-
Content Count
17,713 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Cadaan guy speaking perfect Somali!! (No, it's not me)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Baluug's topic in General
Salaan... Marka waxaa leedihiin miyaa qofkii Soomaali quman qoro waa waayeel, oo odey odey dhalay ah? Saas miyaa? Af Soomaaliga saas maa loo nacay, oo archaic and outdated view ka qabtiin? Taloow if I'd written in gibberish ebonics, a la yo-yo, waz up my nigga aan qori lahaa, maxaa ii maleyn lahaydeen inaan jiro? A late bloomer teen? Walaahi dad yaab leh ayaa tihiin. Af Soomaali qoritaankiis anigaa is baray, qof i baray, ka ahayn my macalimad of BTJX, ma jiro, oo grade 6 baan ahaa markuu dagaalka dhacaaye, oo Soomaaligeey saan uma fiicneen. Wax aqris iyo jaceyl aan u qabo afkeyga hodan ayaan u bartay, ee idinkana afkiina waa idin sugaa ee barta, maadaama aad shan shan jiil u dhali kartiin. It ain't late and ceeb. Education never is ceeb, especially barashada afkaaga hooyo. Aniga my nature qof is qariyo ma'ihi. I put my real name on here. I also did put my picture on here. Now my age. Wax muhiim ma u arko. It is just an extension of life, since countless people see my face everyday or know my age or name. Dad baa online another pseudo personality [be it toughie or softie] soo dhigo, with fake names, ages, personality, behaviours, etc. So they are so secretive, that everything they present sokor baa lagu daraa mise cusbo laga reebaa, oo waa qariyaan waxii dhabta noloshooda ah, oo ah dadka wax isku og, oo qarinaayo. Not me. NB, glad to be considering an 'elder.' Call me when you will have your nikaaxs, I will handle it in my best koofi barawaani and hoosgunti sabariindi ah. -
Su'aal : Sheekh Shariif, Waxa Midawga Maxkamadaha ee aad adigu ugu yeedhayso Kacdoonka dadweynuhu ku doodayaan inaad ka damqateen dhibaato shacbiga Koonfureed lagu hayo. Dadka reer Somaliland muddo dheer ayuu taliskii Siyaad Barre dhibaato ku hayay oo dad badan ayuu xasuuqay oo reer Somaliland. Waagaas maxaad uga damqan weydeen dhibaatadaas reer Somaliland lagu hayay? Jawaab : Anigu waagii Maxamed Siyaad Barre, nin yar ayaan ahaa oo masuuliyad ma hayn codkayguna dadka ma gaadhi karayn , markii aan wax qaban karayay ee ugu horaysayna waxay ahayd hadda. Haddee wixii Soomalida ku dhacay iyo wixii Somaliland ku dhacay labadaba aad ayaanu uga xunahay oo raali kama nihin imikana raali kama nihin Somaliland in wax dhibaato ahi ay gaadhaan. Su'aal : Waxaad tahay nin Sheekh ah oo Aqoonyahan ah dalka Liibiyana wax ku bartay, haddana Midawga Maxkamadaha ayaad hoggaamisaa. Adigu sideed u aragtaa gooni isu taagga Somaliland? Jawaab : Somaliland arrinteeda waynu ka hadalnay ee maaha inaynu caawa oo dhan ka hadalno. [ ] Su'aalo xumaa, oo qaabdaranaa. Jawaabyo fiican ayaa la siiye, walaahi.
-
Somalia: DFS Parliament Must Reject Foreign Troops
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to ANWAR's topic in Politics
Good news oo warsan ah waliba. At least all will be 'slaves' now. Gumeysi dhaw mid shisheeye ayaa dhaamo. I for one was always an adamant against ciidamo Amxaaro or Kiinyaati inay soo galaan dhulkeena. But I've changed my understandings. I've seen and heard dadka kasoo horjeedo sababtee ugu soo horjeedaan for a reason -- sida maanta lagu jiro iyo adoonsiga inay sii wadaan, fearful of laga qaado awoodooda xaaraanta lagu keenay. Well, at least shisheeya ha wada adoonsado Soomaalida dhan intee kuwa kale xaaraan ku daqliyeystay ku noolaan lahayeen xaaraantaas. -
Jowhar oo ay maxkamadaha la wareegen
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Abdi2005's topic in Politics
Salaan... Let's not carried away, folks. What we are witnessing is just an old updated film, with new players and a fake religious polished shirt with old mentality -- clan expansion and other such land grabs. Maxakamadaha ku sheegaan, where they so far invaded, with all that much fanfare, is strictly within limits of same large clan. Baydhabo -- on other hand, and this is what you've passed in your jubilant roaring -- sadly happens to be another large clan's turf. Thus, their invasion of that city -- if it ever happens, I personally doubt they can even dream about it now and if they do, won't be that successful -- will justifiedly considered a land grab and aggression against another clan. And remember, this isn't the early '90s. Reer Arlaadi are armed to teeth now, oo dagaal bartay, oo iyagii is dhameeye. In that early days, they, the reer Arlaadi, were fooled by Caydiid Sr. oo kalahaa on BBC hay'ado ciyaalkii gaalo ka dhigeyso ayaan usoo galay meesha inaan ka saaro, and eventually using divide and conquer tactics on their numerous competing sub-clan levels. That tactic, sadly for fake wadaado, won't work today, because for once they are united for a cause -- the development of their Arlaadi land. And this fake pretext of religious cloak won't help, either. This isn't the first time reer Arlaadi will face militias that claim to belong "Islaamic" causes. RRA fought with them in late '99 and early '00 in Shabeellada Hoose, particularly Qoryooleey and Daafeed -- and remember this is long before Indhamadoowe came on the scene. In those days, they were the remnants of Caydiid Yariisoow's militia, only changing to religious garb. Only shirkii Carte ee Jabuuti ayaa joojiye that dagaal. Besides, as long as these so-called maxkamado Indhamadoowe dabada ka taagan yahay, their considered religious cause will be viewed ridiculous at best, and bogus and clown at worst. Indhamadoowe occupies Shabeellada Hoose, which a large junk includes Arlaadi land; he is also a prime, an epitome dagaal-ooge. [The guy seems to be at every imaginable place xabbad ka dhacdo in the south, giving his unsolicited and unrequested support. From Dhoobleey to Baydhabo to Balcad to Dayniile to Galgalato to Jowhar to Qoryooleey. And yeah, they call him Sheekh.] They must and should address about this guy iyo wuxuu yahay hadeeba rabaan those they already fooled keep fooling, in this folly and amateur game of their land grabbng wars. Without Indhamadoowe and clan siblings, they wouldn't have achieved what they so far did. With him, it is what will ultimately unravel them. In this situation, Catch-22 ayee dhahaan reer North America. -
Cadaan guy speaking perfect Somali!! (No, it's not me)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Baluug's topic in General
By the way, age anaga wax weyn manoo aha. Sida gabdhihiina oo 22 dhaafin. Hadaa rabtid xataa bisha aan dhashay aan kuu sheegaa, haye ma rabtaa? Yeah, it is Diseember 1979. Still Isbitaal Banaadir has my birth file record. Anyway, this thread ain't about me. Marka spotlightka iga qaad, baliis nooh. -
Cadaan guy speaking perfect Somali!! (No, it's not me)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Baluug's topic in General
If you think this is bizarre, you should have seen those others I declined inaan yeesho. Others such as: Xariif-Xaaji-Xiimaaye [XXX] Jinoole-aw-Jacburis [JaJ] Qamarji-Quuqaaye-Qasaaye [QuQaQas] Xuux-Xaax-XamXam [Xuxaxam] -
Salaan... Since it is getting more, not less, frequent about our government officials' fondness for abroad travelling and staying at luxurious suites paid from kistoo yaa Eebbe lagu soo helay from international community, this thread will henceforth chronicle the endless itinerary undertaken by those three highest officials of this dowlada kumeelgaarka: Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed; Afhayeenka Baarlamaanka Shariif Xaan Sheekh Aadan iyo Wasiirka Koowaad Cali Max'ed Geedi. [Plus three other prominent members of the government, Wasiirka Arimaha Dibadda C/llaahi Sheekh Ismaaciil; Wasiirka Maaliyada Saalim Caliyoow Ibroow; Ra'iisul Wasaare ku xigeenka ahna wasiirka Iskaashiga Gobolada Ismaaciil Max'uud Hure Buubaa.] Highly a week goes by without those three -- and plus the other three -- going to an overseas destination, mostly to Neyroobi, supposedly our unofficial capital. ______________ Today's [Juun 14] schedule: C/llaahi Yuusuf [in Neyroobi] Geedi [in Neyroobi] Shariifka [in Baydhabo] C/llaahi Sh. Ismaaciil [in Neyroobi; this guy, since uu jagadaan qabtay, had only been to Soomaaliya two or three times so far, inta kale international capitals ayuu ku wareegaa, living five-star hoteelo ah, lacagtii lasoo tuugsaday ku dhameeyo tumashaas] Buubaa [somewhere between Urdu {Jordan} and Liibiya] Saalim Ibroow [last reported he was in Kuweyd]
-
Cadaan guy speaking perfect Somali!! (No, it's not me)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Baluug's topic in General
Originally posted by Endeavour: MC Xamar( love the name by the way) are you not Somali??? :eek: I have meet about three Kiwis (New Zealanders) that speak Somali. I was so amazed and yet embrassed their somali was better than mine. I was intimated. Ever since then I decided to polish my somali. I have come along way Somali isnt that hard. Ask Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ( a man with a name like that could teach anyone Somali) I still have no diea what his name means. I just know he is old and is good at somali. Wah! I am not definitely that old. Noooo. I can be an awoowe-aged, but not that you think I am. I am merely 26 year old, still joobano, ain't I? Marka, leenka ha iga xirin, walaashiis. And about this long nick. Sadly, all words do originate from Carabi, not Soomaali. Maskiin [poor, humble, meek, humility, caring, etc]; macruuf [modest, good character, good virtue, no false pride, etc]; aqiyaar [having respect to others equally, a person who treats all equally, non-arrogant person, humbleness, etc] _______________ loool, ma ila argtay, far soomali malagalin aan u maleenaa. Shaxaarigaa taacun maxaan ku dhahaa. Balaayo wax giliso, ka bixisana. -
6/13/06 IS THE BIG DAY IN BAIDOA MPs VOTE FOR FOREIGN TROOPS
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to raadamiir's topic in Politics
Kamoon, aqiyaarta. Maxaa waaye is jiid jiidkaan? Wah! Ninba rayigiisa ha dhiibto, then hala kala yaaco. Qof qof qasbi karo ayaaba iska yar, ama fikradiis badali karo. Afxumana meel ma lagu gaaro, ee marka ilaaliya qadarinta. -
Ruwaayadaan ila fiirsada yaaqeey. Waayo waayo ayee isoo xasuusisay. Jeeyte, Eebbe ha u naxariiste. Ninkaas lug iyo gacan ka daran waa u taagay. Siyatoom [uncle Tom] asagana saas camal. Awkuuku, yaaba sharxi karo Awkuuku. Ruwaayada magaceeda Iskoolka Maxaa iga Galay ayaaba yaab ah. Iskoolkaas Jeeyte oo sharxaayo, maxaa lagu bartaa dheh? [Ciyaalka] iyagoo qaawan ee qabeystaan, qalad waaye. Markee hurdaayaan indhahee isku qabtaan, qalad waaye. Jeeyte markuu tirinaayo: Faadumo Shiirtooy Xuseen Xamxam Xasan Xiimaaye Xaliimo Xaax Xaawo Xuux Cali Cambuulo Khadiijo Gorgoro Maryan Mishibiyeeri Kaltuun Kal-iyo-mooyo Luul Burjiko Shamso Shaah-iga-dhiib Shukri Maafiyo Nasra Ani-ma'aha Fardowso Biyamaleh Max'ed Bulkeeti Farxiyo Meeshii-aawey Sacdiyo Xili-iga-dheh Khadro Qalbiweyn Jaamac Jilib Waxaa ka tagay ku dara. Qosol ahaa
-
Cadaan guy speaking perfect Somali!! (No, it's not me)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Baluug's topic in General
Salaan... Soo ruwaayadii Qabyo II kuma jirin maraxaan? Kan gabarta ookiyaalka weyn 'boyfriend' u ahaa. Kan wareysanaayo aaba igu daran, af Soomaali xumaa. "Yacnii...what is like the best thing...you know..." Asaga ayaaba u baahan inuu ku hadlo af Soomaali. "Waa peaceful people [soomaalida]...dagaal badan ma jeclo." Intuu ku nool yahay this guy, wareegaha Mars? -
Mogadishu Islamists ban World Cup....
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to ZAKARIA77's topic in Politics
Propaganda? Hokey, let's forget Reuters and see how Soomaali "news" sites are reporting: Dhanka kalena labo ruux ayaa dhaawacantay kadib markii ay maleeshiyooyin ka amar qaata Midowga maxkamadaha Islaamka ay weerar ku qaadeen goob Shineemo ah oo lagu daawanayay ciyaaraha Adduunka , waxaana falkaas ay sameeyeen Maleeshiyooyinka Maxkamadaha difaacay Guddoomiye ku xigeenka Midowga Maxkamadaha Islaamka Shiikh C/qaadir Cali Cumar oo sheegay in ay howlgalkoodaas kaga hortegayeen in la marin habaabiyo Caruurta Muslimka. Laakin dadka Muqdisho ayaa qaarkood waxay la yaaban yihiin go'aannada ka soo baxaya Midowga Maxkamadaha kadib markii ay Magaalada inteeda badan qabsadeen, “Isla marka ay guuleystaan Midowga Maxkamadaha Islaamka, waxaan fileynay in aan xornimo heli doonnoâ€sidaasi waxaa yiri Aadan Xaashi Cali oo ah Wiil Dhalinyaro ah oo Muqdisho ku nool, “Laakin hadda waxayba naga hor joogsadeen in aan daawanno Ciyaaraha Adduunkaâ€ayuuna hadalkiisa ku sii daray. From Hiiraan, arguably most trusted Soomaali site. It is after the 'ban,' thus using force to enforce that ban, regardless who gets injured or is dead. __________________ Dadka degan Suuqa Xoolaha ayaa lagu soo rogay amar ah inaan daawan Karin tartanka Caalmiga ee Koobka Kubada Cagta ee Adduunka kaas oo shalay si rasmi ah uga furmay wadanka Jarmalka. Amarkan ayaa waxa auu ka yimid Midowga Maxkamadaha Islaamiga, ka dib markii loo sheegay dadka u furan Shaneemooyinka laga daawado cayaaraha ayaa dadkii xaafadaas degnaa cabsi soo wajahaday. Sidoo kale amarkan ayaa waxaa uu saameynayaa dadka degan xaafadaha ay haystan Maleeshiyada Maxkamadaha. Dhamaan goobaha shaneemooyinka ee xaafada Suuqa Xoolaha ayaa amarkan la gaarsiiyay, mana jirto goob xalay laga daawaday cayaaraha marka laga reebo guriyaha dadka ugu jira diishka laakiin meelaha fagaarayaasha ee agaga ay haystan Maleeshiyada Maxkamadaha ayaa la diiday in laga daawado Koobka Kubada Cagta ee Adduunka. Midnimo _________________ Dhallinyarada degaanka Huriwaa ee magaalada Muqdisho ayaa walaac ka muujinaaya xayiraadda ay Maxkamadda gacanta ku haysa deegaankaasi ku soo rogtay in ay Shineemooyin ka furnaadaan degamada , Xayiraadan la sheegay in lagu diiday Shineemooyinka ku yaala xaafadda Suuqa Xoolaha ayaa waxaa saameyn ay ku yeesheen dhallinyaro aad u tiro badan oo xiiseysa daawashada Ciyaaraha iyadoo xilligan ay ka bilowdeen dalka Germany ciyaaraha koobka adduunka 2006 . Dhallinyaro ka tirsan deegaan suuqa xoolaha ayaa somaliweyn la soo xiriiray iyagoo sheegay inay aad ugu xunyahiin xayiraadan ka saaran dhinaca daawashada ciyaaraha iyagoo intaasi ku daray inay Maxkamadaha ka codsanayaan inay u fasaxdo Shineemooyinka lagu daawada Ciyaaraha. Soomaaliweyn ___________________ Midowga maxaakiimta Islaamiga ah oo gacanta ku haya xaafadaha suuqa xoolaha ee degmada Huriwaa oo horay farriisin ugu aheyd maleeshiyooyinkii taageeri jiray xildhibaan Bootaan Ciise Caalin ayaa gebi-ahaanba albaabada isugu dhuftay shineemooyinkii laga daawan lahaa ciyaarayaha koobka adduunka, waxaana dhalinyaradaasi ay xalay ku sugnaayeen xaalad ka duwan tii hore, iyagoo waayey meel ay ka daawadaan ciyaaraha koobka adduunka, waxaana ay saaka socod-banaanbax ah ka sameeyeen xaafadaha suuqa xoolaha iyagoo codsanayey in loo furo shineemooyinka maadaama la guda-galay xilliga koobka adduunka. Dayniile -
Courts to atack Baidoa? news just in
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Salaan... Maxkamadaha ku sheegaba waxaa ka dhigteen dab socdo meeshee maraan danbas ka dhigo. Haduuba warkaan run yahay, meeshuu awalba Indhamadoowe xooga ku heystay ee fadhiyaan, aaga Leego, and kuwii horena oo RRA ka faractamay meeshooda ee fadhiyaan, aaga Yaaqbariweyne ee Baay iyo Shabeellada Hoose iskugu imaadaan; waa meesha baabuurta isku dhaafaan, an unofficial xuduud. Marka meesha maxkamad ma jirto, mise toogtaan shaarkaan diinta lagu shaqeysto ayaa u shaqeynaayo ayee ogaadeeen miyaa, oo 'ciidama maxkadamaha' ayaa la lee yahay, instead of what they were before: Indhamadoowe's clan militia. Hadii ciidama la isku soo hor tubay meeshooda, it ain't the first. Dagaal badan ayaa ka dhici jiray meeshaas, only shirkii Carta ee 2000 ayaa joojiye. Sababta ee ciidamadaan usoo tubeen has to do that so-called 'ciidama qaranka' oo Waajid xiradee ku jireen laga soo saaray, lasoo dajiye agagaarka Buur Hakaba. Indhamadoowe knows the day he loses that lucrative garoonka diyaaraha Balidoogle is the day his occupation ends, thus he is defending that garoon by reinforcing his militia to there. Ninka waa cabsaday. -
Let's see. naagtaan ninkeydi ii banaanka u tuurtii marku dharbaaxoo ku dhabtey [Naagtaan ninkeydii ayee banaanka u tuurtay, markuu dharbaaxo ku dhuftay.] wallahi wa wax kambani waan, kibir badanaa, Allah weynaan [Walaahi, wax badan ayaan kaa ganbaday,... kibir badanaa calool weynahaan{?}] niman yaho, hasid badanaa markii haween keena wax kasta nee qabtaan [Nimanyahoow, xaasid badnida iska dhaafa, haweenkeena ayaa wax kasta idiin qabtee.] Somali-british waxas ma isku haaleenayaan. [Soomaalida Ingiriiska waxaas ma isku haleeyaan.]
-
Shiekh Sharif to step down as head of courts...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Salaan... Shariif Sheekh Axmed waa qof degan, and I have my deepest respect for him. Ma'aha reero seef labood, oo waxee isku fikrad ahayn aanan ixtiraamin oo caay ugu daro waliba. You can even see his pictures how humble he looks, if sawiro can be believed Perhaps it has to do with his upbringing, I guess. His father, Sheekh Axmed, was a well-known suufi mowlac, whose grave at Shalanbood to this day some followers of certain dariiqo visit. Unlike others he shares in religious ideology, he, Shariifka that is, respects dariiqyada suufiyooyinka and doesn't badmouth them. Sababta ay afhayeen ugu dhiibteen saas ayaa ugu wacan aan u maleynaa, his deganaansho, that is. -
Mogadishu Islamists ban World Cup....
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to ZAKARIA77's topic in Politics
Yaaba is gaaray. Wax badan ayaa soo socdo. Embrace yourself, reer Muqdisho. Maanta banooni ayaa ciyaareynay, sheekadaan ayaa lasoo qaaday oo salaada maqribka markii la gaaray meesha ku tukaneynay. Mid nala ciyaaro banooniga oo salaada ku fiicneen ayaa lagu dhahay hadaa Xamar tagtid salaatada waa laguugu qasbaa, oo garkana ma xiiri kartid lagu lee yahay, oo surwaalkana gaabi laguugu daraa. Dadkii dhan waala wada qoslay, oo ciyaar u maleeyeen, laakiin wey dhacee hadee dadkaan surwaalka gaaban awood weyn helaan. They, in their pre-powerless days, already banned Hindi and other movies played at makeshift mini-shaneemooyin at the last Ramadaan; they also banned celebrating sanadka cusub eve at hoteelada [which, in the rarest of all, I agree with them]. They, Eebbe forbid, also quietly discourage celebrating Koowda Luuliyo, too, since they consider it to be a 'secular' holiday. -
One thing is clear: Iyagoo bistoolada qarsoodi xaduudka soo gudbinaayo ayaa la qabtay last year. They confessed to that illegal activity. Taas ayaaba aniga iga yaabisay. Dad quman hadee yihiin waxaas ma u dhawaadeen. Sababta lagu heysto now, I think, is markii la qabanaaye on that gun charge, their driver waala sii daaye. That driver, a non-Soomaali, now happens to be one of the other 15 arrested. The driver of their car wasn't charged for smuggling gun charges at the border. About those allegations, waa wax iska jacbursan. Mareykanka occasionally does it, 'busting terror cells,' so does Ingiriiska. Australia did it too. Marka maxaa ka reebaayo Kanada to terrorize their citizens. Part of the allegations is they allegedly contemplated and planned capturing Canadian baarlamaan, beheading the Kanadiyaan Ra'iisul Wasaare at there -- what a sensation qashin oo been ah oo aan loo aaba yeelin ee meesha ku hayaan. Been intaas la eg Been Hawaas xataa ma sheegi jirin.
-
Originally posted by Urban Legend: how do you pronounce 'Idil'? Seriously... like the english word idle? or idil, 'kill me' in somali? sorry.. Idil ['completeness'] isku si loogama dhawaaqo as i dil [kill me, beat me, hurt me]. I dil are two separate words, where the emphasize in tongue is strongly placed on the last letter, l, whereas idil is a quick soft pronunciation with less emphasize on the last letters.
-
Montenegro in independence vote : A Case to Watch
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Suldaanka's topic in Politics
Mentioning magacyada qabiilada hala yareeyo, idinkoo raali ah, baliis. Lately, magacaabista qabiilada meeshaan dhaqan caado ayee ka noqotay. Well, the ban of mentioning clan names still stands, biibol. -
Muuse Suudi and Raage interview last night
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to nuune's topic in Politics
Aawey dadkii inundated sawirada iyo qoraalada noo keeni jiray? Maxaa warkaan loogu soo guurin waaye meeshaan. Oh, war lagu farxo ma'aha. Well, here you go: Somehow, amusing waaye. Difaaca jiritaanka beesha. NB, the defeated Muuse aw Yalaxoow and his equally inept mumbling counterpart Bashiir Raage are just using their reliable insurance -- clan insurance, which always predates anything. Shil bee galeen, and anybody who is in shil knows, one turns to what is always safe reserve account. -
MMA....Amiin to dat horta...Not big fan Gardheerayaal..huh..loool Runtaa waaye laakin...Gardheer won't have any credibility if they don't disarm Caato, Qeybdiid, Aidid Jr, basically the lot from Mudug and Galgaduud. Widaaygiis, aniga waligeeyga reerahaan seef laboodka ah highly suspicious aan ku ahaa. And I don't think iyagoo awalba awood lahayn ayee wax sheegi jireen, maantana kistoo little power helay maxaa u maleysaa. For one thing, dadkaan seefta laboodka badan waa dad magacangag ah, oo wax oo tooda ahayn, mabda' tooda ahayn aanan yeelayn. Tanaasul wax la yiraahdo afkooda ma qabto. Aniga Xamar waan tagay, duqa. Waan soo arkay waxee yahiin, wax qumana masoo arkin. Wali waagaas isbaaro ayaa u taalay wadooyin badan, euphemistically waxee ugu magac dareen 'jidgooyo canshuur laga qaado,' instead of what they are: Isbaaroooyin. Diinta waxee ka aaminsan yihiin isoo raac ama seefta ayaa ku taqaano, oo qofkee is mucaaradaan aflagaado loogu daro, sida gaalraac, munaafuq, daalim iyo jihaad aan ku jirnaa, iyo waxii saas lamid ahna. Waa dad ka faa'ideystay qaxarkii dalkeena ka dhacay. Anaga diin quman oo la is xishmeeyo ayaa ku dhaqmi jirnay kun sano iyo ka badan, oo hadii mabda' la isku qilaafo, xoog ma jirin, ninba tiisa uu ka adkaan jiray oo la isku ixtiraami jiray. Maya, iyaga ma yaqanaan saas. Waxaaba moodaa furaha janada inay iyaga gacanta loo galiiye oo qofkii galaayo iyaga lala tashado. Markuu Indhamadoowe idaacadaha ka lee yahay, waa qabqablaha ugu weyn xooga ku heysto Shabeellada Hoose, qabqabliyaasha kale dad diinta ka baxay oo xaasaskooda ka furan. Ninkaan camal ayaa ka buuxo qolooyinkaan surwaalka gaaban. Hadee Islaanimo ka tahay, mida koowaad Indhamadoowahaas ayee run u sheegi lahayeen, oo masaakiintii ka sakoow dhirtii dhameeye oo waa taas dekadda Baraawe laga dhuufiyaa. Jubbooyinka iyo Shabeelladaba saxaro iyo nabaadguur uu ka dhigay. Aawey diintii? Kama hadlaan taas. Korneel Aweys oo waligeey taas ka hadlaayo ma arkin. Same with wadaada ku sheegaan maxkamadaha la baxay. Teeda kale maxkamadahaan markee qabsadeen Balcad iyo Dayniile, waxee xukunka loo dhiibay dadkii deegaanka u dhashay. Maxaa loogu diiday saas dadka deegaanka u dhashay oo gumeysi ku jiro in Shabeellada Hoose iyo Jubbooyinka qaar kamid ah ee iyaga ka taliyaan? Maxaa loogu diiday qof deegaanka ka dhashay in Baraawe, Marka, Qoryooleey, Afgooye, Daafeed, Sablaale, Jilib iyo meelahaas kale loo dhiibo. Maya, waala iska indha tiraa. Teeda kale dadkaan leh waayadii dagaal-oogiyaasha waa u dhamaatay, I didn't know they only controlled Xamar. Dagaal-ooge is firm and alive, and well waliba. Waa kuwaas meelahaas ka wada taliyo, hadii kuwii Xamar ku haray xataa hadii laga soo tago: Seeraar, Goobaale, Xaabsade, Shaatigaduud, Max'ed Dheere, Dabageed, Sheydhaan Madoowe, Hiiraale iyo baando kale. Qabqable jabo kuwaan ma ugu horeynin. Kuwa badan ayaa ugu horeeye, kuwaan waxee ugu duwan yihiin kaliya warbaahinta Soomaalida iyo caalamka ayaa kusoo jeeday, oo nalka ku shidnaa. Kuwa iyaga ka horeeyo oo siibtay waxaa kamid ah Axmed Cumar Jees [at one time one of the most powerful warlords, perhaps the second most powerful]; Gabyoowgii geeriyooday; Cali Mahdi Max'ed; Max'ed Xirsi Moorgan. Caydiidkaan yar oo asagana ku socda jidkaas.
-
The greatest desertion in Somali warlord history.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Gabbal's topic in Politics
Originally posted by General Duke: MMA & Horn stop muddying the arguments. Significant events are taking place. So lets just get the news flowing and less on the clan talk. I don't know meeshaa clan talk ka keentay, widaayoow. Runta lee u sheegaaye dadka qabiilka caabudo nooh, marna diinta isku qarinaayo. This guy ayaa Xudur ila aaday, a town I had never been to, had never lived in, never intend to live either too. Hadduu Xamar ila aadi lahaa, haa, wax la kasi ayee ahaan lahayd nooh, maadaana ee tahay meeshaa kaliya aan aqaano oo aan ku dhashay aan meelna ugu bixin intii dagaalada ka dhaceen, oo aan xataa kaliya booqdo. Mise Xudur iyo Xamar uu isku qaldoyaa, igaarka, maadaama uu isku dhex yaacay. -
North Mogadishu clan to form opposing Islamic Court
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Siyaasiyiin,odayaasha dhaqanka, Haween, Culima’uddiin iyo Aqoonyahano ka soo jeeda Beesha ayaa loogu yeeray Magaalada Baydhabo inay tagaan ugu dambeys 8 bishan si ay uga qeyb galaan shir 9-ka bishan Beeshaas uga furmaya Magaalada Baydhabo. Maaaaaaaan. Saan ma dambeysay aqiyaartii 'unugaa Banaadir leh' ku heyn jiray mar walba? Awalba dadkii Xamar founder gareeye, the original native residents [reer Xamarweyne, Shangaani, Shibis, Xamarjajab] ayee xoog u sheegteen, haka saarto markooda in xoog loo sheegto. Tooka bar tooka, ayaa la dhahay. Maanta xataa inay ka baqaan shir ay ku yeeshaan Xamar gudaheeda ey gaartay. Yaab-iyo-aabaheed.net -
Salaan... Now comes the hard part as always who is going to run day to day activities,oh by the way did this mean stolen houses will be returned... The fighters of these fake wadaado with their equally misleading "Islaam" cloak are the residents of those xalaalized "stolen houses." That is why you had supporters of these war-mongering wadaado ku sheega on Tarbuunka on the other day, ironically dadka xabbada leeyneyso waa so-called supporters oo iyaga ah. Teeda kela Xamar qabqable lagama sifeynin wali. Muuse Suudi Yalaxoow is there, in the whole discrict of Kaaraan; so is Cumar Filish, in Wadajir [Madiina]; so is Cabdi Qeybdiid in a crucial road block to Afgooye. So is even the minimally defeated Bashiir Raage and his junior Beebe at Shibis and Boondheere. Caydiid Junior of Filla Soomaaliya, of Wardhiigleey. Cismaan Caato of Isbitaal Digfeer, Isbitaal Banaadir and Lafoole. Many sudden experts in their cushy keyboard-ku-dirir of this prolonged Muqdisho conflict on this board, what they completely miss is that at one time in early '90s, Xamar, nay in the much of South, was completely in the hands of one powerful and biggest warlord of our Soomaali civil war -- Caydiid the senior. In those days, the only part he didn't control were suburbans of Kaaraan and one main intersection in the middle of the city that united three degmooyin -- Isgoyska Dabka. Caydiid thus controlled more than what the so-called courts can even dream about to control now, before his militia was pushed back, which later became the de facto invisible line that officially separated the city -- green line or qadka cagaaran. As Soomaalida dhahaan, aragaane. Aragaane wixii kasoo baxo. Dagaal dambena Eebbe Xamar iyo Soomaaliyaba kama rido. Aamiin to that.
