Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,171
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    299

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Isn't this interesting? What time does to people's opinion. Our sister Safi Cabdi supposedly knew what and who our enemies were a year ago. And that other thread now, less than a year later. It is amazing what time does to people.
  2. Walaasheen Safi Cabdi wax badan ayaa ka qaldan. She is misinformed if she thinks Xabashadda are Soomaali's saviors. In loo gafo ma'aha laakiin, especially maadaama ee tahay qof dumar walaasheen ah. She is a member of this forum. I hope she comes here and defend that piece. She is also an accomplished author. Give a visit to her homepage.
  3. Originally posted by Dhulqarnayn -alSumaale: quote:Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: quote:The Pan-Somali movement is led from Mogadishu by an exile from French Somaliland , but all Somali politicians automatically include it in their creed. Can anyone guess who that man was? I would love to see him alive today and see wuxuu asaga iyo halyeydii kale ee aabiyaasheen usoo halgameen damiirlaawiyaal stooges ah qashinka ku daray maanta. He was according to Somali Djiboutians killed through sabotage (airplane accident in the early 60s) by those oppossing his agenda Mahmoud Harbi was a hardcore Pan-Somalianist and he had the backing of the Somalis from Djibouti that is why the majority of the people that voted ''no'' in the referendum were Somalis He was replaced by President Abtidoon who agreed on a seperate horn of African state despite the wishes of the majority of Somalis at that time Magaciis Max'uud Xarbi muu ahaa? It sounds like magac aan maqlay. Will try to research and see what I can get on him. Nin Soomaalidoon dhab ah ayuu u egyahay.
  4. Dadkii xagjir ayeeba noqdeen. Ar xaa idinku dhacay Caanogeel, Che, Baddacase. See camaleeto. Qunyarsocod ayaaba ahaan jirteen see waaye labadaan bari. Garuun aa isku heysatiin oo kii madaxa soo taagaba gaw iyo nash.
  5. Kaastaro, Filla Baydhabo is the official ra'iisul wasaaraha's residence. It is located in degmadda Wadajir, aaga Isbitaal Madiino. Filla Soomaaliya, the madaxweynaha's madaxtooyada. Then again, what is the difference? Maanta Xabashi ku xasuuqdo dadweynaha Xamar iyagoo kasoo duulaayo Wasaaradii Gaashaandhiga, wasaarad loo sameeye inay dalka ka difaacdo cadowga ka koow ahaa Xabashi. Hadana maanta inay safaarad ku sheeg rabaan ka dhigtaan guryihii ugu caansanaa ee dowladihii Soomaaliya soo maray ku lahayd Xamar. Qashinkaan dowlad ku sheega awalba maxaa laga sugaaye. Qashin qashin ah. Let them enjoy the few Xabashi occupied months, maadaama mar dhaw laga sifeyn doono Soomaaliya.
  6. Jabhad, widaayoow, haa oo isbaheysi, isbiirsi, iskaashi waa waxa kaliya ay Soomaali mushkiladaan ugu baxeyso. Mushkilo tan ka horeysay ayaan ugu baxday oo ahaa gumeysigii fooshaxumaa. Dad stooges ah, always ahaa, ayaaba rabo gumeysi cusub, as long as laaluush iyo magac bilaash rabaan. Waa u jeedaa duurjoogta ayaa saas u dhaqmaayo, fahmay micnaha weyn ka dambeyso midnimada. Baandadaaas waxee isoo xasuusisay ciyaar ciyaaleedii aan ciyaari jirnay, oo baando baando u ciyaari jirnay. Runtii the video wax badan ayaa laga baran karaa. I always had a respect for wildlife, oo dad badan bini'aaden sheeganaayo ayee boqolkiiba ka caqli iyo dhaqan wanaagsanyihiin maadaama maskaxdooda xataa saas u hormarin saas ugu faa'ieysanaayo.
  7. What is this assumption being hooyada. It can be the aabaha. this. It is more funnier. Especially at the end. Xoolaha too have kinship.
  8. Another Maki Xaaji Banaadir classic. It is already classic, though new. Ninkaas gacan iyo jilib aan u taagay. Watch it on here. Waa buubaa Baddaa galaa Bacda dhuuqso Baalweynta yaa lagaa boojeyn [isbaareysan] Businesska nuur maleh Ganacsiga biyacabaal maleh Beesadda sarif maleh Baaqa soo celin maleh Kun aa u weyn kun aa u yar Bulshada shiid waaye Dad badan ayaa garan heestaan micnaha ka dambeyso, laakiin dadkii hore ayaa kasaayo wuxuu ula jeedo. Buufiska waxa keeno ayuu ula jeedaa maanta, dalkii yo dalkiiba gadaal loo dhigay, la wada afgambiye. Buufis waxaas keenay, qofkii u adkeysan waaye, siiba dadkii hore magaaladda deganaa.
  9. J. Peter Pham The confused Vietcon once again writes another amateur, uninformed article, masqueraded as a political piece. Whoever hired this -- and I am sure he is on commission -- should be fired. Even if some of our Waqooyi brothers' lobbying budget is not that much, hiring confused, mumbling Vietcon, who is totally ignorant about what is happening in Soomaaliya, is wasting some needy hard currency and a bandwith. This Vietcon [or should I say Vietcong?] should devote his little time advocating the dismemberment of south and north Vietnam once again, since they were not "officially" together and were de facto independent nations for more than two decades.
  10. The Pan-Somali movement is led from Mogadishu by an exile from French Somaliland , but all Somali politicians automatically include it in their creed. Can anyone guess who that man was? I would love to see him alive today and see wuxuu asaga iyo halyeydii kale ee aabiyaasheen usoo halgameen damiirlaawiyaal stooges ah qashinka ku daray maanta.
  11. With Jamaal C/naasir With the Xabashi Emperor, Xeylasalaase [At the back, in military dress, is Xuseen Kulmiye Afrax (Eebba ha u naxariisto).] With Jomo Kenyatta, the former Kenyan president With former Ghanaian president and pan-African leader, Kwame Nkrumah With Marxuum C/rashiid Jeneraal Daa'uud (Eebba ha u naxariistee) on his right, Xuseen Kulmiye on the left
  12. Since madaxweynihii heybada iyo qaayaha lahaa ee Mudane Aaden Cabdille Cismaan uu sariir saaranyahay oo isbitaal ku jiro, this thread is solely dedicated to him. Aabihii wadanka, aabihii ummada Soomaaliyeed, Aaden Cadde, Eebbe caafimaad iyo cilmi dheer wanaagsan ha siiyo -- aamiin, aamiin. [Fadlan u duceeya.] A rare pictorial images I found on another site, but unfortunately was on a slide and without any identification. I separated them as an still images. Enjoy. Md. Aaden Cadde with Marxuum C/rashiid Cali Sharmaarke (Eebba ha u naxariistee). [On his immediate left.] His swearing-in inauguration At Cumra in Makka. [The circled face behind him is my old man, who I can easily recognize even as the image being small. We had many pictures like this, some we unfortunately have lost, being a casualty of civil war.] Easily relaxing at home With Marxuum C/rashiid (Eebbe ha u naxariistee, on his right) and Jamaal C/naasir, former president of Masar {Eebbe ha u dambi dhaafee) Marxuum C/rashiid (Eebba ha u naxariistee) at his right again. The smiles, the happiness. Waayo waayo, waayadee Soomaalida heybad lahayd. On his left, I think, is Max'ed Cawaale Liibaa (Eebba ha u naxariisto), the creator of Soomaali flag.
  13. Xogogaal, ma hubtaa in wax la tirtiray, walaaloow? Ani wax ma tirtirin, haddii la tirtirayna amuu qoraalkaaga ku jiray qabiil. Kusoo celi mar labaad, hadduu horey magac qabiil ugu jirayna ka gooy markaan.
  14. Reer Norway again. Waxaa Maanta [May 18] ka dhacay magaalada Oslo ee dalka Norway banaanbax balaaran oo ey soo qaban qaabiyeen jaaliyadaha Somaliyed ee ku dhaqan dalka Norway, kaasoo looga soo Horjeeday Xasuqii Ka dhacay Dalka Soomaaliya, gaar ahaan Caasimada Muqdisho, ciidamada Itoobiyaanka ah ee ku sugan gudaha Soomaaliya. Dadka banaabaxayay oo lagu qiyaasay tiradooda in ka badan 700 oo qof ayaa waxa ey wateen boorar qaarkood muujinaya xasuuqa ey ka geysteen gudaha Somaliya dowlada Itoobiya oo iyagu isku beheystay waxa ey ugu yeereen la dagaalanka argagixisada Somaliya, iyagoo duqeyn xoog leh ey u geysteen Dadka Soomaliyeed kana Barakiciyay guryahoodii ee ku yaalo Magaalada Muqdisho. Xigasho
  15. Finally, Reer Holland. One of the biggest banaanbax aan arkay by Soomaalida dibadjooga. Aad ayee u mahadsanyihiin, Reer Holland. Waxaa Sabtidii, 19-05-2007, ka dhacay magaalada Denhaag (The Hague) ee waddanka Nederland bannaanbax aad u weyn oo lagu diiddan yahay ciidamada Itoobiya ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya. Waxaa kale oo bannaanbaxa looga cabanayay xadgudubyada bani’aadminnimada ka dhanka ah ee ka dhacay Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho oo ay bilihii u dambeeyay dhibaatooyin lixaad lihi ka dhaceen. Boqollaal Soomaali ah oo isaga yimid gobollada waddanka Nederland ayaa iyagoo qiireysan socod ka soo bilaabay saldhigga tareennada ( Central Station) ee magaalada Denhaag, iyagoo socodkaas ku tagay dhismaha xarunta Baarlamaanka. More pictures
  16. I've emailed the other day the reporter who reported this unfortunate war, asking if he can take some photos of them. [i was a bit cynical, still am.] He emailed back: "Sorry for not replying you sooner. I have been out of Monrovia doing some investigation in Yekepa with Mittal Steel. I can assure you that since we published that report, several efforts have been made to assist those African mothers and sisters. However, we are making sure that they first of all be cater to before the raing season. I will try to do a photo next time when I am reporting on Somalia Refugees. this report has claim not only your concern but Officials in Government. This was another means to address their plight. I will keep you in touch."
  17. Originally posted by Xoogsade: Well written article by an infomed nonsomali. The future is bleak simply put. Mala yaabateen how warlord A/Y is asking for 40 million to reconcile unwarring somali clans? - Rounding up elders who disagree with them at gunpoint = $20 million. - Painting the old building allocated for the warlords and their kidnapped , and buying second hand furniture to sit on is another $ 20 million. Warlord Yusuf and his henchmen need to get real and accept they are the only problem somalis have. Thta is called anabashed tuugsiness. Xishood ma jiro, every single darn occasion tuugsi ayee ku jiraan, led by the Stooge Father of Xabashadda. "Ar caalamka ha naga soo gaaro, oo musqulaha dhaqidtooda hal milyan ku baxeyso ee na siiya ... War caalamka aaweya oo jikada alaabta taalo laba milyan ku baxeyso, ee noo soo dira ..." Magac Soomaali ayaa la rabaa in lagu qaraabta that never buuxsamaayo jeeb.
  18. It is not political correct to use a clan name as a region. It is a colonial invention, who wanted to promote clan interests in Soomaalis and downplay Soomaali unity and consciousness, thus giving explicit clan names to some regions they occupied like Bari, Soomaali Galbeed and Jabuuti [French Territories of ...]. The name universally known and accepted to Soomaalis on that occupied land is Soomaali Galbeed. It is neutral and is the interest of the gobolka's liberation.
  19. Reading the monthly reports by Mr. Weinstein, one concludes how amazingly micro-informed he is about the Soomaaliya's political scene. Runtii, considering him being a non-Soomaali, he is much better informed than most Soomaalis. He also accurately conveys what is on the ground, accompanied by as little an editorial comment as possible.
  20. Buuxo -- horta wali ma buuxsamin miyaa? -- 'essay' waxaa la dhahaa maqaal, sidaan kor ku qoray. Dad qaarna curis ayee dhahaan.
  21. Eebba caafimaad wanaagsan oo wacan ha u kordhiyo iyo cilmi dheer wanaagsan ha ugu sii siyaadiyo aabaheen Md. Aaden Cabdille Cismaan -- aamiin, aamiin. U duceeya.
  22. Waa war lagu farxo, siiba kuweena daneeyo xoriyadda warbaahinta.
  23. Waa geed ee dadka Muqdisho aaminsanyihiin inay keeneeen ciidamaddii Unisom ee horaantii sagaashameydii. Inkastoo uuba geed ahayn, saan u maleeyo, uu yahay kaliya wax dhulka kaliya ku faafo. Boocbooc camal in uu yahay aan jeclahay.
  24. Markaa naxay waxee ahayd markaan ku arkay Soomaali hooyooyin iyo ciyaalkooda dhabarka u suran ku tuugsanaayo xaafadaas Soomaalida ka degto ee Nayroobi, Islii. The year was 2003. The Islii aan ogaa in early 1990s iyo kaas aan soo arkay aad iyo aad ayee u kala duwanayeen. Isliigii hore Soomaalidii hore waa iscaawin jireen, hadana dad wada ladanaa ayee u badnaayeen. I suppose dadkaas waa soo wada baxay. Waxa iga sii nixiye waxee ahayd, dadka caadi ayeeba la ahayd, oo Soomaaliya la dhexjoogo camal. ----------- PS - There is a famous boulevard in Monrovia, too, called Somalia Road. So was in Xamar, a one well-known called Via Liberia at degmadda Waaberi. The story went the then two presidents of the nations exchanged to name each other's country name a major street in their respective countries.
  25. Haa, widaayoow, waa maqlay "Jupiter" in afkeena suuban lagu dhaho Cirjeex. Raage waxaa la dhahaa "Saturn" asagana. Labadaas aa isoo xasuusisay.