-
Content Count
17,649 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Waraa Nuune, intee ka baxday marax? Dhoobleey iyo Busleey [aka Neyroobi] aa ka dhacay ha i dhihin this time.
-
Culumo Taageersan Maxkamadaha oo Bosaaso Lagu Xiray!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Dhubad.'s topic in Politics
But why didn't you report this [Lama qaban karo shirar aanu fasax noolaga heysan wana in nala soo wargeliyaa.] Or this [Xaalada Degmada Balcad oo kacsan kadib markii xabsiga la dhigay mid ka mid ah Mas’uuliyiintii Degmadaas.] Or this [Abuu-Quteyba oo maanta xabsiga maxkamada Xararyaale u taxaabay labadaii musharax...] Or this [Jinaqoow Ma aqoonsanin nimanka sheegtay golaha deegaanka gobolka Banaadir ee ka haray qabqablayaashii laga taqalusay, tallaabo ayaana ka qaadeynaa haddii ay isku dayaan in ay...] Or this [shineemo Xatarmuud ee degmada Shibis oo albaabada loo laabay.] All this happened in this past week. Report the news fairly and objectively, and from both sides, or do not report them at all. -
Salaan... Reer Shabeellaha Hoose and Jubbooyinka had three day conference, arranged and facilitated by urur lagu dhisay qurbaha, gaar ahaan Mareykanka last year. This shir was held at tuulo kamid ah Awdheegle, in the heart of Shabeellaha Hoose. Qodobadii kasoo baxay waxaa kamid ahaa: In waddanka lagu dhaqo shareecadda Islaamka oo ah shayga keli ah oo lagu heli karo xuquuqul insaanka Shareecada Islaamka waa in ay noqotaa wax kasta Waddanka laga sameynaayo. In beelkasta xaq u yeelato in ay sameysato maamulka Degaankeeda oo lagu fara gelinin. In si deg deg ah loo dhiso maamul madax banaan oo beelaha ka samaystaan deegaankooda. In hatida la kala dhacay laysu celiyo siiba kuwa Maguurtada ah Soomaalidana ay is cafiso. In la joojiyo xaalufinta dhirta iyo daaqa sida ugu dhaqsi badan. In laga ilaaliyo wixii badda berrigaba dhibaato u keeni kara oo kheyraadka laga heli lahaa dhibaateeyo sida sunta lagu daadiyo xeebaha waddanka. In la joojiyo dhoofitaanka dhuxusha iyo duur joogta waddanka lana mamnuuco beerida maandooriyayaasha iyo ka ganacsigooda. [Will Indhamadoowe and cohorts listen?] In lagu wareejiyo talada gobollada koonfurta dadka u dhashay. In la tixgeliyo xuquuqul insaanka iyo shareecada islaamka la hor keeno ciddii xadgudub ku samaysa cid kale shaqsi ahaan ama beel ahaanba. In la dhowro deriswanaaga mid beeleed, mid degmo iyo mid goboleedba lana ilaaliyo xeerarkii soo jireenka .ahaa In maamul iyo gudiyo gaar ah loo dhiso oo beelkasta ay iska dhexarkikarto oo cilmiyaysan oo ka kooban wax garad wadani ah. In wada hadal la furo oo u dhexeeyo Maxkamadaha iyo Dawlada si looga maarmo ciidan shisheeye. Xigasho ________________ This shir took meel uu ka nominally ka taliyo Indhamoowe, so the criticism is diplomatically mild and indirect as you can see. Reer Shabeellaha Hoose and Jubbooyinka waa dad nabad jecel because historically centuries ago ayee dagaal eber iskaga dhigi jireen, so now ka door biday nabad iyo deris wanaag, oo qabyaalad u dagaalan iyo waxaas kale iskala weyn. Otherwise mar horee is xureyn lahayeen. But they are changing their views now that the fake wadaad Indhamadoowe and cohorts ain't going to no where unless forcefully loogu bixiyo deeggaankaas.
-
Salaan... One more good reason why caano geel [wan gaal, lest you are wondering] is good for you. It was on Toronto Star on the other day. ______________ Camel's Milk The Key To Virility? Virmaram Jat, of India, has a libido that could put Hef's to shame. The 88-year-old farmer, who just fathered twins, has never heard of Viagra but has intercourse every day, and plans to do so until death. He attributes his virility to long walks, vegetarianism, and drinking 2-3 liters of camel milk a day. Jat lives with his two wives in a mud hut and scoffs at the notion of slowing down. Sex is natural, he contends, "there should be an urge within you to enjoy a full life... I do it daily and the best time for intercourse is between 2 am and 4 am." Xigasho More
-
Salaan... YoYoMa, haye, Koronto ayaa timid miyaa? Laakiin I don't think any part of this city can be fairily labelled 'ghetto,' the ghetto that usually comes to mind, especially Mareykan-style ghetto. Koronto is much safer, cleaner and decent than any comparable American cities [even less ones like Detroit, Buffalo, Atlanta, Miami, San Diego, Columbus, Baltimore, etc], which I myself had seen few. It also got well-connected public transportation system that is fairly used by all sectors of public. The areas that remotely can be considered ghetto may have been intersections of Jane/Finch [which you never suspect as a ghetto while you're standing there] and Jamestown of Rexdale. Yes, Soomaalida wey degan yihiin those areas, laakiin badankooda waxeyba degan yihiin saraha dhaadheer ee Dhigsan [Dixon] iyo Albiyoon [Albion], unless you consider Dhigsan to be a ghetto. Hardly think so. They are also in jealousy mood these days, buying houses in Greater Toronto Area, particularly Brampton and Mississauga, since hebel/heblaayo did. Fancy new houses, I tell ya, with, yep, help from heavy interest rates. And about maqaayada Xamdi. Soomaali hadaan nahnay faraha ayaan ka qaadnay. War the darn place is busy the 12 hours it is open, occupied by mouth-watering ajnabi meel laga galo jirin oo cunto Soomaali jeclaaday. Only now qof marti markuu kuu yahay ayaa inaa geysid ma'ahee, otherwise in dadka cusub laga xayiro reer Koronto waa u dhaafeen since it is über-success business story, never seen achieved in qurbo business that is run by Soomaali. [Tell me any maqaayad run by Soomaalis that is computerized. LoL. Xamdi is.] Xamdi truly is fascinating story about Soomaalida qurbajooga, perhaps I should run a feature story, interviewing the founders, who no longer can be seen or work from the interprise.
-
Gurigeena maqaayada Baar Raaxo dhowr tilaabo ee isku jireen, oo iska soo horjeedeen. Inkastoo sawirkaan aan keeni karin meeshee tahay, saas ayee u ekeyd markaan tagaaye, though I never dared to venture that far, oo ciyaal xaafadii hore kuwa ahaa ayaan kaamirad u dhiibay inay sawiro kasoo qaadaan, they themselves kaamirada ii soo celiye, refusing to go that far either. Mar walba waxaa igu soo dhacdo ereyadii qiirada lahaa ee Maki Xaaji Banaadir: Xamar waala xumeeye yaa xaal marinaayo. Xamareey. Baar Raaxo. Oh my... Both directions of these pictures' jid used to be the SoHo of Muqdisho, where high-end stores, hotels, cinemas, theatres, national statues and foreign embassies were located at. Particularly on the right side of the first picture, expensive tree-lined shops ayaa saf iskugu xigay. I can still picture see ahayd. Yaraanteey shaneemadii la ii wadi jiray. Hoteel Wehliye....ooh, Lord. It still has its A/Cs. Taloow ninkii lahaa ee Wehliye intuu ku dambeeye. Dabka, the heart of Muqdisho intersections.
-
Salaan... A couple toddobaadyo ago, one hot afternoon weekend and walking to a Soomaali baarbiyeeri at one of the main intersections of Koronto, and frequented by Soomaalis, another shock fact of living in Galbeedka just presented itself just infront of me. Two elderly couple, the lady no younger than 75 minimum-bare and her supposedly companion were walking; actually, the man, who was much older than herself, had a walk-helper, a double metal cane with a little wheels on. She too could barely lift a foot, as a result of her age-contributed slowness and her high-heel boots. That is not shocking, I picture shaking your head. What was shocking was the way the old lady dressed. I cannot describe it on here, but she more or less dressed like a professional sex worker [we need to be political correct on here ]. Jaws were actually dropping, from every ethnic group and age and gender that took refuge and relaxing on that urban little park. Some distreetly chuckled when the couple slowly passed them. I will not lower myself by describing on here how that granny dressed, for all I can write is she might have been dressed better had she been naked. The saga continues of shocking break of vowing not to be shocked anymore.
-
Waligaaba hanoo soo dhawaan. Awright, awright. Welkam. Isbarmuuto ii cab.
-
Baidoa: TFG in agreement....for now
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Sababta Geedi loogu ganbanaayo ayaan la yaabanahay. Maxee isdhaamaan sadexdooda? Geedi kaliya waxaa lagu heystaa booska baneey, so his position will be filled if wadaada ku sheega, power-hungry agree to, in accordance to unfair and unheard 4.5 formula. Ceeb waxaa kaaga sii daran, labadii isku xumaataba Amxaaro ayaa kala dhexgaleyso. Iyagii ma is aamini karaan, iyagii la rabay inay isla shaqeyaan. Soomaali dad ma u maqno, Eebboow naga qabo waxa is dabayaacaayo. Also dowladaan lasoo dhisaayo see lee yihiin will have no more than 31 wasiiro, plus another 31 wasiir ku xigeen. Sixty-two ee isku noqonayaan. Kuwii hore ku dhawaad 90 ayee ahayeen. Wax weyn ma kala duwano, in fact these expected wasiiro banaanka ayaa laga keenaa, which makes Axdiga qaranka in mar labaad hadana wax laga badalo; oo Qaramada Midoobey's UNDP bixin doono their salary, another burden lacagtii Soomaali people loogu soo tuugsaday from international community. -
(Hargeysa) Laba haween ah oo Nin habeen wada Aroosay
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xoogsade's topic in General
Salaan... Meeshaa 'threesome' ka keenteen ayaan la yaabanahay, perhaps it has to do with living in Galbeedka. Teeda kalena laba xaas la guursado hada ma ugu horeyso, xataa isku mar in la isla guursado inay hada ugu horeyso ma moodi. Soomaalida arintaan mid ka daran caado u ah, taas oo ah isdumaalida. Your very sister-in-law waa dumaashi, oo ereyga dumaal kasoo jeedo. 'Threesome' Islaamka kuma jiro. Wives may live under same house, but different qol or rooms. Wax la yiraahdo dhaqan Soomaali ma'aha spending couple hours with one wife, and then going to next. Ashaxxumo waaye waxaas, nothing to do with dhaqankeena suubban. -
Salaan... Nuur, adigoo waxba hubsan inaad dacaayad dalac bilaash ah aad iska raacdid ama rumeysatid, oo aadan xaqiiqsan waa ayaandaro iyo nuskeeda. Haa, maxee ahayd dacaayada? Qabiil dhan gebigiis iyo wixii ka dhashay ayaan necbahay ayee yiraahdeen? [ inaan qoslo waaba ku qasbanahay.] Yaa waaye qoladaas? Koleey aniga ma kasaaye, laakiin waxaa u qaadana qoloda ee kasoo jeedaan the occupier Indhamadoowe iyo wixii raacsan. Horta hala is weydiiyee yaa inta ku difaaci jiray dowladii uu hogaamin jiray C/qaasin Salaad Xasan? Taloow markaas qabiil jecleysi mee iga ahayd hadee dhaheen toogtaan qabiil naceyb ayaa igu jiro? Yaa difaacay Yuusuf Garaad markii sidii jawaan camal dhulka loogu tirtiraaye meeshaan? Si fiican u weydii dadkaas accusationka aan jirin la imaaday. Indhamadoowe maalintaa SOL soo galay ilaa hadaa dacaayadeynaaye, oo dhulkaas uu xooga ku heysto, uu maandarooyinka ku beero, oo dhirtii baabiye, oo deeggaankii nabaguuraan ka dhigay, oo uu masaakiinta ku shaqeyso sidii addoomo camal, oo canshuur xaddhaaf ah ka qaado isla masaakiintaas deeggaan u dhashay, in asaga iyo ilmo adeeradiis deeggaan ayba hab iyo isirba u dhalan ku amar taagleyaan. Maanta ma Indhamadoowe iyo waxii lamid ah, wixii fake wadaad la ah, oo gobollada dhexe ku dhashay ayaa Xamar aan aniga ku dhashay, kuna barbaaray iga xigo? Yaab iyo nishkeeda. Hadii la dhaho ninkaas ma dacaayadeyn kartid, oo ‘sheekhooda’ ee ka dambeyaan. Iyagee jirtaa waxee sheekh ugu wacaan iyo waxee shariif iyo xaaji ugu wacaan, laakiin sheekh ka dheer, tuugnimo iyo maafiyonimana dhaafay. Aan is weydiinee, waligaa ma aragtay iyagoo ninkaan xaqdarada ah ku socdo oo dacaayadeynaayo? Aawey Islaanimada ee sheegtaan? Intaa inta joogo waligeey ma arkin, oo markii laga hadlo hadee ugu badnaado ka aamusaan mise ‘lacala haduu yahay’ dhahaan. Dadkaas ayaa rabo maanta inay xaq iyo run waxee yihiin inoo kala sheego. Waa Eebbe mahadiis asagaa inoogu hibeeyee wax kala garashada. Teeda kale ninka diinta ku ganbanaayo, oo dacaayada micnodarada kasii waday meeshaan aniga iyo asaga iskuma cusbin. Waa nin shaleey [sanadooyin kahor] soo qaatay magac "Caydiid" oo dadkii qabyaalada ku wareeriye, markii la ban gareeyena hadana magac "Sacad" lasoo baxay, oo asagoo isla magacaas wato qirtay in uu dagaaladii qabyaaladaha ahaa ka qeyb qaatay oo qabiilkiis difaacaaye, run iyo beentiisaba waxee ahatee. In la is ceebeeyo ma fiicno, laakiin beenta aan loo aabo yeelin maalin caddeey ayaan la yaabay oo igu kalifay waxaan inaa soo shaac bixiyo, oo ninkaas ayaa maanta eed aan waxba la iskugu reebin soo deynaayo. Carabaha maxee dhahaan markaan camal? Mish macquul mee ahayd? Hmm... Marka waxaa dhaho ayaaba iska yar. Laakiin ma ogeyn in Indhamadoowe mise wax lamid ah inay joogaan SOL. They can fool dadka aan ka war qabin, certainly not us, especially not me. Eniwey this is a holiday meeshaan, let me enjoy isbarmuutadeyda oo quuq badan iyo shaqsi ka hadal -- and not the issues -- wax ma tartee. Nabad iyo wan gaalo dhamaan.
-
Originally posted by Pure blood: ^^^Madiidinteyda lama murmi Ina maga'allay, new nicks I see. I don't want the Admin. to edit this, lest you accuse me inaan tirtiray qashinka aad qortid. Yea, here is: Magan Alla magan rasuul. Yaa diido magan Alle, oo rasuulkiis laga magan galo. Perhaps warlord worshipper. Anyway, adiga iyo wixii kula mid ah inaan la doodo waa horaa ka quustay. Marka see ahayd ha inoo joogto. And any qashin against me, I've no problem. Do not, however, insult other members of this forum. That is the rule to be reinforced.
-
Baashi, wadaada ku sheega 'maxkamadaha' la baxay aren't as homogeneous as they vainly try to reprsent. Some qunyar-socod are well-known, like their moderate public face Shariif Sheekh Axmed's modesty, whose ideology is closer to Islaax than to any group gooni u taagan and within the so-called maxkamado, and his antithesis other waran-labood oo kii kasoo horbaxo ama isqilaafaan madaxa ka gooye ma'ahee wax kale socon, one such is Ceyroow. I don't know what real wadaado call them, but I think in la yiraahdo 'takfiir' or something, which obviously derived from their tendency to label wixii kasoo horjeedo gaalraac or gaal. Their ideology is very, very dangerous and as threatening to Shariif Sheekh Axmed to as any Soomaali commoner. Most waxa soo haray are between those two extreme poles. Korneel Xasan Daahir Aweys and his proteges Ceyroow iyo Indhamadoowe would and will never, ever sit a table and make peace, particularly not as advantageous as they are today. They have the biggest opportunity, since waligood xukun doon ahayeen, by bloodshed or by whatever other means. These days I've the privilege to converse with some well-known sheekhyo, such Cukaash from Neyroobi and Sh. C/naasir from Masar. Their internal knowledge of who is who of the so-called courts [siiba kuwa ku jiro golaha 'shuurada' la magac baxay that publically aren't well-known] and their simmering qilaaf and power struggle that is barely covered up is beyond shocking. I as a cynic as I ever was was shocked, walaahi. We can see dowlada kumeergaarka in uu dhexdeeda qilaaf weyn ka jiro, but kuwaan ayaa ka daran waxa ka jiro la qariyo. So give them a few months. Adigaa arki doontid sida loo kala jabi doono, waxa kasoo bixi doono.
-
Originally posted by Mr. Red Sea: He deserves I gues. Kolay 'gaw' 'naw' baw' jaw' iyo 'gaw' ayuu ka yidhi Baidhabo isaga oo jooga, Hargeysana wuu ka tagay, so yes dhabiga haloo qoree daa baajuunta. Baajuuna maxaa keenay mahaan, duqa? NB, this article is as donkeyshid as the other article posted by Qarannews24.com and forwarded by this same forumer. Read on. Fuxux oo wareysi siiyay Idaacadda Banaadir ee magaalada Muqdisho wuxuu dhanka kale ka hadlay gacan ka hadal dhexmaray Xildhibaan Xuseen Carraale iyo isaga markii xukuumadda codka kalsoonida loo qaadayay, wuxuuna carrabka ku dhuftay in aaney haatan jirin wax dhibaato ah oo u dhaxeeya isaga iyo Xildhibaankaas,falkii ka dhex dhacayna uu ahaa mid ka dhaca Baarlamaannada Caalamka. Hiiraan.com So the fist fight was between Furux iyo Caraale, not Sifir. Another misguided attempt to fabricate bullxaar from net-ku-dirir, unreliable reports of Qarannews24.com, whose very 'reporter' cannot even dare to list his full name. [This site isn't alone. Allpuntland.com, Dayniile.com, Idamaale.com, Waagacusub.com and other outcast, Enquirer-style shabako-ku-dirir sites, have plenty of 'reporters' magacyada qarsado while listing outlandish, exaggerated unsubstantiated stories and reports.]
-
Ha dhaaf. Bun iyo qaxwo cab. Or fiimto. Or caananaas. Wixii ku anfaco.
-
Originally posted by Santaaro-Saaxiib: Just wondering how many of you were realy born and raised in "Jubada Hoose" :confused: Always, consider your self a foreigner. :mad: Ciyaal waamo hadee ahaan lahayeen saan milaa yacniga uma hadleen, and not obsessed [or perhaps possessed] by a single classic occupier warlord from 1000km away from waamo lands. Heck, even ereyga waamo micnihiis ma kasayaan. There, I already see them googling.
-
Interesting quote on Somalis from 903 AD
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to KEYNAN22's topic in General
Originally posted by Haneefah: ^Obviously, that's an extremely despicable and inhumane statement to make by any human being, and it's due to sheer jahiliya, but subhanallah don't wish naar for him. If anything, ask Allah to forgive him for that. Naargale aalshee, dear walaashiis, is a catch phrase, which should, obviously, never be taken as a literal meaning of the words. Waligeey qof, Muslim ama gaal ha ahaadee, naar uma kasbin, ugumana duceynin even that despised Sharon. Eebbe addoomadiis -- walaa jini, walaa xayawaan, walaa dhir, walaa bini aaden -- reason buu u abuurtay, weligood si ha isku jeclaadaan ama ha isku necbaadaan. -
Eebbe ha u naxariisto marxuum Deeroow, xaasaskiisana iyo awlaadiisa samir iyo iimaan Eebbe haka siiyo.
-
Interesting quote on Somalis from 903 AD
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to KEYNAN22's topic in General
... nor are they overdone in the womb until they are burned, so that the child comes out something between black, murky, malodorous, stinking, and crinkly-haired, with uneven limbs, deficient minds, and depraved passions , such as the Zanj, the Somali, and other blacks who resemble them. The Iraqis are neither half-baked dough nor burned crust but between the two. War yur iyo kud iyo gis iyo kac iyo wid iyo kir aa lagu dhahay Carabkaas whoever he was. 'Deficient minds' kulahaa. Kaaga sii daranee intaas ayaa anfici weysay hadana ku daray 'depraved passions.' Asagoo Carab waxaas kasoo fuqday. I ain't gonna say anything about Carabs, laakiin kalabkaas, saqajaankaas waxaas qoray iyo wixii la mid in uu maanta noolaado aan rabay. Aalaada aada, naargale aalshee! -
And who is this guy holding a shir jaraa'id today? Also this: Another press conference held earlier today. Are there two Buubaas that one we don't know of. Dadka qaarkood maba xishoodaan. Sheeko la fabricate gareeyo tan ma ugu horeyso, but certainly this article's fabrication is among one of the top. Ma shiixiyaal iga dheh.
-
Baydhabo: Qanyare oo hubkiisa dawladda ku wareejiyay.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to xiinfaniin's topic in Politics
Originally posted by General Duke: ^^Its still afternoon where I am at brother... But it goes both ways, have nice dreams of unity and peace.. Australia maa joogtaa mise New Zealand. Jeneraal dude is vacation iga dheh. Jidadkii yaryaraa, guryihii qanaxa ahaa ee Landhan waaka neefsatay haye? Share us with some sawiro nooh, if you are indeed in dalxiis. -
Xuska Ismaaciil Jimcaale Cosoble
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Salaan... Intaan oo caay iyo aflagaado waxaa keenay runta laguugu qabtay, that you named yourself after sub-sub-sub-sub-clan [or as you wanted to persuade us, calling it 'grand-grand-grandfather']. Nothing difference. Waa lagugu qabtay iska qiro, aflagaado wax ma tartee. Eniwey, qof halyeey ahaa ayaa meeshaan lagu xusoyaa, ee baliis xishmeey the marxuumka. NB, qabiilada kale magacyadood adigoo raali eh ka tirtir. -
Waraa Baashi, hana caarifin nooh. Ciyaal kuni kuni ayaa iska ahayn, you darn knew that, ee markaas aan yaraa ayaan u maleyn jiray in la dhihi jiray Cismaan Geedi Raage. Markuu C/wahaab dhigan jiray ma xasuusti, and by the way, I wonder why uu asaga u dhigan jiray xagaas, because walaalaheey kale kuligood H/wadaag Hoosedhexe ee soo wada mareen oo aan xasuustaa. Playmaker [is this A+ horta? I always wanted to ask this, for I han't seen him for years on here.], saa sheegtay waaye tukaanka Suudi waan xasuustaa, si fiican. Waliba Suuqa Miijiska, dhankaas kaga dhawaa kawaankii ku yaalay. Yaana iloowi karo barxadihii perfect bacaadka weynaa labadda gees kaga kala yaalay labadda iskool, oo abkeey ciyaal dhan iskugu imaan jireen, banooniga ku ciyaari jiray. Xataa meeshii biyaha fariisan jiray, iyo Laantii ku taalay. Markuu dagaalka dhacaaye galableey aan ahaa, saa'id aa u necbaa maxaa yeelay barxadaas galabtii ciyaal dhan ayaa buuxsami jiray, oo dariishada ka arkeysid qeyladooda iyo xaragadooda banooni u baxaayo. Iskoolkii kale H/wadaag Sare asagana ha iloowin hortiis lagu ciyaari jiray. Cumar Boodboode saa sheegtay waaye, oo waa saa ku maqlay. Diratoore ama macalin saas loo jeclaa ma arkin. Qof ciyaal iskooleey dhaqankooda fahmay waaye.
-
Ayaanxumo markaan bilaabay iskoolkaas Cumar Boodboode asagoo ka tagaayo aan bilaabay. Sanadkeyga birimo kaliya in uu diratoore ahaan u joogay aan u maleynaa, oo waala badalay saan filaayo. He was a family acquaintance, and walaalaheey iga waa weynaa soo wada maray iskoolkaas kuligood waa jeclaayeen. Markuu tagay asaga waxee keeneen mid macangag ah, oo waligeey aan ilooweynin suu ciyaalka ugu garaaci jiray alwaaxa. Cismaan wax loogu daro aan ilooway aa la dhihi jiray, Cismaan Gacmeey camal. Cumar Boodboode markii igu dambeysay walaasheey aa i lahayd wuxuu deganaa Qaahiro, Masar. 2003 ee ahaydna markaas.