-
Content Count
17,713 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Yes, dear, we are environmentalists nooh. Wait a minute, the bag is worse for the environment than the plastic, no? Markaan Kanada imid, magaala ugu horeyso aan deganaa was Windsor, Ontario, just a couple yards away from Detroit, Michigan, literally. This guy aan isla deganeyn ayaa ka shaqeyn jiray Detroit, oo markuu soo noqonaayo sometimes keeni jiray caanahooda oo caaga weynaa ku jiray. Caano aad iyo aad ugu macaan ayee ahayeen oo kuwa Ontario saas ma'aha, I don't know; a real good taste lahaa. NB, here in Koronto we have a maqaayad soor sameyso -- actualy the only maqaayad in Koronto soor kariso -- marka caano special ayee u sameyaan, oo garoor iyo caano geel u dhadhan ah, dhanaan ahaan. Their secret, however, eventually waa lagu fahmay, though: Sprite iyo caano lo' ee isku daraan iyo wax kale, markaas ayee na dhihi jireen caano garoor waaye, and a friend of mine used to insist wa caano geel lasoo import gareeye. Shuud.
-
Nuune, hada waxaa i dhihi rabtaa miyaa waligeey caanahaas ma dhadhamin? Sheeko Been Hawaas naga dhaaf, widaay.
-
Courts confusion sets in: to talk or to fight?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Salaan... Horta let's clarify few facts about Amxaaro iyo danaha ee Soomaaliya ka leedahay. All Soomaalida should know Amxaaro never wanted, never wants a united strong Soomaaliya that soo ceshan karto Soomaali Galbeed. That always was its first foreign policy and last. Always have a weak, divided, qabiilistan neighbour isku mashquulsan that was formerly known as Soomaaliya. If that isn't politically and visibly possible, then rule by proxy, install stooges, support warlords until they wipe themselves out of the face of this Earth. Museveni of Uganda calls it 'fratricide,' a slow genocide and, I am sure, Sanaawi loves it. Amxaaro or Tigrey regime already has weak, obedient puppets installed in Waqooyi Bari and Waqooyi Galbeed, and rules by proxy, in addition to most members of transtitional federal government seated at Baydhabo. It also rules by extension most of gobollada ku hareersan Soomaali Galbeed, including Hiiraan, Bakool, Gedo, and parts of Togdheer. This ain't no secret. It also until recently ruled a greater part of Shabeellada Dhexe, including a dekad it was building there in Cadalle, undermined by the Maxkamadaha's unexpected victory in Jowhar. Tigrey regime also controls Berbera port partially, oo waxee rabaan kala soo deggaan, including weapons Soomaalida kale lagu laayo, ama qabqable kale lasoo siiyo. No body baaro waxee lasoo deggaan in that port. Yaa kala haayo ciidamada iyo maleeshiyada Waqooyi iyo Bari ee isku horfadhiyo at Aricaddeeye in Sool? If you are a longtime observer of Soomaali turmoil, you should known, waxaa kala haayo, Eebbe ka sakoow, Sanaawi -- not Riyaale or Cadde, oo waa hore ayee is jafi lahayeen. Alas, the guy, i.e. Sanaawi, calls the shots. In his political short term gain, it ain't his interest to have that conflict now, which he knows will never be won and make a new refugees to overflood Soomaali Galbeed. He sent his officials when there were a few skirmishes and an official war was on the verge a few years ago, waa kuwa kala celiye. Not many Soomaalis know this political open secret. Marka considering all of this, maxaa waaye Amxaaro huu-haadaan cusub? Amxaaro iyo Tigrey regime magac Soomaali baaba'o wax ee ka jecleyn ma jirto, let alone dal burburay. Laakiin hadaan anaga Soomaali kalsooni aan isku heyno, oo walaaloow aan ku tashan weynay, oo 16 is rifeynay, oo is dhameynay, then dad baa kuu talinaayo. Tigrey regime never would ay haweysan lahayd Soomaaliya hadaan dad isku duubban, oo midnimo iyo iskaashi ka dhaxeyso ahayd. But we aren't. Iskaba dhaaf midnimo, cuqdad, xaasidnimo iyo wax ka daran ayaan isku qabnaa. Wiil Soomaali dagaal micno ahayn ku dhinto mana dhibto hadaan Soomaali nahnay, unless it concerns gobollada ee degaan your qabiil. Runta hala isku sheego. Amxaaro aan isku wada dhiibno, mise aan si caddaalad, kalsooni ku jirto ah aan u tashano danaheena iyo mustaqbalkeena. Labadooda mid dooro ayaa Soomaali laga la yahay. Ain't no tough choice, is there? -
Good move on ICU...Khartoum delegation pictures...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Cumar Xasan Bashiir, Daarfuur wax haka qabto. Or hadu wax taraayo his country's conflict dabadheeraatay in the south ayuu waa hore wax ka qaban lahaa, until pressure xoog lagu saaray. Every so-called leader 'statesman' ayuu ka raadinoyaa danaha Soomaaliya. Yemen's Cabdalla Saalax tried that. Uganda's Museveni, too. So was the old effort's by Masar's Xusni Mubaarak, and Liibiya's Qadaafi. -
Saan Galbeedka u imaaday, wax walba saan u maqlaaye, heer waxaan gaaray waxaan maqlo inaan madaxa lux luxo ka socdo. Nothing, absolutely nothing, shocks, surprises, astonishes, amazes, dumbfounds me anymore. Nothing. This story below, which I read a couple of days ago on Toronto Star, joins that long list of non-surprising madax lux luxid. ______________ Mother's milk may be the healthiest food for babies, but is it art? Yes, according to Jess Dobkin, a lesbian mother and artist who will present her work Lactation Station Breast Milk Bar on July 13 at the Ontario College of Art and Design, the institution of higher learning that a few years ago brought you vomiting as performance art. The audience will be invited to sip during cocktail hours (5 to 8 p.m.) small cups of pasteurized breast milk donated by six lactating new mothers in the community. Dobkin has obtained a breast milk pasteurizer and will have the milk tested by a lab. "I am taking all precautions," she said in an interview. "Donors have all been screened." She is also designing a unique serving vessel for each woman. "I conducted interviews with all the donors and I worked with each to envision the appropriate serving device, the way different glasses are used for red or white wine. The vessel is designed to bring out the uniqueness of each woman's milk." Following the "tasting," there will be an artist's talk and discussion. Dobkin, who came to Toronto from New York, and has received grants from the Toronto Arts Council and the Ontario Arts Council, said in a news release she became interested in taboos surrounding breastfeeding. "This project re-contextualizes something often regarded as indecent or repellent, offering a celebratory view," the 36-year-old said. "A substance that nourishes us in our infancy later becomes a curiosity in adulthood." ________________ Ah, disregard the title above, baliis. I ain't no perv.
-
the money for travel is either coming from countries that invite the president, his own or the Un's poltical office in Somalia which give the government some money for travel use by the TFG in its effort to bring Somalia back into the international community. His own lacag? War the old man's jeeb waa foorinoyaa, iskaba dhaaf wuxuu diyaarad ku raacee, wax uu hoteel ku bixiyo mahaayo. Unless, of course, waxii laga soo tuugsaday from international community uu masuq maasuq ku sameeyo, which, as an Afrikan wannabe leader, he does or not. Lacagtaan safaradaan badan lagu aado Qaramada Midoobey's office of United Nations Development Programme in Neyroobi ayaa loo soo marsiyaa, from Scandinavian countries, mostly Iswiidhan and Norweey, ee ma'aha wax uu jeebkiis ka awoodo. Despite UNDP's effort to reduce corruption meesha ee ku baxaan dhaqaalaha, still masuq maasuqnimo waa dhacdaa, oo xafiiskaas ee ku lee yihiin xaga Neyroobi waxaa u fadhiyo a cousin of Geedi, Shariifka's close associate and Cabdillaahi Yuusuf's trusted man. The only face known publically is that cousin of Geedi; other shadows, who work behind the scenes, aren't that visible. Plus, Geedi still mantains a mansion in Neyroobi, paid, apparently, from the public purse, through UNDP. Plus, they mostly use a second-hand upstart airline called Mudan Airlines, which is reputedly owned by a distant relative, related clan-wise, of Cabdillaahi Yuusuf Axmed. _____________ And now back into Great Leaders' schedules: All three are in Neyroobi, Kiinya. They initially misreported that Geedi went to Khartuum. However Neyroobi ayuu ku hakaday, but they are all now going to Khartuum together, which forces me to ask a burning question: Don't they trust one another? Maxee meel walba iskugu daba tagaan? And what will Shariifka do in Khartuum? Shariif ka wareer badan waligeey ma arkin. Sometimes he is a prime minister, doing the executive; other times, performing the president's duties, in addition to being a guddoomiye to his baarlamaan's legislative.
-
Xusuusin: Waxaa jiray sawiro 8 gaaraya oo ay shabakadda Shabelle.net faafisay fiidnimadii Isniinta 19 June 2006, balse laga saaray website-ka shabakadda aroornimadii Talaadada 20 June 2006. Sababta ay shabakaddu dib ula laabatay sawiradaas ayaa loo qaadan karaa culeys kaga yimid dhanka Maxkamadaha, iyo Saxaafadda xorta ah oo afka la qabanayo. Maxkamaduhu waa in ay dareemaan in Bulshaweynta Soomaaliyeed ay indhaha ku hayso oo falalka ay ku kacaan la miisaami doono. Well, Shabeelle sold the pictures to Reuters, so hadee sawirada ka bixiyaan shabakadooda because pressure from Indhamadoowe wax weyn ma'aha. Here's ninka la qisaasay by the kangaroo court: Elmi Ba Hassan Adow prays before his execution, ordered by Ifka Halane Islamic Sharia court, in Mogadishu June 19, 2006. Adow, 28, was found guilty of killing Saney Omar Hussien, 45, over a marriage dispute in Afgooye district, about 30 km (19 miles) south of Mogadishu, on August 11, 2005. REUTERS/Shebelle Media (SOMALIA). Elmi Ba Hassan Adow (L) is shot with a rifle at close range by Weli Omar Hussien, the brother of a man whom Elmi murdered, during an execution ordered by Ifka Halane Islamic Sharia court in Mogadishu June 19, 2006. Adow, 28, was found guilty of killing Saney Omar Hussien, 45, over a marriage dispute in Afgooye district, about 30 km (19 miles) south of Mogadishu, on August 11, 2005. REUTERS/Shebelle Media (SOMALIA).
-
Today's [Juun 21] leaders' itinerary schedules: Max'ed Cali Geedi [in Khartuum, Suudaan] C/llaahi Yuusuf Axmed [in Addis Ababa, Itoobiya] Shariif Xasan Shiikh Aadan [still in Neyroobi, Kiinya] _________________ Safar salaama. Dad nabad, raashiin iyo wax walba u baahan ayaa idin sugaayo, idinkana hadba meel diyaarad u raaca, oo iska baashaala. Wax idinka maqan ayaaba iska yar.
-
Waxaaba kaaga sii daran, the flag-waving Yahuud-wannabe dude markuu celebration sameynaayo, who scored that goal? A Muslim, la yiraahdo Cali Suulleey Mansuuri. Or something like that. There are also other Muslim players, like Xabiib Max'ed iyo Axmed Ciise. Perhaps that guy should bring a Falastiini flag next time. It would be interesting. But now, I ain't no fan of theirs. Never was a fan of Afrikaan teams, either and ever. Ciyaarahoodaba kama helo. Bug. Bug. Bug. Lee la ciyaaraa. That is their style. Jarmalka. Yes. The only team aan la jiro since aan bilaabay banooni fiirsasho, oo aan ciyaal ahaa. Along with Xaaji's Romania, Jarmalka xul aan waligeey la jiray waaye, with Matiyoos, Voller iyo whole bunch. Not to mention my younger brother waxaa lagu samiye a Jarmal national player, I believe called Dieter Hoeness. My brother's nick name is TiiTaa, since '86 World Cup when he was a baby. The reason? Both had huge eyerbrows -- now mentioning it, let me google.
-
This Barbarian Primitive Act Must Stop Now!!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to KEYNAN22's topic in General
And sidee ku ogaadeeen? Believing some 'rumours' from beesha Soomaalida in Iswiidhan? Ma gabadha ayaa dacwooday? Or 'checking' her privacy parts at the spot, upon landing? I believe the latter, since it is by law now in that country to check any Soomaali girl who went to Carabaha with her guardians, not even to Soomaaliya per se. Whatever happened to the 'ideal' civil liberties Scandinavian nations used to espouse. Two men can marry, but it is government's no business. Two married couple can swing as many as they want, yet not government's business. A little girl ayaa la guday, but this time dowlad shaqadeyda waaye inay soo faragishato. Gudniin dhaqan laga tagay waaye, that no sane individual can condone, laakiin if the dowlada Iswiidhan keeps a blind eye on homesexuality, prostitution and other vile vices -- noo, they welcome and condone them by recognizing their marriages and acts for buying sex -- laakiinse it makes her business what should legally be a family's business, not government's. But no, this is a minority group, with their 'alien' culture that should be eradicated, at least in Scandinavia. And so goes the controlled racism. -
Salaan... That name of a sub-clan you wrote is part of a larger Banaadiri family, who originally from Carab [Arab] countries, particularly what is now known as Yemen. Since you are already an Algerian Arab, it may not be as complicated as other Soomaalis. Eebbe hakuu fududeeyo. [Never mind that sentence, it is just a du'a.]
-
looting continues in JOWHAR.....Inda Cade moment..
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Jeneraalka, labadaan bari waa kacsantahay, see camalkaa, widaayoow. Siiba Indhamadoowe ayaa ku kacsantahay, qof maanta soo baxay camal. Kamoon, is daji. Adeer Cabdillaahi Yuusuf Axmed is safe nooh. Jagada ma laga qaadaayo, haka wal walin jagadiis. -
Finally, Rudy has spoken [written] like a well-thought, articulated gentleman. Saas ayaa lagaa rabaa, duqa.
-
Somalia: Fighting warlords, yet allied to warlords?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to SOO MAAL's topic in Politics
Salaan... Indhamadoowe to resign? Aahahahaah. Waa riyooneysiin, macalimiinta. Indhamadoowe is not only part of so-called 'maxkamadaha,' but is maxkamadaha. Period. Neither can function without the other. The day ay fara gishtaan awoodiisa, Eebbaa awood lahee, is the day they are finished. The day they try to take Afgooye -- only 30 kilometres away from central Xamar -- and install maxkamad ku sheeg is the day they are finished. Sababta ay Jalalaqsi u qabsadeen and soon heading to Beledweyne, but not liberating Afgooye oo kasoo horjeedo Xamar, iskaba dhaaf other towns, tells you waxee yihiin -- qabyaaladist birimo, sugunto and teerso oo diinteena suuban ku ganbanaayo. It is very interesting no body of the defenders of maxkamadaha ku sheega is ever coming here and condemning the father of dagaal-ooge and the mother of qabiilist. [He himself admits this on publically, saying he is the first defender of his sub-clan, and anybody soo fara gishto xabbadiis taqaano.] Not even do they have a contempt for him, iskaba dhaaf inay condemn gareyaan. Deliberately blinding themselves on the issues won't get away, as they pray for it. Indhamadoowe is the cause célèbre of maxkamadaha ku sheega, and he will eventually be what unravels it, if not completely destroying it. -
C/llaahi Yuusuf Amxaaradiisana waa soo socdaan,
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Name-calling toogtaan dadka qaarkood caado ayee ka dhigteen. Enough. Waa dhamaatay. It will be deleted, if not completely edited. If you don't want your posts to be edited or deleted, then don't use afxumeys and other personal attacks. State your rayi, ka soco without using aflagaado. Xoog ma jiro. Explicit clan names, too, which is increasingly happening in other threads. No more loo dulqaadan karo. The rules are still the same and, yes, in effect. -
Salaan... Iga dhaaf yaaqeey maraxyadaas. Markuu mid kamid ah iyaga lasoo baxay an oppressing flag -- that calan of Yahuud ayeeba qandho i qabatay. Not kaligeey, but a bunch of us who were watching the game. I didn't watch the first half, laakiin markaan arkay the second half, waxaaba u maleeyaa Jamyuuriyada Jek waala sixray today. That was a ridiculous game, sidii ciyaal camal loogu ciyaaraaye. And that aarbiitaro in Talyaaniga iyo Mareykanka game, I don't think he will be allowed to referee again in a Ciyaaraha Adduunka game. Ma xumeen but too many unnecessary rooso uu dhiibaaye; I had never seen that before in a ciyaar.
-
Oh, saas miyaa? I didn't know that Tansaaniya was currently in the rotating Golaha Ammaanka. Now that you mention it, Tansaaniya is not the sole representative from Afrika. Gaana and Koongo are there as well. So why Tansaaniya alone? Perhaps it is located in Bariga Afrika? There is some deliberate reason why Itoobiya, Jabuuti, Yemen and Kiinya were diplomatically shunned, though.
-
Af Daboolani Waa Dahab- World Cup Isbeeshal
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Maf Kees's topic in General
Inkastoo aan daawado, Ciyaaraha Adduunka ain't strictly a 'world' cup. In fact, it is unfair representation of nations and continents. Let's look at the numbers: Aasiya -- more than 50 countries with combined population of 3.8 billion -- has been alloted to, what, four nation teams. [The four current being Sacuudiya, Koonfurta Kuuriya, Iiraan iyo Jabbaan.] Afrika -- with about 50 nation states and a combined population of slightly more than 840 million -- has five-team allocation. [in this tournament being Togo, Angola, Gaana, Tunisiya iyo Ivory Coast. Afrika had been alloted to four team states until recently.] Laatiin Ameerika -- less than 15 countries of a total population of 377 million -- is alloted to 4.5 nation teams. [Arjentiina, Barasiil, Baraguwaay iyo Ekwatoor being in this year.] Waqooyiga Ameerika -- with about 30 nation states with 515 million people; this group is long dominated by Mareykanka and Meksiko in soccerwise -- has four nation seats. [The current being Mareykanka, Meksiko, Koosta Rika iyo T&T.] Oceania -- with many of its island nations, only the exception being Australia and New Zealand in a total population of 60 million -- is alloted .50 nation team. [The champion nation team in this continent faces the fifth qualified team from Latin America in a playoff perth, thus the .50. Australia dominates in this group, another reason to justify the .50 allocation.] Yurub -- numbering officially less than 50, with many small nation states and a combined population of slightly more than 700 million, including Ruushka -- has 13 teams, plus adding the host in this tournament, which makes 14 teams in total. ________________ It is about time Yurub to trim its participating nation state teams, 10 at maximum. Aasiya at least should have seven teams in, along with Afrika's seven. Because the most profits and other revenues are from this continent, particularly the TV rights, however this outdated view has no excuse in this modern times. FIFA should change its policy toward to these unfair allocations if it wants the World Cup truly to reflect a true world cup. -
I Call on Shiekh Sharif liberate the Southern People..
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Xiinoow, Kismayo dadkii u dhashay ayaa haysto marka sidee wax u wadaa? Waa magaalo ******* [qabiil] Ninkaan camal ayaa nool, marka Islaam ku ganbanaayo, when it fits his qabyaaladist interest, but marka kale diinta waxee fashay in laga hadlo, which is cadaalad, in uu ka hadlo iska dhaafee, waxaas camal oo maskaxda inay kusoo dhacdo iska dhaafee...waxaas camal ayuu rabaa inuu naga dhaadhacsiiyo. Yaab iyo nus. Kismaayo hebel ayaa leh kulahaa. -
AMIN ARTS SHOWING THE COURTS FOR WHAT THEY REALLY ARE.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to raadamiir's topic in Politics
Salaan... Qof threadkaan ku jiro, would have he sung the same song he is singing now if the 'Maxkamadaha' invade Hargeysa tomorrow and install a new obedient regime? Would he pray their blessing or cry a foul about invading a peaceful land and subjecting its citizens? Hmm... -
Britain, Sweden, Italy, Tanzania and the European Union joined the United States and Norway in the contact group. Kenya, which has helped organize Somalia's struggling transitional government, was not invited, but the African Union, the Arab League, a group of East African states and the United Nations are taking part as observers. This is a deliberate game against -- perhaps a subtle disapproval of their behaviours of endless meddling in Soomaali affairs -- certain countries Soomaaliya ka harin. Tansaaniya? A little hint Uganda needs to notice, to behave like her neighbour sister state, Tansaaniya, which bothers no body. Keenya iyo Itoobiyana irida ayaa laga xirtay, so does Yemen. The only country that has more than observable status in Soomaali affairs in that list is Talyaaniga. I don't know why it was added, perhaps it is dal Yurub ah.
-
Haye, haye, aflagaada hala aayaro yaaqeey, baliis, idinkoo raali ahna. Back to the topic. Amxaaro hasoo galaan dalka. Waliba hana gumeystaan. Dadka waxaan la yaabanay dhibeysto Amxaaro gumeysigeeda, laakiin never dhibta Soomaali kale masaakiinta sidii xoolo camal loogu shaqeysto, loo adoonsado, jiiq iyo juuqna dhihi karin. What about this gumeysi sokeeye? Go to Shabeellada Hoose or Jubbooyinka, soo arag how Indhamadoowe and his militia treat the native locals. They can't even get biyo from their God-given resources, including a simple bug of biyo from the river. They pay head 'taxes' per household, regardless how sabool or maalqabeen a family is. At least markee Amxaaro soo gisho dalka [they already occupy Soomaali Galbeed, which bothers me more than dadka inta dalkeena ka hartay maamulan waaye, oo dhisan waaye, plus they also rule other so-called autonomous lands of Waqooyi and Bari by proxy] all will be treated equally. Have you ever wondered why the loudest protest against the deployment of any foreign troops is from Indhamadoowe and his cahoots? Not for the sake of Soomaalinimo or Islaanimo, noo, but the for the sake of one clear thing: Their clan dhulbalaarsi will immediately halt and will no more be the masters that dictate. Indhamadoowe and other mafias in Jubbooyinka know if troops come, their fate will precisely be what happened to Qanyare or worse.
-
LooooooooooL at you folks. I've no idea. Waxaas laakiin is obviously sheeko baraleey nooh, oo sheeko suuq iska ah. I don't think in Xaabsade or Saransoor lagu haayo Liibiyo. Lacag shaxaad ee u joogaan; I don't even think inay wali Liibiya joogaan. Teeda kalena Shariifka iyo Xaabsade ayaa isku xirnaa, not Shaatigaduud iyo Shariifka. Maantana kuligood waa isku soo dhawaadeen, oo Xaabsade qolooyinkii uu Xamar ku xirnaa faraha ka qaaday. Xaabsade la'aantiis Baydhabo waxa ka socdo kama socdeen. His people ayaa dego deegaanka, oo iyaga ganacsiga xukumo iyo wax walba, not Saransoor, oo reer Xudur ah. Not Shaatigaduud, either, or Sheydhaan Madoowe. Sababta uu C/llaahi Yuusuf ugu raaceen to Liibiya, waxaan u maleyaa Qadaafi ayaa ku qasbay. Qadaafi doesn't trust no Soomaali "leader" these days. He perhaps asked him yaaka taliyo magaaladee dowlada degan tahay, and when he told Qadaafi about them, perhaps ii keen ayaa la dhahay next time aad shirka u imaaneysid. That is my theory. Plausible, perhaps. PS Dalmar chronicle will be weekly.
