Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,655
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Adiga maxaa dhaantaa other lurkers, who guiltily indulge this forum daily, reading? Kiib riidhin' biibol, waste your precious time with what we nonsensically write. The more eyeballs the more audience, the more audience the more you make the site more going. So, bring your eyeballs on.
  2. Maad Huseen Iimaan iimeelsheey ani kii soo diri doona, laakiin meey haaya kaaga. Isiiba kaaga nafsheey.
  3. Waajid, Shariifka dadkiisa ayuu badbaadinoyaa. He has his people's support, waa gartiisa, meesha Amxaaro iska soo dhoobtay lagu daadan doono waa dadkiisa iyo dhulkiisa. Xaq ayuu u leeyahay in uu aado meeshe dan ugu jirto dadkiisa iyo dalkiisa, unlike Sheydhaan Madoowe iyo Shaaticagaar oo laaluush yar ka doorbiday dadkooda iyo deeggaankooda. And about jaga la iska qaado. Wey ogyihiin, unlike them oo stooges u ah Sanaawi, he has the confidence of the majority xildhibaanada ku jiro baarlamaanka, not outright but dhankiisa ayee u badan yihiin. We had seen this version, this old scripted movie before, the old rift of markee Baydhabo iyo Jowhar kala joogeen. At that time he had the majority of xildhibaanada's confidence, at least those who were -- and still are -- daljacel iyo waxgarad, in Xamar with him. Another reason ay ugu qaadi karin is the day ay isku deyaan inay ka qaadaan dowladda ayaa burbureyso, for Shariifka asagana Xamar inta la joogto intee isku imaadaan ayee dowlada Geedi ku ridaayaan. Then the whole institution dowladda ah ayaa laughingstock noqoneyso, marka they can't even dare to if they desperately wanted to. Geedi himself shouldn't forget, without Shariifka, asaga dhan banaanka lasoo dhigi lahaa oo markii la damcay in laga qaado jagada a short few months ago. What do reer Waajid think siyaasadaan qaabka daran ka socdo dalka? Dadka badankooda intee u janjeeraan?
  4. Originally posted by waajid: Waliba ibartey ariito widaayene oo roogti meeli adiroogto, widaayow mifeylihhidiyaa, sideew may waaba way kiwaayey, arlaadi weykifeyliye Eey eta ariirta? Bil'aan la goroda etee? Ani eed ii eed in feylana, wal dhib jara maleh. Arlaadi barafka haaye iinga ogaatay lee rooga. Adeerkaa Maad Taruuri intee deganya iinsheeg. Wali Waajidaa roogee?
  5. War shisheeyahaan intee kasoo foofeen? Soomaali jacburiskooda oo aan meel loo raaco jirin ayaa qaatir billaah ka joognay, hadana Soomaali in la kala gooye sankeena hortiisa ayee ku leeyihiin. Yaab iyo nus. Hadana Jabuuti oo Soomaali wax badan u dartay ayee rabaan inay naga dhaadhacsiyaan in Soomaali dhibeyso. Ash caleeg. Keep your unneeded opinions to yourself. Soomaali Soomaali ayaa leh, oo midnimo ku imaanaayo, regardless whatever an Amxaar, a Tigreey, a Cafar iyo an Oromo wants. Can you believe the whole forum ayeeba qabsadeen? Be respectful guests, do not meddle our internal affairs. We know what is best for us, dankis, but no dankis. Shuud. PS, We didn't even forget Soomaali Galbeed. Do not at all think that we've forgotten Soomaali Galbeed. No.
  6. Hees kale oo daadis iyo calaacal isku jirto oo Iikar Jeesto ah. Aah, xaraarad. Ma hurdee har iyo habeen, adigaa i horjoogtidee...
  7. Ooh, today I am on fire on youtube. Watch Qalanjo. [Qurux iyo bilic waa taasaa, dhaqankaaga ku leedahay. ] This one too. Qalanjo, nooloow waligaa. Rumour also went in early '80s, a West African president fell in love with Qalanjo when he saw her singing in Xamar. She laughed at his face. Oh, Soomaali maxee isku kalsooneyd waagaas. Still do, most.
  8. Oh, I also found . The best shactiro ruwaayad scene ever made, no doubt. "Shib dheh." "Shib waa dhihi lahaa, afkeeyga aa daldalmooyo." --------------- "Qiyaanoole, qiyaanoole." "Xaasid xaasidiina xasada." --------------- "Tuug ma aragtay?" "Ma arkin dheh." "Laba nin ordeyso ma aragtay?" "Ma arkin dheh." "Dad alaab wato ma aragtay?" "Ma arkin dheh." "Hadaa i sheegtid waa ku marjihaa aas i dhahay." --------------- "Qof wax xadaayo maa kula egahay?" "Mushkaas aas ku jiraa." ---------------- "Qabso hee alaabtaada." "Lee...Sheekh C/qaadiroow..." "Allaheey ka alla." "Qiyaanooliyaasha dhan hala qabqabto."
  9. Watch Awkoombe in his prime. [saado Cali too, oo xaajiyada waa isku dhaceysay. ] Magacaa? Indhauroon. Walaahi hadaaba u roontahay. Indhaheyga aaba u roontahayba. Markaa adiga ku arkayba indhaheyga iyo dhagahaaga qax ayba isku yiraahdeen. Gabartii dariskeena...Awcumar gadaashiis ma arkinoo, gabartii ku jirtay maahinoo? Muraayada, bashkalax. Shaxaarigaa taacun dheh, hab uu saas u rabaa.
  10. Awjimcaaloow, he is referring "the death city" Galbeed media ominously dubbed. Baddacase, dhiig kacay ma jiro. You are condoning wax yaab leh, ee condemn gareey ama amanaan ama iska shib dheh. You don't have to excuse waxaas caaytamaayo iyo sidii habar camal u habaartamaayo. NB, I didn't know, though, Baydhabo was my "beloved city." I thought I was Xamar-bred, which I still have Xamar at heart.
  11. Me and aqiyaarta kale who remember , baliis watch this clip. I vaguely remember how he looked like, but I think it is him on this clip from '80s, from Hobalada Iftin. Heesta oo maqal. Muxubo muuno beeshayee, moosinkeed waala moodayee...laba miiraa ley mudaa, waa leygu humaadsadaa Sulfa, Eebbaa cod ugu hibeeye. Another song that reminds waayo waayo kale. Gabar yar aan daris ahayn ayaa ugu wici jirnay ciyaalkeena xaafada. She passionately hated markii la dhaho "Labamiira."
  12. Are you condoning what the guy is saying and cheerful response from the crowd? Adigaaba unfortunate kale noqday, reasoning waxaan aan loo fooshaxun. I don't know about you since waxaan kugu cusbeen, however indeed it is to me. I've never seen waxaan camal, oo naceyb iyo xaasidnimo Soomaali u qabo, saan la iguma soo korin, soori. Not even in private waxaan ku arkay, hadaaba private u maleysay wax qarsan ka socdaan, iskaba dhaaf public. --------------- Che, widaaygiis, I can't put the words on here wuxuu lee yahay. It is best left to watch it. Waaba la gartay wannabe rapper ha iska hadlee, but the sickening response from the crowd ayaaba aad iga yaabiye, especially some old dumar and other community leaders, including a soccer coach whose team participates a pan-Soomaali tournament every summer.
  13. What a huge disappointment. Such a crowd, including old habro, cheering a hatred a message as this, about their own people and city, Xamar. I'm also disappointed to see Cabdijibaar Khaliiji, a respected newcomer singer at present on this vitriol-laden ruwaayad. Maxee galabsaday Xamar? I am even sure considerable percentage of the crowd were even born there. More sadder the event took place at my current residence city of Koronto.
  14. I thought both Turki and Ceyroow were reclusive fellas, media-shy. Only did Turki emerge after he led the capture of Kismaayo, only to give two widely condemned interviews. He just went back to his old ways, waana miduu ku fiicnaa. His short two interviews demonstrated asaga iyo warhaabinta iskuma fiicna.
  15. That whole region was and is called Waqooyi Bari, and short for Bari, not Bari the gobol. I don't use those temporaral, foreign-based "land"-ending names. Yes, since I don't use those "land"-ending names, that was another reason I asked why there never was an equivalent official name in Soomaali. There is no "p" letter in Soomaali nor "land" word, therefore I still stick with Waqooyi Galbeed and Waqooyi Bari, the respective known names for those neighbouring regions. Ee marka tartiibso.
  16. You've a tendency to get emotional and passionate when it comes to and about the local politics of Bari. Bari nagama xigtid. We can praise, criticize and do waxaan rabno. It is dhul Soomaaliyeed. We have a right to criticize what we see are those leaders' shortcomings and downright absurdities ay lasoo shirtagaan. You have a right -- and always seem to utilize -- to criticize what you see other regions' leaders faults, but kuwa aad u maleysid inay kuu dhaw yihiin bustaha hoostiis ayaa ku qarinee. Waxaan waa illogic, unreasonable, Soviet-like and not really enforceable -- you don't have to always blindly support waxa ka dhaco Bari, especially not this preposterous, irrational decree.
  17. Originally posted by Peaceful Mind: Finally ppl in Europe and Amerisa can watch this great channel... well we already have it in arabic Biibol on those continents already had an access to it. I for one watched the channel on many places, including Denmark, England, Wales, Imaaraadka, Xamar, Keenya and here at Kanada.
  18. Quuqda badan jooji yaaqeey ee su'aasha ka jawaab: Do you agree with Mr. Dhexdhexle, err Gaagaab, guur in aan la qaban karin ka ahayn wax aan laga wargelin asaga iyo Dheedheeroow, Kudkudoow iyo Shigshigoow? Guur mala qaban karo kulahaa. Laba isjeclaan kartana majirto bari uu soo wadaa.
  19. Waraa Taruuri, warka keen, widaayoow? Arlaadi roogtee? Waajid see haayta? Feylata ma'ahaa? Walaagoo yaraa ki weydiiyee: Ey ki bari goofkaan la eroow Somaliaonline?
  20. axmadeey abuubakar Haa, dankis, abaayadiis. Adaaba keentay. Manoolyahay taloow? Kan heesta "helooow, heloooow" qaado asaga ma'ahoo hortana? -------------- Originally posted by AAliyah416: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar lol are u talking abt yrself, maskiin didnt u have the nerve to approach her, after all she was in da same building Caarifka jooji. Runtii, the girl qof bilicsan ayee ahayd oo qofkii arkaba kor ka jecleysan karay, not to mention her nice, fitting biyuudhiful name of Ladan. But my friend wixiisa qando ayaa qaban jirtay.
  21. great[/b] Maxaa "great" ah? Oo maku raacsantahayba?. What is next, nin iyo aafadiis ma isla seexan karaan without aan la wargelin Gaagaab, Dhexdhexle iyo Dheedheeroow?
  22. Cabdicasis Iskalaji Yaa waayena kan? Is he reer Landhan? Magaca Iskalaaji aaba i dilay. Kii Ciyaaraha Adduunka 1990 Talyaaniga u ciyaaraaye coming out from no where. I used to like when he scored goals, oo kor iyo hoos isla soo wareejin jiray. Iskalaaji, nice name iga dheh. And yeah, see u iloowi karoo Nuur Eebbe, waaba one reason aan ku doortay ninka cusub ee hada soo baxay, Boqol. Asaga iyo Boqol waaba isku cod iyo isku heeso. Fanaankii indhoolka xataa ma xumeyn, magaciis muxuu ahaa? -------------- Cumar Shooli - La dabaalo Caashaqa. Awshooli qatar iyo nus waaye. Heestaas siiba. Dambigaba waxaa dhigay, wadnaheyga doqonka ahoow, kaa doortay dumarkaa, aad daryeeli weydoo, wali daacad kuu qaba ... Calaacal badanaa. Heestiisa kale Ladan ayaaba ka jeclahay, Ladnaa, ladnaa.., reminds me my friend and old roommate habeenkii heestaan ku seexan jiray because gabar Ladan la dhaho uu jeclaa isla same building deganayd.
  23. Sulfa Shimaali Cabdi Tahliil Warsame Cumar Shooli Boqol [Macalinka ma xumo laakiin waayo xun uu soo baxay ayaantiis.] ------------- Faadumo Qaasin Luul Jeylaani Caasho Cabdoow Sahra Dawo Magool [Eebbe ha u naxariistee, heesaheed qaarkood.]
  24. Wey ku fiicantahay....beerahooda wax kale haku beertaan, sida caleenta ee awal u soo saari jireen. Dadkeenaba jaad ayaa rafaadiye. Almost a million a day going to coffers of Keenyaatiga, plus another couple hundred thousand doolar ka imaanaayo Galbeedka and other places. War diyaaradihiina yaryaraa iyo jaadkiinaba heysta. Hala arko qofkii ku dhib qabo. Jaad kaliya ma'ahee, cheap wares ayee Soomaalida idiin keeni jirtay, oo Hindidii ridiculous price wax idinka gadi jiray arka mar labaad.
  25. Waxaan dhaqan Soomaali ma'aha. Meeshii laga keenay ha lagu celiyo dhaqankaan fooshaxun intuunan faafin. He should have at least waited intuu toddobaadka ka baxaayo. Iimaanlaawe iga leh. Kacsi maa heerkaas gaarsiisay. Hambalyo ma dhihi karee, laakiin dad isguursaday waaye oo isku qanacsan see ugu soo warameen ee marka hambalyo iyo boggaadin, eniwey.