-
Content Count
17,713 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
The trio dhoof jaceyl had set a record. For the longest time since la magaacabay they have been in the country -- together. They have been in the country for more than a month and half. Unbelievable nooh. Laakiin dano weyn ayee u joogaan, each suspicious the other, each ku mashquul qorshihiisa gaarka ah ayaa meesha ku reebtay iyo xaalada cusub kasoo cusboonaaday gobollada qaarkood. Waala arki doonaa inay labo bilood ku gaarayaan dalka gudihiisa, though Shariifka is threatening this newly set record by trying to fly to Khartuum, via, of course, our unofficial magaalo madax, Neyroobi.
-
Widaayoow, I don't want to debate the difference between wadaada ku sheega and dagaal-oogiyaashii la jibiye, due to respecting this thread ku saabsan masaajidkaan sharafta lahaan jiray, stillna leh. Sawirkaan ayaaba caashaqay runtii. Ma ogeyn Guriga Ummada iyo Isbaheysiga inay saan iskaga soo horjeedaan. Waan ogaa inay isku meel ku yaaleen, laakiin saan inay isku fiirinayaan ma ogeyn. Xudunta Xamar meeshaan wali bilicsan ayee ahayd, weyna ahaan doontaa Eebbe ha idmee.
-
Erayadii dhumay
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in News - Wararka
Waa salaamantihiin aqiyaartiin. Xaniifa adiga mar walba noo ganbo. [Waa ku ogaa, laakiin inaa ku qarxiyo ma rabin nooh. ] Bishaarana waxee tiri 'rimmey' micnaheeda waxaa waaye wax uureystay. Rawlana 'qurbac' waxee ku sheegtay geelka wiilkiisa. Sharaxdiina saas uguma dheeraa fasiraada buugga ku qoran, oo qatar aaba tihiin. Rawla gaal ee raaci jirtay laakiin Bishaaro aa iga yaabisay oo mooday iska ciyaal magaal. Jawaabta: Rimmey = Neef dhalaya oo aan soo sed dhaweyn[Koleey see u sharaxday walaasheen ayee u eg tahay, oo neef markaas uur qaaday.] Qurbac = Rati habartii ku irmaan [saa u qaatay waxaan u maleyaa in laga wado geelka wiilka aan wali qaangaarin, waana see walaasheen kale sheegtay.] Faqa = Hadalka hoos la iskugu sheego; hadal af dhag u saarida Fiidda = Fiinta [Waa see sheegtay walaasheen.] Casharka maanta: Heyjad Sibraar Nayaayiro -
Soo dhaaf, macalinka. Wixii ku anfaco dhan koleey meeshaan waa laga wada helaa, sida qare, isbaandheys, raqeey, seytuun iyo wixii lamid ah oo la wada shiiday. Yaa askari u tahay laakiin?
-
Hambalyo iyo boggaadin. Laakiin shaleey lee guurka ahaa oo Xamar ka dhacaaye, ee shimee adi aaday meeshaas, mise already Landhan ee timid, via Addis Ababa. Darn, that is fast nooh. [ , kaftan macalinka.]
-
Muqdisho (PP) - Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Maxkamadaha Muqdisho ayaa waxay sheegeen inay labduba inay ka qaybgalayaan shirka lagu Sudan oo lagu wado inuu dhawaan ka furmo Magaalada Khartoum ee dalka Sudan. "Annagu waxaan go'aan ku gaarnay inaan ka qaybgalno shirka Sudan, innagoo eegayna danta shacabka Soomaaliyeed" ayuu yiri Sheekh Shariif Sheekh Axmed maanta isagoo la hadlayay warbaahinta dibadda dalka. Warkaan oo u siiyay Sheekh Shariif Website-ka Allafrica ayuu ku sheegay in ay go'aankooda ay ku gaareen inay ka qaybgalaan shirka Sudan uu yahay mid ay ugu daneynayaan shacabka Soomaaliyeed balse aysan cid kale ugu daneynayn. "Waxaan ka qaybgalaynaa shirka Khartoum oo aan la hadlaynaa Maxkamadaha innagoo aan wax shuruud ah ku xirayn" ayuu sidoo kale C/raxmaan Diinaari u sheegay isla webkaas, waxaana uu caddeeyay in go'aankaan uu yahay mid ugu daneynayaan shacabka Soomaaliyeed. Dowladda iyo Maxkamadaha ayaa u muuqda inay ku daaleen diidmo fara badan oo ay dhowr jeer ku diideen ka qaybgalka shirkii lagu waday inuu ka furmo Sudan 15-kii Bishii July kaasoo ahaan lahaa wajigii labaad ee Shirka, balse wxuuu soo gaaray 15-ka bishaan oo maanta ku beegnayd, balse dib mar kale loo dhigay. Arrintaan ayaa waxaa si weyn u soo dhaweynaya dowladaha daneeya Arrimaha Soomaaliya iyo Shacabka Soomaaliyeed, waxaana ay tani ka dhigaysaa tallaabo horumar leh oo ay labada dhinacba horay u hijiyeen. Xigasho ________________ Nabad iyo tanaasulid wax dhaanto ma jiro.
-
More presure for Indhacade to give up power
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Duufaan's topic in Politics
Waa riyoonee, saaxiib. Indhamadoowe iyo xulafadiisa abdicating and leaving Shabeellaha Hoose is like Bushists abandoning Ciraaq peacefully. Dadkaas xoog ayee ku qabsadeen, xoog in loogu qaado ayee sugayaan, and that reckoning day will come, of course. Tyrants, drug barons and bloodsuckers iyo wixii lamid ah only know one thing: Qori caaradiis. -
Nuune, wajigaaga uulka ah inta waaka muuqdaa. Intaa ku caarifin dadka isku sheeg, marax. ____________________ Originally posted by facklexm: Can anyone provide a picture of the plane landing in Somali? Here is the respective diyaarad -- Afrikaan Eerweys' first landing -- at garoonka diyaaradaha ee Xamar.
-
Erayadii dhumay
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in News - Wararka
Salaan... Babababa...Wiilo ileen waaba qatar iyo nus. Noo sheeg walaashiis, meel aa kasoo dhiitisay. Xataa ereyada waa isku dhaw yihiin buuggaan ku qoran iyo kuwaaga, LoL. Ceesaan = Riyaha aan wali curan [saa sheegtay waaye] Faranfar = Bahal wax qaniina oo aan weyneyn oo dub dadle ah, oo foolal kore u dhaadheer oo soo godan leh, dhulkana godad ka qota [saa sheegtay waaye hadana, qatari cadiim] Aleel = Bacoosha yaryar oo cadcad oo haweenku dhiilaha suumankooda ku qurxiyaan [laakiin bacooshana maxee ahayd? suumanna maxaa la dhahaa?] Ganan = Qof aad u ordaayo, aad u cararaayo, aad u rooraayo Farma = Boodid dhiillo keentay iyo orod _______________ Casharka maanta. Rimmey Qurbac Faqa Fiidda _______________ Abaadir, abaaba, wax baro ama wax na bar. Hadii kale leerta nasii waraa. -
Salaan... Buug waxaan in dhawaan hayaa sheekooyinkii hore ku qoran, oo dib loo daabacay sanadkii hore. Buugga waxaa la yiraahdaa Murti iyo Sheeko oo ka buuxo ereyadii la isticmaali jiray qarniyadii hore oo Soomaaliga ka suullay. Marka cashar ahaan ayaan inta iskugu soo guurinaa, ee isku dey inaad fasirtid intaan aniga fasirin. Ganan Farma' Ceesaan Faranfar Aleel Casharka intaas uu joogaa caawa.
-
Ethiopian Army In Chaos, Internal War is Brewing Now!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Alle-ubaahne's topic in Politics
Ninka marti ayuu idiin yahay ee yaa lagu gooban, see camaleeto. Koleey Soomaali uu iska yahay oo iska damcay xabashnimo wax inay u tareyso camal. -
Waraa Nuune, intee ka baxday marax? Dhoobleey iyo Busleey [aka Neyroobi] aa ka dhacay ha i dhihin this time.
-
Culumo Taageersan Maxkamadaha oo Bosaaso Lagu Xiray!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Dhubad.'s topic in Politics
But why didn't you report this [Lama qaban karo shirar aanu fasax noolaga heysan wana in nala soo wargeliyaa.] Or this [Xaalada Degmada Balcad oo kacsan kadib markii xabsiga la dhigay mid ka mid ah Mas’uuliyiintii Degmadaas.] Or this [Abuu-Quteyba oo maanta xabsiga maxkamada Xararyaale u taxaabay labadaii musharax...] Or this [Jinaqoow Ma aqoonsanin nimanka sheegtay golaha deegaanka gobolka Banaadir ee ka haray qabqablayaashii laga taqalusay, tallaabo ayaana ka qaadeynaa haddii ay isku dayaan in ay...] Or this [shineemo Xatarmuud ee degmada Shibis oo albaabada loo laabay.] All this happened in this past week. Report the news fairly and objectively, and from both sides, or do not report them at all. -
Salaan... Reer Shabeellaha Hoose and Jubbooyinka had three day conference, arranged and facilitated by urur lagu dhisay qurbaha, gaar ahaan Mareykanka last year. This shir was held at tuulo kamid ah Awdheegle, in the heart of Shabeellaha Hoose. Qodobadii kasoo baxay waxaa kamid ahaa: In waddanka lagu dhaqo shareecadda Islaamka oo ah shayga keli ah oo lagu heli karo xuquuqul insaanka Shareecada Islaamka waa in ay noqotaa wax kasta Waddanka laga sameynaayo. In beelkasta xaq u yeelato in ay sameysato maamulka Degaankeeda oo lagu fara gelinin. In si deg deg ah loo dhiso maamul madax banaan oo beelaha ka samaystaan deegaankooda. In hatida la kala dhacay laysu celiyo siiba kuwa Maguurtada ah Soomaalidana ay is cafiso. In la joojiyo xaalufinta dhirta iyo daaqa sida ugu dhaqsi badan. In laga ilaaliyo wixii badda berrigaba dhibaato u keeni kara oo kheyraadka laga heli lahaa dhibaateeyo sida sunta lagu daadiyo xeebaha waddanka. In la joojiyo dhoofitaanka dhuxusha iyo duur joogta waddanka lana mamnuuco beerida maandooriyayaasha iyo ka ganacsigooda. [Will Indhamadoowe and cohorts listen?] In lagu wareejiyo talada gobollada koonfurta dadka u dhashay. In la tixgeliyo xuquuqul insaanka iyo shareecada islaamka la hor keeno ciddii xadgudub ku samaysa cid kale shaqsi ahaan ama beel ahaanba. In la dhowro deriswanaaga mid beeleed, mid degmo iyo mid goboleedba lana ilaaliyo xeerarkii soo jireenka .ahaa In maamul iyo gudiyo gaar ah loo dhiso oo beelkasta ay iska dhexarkikarto oo cilmiyaysan oo ka kooban wax garad wadani ah. In wada hadal la furo oo u dhexeeyo Maxkamadaha iyo Dawlada si looga maarmo ciidan shisheeye. Xigasho ________________ This shir took meel uu ka nominally ka taliyo Indhamoowe, so the criticism is diplomatically mild and indirect as you can see. Reer Shabeellaha Hoose and Jubbooyinka waa dad nabad jecel because historically centuries ago ayee dagaal eber iskaga dhigi jireen, so now ka door biday nabad iyo deris wanaag, oo qabyaalad u dagaalan iyo waxaas kale iskala weyn. Otherwise mar horee is xureyn lahayeen. But they are changing their views now that the fake wadaad Indhamadoowe and cohorts ain't going to no where unless forcefully loogu bixiyo deeggaankaas.
-
Salaan... One more good reason why caano geel [wan gaal, lest you are wondering] is good for you. It was on Toronto Star on the other day. ______________ Camel's Milk The Key To Virility? Virmaram Jat, of India, has a libido that could put Hef's to shame. The 88-year-old farmer, who just fathered twins, has never heard of Viagra but has intercourse every day, and plans to do so until death. He attributes his virility to long walks, vegetarianism, and drinking 2-3 liters of camel milk a day. Jat lives with his two wives in a mud hut and scoffs at the notion of slowing down. Sex is natural, he contends, "there should be an urge within you to enjoy a full life... I do it daily and the best time for intercourse is between 2 am and 4 am." Xigasho More
-
Salaan... YoYoMa, haye, Koronto ayaa timid miyaa? Laakiin I don't think any part of this city can be fairily labelled 'ghetto,' the ghetto that usually comes to mind, especially Mareykan-style ghetto. Koronto is much safer, cleaner and decent than any comparable American cities [even less ones like Detroit, Buffalo, Atlanta, Miami, San Diego, Columbus, Baltimore, etc], which I myself had seen few. It also got well-connected public transportation system that is fairly used by all sectors of public. The areas that remotely can be considered ghetto may have been intersections of Jane/Finch [which you never suspect as a ghetto while you're standing there] and Jamestown of Rexdale. Yes, Soomaalida wey degan yihiin those areas, laakiin badankooda waxeyba degan yihiin saraha dhaadheer ee Dhigsan [Dixon] iyo Albiyoon [Albion], unless you consider Dhigsan to be a ghetto. Hardly think so. They are also in jealousy mood these days, buying houses in Greater Toronto Area, particularly Brampton and Mississauga, since hebel/heblaayo did. Fancy new houses, I tell ya, with, yep, help from heavy interest rates. And about maqaayada Xamdi. Soomaali hadaan nahnay faraha ayaan ka qaadnay. War the darn place is busy the 12 hours it is open, occupied by mouth-watering ajnabi meel laga galo jirin oo cunto Soomaali jeclaaday. Only now qof marti markuu kuu yahay ayaa inaa geysid ma'ahee, otherwise in dadka cusub laga xayiro reer Koronto waa u dhaafeen since it is über-success business story, never seen achieved in qurbo business that is run by Soomaali. [Tell me any maqaayad run by Soomaalis that is computerized. LoL. Xamdi is.] Xamdi truly is fascinating story about Soomaalida qurbajooga, perhaps I should run a feature story, interviewing the founders, who no longer can be seen or work from the interprise.
-
Gurigeena maqaayada Baar Raaxo dhowr tilaabo ee isku jireen, oo iska soo horjeedeen. Inkastoo sawirkaan aan keeni karin meeshee tahay, saas ayee u ekeyd markaan tagaaye, though I never dared to venture that far, oo ciyaal xaafadii hore kuwa ahaa ayaan kaamirad u dhiibay inay sawiro kasoo qaadaan, they themselves kaamirada ii soo celiye, refusing to go that far either. Mar walba waxaa igu soo dhacdo ereyadii qiirada lahaa ee Maki Xaaji Banaadir: Xamar waala xumeeye yaa xaal marinaayo. Xamareey. Baar Raaxo. Oh my... Both directions of these pictures' jid used to be the SoHo of Muqdisho, where high-end stores, hotels, cinemas, theatres, national statues and foreign embassies were located at. Particularly on the right side of the first picture, expensive tree-lined shops ayaa saf iskugu xigay. I can still picture see ahayd. Yaraanteey shaneemadii la ii wadi jiray. Hoteel Wehliye....ooh, Lord. It still has its A/Cs. Taloow ninkii lahaa ee Wehliye intuu ku dambeeye. Dabka, the heart of Muqdisho intersections.
-
Salaan... A couple toddobaadyo ago, one hot afternoon weekend and walking to a Soomaali baarbiyeeri at one of the main intersections of Koronto, and frequented by Soomaalis, another shock fact of living in Galbeedka just presented itself just infront of me. Two elderly couple, the lady no younger than 75 minimum-bare and her supposedly companion were walking; actually, the man, who was much older than herself, had a walk-helper, a double metal cane with a little wheels on. She too could barely lift a foot, as a result of her age-contributed slowness and her high-heel boots. That is not shocking, I picture shaking your head. What was shocking was the way the old lady dressed. I cannot describe it on here, but she more or less dressed like a professional sex worker [we need to be political correct on here ]. Jaws were actually dropping, from every ethnic group and age and gender that took refuge and relaxing on that urban little park. Some distreetly chuckled when the couple slowly passed them. I will not lower myself by describing on here how that granny dressed, for all I can write is she might have been dressed better had she been naked. The saga continues of shocking break of vowing not to be shocked anymore.
-
Waligaaba hanoo soo dhawaan. Awright, awright. Welkam. Isbarmuuto ii cab.
-
Baidoa: TFG in agreement....for now
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Sababta Geedi loogu ganbanaayo ayaan la yaabanahay. Maxee isdhaamaan sadexdooda? Geedi kaliya waxaa lagu heystaa booska baneey, so his position will be filled if wadaada ku sheega, power-hungry agree to, in accordance to unfair and unheard 4.5 formula. Ceeb waxaa kaaga sii daran, labadii isku xumaataba Amxaaro ayaa kala dhexgaleyso. Iyagii ma is aamini karaan, iyagii la rabay inay isla shaqeyaan. Soomaali dad ma u maqno, Eebboow naga qabo waxa is dabayaacaayo. Also dowladaan lasoo dhisaayo see lee yihiin will have no more than 31 wasiiro, plus another 31 wasiir ku xigeen. Sixty-two ee isku noqonayaan. Kuwii hore ku dhawaad 90 ayee ahayeen. Wax weyn ma kala duwano, in fact these expected wasiiro banaanka ayaa laga keenaa, which makes Axdiga qaranka in mar labaad hadana wax laga badalo; oo Qaramada Midoobey's UNDP bixin doono their salary, another burden lacagtii Soomaali people loogu soo tuugsaday from international community. -
(Hargeysa) Laba haween ah oo Nin habeen wada Aroosay
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xoogsade's topic in General
Salaan... Meeshaa 'threesome' ka keenteen ayaan la yaabanahay, perhaps it has to do with living in Galbeedka. Teeda kalena laba xaas la guursado hada ma ugu horeyso, xataa isku mar in la isla guursado inay hada ugu horeyso ma moodi. Soomaalida arintaan mid ka daran caado u ah, taas oo ah isdumaalida. Your very sister-in-law waa dumaashi, oo ereyga dumaal kasoo jeedo. 'Threesome' Islaamka kuma jiro. Wives may live under same house, but different qol or rooms. Wax la yiraahdo dhaqan Soomaali ma'aha spending couple hours with one wife, and then going to next. Ashaxxumo waaye waxaas, nothing to do with dhaqankeena suubban. -
Salaan... Nuur, adigoo waxba hubsan inaad dacaayad dalac bilaash ah aad iska raacdid ama rumeysatid, oo aadan xaqiiqsan waa ayaandaro iyo nuskeeda. Haa, maxee ahayd dacaayada? Qabiil dhan gebigiis iyo wixii ka dhashay ayaan necbahay ayee yiraahdeen? [ inaan qoslo waaba ku qasbanahay.] Yaa waaye qoladaas? Koleey aniga ma kasaaye, laakiin waxaa u qaadana qoloda ee kasoo jeedaan the occupier Indhamadoowe iyo wixii raacsan. Horta hala is weydiiyee yaa inta ku difaaci jiray dowladii uu hogaamin jiray C/qaasin Salaad Xasan? Taloow markaas qabiil jecleysi mee iga ahayd hadee dhaheen toogtaan qabiil naceyb ayaa igu jiro? Yaa difaacay Yuusuf Garaad markii sidii jawaan camal dhulka loogu tirtiraaye meeshaan? Si fiican u weydii dadkaas accusationka aan jirin la imaaday. Indhamadoowe maalintaa SOL soo galay ilaa hadaa dacaayadeynaaye, oo dhulkaas uu xooga ku heysto, uu maandarooyinka ku beero, oo dhirtii baabiye, oo deeggaankii nabaguuraan ka dhigay, oo uu masaakiinta ku shaqeyso sidii addoomo camal, oo canshuur xaddhaaf ah ka qaado isla masaakiintaas deeggaan u dhashay, in asaga iyo ilmo adeeradiis deeggaan ayba hab iyo isirba u dhalan ku amar taagleyaan. Maanta ma Indhamadoowe iyo waxii lamid ah, wixii fake wadaad la ah, oo gobollada dhexe ku dhashay ayaa Xamar aan aniga ku dhashay, kuna barbaaray iga xigo? Yaab iyo nishkeeda. Hadii la dhaho ninkaas ma dacaayadeyn kartid, oo ‘sheekhooda’ ee ka dambeyaan. Iyagee jirtaa waxee sheekh ugu wacaan iyo waxee shariif iyo xaaji ugu wacaan, laakiin sheekh ka dheer, tuugnimo iyo maafiyonimana dhaafay. Aan is weydiinee, waligaa ma aragtay iyagoo ninkaan xaqdarada ah ku socdo oo dacaayadeynaayo? Aawey Islaanimada ee sheegtaan? Intaa inta joogo waligeey ma arkin, oo markii laga hadlo hadee ugu badnaado ka aamusaan mise ‘lacala haduu yahay’ dhahaan. Dadkaas ayaa rabo maanta inay xaq iyo run waxee yihiin inoo kala sheego. Waa Eebbe mahadiis asagaa inoogu hibeeyee wax kala garashada. Teeda kale ninka diinta ku ganbanaayo, oo dacaayada micnodarada kasii waday meeshaan aniga iyo asaga iskuma cusbin. Waa nin shaleey [sanadooyin kahor] soo qaatay magac "Caydiid" oo dadkii qabyaalada ku wareeriye, markii la ban gareeyena hadana magac "Sacad" lasoo baxay, oo asagoo isla magacaas wato qirtay in uu dagaaladii qabyaaladaha ahaa ka qeyb qaatay oo qabiilkiis difaacaaye, run iyo beentiisaba waxee ahatee. In la is ceebeeyo ma fiicno, laakiin beenta aan loo aabo yeelin maalin caddeey ayaan la yaabay oo igu kalifay waxaan inaa soo shaac bixiyo, oo ninkaas ayaa maanta eed aan waxba la iskugu reebin soo deynaayo. Carabaha maxee dhahaan markaan camal? Mish macquul mee ahayd? Hmm... Marka waxaa dhaho ayaaba iska yar. Laakiin ma ogeyn in Indhamadoowe mise wax lamid ah inay joogaan SOL. They can fool dadka aan ka war qabin, certainly not us, especially not me. Eniwey this is a holiday meeshaan, let me enjoy isbarmuutadeyda oo quuq badan iyo shaqsi ka hadal -- and not the issues -- wax ma tartee. Nabad iyo wan gaalo dhamaan.
-
Originally posted by Pure blood: ^^^Madiidinteyda lama murmi Ina maga'allay, new nicks I see. I don't want the Admin. to edit this, lest you accuse me inaan tirtiray qashinka aad qortid. Yea, here is: Magan Alla magan rasuul. Yaa diido magan Alle, oo rasuulkiis laga magan galo. Perhaps warlord worshipper. Anyway, adiga iyo wixii kula mid ah inaan la doodo waa horaa ka quustay. Marka see ahayd ha inoo joogto. And any qashin against me, I've no problem. Do not, however, insult other members of this forum. That is the rule to be reinforced.
