Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,668
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Soomaalida qaarkood iyo plagiarism maxaa kala heysto. Let's compare the two versions supposedly from two defferent, though tabloid and unreliable, sites. barafasooro iyo madax aad u farabadan oo ay kamid yihiin Prof Axmed Ismaaciil samatar ayaa siweyn u taageeray hindise uu soo badnhigay Prof Cali Khaliif Galaydh kaas oo gundhigiisu yahay in Col. Xasan Daahir Aweys laga saaro maxkamadaha islaamka. Garabyadda Isbahaysi siyaasadeedka ee Asmara ayaa markii ugu horeeysay xogag dheeriya laga helay sababihii ay shirweynahii lagu waday inuu furmo 1-da bishan Setember dib ugu dhigeen. Madaxda sare ee Isbahaysigga Asmara ayaa la xaqiijiyay inay shirka dib ugu dhigeen,go-aan siyaasadeed ay isla qaateen,kaas oo ay ku doonayaan inay liiska ergada kaga saaraan madax sare oo ka tirsan golaha Maxaakiimta ,ayna ka mid yihiin Xasan Dahir Aweys iyo Abuu Maansuur oo dowlada Mareykanka ay ku dartay liiska argagixisada . Xasan Dahir Aweys oo golahii Maxaakiimta u qabtay hogaanka sare ee Gudoomiyenimada golaha Shuurada, haatana degan Xaafada Mai Jax jax ee Asmara ayaa todobaadkii la soo dhaafay isu sharaxay inuu noqdo shirgudoonka shirweyne jabhadeedka Asmara ee la qorsheeynayo inuu ka soo baxo urur weyne dalka Soomaaliya awood Melleteri kaga saara Ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan. Madax ay ka mid yihiin ,Proff Axmed Ismaaciil Samatar, Proff Cali Khaliif Galaydh,Dr Cabdi Risaaq Xaaji Xuseen, Gen. Jaamac Maxamed Qaalib,Xuseen Maxamed Ceydiid,Shariifkii xilka gudoomiyenimada baarlamaanka laga qaaday iyo Shariif Axmedka Maxaakiimta ayaa isku fikir ka noqday,hindise qabya ah oo Cali Khaliif Galaydh soo bandhigay,kaas oo gundhigiisu yahay inaan Xasan Dahir la joogin xilligii uu ka soo dhexmuuqan lahaa shaashada shirweynaha Asmara . Madax ka badan 160 masuul,ayna ku jiraan kuwa dowlada Ereteria ayaa Xasan Dahir kula taliyay inuu iska nasto,oo uusan qeyb ka noqon ergada iyo hoowlwadeenada shirweynaha loo balansan yahay Khamiista ,hase yeeshee Korneyl Aweys waxaa uu codsaday in la siiyo sedex maalmood oo ka fiirsi ah. Proff Cali Khaliif Galaydh ayaa ku taliyay in maamulka laga yagleelo Asmara uusan noqon mid ku shaqeeyo hanaankii Maxaakiimta oo kale,balse uu noqdo maamul beesha Caalamka door diblomaasiyadeed la Ciyaari kara si aan loo helin jaanisyo,lagula shabadeyn karo muuqaal argagixiso iyo cid la shaqeeysa. ------------- Garabyadda Isbahaysiga siyaasadeedka Soomaalida Casmara ayaa markii ugu horeeysay xogag dheeriya laga helay sababihii ay shirweynahii lagu waday inuu furmo 1-da bishaan Setember dib ugu dhigeen. Madaxda sare ee Isbahaysigga Casmara ayaa la xaqiijiyay inay shirka dib ugu madleen,go-aan siyaasadeed ay isla qaateen,kaas oo ay ku doonayaan inay liiska ergada kaga saaraan madax sare oo ka tirsan golaha Maxaakiimta, ayna ka mid yihiin Xasan Dahir Aweys iyo Abuu Maansuur oo dowlada Mareykanka ay ku dartay liiska argagixisada . Xasan Dahir Aweys oo golahii Maxaakiimta u qabtay hogaanka sare ee Gudoomiyenimada golaha Shuurada, haatana degan Xaafada Mai Jax jax ee Caasimadda Casmara ayaa todobaadkii la soo dhaafay isu sharaxay inuu noqdo shirgudoonka shirweyne jabhadeedka Casmara ee la qorsheeynayo inuu ka soo baxo urur weyne dalka Soomaaliya awood Melleteri kaga saara Ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan. Madax ay ka mid yihiin ,Proff Axmed Ismaaciil Samatar, Proff Cali Khaliif Galeydh,Dr Cabdi Risaaq Xaaji Xuseen, Jeneral Jaamac Maxamed Qaalib,Xuseen Maxamed Ceydiid,Shariifkii xilka gudoomiyenimada baarlamaanka laga qaaday iyo Shariif Axmedka Maxaakiimta ayaa isku fikir ka noqday,hindise qabyaa oo Cali Khaliif soo bandhigay,kaas oo gundhigiisu yahay inaan Xasan Dahir la joogin xilligii uu ka soo dhexmuuqan lahaa shaashada shirweynaha Casmara. Madax ka badan 160 masuul,ayna ku jiraan kuwa dowlada Ereteria ayaa Xasan Dahir kula taliyay inuu iska nasto,oo uusan qeyb ka noqon ergada iyo hoowlwadeenada shirweynaha loo madlan yahay Khamiista maalmaha inaga xigaan ,hasse yeeshee Korneyl Aweys waxaa uu codsaday in la siiyo sedex maalmood oo ka fiirsi ah. Proff Galeydh ayaa ku taliyay in maamulka lagu dhidbo Casmara uusan noqon mid ku shaqeeyo hanaankii Maxaakiimta oo kale,balse uu noqdo maamul beesha Caalamka door diblomaasiyadeed la Ciyaari kara si aan loo helin jaanisyo,lagula shabadeyn karo muuqaal argagixiso iyo cid la shaqeeyso. Si kastaba ha ahaatee,dhamaan ergada isugu tagtay Casmara waa kuwa ka dhisan dhinacyada dhaqaalaha,siyaasada,aqoonta iyo diinta,taas oo beesha Caalamka ku abuurtay walaac ku saleeysan,suurtagalnimada inay Casmara foolaneyso dowlad adag oo Soomaaliya yeelato. So before we believe the crap these two sensational yellow journalist sites report, we need to verify which one copied from the other.
  2. It seems like dad meeshaan ka buuxo inay waligoodba muufo maqlin, iskaba dhaaf tasting it. Muufo sadex ayee u kala baxdaa: Muufo baraawe, muufadii Xamar laga yaqaanay and a special one Marka laga cuno. All need tinaar lagu dubo. Unlike rooti, foorno kuma haboona, that is why kuwa qurbaha laga helo does not taste anything close kuwaa Xamar ku cuni jirnay, the fresh off the tinaar ones. According to this new book -- Soomaali Cuisine -- here is muufo baraawe's recipe: Muufo Baraawe (Somali Bread) 2 cups of white semolina or farina flour 1/4 cup all purpose flour 1 tablespoon sugar (optional) 1 teaspoon onion powder 1 clove garlic, minced 1/2 teaspoon active dry yeast 1 1/4 cup lukewarm water Salt to taste Combine all the ingredients (except water) together and mix them well in a bowl. Add the water and knead to make to a dough. Cover the bowl tightly, put it in a warm place (such as the kitchen) for at least 6 hours until the dough doubles in volume; then work the dough gently with your hands. Cover and let it rise again. Preheat oven to 400 degrees Fahrenheit. When the dough has risen second time, pick about half a handful with wet fingers and drop them on an oiled baking pan, spacing them 2 - 3 inches apart. Cover the pan tightly with aluminum foil and put it in the lower rack of the oven for about 15 minutes or until the bottom side of the muufo is golden in color. When done, the top of the muufo will stay white. If you want the top side to be golden, flip the muffo over and bake for 3 to 4 minutes more. Serve with any kind of sauce. Yummy with maraq bilaash! -------------- This is probably the muufo version most Soomaalis eat in qurbaha, though it never tastes the same as those that were made in Baraawe.
  3. Kashafa, waa ogahay, walaaloow, laakiin honestly waxa Xamar ka socdo inaa inta ku sheego ma rabo, mar marka qaarkood waxee ku dhaqmayaan dadkaas kasoo horjeedo dowlad ku sheega, you too wouldn't have believed. Anyone baahi heyso oo isleh meeshaa maanta shaxaad kasoo heli kartid telefoon qarsan hanjabaad ayaa loo soo diraa, hadduu telefoon lahayna fariin socoto. Wiil dhalinyara ah oo guriga aabaheey joogo ayee ku dhacday taas bishii hore. Qof qabanqaabiye sare ka ah ayaa ugu yeeray meeshii lagu sheegay shirka dib u heshiinta beenta ah ka socday in uu iska imaado oo shaqo yar laga siin doono, oo $20 ka helaayo. Haye uu yiri. Laba bari markuu aaday, the third day a discreet call was made to him, threatening and warning if he does not stay away, in meydkiis jidka laga soo qaadi doono. They are not joking. They have a list, told him so he is on the list and on the top. Markuu a couple days guriga ka bixin cabsi daraadiis, they called him back, saying, "Congratulations for heeding our warnings and that you are from now on are a free man, not on the targeted list anymore." Waxyaabahaas iyo wax ka daran ayaa ka dhaco, that I don't want inaa ka sheego meeshaan. I call that misplaced priorities, targeting dad waxee cunaan iyo nolol maalmeedkooda raadsanaayo.
  4. Beenhawaas habeena badan oo aan la tirin karin hooyo nagu seexin jirtay ciyaalkeena sheekadihiisa beenta badan, uultimo beentiis soo baxdo ama qaraxdo mar walba. Saan u jeclaa sheekadihiis xariiriga ahaa. Alas, hal kama xasuusto.
  5. Wariyaal ka howlgali jiray Idaacadaha Muqdisho qaarkood oo dalka isaga tagay kadib markii la soo gaarsiyay fariimo hanjabaad ah Ilaa iyo 10 Wariye oo ka shaqeyn jireen qaar ka mid ah Idaacadaha FM-yada Muqdisho iyo Bogaga Internd-yada ayaa isaga cararay Magaalada Caasimadda ah ee Soomaaliya kadib markii la soo gaarsiiyay fariimo isugu hira hanjabaad iyo Digniino. 5 Wariye oo ka shaqeyn jirtay Idaacadda Hornafrik iyo Wariyaal kale oo Madax bannaan ayaa la ii xaqiijiyay inay u baqooleen dhinaca iyo Magaalada Nairobi kuwaas oo ka cararay xaaladda xun ee ka jirta Magaalada Muqdisho. 11-bishii hore ayaa falal laga naxo waxaa lagu dilay Labo Agaasime oo midna ka mid ahaa Milkiilayaasha Shirkadda Warfaafinta Hornafrik iyo midna madax ka ahaa Idaacadda Codka Caasimadda oo Hornafrik hoos tagta waa Cali Iimaan Sharma’arke iyo Mahad Axmed Cilmi. Wariye Mahad ayaa subaxnimadii 11-Agost waxaa Madaxa rasaas uga furay dablay hubeysan, isagoo markaasi ku sii jeeday Xafiiskiisa, halka Ali Iimaan Sharma’arke gaarigiisa Bam lala helay mar uu ka soo laabtay aaska Mahad Axmed Cilmi oo saaxiibo wada shaqeeya ahaayeen. In kastoo Ahmed C/salaam oo ka mid ah Agaasimiyaasha Shirkadda Warfaafinta Hornafrik isagoo Canada jooga sheegay inay sii wadi doonaan shaqada ayaa haddana idaacadda laga dareemay inay isaga tageen wariyaal fara badan oo qaarkood hadda ku sugan Magaalada Hargeysa ee Maamulka Somaliland halka Wariyaal kale mar sii horeysa tageen Magaalada Nairobi qaar kalena hadda ku sii jiraan wadada u dhaxeysa Muqdisho iyo Nairobi kadib markii la soo gaarsiiyay fariimo hanjabaad ah. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku fashilantay inay sugto ammaanka Wariyaasha iyo mawaadininta Soomaaliyed. Wariyaasha u shaqeeya Bogga Internedka Dayniile ayaa si dhuumaaleysi ah ku jooga Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, kadib markii nin ay deris yihiin Xafiiska Dayniile Muqisho soo gaarsiiyay fariin ah in la raadinayo Wariyaashaas, wax yar kadib Xafiiska Dayniile Muqdisho waxaa tagay niman Bustoolado ku hubeysan oo dhar cad ah kuwaas oo watay gaari waxayna doonayeen inay fal ku sameeyaan wariyaasha . Mar sii horeysay ayaa Wakiilada Bogga Midnimo ee Muqdisho hanjabaad waxay kala kulmeen Maamulada Dowladda Federaalka, kuwaas oo ku hanjabay inay tallaabo ka qaadi doonaan Wariyaasha Bogga Midnimo . Xaaladda Wariyaasha Soomaaliyed ee Muqdisho jooga ayaa khatar badan ku jirta loona baahan yahay in ay helaan gurmad deg deg ah si looga badbaadiyo hanjabaadaha ka kala imaanaya kooxaha isku haaya Magaalada Muqdisho. Mid ka mid ah Wariyaasha u shaqeeya Wakaalada wararka Dibadda ayaa isna isaga cararay Magaalada Muqdisho isagoo haatan ku sugan dalka Jabuuti, wariyahaas ayaa fariin dhinaca telefoonka la soo gaarsiiyay mar walba waxaa loo sheegayay meesha uu ku sugan yahay iyo dharka uu wato, loona sheegay In la dili karo waqtigii a doono. Qalqal fara badan ayaa hadda soo food saaray Wariyaasha ku haray Muqdisho kuwaas oo qaarkood damiyay telefoonada gacanta kuna sugan guriyahooda, qaar kale ayaaba howshoda hakiyay, laakiin saas oo ay tahayna waxaa jira kuwa ku dadaalaya inay shaqadoodan sii wataan. Xigasho Inkastoo this site, Midnimo.com, is pro-Geedi, xataa this wariye soo qoray this warbixin waa ka garan gartaa inay cabsi ka muuqato. Xamar marxaladdo badan oo xun soo martay toban iyo dhowrii sane duliga lagu jiray, laakiin wariyaashii Soomaaliyeed la ugaarsanaayo had never been part of it. Waxaaba la rabaa in war dhan laga waayo dalka, siiba warka shaqsiyada qaarkood dhibaayo ee xasuuqa ah. Wariyaashii warbaahinta caalamka u shaqeynaaye, sida kuwii kusoo caan baxay labadii sane u dambeysay ee Sahal Cabdulle iyo Guuleed Max'ed of Reuters, Salaad Dhuxul and Max'ed Colaad Xasan of Associated Press iyo C/llaahi Caddoow of Aljasiira, kuligood hadalkooda laba maqlin toddobaadyo, oo inay ka wada carareen dalka, siiba Xamar, tahay. Sahal Cabdulle Kanada uu ka tagay ayuu iskaga soo noqday.
  6. Saan ka daa, widaayoow. Ninba maalintiis ayee soo gishaa. There are as many reasons as why some join ciidamadda ama dowlad ku sheega itself. Dadka qaarkood baahi ayaa heyso, oo shaqana ma jirto. Daruufaadka iska adag. Ninkaan in ilmo yar ka tagay oo agoon ah ayaa laga yaabaa, marka ma'aha inaa ku alalaastid geeridiis, si walba haloo kala aragti duwanaadee. Hadduu ahaan lahaa the big shots, like Max'ed Dheere iyo wixii lamid ah, waaba la kasay.
  7. Originally posted by Dahia al Kahina: You all make this sound like a computer game or playstation games,am sure you all know whatever actions these so called leaders take has an impact on those poor souls on homelands? I honestly dont get the ,oh perhaps am taking this too serious,I mean the so called somali politics and their politicians For some, sister, they need to get their daily dose of qabiil-induced drugs. To them, promoting, defending and buun buunis their qabiil is just same as taking a breath. They cannot live without it. It is an addicted abstract drug, a mental issue. They are so anxious about it as a wadaad is anxious of missing a prayer, thus the reason spending countless hours online searching their obscure clans and if not available, inventing bogus history or starting blogs on it. It also tells us the the low self-esteem they have for themselves and their clans. If their clans were this mighty and powerful as they portray to, you wouldnt' have seen this daily bombardment and tit-for-tat responses.
  8. Terrier? Maxaa jiro uu Dalxaa ku noqday the Xabashi stooge's dog? All are Xabashi's dogs and stooges. Dalxaa is just airing what is apparent, and I don't think anybody sent him to do that. Dowlad ku sheegaan 4.5 formula ayee kusoo dhisteen, yet they are not even following that. All abaanduuliyaasha iyo guutooyinka madaxdooda laba ama sadex ama afar qabiil ayee wada yihiin, oo Soomaalida dhan meesha lagu wada qadiye. Sidaas camal daljirayaasha magac u yaalka ah, siiba kuwa dalalka Galbeedka loo magacaabay aanan wali la aqoonsan. The likes of Max'ed Kooshins, Cali Ameerikas, C/rashiid Seeds.
  9. Originally posted by Jimcaale: Interesting. Does the name Moqdisho has any meaning? "The meaning of Mogadishu's name is uncertain. Some render it as a Somali version of the Arabic "maqad shah," or "imperial seat of the shah," thus hinting at a Persian role in the city's founding." [Source] There is also a clip [i think it is this , though not that certain since the speaker is not working] on Youtube by the respected Canadian Islamic scholar C/llaahi Xakiim Quick where he explains meanings behind some far and wide certain regions that Muslims have landed. Included was Muqdisho [same explanation as given above], Hawaii, Siberia, Burtuqiiska and others -- all which are based original Carabi words. The most surprising for me was the Siberia origining from a Carabi word. Also, Jimcaale, Muqdisho relating to ancient Persian people, it is not that impossible. In fact, the other word associated with Xamar -- Banaadir -- too is a Persian origin. Banaadir derives from the Persian word for port -- bandar.
  10. My cousin taas lagu xaman jiray asagana, that one day ku dhici doonto in mid uu dhalay oo uu ka warqabin ku weynaato shukaansado.
  11. She was not called "Queen of Mean" by American tabloids for no reason even before hear death.
  12. Soo Soomaalida waxaan 'long distance' la leeyahay waxee ku dhaleen boqolaal kun oo ciyaal ma'ahoo? Waxaa soo xasuustay a second cousin of mine who was in the military. From what I've heard others say about him, the story goes meeshii loo badalaba in uu mid ku qaban jiray -- yacni guursado -- and ka dhali jiray jiil, kana socon jiray. Ciyaalkiis saas ayee Soomaaliya dhan ugu wada faafeen, xataa maba oga inta uu dhalay iyo waxee yihiin. I had met him once, and what was even weirder was that his Afsoomaali -- a combination of different lahjado la isku wada qasay. Apparently, though, his ku dhufo ka dhaqaaq philosophy of guur, he was not alone. Soomaali badan ayaaba saas u dhaqmi jiray, still u dhaqantana.
  13. The Malagasy alphabet has 21 letters found in the English alphabet. Malagasy lacks C, Q, U, W, and X. Thus "Madagascar" is not a Malagasy word -- as Peter Tyson points out -- since Malagasy lacks "c" and all words end in a vowel. The Malagasy word for their country is "Madagasikara," a name in itself that is somewhat unwarranted. Tyson explains that Marco Polo, the European explorer who never actually saw the island but named it, probably confused the island with the Somali town Mogadishu and corrupted the name as "Madagascar." Malagasy themselves called Madagascar Nosin-dambo, Izao tontolo, or Ny aninvon' ny riaka. Xigasho Madagascar gets its current name from Marco Polo, (1254 — 1324), the Venetian explorer, who described an African island of untold wealth called Madeigascar in his memoirs (1298 - 1320). Polo heard about the island second-hand during his travels in Asia (1271 - 1295). Most scholars believe that he described Mogadishu, the port located in present-day Somalia. Nevertheless, Italian cartographers attached the name "Madagascar" to the island during the Renaissance. Xigasho II Marco Polo (1298) heard rumors of the mysterious land as he crossed Arabia. He was told of "the biggest and best [island] in the whole world" by Islamic traders (Shoumatoff 1988: 5 1). Polo is often credited with naming the island as he supposedly confused the island with other Arabic descriptions of Mogadishu and bestowed it with its name, Madagascar. Xigasho III
  14. Dankis, Bilaal. We appreciate your informing news articles, brother.
  15. Daa'uud Waraaqle, you've already signed a statement like this without anyone asking you. You are a very few daljecel ku jiro forumkaan. Keep wanaaga, do against xumaanta and qabyaaladda. ------------ Originally posted by AYOUB: quote:You may excuse and call this has nothing to do with qabiil and everything to do with politics, but in Soomaali politics, everything is qabiil and has to do with it. if that's case, how could anyone involved in politics (including contributors of this section of SOL) claim they can put their hand on the Qur'an regarding this issue? I am talking about the dowlad ku sheeg, whose own basis axdi is based on qabiil-sharing formula. Ee marka if we had a dowlad whose leaders ka daartaan qabyaalad as in this case, qabiil kuma dhaqmi lahayn, and wouldn't have been necessary.
  16. kubaayad:? i had asked the waiter this when a xalimoo ordered this in resturant! he had no clue what it was, neither did I. your turn. Sabaayad maa ka wadaa? Haddee tahay taas, 'chapati' ee Hindida ugu wacaan ayee ku dhahaan ayaan u maleynaa Afingiriiska.
  17. Here's the first one and whoever gets all three should post the next word. Yaa bilaabay? Duray: hargab?? Duray, hargab iyo qaboob amee wadayihiin. Hadda kahor aan qol saan camal furay. Oo aan kasoo guuriyo qaarkood. (Wife) Oori Afo Maranti Xilo Xaas Bilcaan Arad (Window) Daaqad Dariishad Shabaako Qalfad [Carabi?] (Woman/en) Naag Bilcaan Haween Dumar Islaan Ganbooleey (Word) Oraah Kalmad [Carabi] Erey qowl (Sack) Kiish Loor Ceemad Mandad Juuni (Safe/safety) Bariin Badbaado Kabaro Bed (All) Giddi Dunji Dhamaan (Worry/ing - anxiety) Murug Caloolyow Hami Sakati Uurkutaalo Welwel Walbahaar (Wound) Nabar Heer Humaaji Qoon Halakee Dhiban (Measure) Cabir Qayd Kiil Dhereri Jimee Miisaan [Carabi] (Walk/ing) Socod Luggeen Hadaaf Dareer Leeg leegso Hunbaalle Hudan Cagajiidid Huleel Dabandeeb Cidijiid (Milk) Caano Wan Maal Lebeen (Wave/wavelength) Haati Mowjad [Carabi] Hir Lul Maskar (Weak/ness) Liidasho Tabaryari Uduufo Cabanaan Diif (Wealth) Hodantooyo Qabno Baydi Cood Maaliyad [Carabi] Hanti (Weapon/s) Aalad Salab Hub Silaax (Search) Fennid Baar Faaqidaad Raadgoob Eegeeg Raadin (Weight) Culaab Habiso Culays (West) Galbeed Qoraxsiin Bugux (Size/width) Balaar Balac Baaxad (Wealthy) Qani Hodan Maalqabeen (Marriage) Tagsi Guur Aroos [Carabi] (Meet/ing) Kulan Madar Lajnad [Carabi?] (Mixture) Dhafdhaf Lufluf Qoosh Murug Iskujir (Stup!d/fool) Doqon Dabaal Nac-as Dhaandhaan (Murmuring/muttering) Gunuunac Nuunaas Hunu hunu Hugan (Saliva) Calyo Balqan Candhuuf (Search for) Raadi Goob Jeri (Self) Qur Is Duunyo (Separate) Faquuq Kalasaar Kalasooc Feeraari Fiindhee Baandhee
  18. Imagine those two grandchildren, who were deliberately la qadiye. How would they fair and feel? When a dog is more valued -- literally -- than you, then waxba kuuma harin. They should take a lesson from here that they probably should have been a more loyal and friendly, which the dog probably was to its owner. ---------------- Super-rich furry animals: Four-legged legacies (and other pet payouts) When the New York socialite Leona Helmsley left much of her fortune to her poodle rather than her grandchildren, she was following in a long – if odd – tradition. Rob Sharp discovers some notable beneficiaries The US property billionaire Leona Helmsley was not known as New York's "queen of mean" for nothing. With her devilish reputation as a ball-crusher, she epitomised 1980s greed and indifference to the feelings of the "little people". But she did care about at least one living creature apart from herself: when her will was published this week, it was revealed that she had left more than $12m (£6m) to her white Maltese dog "Trouble". Like her mistress, the rich b!tch has a reputation for tearing strips off people. But was this bizarre gesture quite as abnormal as it seems? Not necessarily. There have, over the years, been surprisingly many examples of legacies to non-human beneficiaries, and a whole pack of domesticated animals have been on the receiving end of gargantuan endowments. For jealous humans, this provokes the question: what on earth do they spend it on? For obvious reasons, it is impossible to ask the pets themselves. But the evidence does suggest they have no difficulty spending the stuff. The most notorious heir of the dog variety is a German Shepherd called Gunther IV. Pictured on his website sitting proudly with a bevy of leathered up hero-worshippers the canine is reportedly worth $180m. He inherited the money from his father, the imaginatively-named Gunther III, who was given $60m when German countess Karlotta Libenstein died in 1992. According to one of a spate of websites that have sprung up in homage to the moneyed mutt, "Gunther does not have owners. He has trustees." The dog is now thought to "live a jet-setter's existence". He jumped into the public eye when the BBC reported in 2000 that he had rustled up $7.5m to buy Madonna's Florida villa; the dog even threw down dibs for the master bedroom. Ever ravenous for doggy bling, on 11 November 2001, Gunther appeared at an auction in northern Italy where through his "associates" – an obscure euro-pop rock band called The Burgundians (who have released only one single which is not available in stores) – he successfully bid three million lira (£1,050) for a truffle. It has to be said that some have denounced Gunther as a hoax, or possibly performance art, but the dignified, enigmatic canine picture on the opposite page looks real enough to us. There are, in any case, many other examples. Another pet with a notorious – and huge – windfall is Kalu the chimpanzee, who stands to inherit a fortune worth £40m. The animal was rescued from a tree in South Africa by owner Patricia O'Neill. Then, while her husband Frank, an Australian swimmer, was competing in the Sydney Olympics in 2000, she changed her will so that Kalu would inherit her estate near Cape Town. "I couldn't bear the thought of what might happen to her after I died," she said. Her husband, however, was less affectionate, saying that he had hated the monkey ever since he caught it smoking his cigarettes and drinking his booze. Then there is the poodle Toby Rimes, a descendant of a dog that inherited £15m from New York owner Ella Wendel. There is Tinker, an eight-year-old moggy from North London, who came into £450,000 when Margaret Layne, an elderly lady who found him as a stray, left him a three-bedroom house in Harrow – along with a £100,000 trust fund when she died in 2002. And there are Eileen, Hamish, Paris, Tuffnel, Boon and Coco, the cats of Beryl Reid, the actress, who died in 1996. She left her £900,000 cottage on the Thames to her friend Paul Strike, asking him to look after them. Big Tibby, a 52-year-old tortoise, can enjoy his dotage in style after his millionaire owner Donald Moss, director of a family-owned mattress company in Stockport, left him £50,000. An African parrot called Csoki was reportedly left £50,000 by London millionairess Victoria Brown. Fluffy, a ginger tomcat, inherited £30,000 from his owner Mary Burton, a church organist from Great Paxton, Cambridgeshire, who left her estate to the Wood Green Animal Shelter in Hertfordshire provided that staff take good care of her pet. Her will decreed he, "should have a home in the sun and be provided with a diet of fresh pilchards, steamed cod, tail ends, no bones, best lean roast beef and vegetables and only milk no water." Why do people make such legacies? Essentially, because their animals occupy a pre-eminent part in their owners' lives. The RSPCA's David Grant said: "Pets can be an important companion to older people. Our research reveals the over-60s rate them as a more important part of their lives than their friends." The most important motive is usually to make sure that the pet in question is looked after, and a crucial point in such wills is the identity of the person who will administer the legacy on the animal's behalf. Thus Helmsley's Trouble will be cared for by Leona's brother Alvin Rosenthal (who was left $10m). The will also calls for Trouble to be entombed alongside Helmsley and her husband Harry Helmsley, who died in 1997, in their $1.4m mausoleum, for which Helmsley set aside $3m for upkeep including annual cleanings. "I have not made any provisions in this will for my grandson Craig Panzirer or my granddaughter Meegan Panzirer for reasons which are known to them," Helmsley wrote. A spokesman for Helmsley declined to comment. According to the RSPCA, some owners don't give sufficient thought to the question of how their pets will live after they have gone. Of the 90,000 pet owners who die in the UK each year 70,000 do not make arrangements for their pets. RSPCA spokeswoman Nicky Richardson said: "We encourage people if they care about animals to give generously to us to improve the lives of animals. What's of primary importance is to make sure that there is someone there to look after their animal." Most Brits admit they would not be happy to take on an animal if a friend or relative died. Furthermore, many do not consider the possibility that their pets might outlive them. While cats generally live up to 16 years old, Macaws can live for 80 years and a tortoise that died last year was thought to be 250 years old. Meanwhile, it is clear that a well-placed legacy can do wonders. A labrador cross called Jasper , for example, was abandoned and left to die at Battersea Dogs Home and was about to be put to sleep when he caught the eye of Ramsden Brewery heiress Diana Myburgh. He had barely settled in his new home when his new owner died, in 1995, at the age of 74, leaving him and another dog, Jason, £25,000 each. He has lived in the lap of luxury ever since, on a 500 hectare estate, and is thought to have inherited around £25,000. He eats nothing but sirloin steak, Dover sole and fresh mussels and wears a diamond collar. Ridiculous? Perhaps. Yet after his earlier sufferings it seems mean to begrudge him his good fortune. The Independent
  19. Lucky dog inherits $12m fortune New York hotelier and real estate billionaire Leona Helmsley has left $12m (£5.97m) to her pet dog, Trouble. The pampered pooch received the largest bequest from Mrs Helmsley's will. The will also says that when Trouble dies, she is to be buried alongside Mrs Helmsley, who died last week, and her late husband in their mausoleum. But some human members of Mrs Helmsley's family fared less well, with two of her four grandchildren cut out of the will entirely . Mrs Helmsley, who died last week, was dubbed the "Queen of Mean" by the US media, and was known for her tough approach to business. She and her late husband, Harry, built a company which managed some of New York's most prestigious addresses, including the Empire State Building, as well as hotels across the country. The money for Trouble's upkeep was left in the hands of her brother, Alvin Rosenthal, who himself inherited $10m. Two grandchildren, David and Walter Panzirer, were left $5m each on condition that they visit their father's grave at least once a year. Their father, Mrs Helmsley's son Jay Panzirer, died in 1982. But grandchildren Craig and Meegan Panzirer received nothing - "for reasons which are known to them", according to Mrs Helmsley's will. Mrs Helmsley left her chauffeur $100,000. She also set aside $3m for the upkeep of her and her husband's final resting place. Proceeds from the sale of Mrs Helmsley's residences and belongings will go to a charitable trust. Beenbeensii
  20. Tahliil waa ku kacday. Iisi, brother, iisi. Jeesta jeestada inta lagu haayo yee ku dhibin, dadka qaarkood waa lagu yaqaanaa waxaas camal. Eebba ha u naxariisto mar labaad masaakiintaas, dhalinyaradaas la laaye -- aamiin, aamiin.
  21. Originally posted by Caamir: MMA, I can swear to God that I am one of those people who will never support his qabiil on Gardaro, but on collective basis, it is incumbent on me to speak out against misdeeds while I am willing to discount which misdeed better serves in the general health of our society. We ought to undertake obligations to protect our society from evil doers with no concrete and definable alternative to the changes their strive to effect on us. Waa yahay. Waala gartay. However, yet, you support dowlad ku sheega Xabasho soo kaxeysatay. What do you call that, if not gardaro? Not a gardaro against a particular qabiil, but the collective name of Soomaalinimo and everything Soomaali name stands for. It is a grand gardaro against Soomaali nationhood and its people's conscience. You may excuse and call this has nothing to do with qabiil and everything to do with politics, but in Soomaali politics, everything is qabiil and has to do with it. Ee marka, Caamiroow, don't you think Xabasho -- any group who soo watay them -- doing xasuuq in Xamar is gardaro and supporting that testifies against what you've swore to now? Qabiil -- or rather its rather negative counterpart, qabyaalad -- meel ay adduunka horumar aan kaga gaarnay ma ii sheegi kartaa? Just give me one collective Soomaalis isku wada jiraan positive and advanced ugu noqonay ifkaan oo qabiil noo horseedaayo. Absolutely nothing. It imprisoned our mentality, our maan. It made us a laughingstock refugees every corner of this world; a vast majority of our children cannot even afford a single grade school. A new whole generation of unhealthy, uneducated masses. All this because of this centuries-old incurable disease called qabyaalad qurunkeed our people are addicted to, where some of their supposedly educated elites even find excuses for its continuation. Native First Nations aboriginals of North America waxa meeshaas dhigay, oo dhulkooda in laga qabsado dhigay, oo afkooda ku baaba'ay was qabiil. Maalin Eebba keeno isku dagaali jiray in the name of Huron, Wyandote, Mohawk, Cherokee, Iroquois, et cetera, before they finally realized the grand agenda by Reer Yurub foreigners dhulkooda ka qaatay. Soomaali inay taas ku dhacdo ayaan ka cabsanaa.
  22. Can you believe it that they only have released his body this week? War Ingiriiska maxee yihiin. How long does an autopsy take? Full bil? He is going to be buried this coming Jimco, Eebba ha u naxariisto mar kale.
  23. Minyar inaa leedahay mooday, mise waaba Muna Yariiseey Nisheey.