisho, with its famous high-end shops, hotels, schools and cinemas. It was the heart of Muqdisho -- from Lambar Afar to Sayidka. Today, it is the least safe street and least populated in entire besieged, violence-laden city of Xamar, thus the infamous nick-name, Bermuuda. It hadn't been used since UNOSOM left a decade and so ago because famous of having highest bandits concentrated in that area, who refuse even a single transportion bus to use the road, even with isbaaro paid. In the midst of that, we have a "Maxkamadaha Islaamiga" supposedly and freely enforcing laws as they see fit. The executed and the executioner both, as some media reported already before he was executed, belong to unarmed -- not minority since there is no minority clan in Soomaaliya -- clans. What would have they done had he raped a woman? Would have been raped on public as well? -
Salaan... Not many people know this, but in pre-war in our country, our football league and regional tournaments were a lot more exciting with a diehard passionate supporters, some themselves becoming famous fans. Compared to those fans of European leagues today, oh, they were some fans and confident in our own football -- only one other Afrikan country equally had those passionate fans in their own league, which is/was Masar. The fadhi-ku-dirirs at that time discussed Soomaali sports teams with intensity, and which one deserved the best. The teams such as: Horseed Waxool Madbacadda Badda Minishiibiyo Wagad Batroolka Gaadiidka Jeenyo Dekedda Muqdisho I can remember an older and old xaafadmate of mine by the name of Kunciil who never was able to sleep if his team -- I think it was Badda or Horseed -- lost. Who used to curse anybody who mouthed any slight negative thing about his team. Some, like Berluscuni of today, were highest government officials, like Cali Samatar, whose support for Horseed was so ardent. Those were indeed waayo waayo.
-
Magaciisa oo saddexan waa Nimcaan Ibraahiim Bowdan, waxaa uu ku dhashay magaalada Hargeysa 10-kii bishii Octobar ee sannadkii 1988-kii, waxaa iska dhalay Aabbe Ingiriis ah iyo hooyo Soomaali ah, Aabihii waxaa la odhan jiray Bowdan Erick Pascal, waxana uu aabihiis markiisii hore ahaa nin haysta diinta Kirishtaankam hase yeeshee wuu soo Islaamay inta uusan guursan xaasas saddex ah oo Soomaali ah, wuxuu noqday markii dambe Injineer ka shaqeeya wakaaladda biyaha ee Hargeysa, markii dambena wuxuu ku soo biiray diinta Islaamka, waxaana loo bixiyey magaca Ibraahiim. Nimcaan Hooyadiis waxaa iyana la odhan jiray Ruun Aw-Daahir Max’ed, waxey aheyd xaaskii ugu dambeeyey ee Ibraahiim, iyadoo udhashay laba wiil oo kala ah Nimcaan iyo Nimcaale, waxeyna labadaasi wiil oo ku soo biiray qoyska Ibaraahim iyo Ruun, ahaayeen kuwo farxad galiyey nolosha reerkooda, Aabahood waxaa lagu dilay magaalada Muqdisho sannadkii 1992-ki xilligaas oo ay bilow ahaayeen dagaalada sokeeyey isla mar ahaantaana la bar tilmaalmeedsanayey dadka ajaanibta ah. Hooyadoodna waxey geeriyootay Nimcaan oo 7-sano jir ah, sannadkii 1995-kii. Nimcaan intii aaney hooyadii dhiman waxey geysay Dugsiga H/Dhexe ee Sh. Bashiir oo ku yaalla magaalada Hargeysa, lix bilood ka dibna waa uu isaga tagey kaddib markii ay hooyadii geeriyootay, reer abtigii ayaa waxey u wadeen Nimcaan miyiga, halkaasoo uu la qabsan waayey nolosha adag ee dadka miyiga, wuxuuna muddo gaaban kaddib ku soo laabtay waddooyinka magaalada Hargeysa, halkaasoo ka bilaabay noloshiisii iskoriska aheyd. Nimcaan waxaa uu ka mid noqday caruurta darbiya jiifka ah, {Street child}, â€Waxaan meel la seexan jiray caruurta isticmaasha xabagta, xashiiska, qaadka, iyo maandooriyaalka kale, waligeyna xabag {Koollo} ma isticmaalin†ayuu yiri, Nimcaan oo ka sheekeynayey bilowgii noloshiisa dhibka iyo silica badan, Nimcaan wuxuu baranayey muddo sideed bilood ah hawlaha dhismaha, isagoo qabtay shaqooyin ay ka mid yihiin Baalash, {Caseeye} hawlaha dhismaha iyo Kirishbooy, kuwaasi oo uu dhib badan kala soo kulmay. â€Nolosheyda waxaa iigu dhib badnaa markii habeen uu jiray qabow ba’an uu nin waalan naga qaatay buste dhaxameed uskak badan oo aan wada huwaneynay aniga iyo saaxiibkey kale oo darbi jiif ahaa, waxaana anagoo in badan wada hardameynay markii dambe nooga qaaday niman kale oo ku soo baxay cabaadkeena†Nimcaan oo noloshiisa adag kasii warbixinaya ayaa wuxuu leeyahay, â€Saddex jeer ayaa waxaan helay fursado aan ku aadi karay dalka dibaddiisa hase ahaatee waxaa fursadahaa idhaafiyey dad aan nolosheyda rabin, laba jeer waxaa i wadi rabay hay’adaha Qaramada Midoobey, marna dalxiisayaal Jarmal ah balse maxey kuugu taallaa garoonka ayaa la iga soo celinayey iyadoo la lahaa {kan yari wuu Gaaloobayaa}, aniguse waan jeclahay Diintayda Islaamka oo ma gaaloobeen. Nimcaale Ibraahim Bowdan oo ah wiilka kaliya ee ka weyn Nimcaan, wuxuu dhashay sannadkii 1986-kii, waxaana koriimadiisa dusha u ridatay ayeydiis oo la odhan jiray Aamina Aw Daahir Qaalib, oo xiligaa ku nooleyd magaalada Muqdisho, waxaana u suura gashay iney geyso Kuleej waxbarasho oo Talyaanigu gacanta ku hayey, waxaana uu nasiibkiisu noqday in markii dagaalka sokeeye ee Soomaaliya uu sii xoogeystay uu ka mid noqdo dadkii ajnabiga ahaa ee safaaradda Talyaaniga ay ka daadgureysay Xamar, iyadoo sidaana Nimcaale lagu geeyey Talyaaniga. Nimcaan waxaa noloshiisa qodax ku soo taagnaatay muddo ku noqday nin hooyadiis ay qaraabo ahaayeen oo aad u cadaadin jiray sida uu isagu sheegay, â€Waxaa uu ibaday in aan dhib badan maro†ayuu Nimcaan si muruga leh u yiri, waxaa kale oo uu xusay in nin seedigii ah oo qabay walaashiis oo Ingiriiska ku nool uu kala kulmay cadaadis aanu ka fileyn, â€Waxaan kula kulmay Hargeysa, wuxuuna ila hadashiiyey walaashey, iyadana waxey kula dardaarantay inuu i ogaado, waxaan joojiyey markaa kaddib, kirishboynimadii oo waxaan is iri markan waxaad la mid tahay asaagaa, hase ahaatee, seedigey wuxuu la yimid isbedel isagoo canaan aanan galabsan ii joogteeyey, isla markaana walaashey ka dhaadhiciyey in aan ahay wax iskuma fale isticmaala waxyaabaha maanka dooriya, markaas kaddib waxaan bilaabay inaan cuno qaadka, anigoo isla galabkaaba markii ugu horreysay soo qaatay qaad lana soo ag fariistay guriga hortiisa, dibna waxaan ugu laabtay noloshii aan lahaa waad ka baxday iyo riyadii beenowday ee aan runta u haystay. Wiilkan Nimcaan ah wuxuu leeyahay hiwaayado kala gadisan, â€Waxaan ku fikiraa in aan sameeyo hees luqadda Ingiriiska ah oo aan ugu magacdaray I am alone! oo macnaheedu yahay Waan cidloonayaa! taasoo aan uga hadlayo nolosha aan soo maray iyo tan aan haatan ku jiro, waxeyna qeexi doontaa heestaan waayihii aan soo maray†balse layaabka jira ayaa wuxuu yahay Nimcaan inuusan garaneyn luqadda Ingiriiska, marka laga reebo xoogaa yar oo badbaado, â€Aad baan u calool xumaadaa markaan is ogaado inaanan garanayen luqaddii aan u dhashay iyo markaan arko dad aan u dhalan Britain oo ugu hadlaya sidii dadkeena oo kale†ayuu yiri Nimcaan oo aad ka dareemayso sida uu uga xunyahay inaanu garnayen luqadda reer aabbihii, waxaase uu sheegay inuu ku talo jiro barashada af Ingiriisiga, â€Haddii aan helo maalinkii laba saac oo firaaqo ah muddo lix bilood ah waxaan ugu hadli doonaa luqadda Ingiriiska si isdaba joog ah oo cidna aysan cid kale iiga tarjumin†ayuu yiri Nimcaan oo nagula sii kaftamay â€Safarkiina dambe ee Hargeysa waxaad ii imaan doontaan aniga oo Tarjubaan ahâ€. Waxaa jira laba hablood oo ku aabbe ah oo ku nool dalka Ingiriiska kuwaas oo lagu kala magacaabo Shukri Ibraahim Bowdan iyo Iimaan Ibraahim Bowdan, in kastoo aanu la laheyn sida uu sheegay wax xiriir ah, Nimcaan waxa uu dareemaa inuu kaligii yahay mararka qaar, â€Marka la gaaro ciidaha oo aan arko ilmo waalidkood la socda oo suuqyada imaanaya, waxey ugu sii daran tahay marka aan maqlo iyagoo hooyooyinkood ku dhahay dharkaan ma rabo ee kuwaa kale ii iibi, runtii waxaan is iraahdaa haddii hooyadaa ay noolaan laheyd silacan iyo murugadaan subax noolba kuma waabariisateen†sidaa Nimcaan ayaa yiri isagoo sharaxaad ka bixinaya sida dareenkiisa isku badalo xilliyada qaar, waxaana uu gabdhaha la dhashay ka codsanayaa iney garab siiyaan oo ay la soo xiriiraan xaaladdiisana wax ka ogaadaan. La soco
-
Is rasaasayntan ayaa waxay ka dhalatay muran abuurmay ka dib markii ay ciidamada xaruntoodu tahay guriga madaxtooyada oo rabay in ay galaan dukaan dharka lagu tolo (dawaarle) oo ku yaalla ka soo horjeedka Garaashka Iikoow ee agagaarka Hotel Gacanlibaax oo watay baabuur nooca Landcruiser ah ay soo ag mareen wiilal dhalinyaro ah oo ka tirsan ciidanka Xildhibaan Maxamed Ibraahim "Xaabsade", gaar ahaan maleeshiyooyin ka soo jeeda beesha [qabiil] oo meel fadhiyay. Markii uu dhaafay baabuurkii ay wateen ciidamada xaruntoodu tahay guriga madaxtooyada ayaa waxaa maleeshiyooyin ka tirsan ciidanka Xildhibaan Maxamed Ibraahim "Xaabsade" "gaaray dhoobo ka soo firdhatay baabuurka " sida ay sheegeen maadaama magaaladu uu roob ka da'ay maalmihii tagay. Maleeshiyooyinka ka tirsan ciidanka Xildhibaan Maxamed Ibraahim "Xaabsade " oo sida ay sheegeen ka caraysan dhoobada gaartay ayaa raasas ooda uga qaaday baabuurkii ay wateen ciidamada xaruntoodu tahay guriga madaxtooyada waxayna dhaawac gaarsiiyeen laba ka mid ah ciidamada xaruntoodu tahay guriga madaxtooyada oo mid ka mid ah uu dhawaciisu uu halis yahay. Sii wado qoraalka. ___________________ Reer baadiye hub qaatay, wax kale aan caabuddin ka ahayn qoriga caaradiis, dhiiqo yar kugu fariirto in maanta Aakee [AK-47] la iskugu jawaabo ee noqotay. Dhiiqaddaas hal qof aa ku dhintay, lix kalena ku dhaawacantay. Waxmagarato iyo damiirlaawe maxee dalkeena dowlad la'aanta ka faa'ideysteen.
-
Aamiin Caamir still is a staunch pro-unity. Adiga ayaa tiri 'empty heehaws,' marka Riyaale oo u jirto Buuhoodle wax saas aan u dheeren can't go there, yet claims to be a head of an administration that governs that area. Only wanted you to show how 'heehaws' are equal in both sides, not that baarlamaanka isku-taga is any better.
-
Umm, can Riyaale do anything about Laascaanood, Buuhoodle, and a whole junk of Sanaag? Ninba tiisa ayaa heysato.
-
Dahir Abdulle ALasow Waagcusub Muqdisho Somalia I would rather believe any point Bush lecture me about Ciraaq than believe this shilin-maheysaa Calasoow. He is nothing but good at slandering, libelling, defaming others, serial plagiarist, and on the top of it all, a compiler of his wildest dreams as a story. He is an epitome of what is wrong with the whole aspect of Soomaali 'journalism.' Marax dhan ayaa website iska sameysto, then invent wildest stories.
-
Salaan.... Baashi, nice to see you again, widaaygiis. One little correction, though. Indhamadoowe wasn't born in Marka nor any part of the entire Shabeelladda Hoose. His family abaartii Dabadheer ayaa keentay, by the benefit of the regime, to Shabeelladda, particularly to Qoryooleey. He was a bus driver to and fro Qoryooleey and Muqdisho markee dowladda dhaceysay.
-
Abdulahi Yusuf recognizes the idea of a State of Jubbaland?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Gabbal's topic in Politics
Dad baa riyoonaayo. I don't see any hope in such an endeavor. His clan, from historical records, is one of native clans in Kismayo, but i am against the alliance. This uneasiness about the unholy alliance stems from qabiil perspective, aha? You are against the presence of Seeraar and Goobaale in Kismaayo, but you have no qualms against the other third, transplanted reer Galgaduud in that area, Hiiraale? Lest you forgot Jubbooyinka consist laba Jubbo, Jubbada Dhexe and Jubbada Hoose. Jubbada Dhexe, which wasn't a gobol of its own at independence, consist such degmooyin as Bu'aale [the regional capital], Dujuuma, Jilib and Saakoow. Jubbada Hoose has following degmooyin: Kismaayo, Afmadoow, Baraare, and Jamaame. So, tell me, which 'historical records' does it mention the himself transplanted warlord's people live at any of these degmo? You feel about the people of Afmadoow, which should be applauded, but completely ignore the plight of other people who majorly settle other degmooyin in Jubbooyinka. Do not confuse about Jubbooyinka with Buuloxaawo or Garbaahareey. If a forceful occupation ay wax tareyso, heed that Moorgan ruled Jubbooyinka, even Gedo, for several years. Same with Gabyoow, who ruled part of Jubbooyinka. Same with Cumar Jees. Same with Caydiid Senior [who at one time ruled almost the entire South, from Mudug to Jilib], and later with his Jr., who ruled as late as 2001 part of Shabeelladda Hoose. Maanta meeshee dadkaas ku dambeeyeen waa aragtaa? Xaqdaro waligeed ma guuleysato. -
President Yusuf holds court in London,....
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Dankis about wararka, saaxiib. I was expecting inaad odeyga soo siyaaradid nooh. NB, odeyga muuqaalkiisa iyo xataa qudbooyinkiisa waxaa laga dhansan karaa qof is badalay camal. I mean, toogtaan maba hadlo, oo dhif dhif uu hadlaa, markuu hadlana ereyaddii kulkulahaa wuu iska dhaafay, oo si degan u hadlaa. -
Kalifoorniya iyo Kanada
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in News - Wararka
Bishta, ma ogeyn miyaa? Maraxoo aan isnaqaano ayaa markee heesta meeshaas mareyso i dhihi jiray ii turjun. Maxaa ka wadaa aan dhahaa? Afmaay uu ku heesoyaa ee ii turjun kulahaa. Kir iyo wid liki eri aan ku dhahay. Ereyo Afmaay wuu ku dardaraa, laakiin qeybtaas ma'aha aan u sheegay. Sida kuwaan camal: Beledkeena bur buray Basali lahaydee Dadkii shalbaheen Beled gaalo degeen Barbaartii halawdey Dhega bogsadeen Bil'aan isku dhaafeen Badi barshoow qabanee "Buuloow" ani dhali "Kuuleey" hada is baradaane Laakiin maraxaas wuxuu u maleyn jiray heesta dhan Maay inay tahay badankeeda. -
Salaan... Boqolsoon, Eebe ha u naxariistee, is above dirty tribal politics, whose consequence unfortunately killed him. Waxa maanta isdabayaacaayo wax gaaro ma jiro. Maanta 'wadaad' hubeysan surwaalka soo gaabsaday oo aqal xaaraan kasoo kacaayo aroortii, walaalkiisana beer daddoow dad leh xoog ku qabsaday, dadkii lahaana gumeysto, taas jirtana shib ka ah, kii ilmo adeerka yihiina isbaaro u taalo, hadeeba iyaga u yaalin isbaaradda naftirkeeda, masaakiinta abaar iyo dhibaato kale keentay magaaladana kasaareen meelihii dowladda lahayd ee kaga jireen nolol maalmeedkooda, sida Isbitaal Digfeer maalin dhawayd ugu dambeysay markee dhufeys ka dhigteen, oo masaakiinta laga saaray -- hadana isla wadaadadaan ayaa ku leh 'jihaad' ayaan ku jiraa, oo 'gaal' aan la dagaalameynaa. Adduunyo xaalkeed ahaa, hadana isla kuwaas ayaa dad taakuleynaayo, oo shabakooyinka la fadhiyo hii iyo hoo. Intii saas lagu jiro, oo xaaraan iyo xalaasha la kala saarin, xaqdaradda iyo xoognimada la kala soorin, waligeen Soomaali hadaan nahnay meel ma gaareyno.
-
Magac maala isku heystaa? Actually, magaca Faarax Baluu[g] wariya Xamar caan ka ah ayaa la dhahaa, oo last time aan ku ogaa asagoo Hornafrik u shaqeynaayo. Sababta loogu wacay baluu[g] waxaa waaye the colour of his skin madoownimo wey dhaaftay oo baluugnimo ee gaartay.
-
Codetalker, I don't know about him, but markuu yiri cunug Amxaar ayaa iiga sokeeyo kan Soomaaliga Koonfur jooga, aad aan ula yaabay. He was in Koronto two years ago, and a local Soomaali radio was interviewing him with open calls from the community. Someone cornered him, asking: "Why do you hate reer Koonfur?" He answered flatly, "I never hate reer Koonfur, oo ciyaalkeyga reer abtigood ayaaba reer Koonfur ah." I was surprised, oo haduuba xaas reer Koonfur qabo waxaas see ugu suurtowday. And hadeeba dhab ka tahay ereyadda uu sometimes uu ka dhaho Soomaalida kale ma dhaheen. Muraad, he is their version of Max'ed Dheere, even though, at least, this guy seems educated.
-
Saaxiib, waa lagu salaamay horta. Labadaan bari the old man is staying in Landhan, ee wali ma u tagtay. Haddaa u tagtay, aqbaar nagasii. Siyaasaddiis intee mareysaa? Waxaan wararka ka arkaa everybody uu qaabilayaa this time, a huge change from wixii lagu bartay.
-
Salaan... Horta qoraalkii kor ku qornaa caadooyinka si fiican uma faah faahin. For example, Dabshidka si fiican faah faahin ma ugu bixin. Marka I will add a few words. Dabshidka is our new year; it correspondences in late Luuliyo [July], between 20 and 25th of Luuliyo. Note, it happens at the end of spring, and where jiilaal starts. A kinda like baroordiiq for the just departed gu'ga [spring]. We share this with ancient Persians, present day Iiraan. They call it Neyruush [or Neyruus, as the folks up North call it their version of Dabshidka]. So, Dabshidka is our ancient fireworks, which we mastered long before the West realized it. For Istunka, the participants believe they need to do it, otherise upcoming year's harvest won't be that abundant. Note, it only happens where farming is possible, such as Shabeellaha Hoose. As opposed to Dabshidka, which is universal to Soomaalis, Istunka isn't. Getting ready for Istunka at Afgooye in Luuliyo, 2004.
-
Filin korkaaga ha lagu jilo adoo dulman
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Muraad, LooooooooooooL. Macoow Awdiinle waaye yaa ogaado. Mise Xaaji Macoow Canjeero? Ma xasuusataa Xaaji Macoow Canjeero? Afisiyooni iyo Martiini agagarkaas uu ku lahaa biibito, nin laga dambeeyo uu ahaa aan maqlay. Mise koleey adiga Cismaan Sheekh Macoow aa xasuusataa deganaa Taleex. Widaaygiis, markaan Xamar '03 tagaaye, maalin ayaa kuwa aan horey isku ciyaal xaafad u ahayn ii waday Xamarjajab ee markaas deganayeen. Maadaama intii ka horeysay aan ku sugnaa Xamar aan ku arkin wax dhalaalaayo, waxaa islahaa Xamarjajab ee joogaan kuwii dhalaali jiray. Markaa taagay xaafaddaas, kuwa kasii daran ayaaba jidadka fafadhiyo. Makulaal madoow iga dheh. -
Soomaali maxaa lagu dhahaa 'sex'? Galmo? Wasmo? So let's visualize hooyo gabadheeda u wacdineyso. "Hooyo, kaalay wasmo aan ka hadalno."
-
Shaleey: "Wiilka ku dhashay Muqdisho waxaa iiga sokeeya wiilka ku dhashay Addis Ababa." Maanta: "Xisbiga UCID [Waraabe] wuxuu mar kasta ku waaninayaa dadka walaalihiis ah ee degan Muqdisho..." ________________ I yadoo hadda laga joogo in ka badan 15 sano markii xukunka laga ridey xukunkii keli taliska haa ee Siyaad Barre talada dalka ayaa misana waxaa muuqata in dhibaatooyin badani ka jiraan guud ahaan Gobolada koonfureed haba ugu sii darnaado gobolka Benaadir ee, waxayna keentey iney dhacaan dagaalo beeleedyo sababay dhimashooyin, dhaawac, barakac ku dhacayey dadka maatada ah iyadoo kolba dushooda ku hardamayeen kooxo doonaya iney dano gaar ah gaaraan kuwaas oo haba yaraatee u naxariisaneyn dadkooda ay dhibaatada ku habsatey. Dagaaladaas Gbolka Benaadir ka dhacayey heerar kala duwan beey soo marayeen, cid guul ka gaadheyna haba yaraatee ma jiri, cidda kaliya ee ka faaiideeysateyna waa kuwa dhiiga dadka daadiyaiyagoo aan rabin maamul inuu shaqeeyo. Waxaa la yaab leh in dadku weli aanay dareemin in dagaalada Xamar ku soo noq-noqonaya in ay ka danbeeyaan dad dano gaar ah leh oo aan jecleynin dadka degaanka Muqdisho ay nabad ku noolaadaan, waxayna weliba qaarkood rajaynayaan in dagaalada qabaa`ilka ****** ka dhex socdaahi ay dani ugu jirto oo ay xukun ay Soomaali xukumaan ku gaadhayaan. Xisbiga mucaaridka ah ee UCID wuxuu aad uga xun yahay dagaaladaa soo noq-noqonaya ee ka jira magaalada Muqdisho, wuxuuna aad uga walaacsan yahay dhiiladaan colaadeed ee hadda soo cusboonaatey isagoo u arka in dad aan rabin wanaaga beelaha dega Gobolka Benaadir ay ka danbeeyaan waxaaney ka dhigan yihiin sidii dhaawacii haadu dul heehaabeysey ee bakhtiga sugeysey. Reer Muqdishoow Cabdulaahi Yuusuf oo hamuun u qaba xukun sifo kasta oo ay ku kacdo waa idinku dhow yahay, wanaagiinan ma jecla oo wuxuu ku farxayaa is dilkiina, wuxuuna sugayaa intaad isku madhanaysaan isaga iyo ciddii la mid ah ee aan jecleyn wanaagiina. Waxaan idin kula talineynaa inaad dagaalka joojisaan oo caqligu uu shaqeeyo, innad isu tanasushaan oo aad ogaataan inaan dagaal cidina guul ku gaadheyn, ku dayda jidka aan nabadda u marney oo haddii ay dhab idinka tahay aad nabad ku gaadhi kartaan. Xisbiga UCID wuxuu mar kasta ku waaninayaa dadka walaalihiis ah ee degan Muqdisho iney ilaahooda usoo noqdaan oo dhiiga macna darada ku daadanaya ay joojiyaan, kana digtoonaadaancadowgooda shirqoolka la maaganee uu Cabdilaahi Yuusuf ugu horeeyo idinkoo welibana og inuu marar badan oo hore ku cel-celiyey in ciddii ka hortimaada uu abdda ku shubi doono, wuxuuna raadinayaa meeshii uu uga soo duuli lahaa Muqdisho. Wuxuu kolba fadhiisin ka dhiganayaa goob uu is leeyahay Xamar baad ku qabsan kartaa. Haddaba ma shaqayn doonaa caqligu oo ma garan doontaan dhagarta la idinla damacsan yahay ? mise dadkiina waxaad kula jiri doontaan hoog iyo baaba`a ? Uu danbeyn xisbiga UCID ee walaalihiin ah wuxuu idiin soo jeedinayaa inaad dagaalada joojisaan, wada hadal aad ku dhamaysaan xurgufta dhexdiina ka jirta oo aad ka digtoonaataan shirqoolka uu cadowgiinu idinla damacsan yahay. Baaq by Feysal Cali Waraabe
-
Caaddo singular waaye, caaddooyinkana plural. Aniga singular aan iska qoray, laakiin si ahaan, yeah, caaddooyin should have been used since caaddo badan meesha ku qoran. Siyaaradda aad ka hadleysidna waxaan u maleynaa Biyooleey oo Bakool ku taalay oo ahayd siyaaraddii Sheekh Aweys iyo Sheekh C/qaadir Jeylaani. Ar maxaa geel lagu qalay. It used to happen bishaan lagu jiro oo ah Abriil. Bishka, caado iyo caaddo midka ah mid Soomaali ma hubto. Aniga caaddo aan u maleynaa inay saxsantahay.
