Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,655
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. You are quoting an article by the owner of right-wing, tabloid-like, pro-neo-con National Post paper? Of course, he is mad. He wants the funds extended to private Jewish schools as well. John Tory may support the public funding extended to private schools, however also know where he will get those funds from. Probably from those funds reserved for the healthcare or public schools. It is no brainer once the funds are extended to private schools, the public schools will suffer. Tory also wants to cut the Ontario health premium tax. Tory and his Tory, conservative party is no friend of the working-poor, new immigrants and other non-affluent people -- in a word, to Soomaalis.
  2. n Djibouti, an influential Somali businessman briefly arrested over financing the Islamic Courts was said to be weighing whether to back them again or turn to the government. Abukar Omar Adan, 72, supported the sharia courts' movement during their six-month rule of Mogadishu and most of south Somalia last year. He was detained in neighbouring Kenya after Ethiopian and Somali government troops drove out the courts at the New Year, scattering fighters and supporters. In February, Kenya dropped an immigration case against Adan without explanation, and this weekend he showed up in Djibouti where Somali Prime Minister Ali Mohamed Gedi flew in an effort to bring him back to his homeland. "He was not of the (Islamic) courts, he supported them morally and financially in the beginning," Adan's aide told Reuters by telephone from Djibouti. "But when they turned more destructive and uncompromising, he withdrew his support." He added: "If the courts still stand for good things, he will support them, and if the government changes its tune and stands for good things, he will support them." The aide said Adan, who ships commodities such as sugar and building materials to Somalia, would stay in Djibouti. "He's not going to Asmara, Addis Ababa or Mogadishu." Somalia's 9 million people have endured near-ceaseless instability since warlords toppled a military dictator in 1991. Reuters
  3. Eebboow amuuraha sahal. Soomaali rafaad iyo ibtilo weyn ayaa heysato meel walba ay ifka kaga suganyihiin waayadaan.
  4. Originally posted by SheekhaJacaylka: quote: Sept. 17, 2007 issue What is wrong with the date ??? It says "issue." Not referring to the current date. It is the upcoming publishing date, routinely used by the magazines and other periodic publications.
  5. "Alla sei" oraah Talyaani waaye miyaa ileen? Aniga midii aan aad ula yaabay waxee ahayd maalin 2001 sanadkii ahaa, oo kaligeey iska caajisay Axadna telefashinka ka socday filin la dhahaayo Life is Beautiful, oo Talyaani ahaa oo Oscar xataa helay. Filinkaas ayaan waxaa ka maqlay mid leh "awguuriyo, awguuriyo." Anigii yaab. Dhagaheey ayaan mooday inay wax kale maqleen. Dhagaheey ayaan u maleyn lahaa haddee ahaan lahayn meesha uu ka dhahaaye oo ahayd aroos. Waligeey isma lahayn ereygaas ayaa Afsoomaali ahayn. Buuxo, haye maxaa tiri inay "Janaay, Febraayo, Maarso ..." ahayd Afsoomaali yaah? Qaarkood Afsoomaali weyba u egyihiin, sida "Maarso, Maajo, Luulyo ..."
  6. This is an attempt to free your country from the evil hands. Baddacase, waa our country, duqa. To asaga, adiga iyo anigaba Soomaaliya, the currently occupied Soomaaliya, waa dalkeena.
  7. Originally posted by Jacaylbaro: Waxaabad moodaa arday school ka soo dareertay Sawirkaan Xamar waaye ee ma'aha Asmara. Ubaxyadda Soomaaliya laga helo ka muuqdo ayaaba ka garan kartaa. The picture was taken last summer at Isbitaalka Soos [sOS] ee ciyaalka, oo degmadda Huriwaa ku yaalo.
  8. From "white a kid to a Soomaali." Maba u ega Soomaali.
  9. Ethiopia alleges Eritrea is doing the same for the Oromo National Liberation Front (ONLF), an Ethiopian separatist rebel group in the country's eastern ****** region, which killed 74 civilians at an oil exploration site there in May. Maxaa ka qaldan waxaan? How did Time's editors elude this?
  10. Well, according to this Reuters news report seems it has your answer: "DJIBOUTI, Sept 9 (Reuters) - A Somali businessman who financed the ousted Islamic Courts said on Sunday he had cut ties with the group after meeting Somali Prime Minister Ali Mohamed Gedi. Gedi had flown to Djibouti to ask businessman Abukar Omar Adan to use his influence to encourage armed remnants of the movement to accept a government amnesty. "I am not anymore with the Islamic Courts," Adan told reporters after meeting Gedi amid tight security at a Djibouti hotel. He did not elaborate." ------------ I don't think in uu Caddaani sameynaayo waxaas ama ku dhaqaaqi doono, even at the pathetic begging by desperate Geedi. The Xabashi stooge Geedi thinks since he -- Caddaani -- is a close "tolka," so can be influenced and persuaded to join his "tol" dowladda ku jiro and what Geedi thinks are their clan interests. Will Caddaani believe that crap? Methinks not.
  11. The last clip ilin kaa keenaayo. Dankis for sharing, Daa'uud. Heestii la jeclaa ee Saliim Saciid Saliim aan soo xasuustay. Xamar caddeey Xeebteeda u xiisayee Xamar Caddeey Xaalkeeda xasuustayee Xamar caddeey Xudunteeda ku duuganee Xamar caddeey Xamareey waa lagu xumeeye yaa ku xaal marinaa. O' Xamar, forgive us.
  12. Xildhibaana Max'ed Cabdi Yuusuf iyo Yuusuf Dheeg oo safka ku jiro; they are both wearing the koofi barawaani. Dr. Raabi waiting in the line as well. Xildhibaan Saleebaan Colaad Rooble and Xildhibaanad Fowsiya Max'ed Sheekh in the middle. More sawiro.
  13. Qofkaan Buuxo miyaana? Maxaa, diracii hore ma nacday? Adaa mudan abaayadiis. Laakiin maku sheegi kartaa markaa dhalatay bisha Soomaaliyeed? Isku tijaabi.
  14. Originally posted by Caamir: Maakhir is for the people by the people and of the people. MMA, All you needed is to remember this little concept. People, power, and government are all interchangeable. Also, it is important to know the difference between state and government . Even if government collapses , the state remains and lives, so government comes from compact or agreement from the people to organize and rule their own affairs. According to former Somali government, Four out of the five districts in Sanaag are inhabited by Maakhir people, but the community also reside the western side of Bari including Bosaso. You hadn't answered my specific questions, Caamir. I have a Soomaali map on the wall of my room, and according to this map -- it is an official one, published by the regime, don't sure the date, though -- it has four districts, namely Ceerigaabo, Laaqorey, Badhan and Ceelafweyn. This so-called state, which seems to be all but on paper, claims to represent the entire Sanaag gobol, yet, I don't see or none answered on here, that it has yet reached Ceelafweyn or more importantly, Ceerigaabo, the gobol's xarun. That is two out of four. That is sad, because instead of uniting Reer Sanaag -- one of the two gobols from the original 1960 government, the other being Hiiraan, that was untouched by the subsequent creations of other gobols or carves -- this state has now is even more dividing the people of the gobol. Let me be clear on myself: I am on a principle against the further division of Soomaaliya, whether into clan-based federal states or autonomous states. This state, which again seems to be on paper only, is not the first, nor will it be the last, to hastily proclaim to be a provincial state, without a clearly defined provincial boundary, constitution and intergovernmental relationships between the other gobols. All other before it failed -- such as Shaatigaduud's Southwestern State, Hiiraan's Midland and the recent Kiimiko's Galmudug. They all failed because most were reactionary, hastily reached decisions, without no political consultations other people who live the lands they claim to include. This new phenomenon fathom state is no different. It is just a phenomena. Anyway, all the best.
  15. Nugaaleed, mar labaad aan ku weydiinaa, what firm evidence do you have that Zionist citizens were at present? According a brief sentence in a Reuters report? You still haven't still answered my questions, ee marka let me requote myself again: "Ka waran kan Xabashka asalkiis in uu Yahuud madoowyahay aaminsan keenay Xamar, oo u horseeday, una sahlay Xamar inay ku xaar xaaraan, ku xasuuqaan maatidii Soomaaliyeed? What do you call those shamed people, with those undisputed real facts? And what, Eebboow, would you call these who support those Xabashi stooges and puppets for a clan reason?" PS - Xabasho iyo Falasha aniga iskuma qaldin. Xabashada [and Tigrey for that matter] too believe a special relationship inay ka dhaxeyso Yahuuda, believing being Semitic to begin with and speaking a Semitic language, despite Carabs too being Semitic, who would have been more closer to them than Yahuuda. That relationship waa mida Zionist state ku qasabtay inay usoo diraan advisers, military aid and other military experts in taht '77 war of Soomaali Galbeed. PS - Yahuud too are humans. Not all of them are Zionists, ee taas muran kuma jirin, so if even some Yahuuds were present, they are humans and be can be guests. Adigaa "Isra'iil" ku heysid, as though you recognize that state.
  16. Ka waran kan Xabashka asalkiis in uu Yahuud madoowyahay aaminsan keenay Xamar, oo u horseeday, una sahlay Xamar inay ku xaar xaaraan, ku xasuuqaan maatidii Soomaaliyeed? What do you call those shamed people, with those undisputed real facts? And what, Eebboow, would you call these who support those Xabashi stooges and puppets for a clan reason? Markaas war aan la hubin noo keenaayo meeshaan. Reuters, for your own information, is not Quraanka that has a final answer and always correct.
  17. His Honourable ku dar. Where is this so-called state seated at horta? Xaruntooda intee waaye? Baran? Meeqo degmo ayee maamulaan, as opposed those claimed, but not controlled by them. Is Ceerigaabo included, too?
  18. Bogga uu maqaalkaan uu fiiriya leeyahay aanba aaday, oo taariiqda Soomaalida bishaan dhashay ka helay. Waa wareey iga dheh. Maalin Jimco aan dhashay, ku beegan 18 Dago [sako]. Meeshaan waaye meesha aad isla barbardhigi kartid. Noo sheeg goortaa dhalatay ee bisha Soomaalida.
  19. Habeentiris: Islaamka ka hor, Soomalidu miyey lahayd Kaalendar dhaqameed soo jireen ah? Hordhac Soomaalida waa dad dhaqan ahaan aan hidde u lahaan jirin inay wax qoraan. Taasi waxay had iyo jeer sababtaa inay lumaan taariikhda asalraaca ah ee ay leeyihiin bulshooyinka noocan oo kale ah “oral society”. Gaar ahaan somalida oo ay u dheer tahay reer guuraanimo, malaha wax hadhaa reeba oo loo qaadan karo tixraac. Maqaalakan oo bar bilow u ah taxane aan kaga hadli doono cilmi-dhaqameedka xiddigiska ee somalida, waxaan si dulkaxaadis ah ugu eegi doonaa hababka tirsiimo ee taariikh ee saamayn ku yeeshay kaalendarka Soomaalida. [Ka eeg barmaamij isugu kaa beddelaya taariikh Soomaali, Islam iyo Gregorian.] [Kabooday] Habeentiriska Soomaalida (Somali Calendar) Dhulka Soomaalidu ku nooshahay badankiisa hadda waxaa laga isticmaalaa labada tirsiimo ee Gregorian-ka iyo Islaamka. Halka had iyo jeer dowladuhu ka isticmaalaan habeentiriska Gregorianka, dadwaynuhu waxay gooraynta ku xusan diinta Islaamka (ramadaanka, bixinta sekada, xajka, ciidaha, iwm), iyo goobaha diinta (Masaajidka, Malcaamadaha qaarkood, iwm) u isticmaalaan habeentiriska islaamka. Waxay taasi in badan ku riddaa jaha wareer dadwaynaha, oo lagaba yaabo inaanay da'yartu aqooninba tirsiimada kaalendarka islaamka. Waxaa kale oo jirta iyana in ay somalidii hore lahaan jirtey tirsiimo u gaar ah. Habeentiriska somalida oo ka horeeyey intii aan diinta islaamka soo gaadhin. Habeentiriskaas oo u baahan baadhitaan xooggan waxaa waxoogaa ka daah furay alle ha u naxariistee Musse X. Ismail Galaal. Gooraynta Soomaalidu ma lahayn bar bilow, sidaa darteed malaha tirsiimo sannadeed. Somalidu waxay tirsan jirtay xilli, dhererka xilligaasi wuxuu ku xidhnaa dhacdo gaar ah. Waxaa inta badan lagu magaacaabi jirey xilli kasta dhacdooyinka yimaadda (xilli barwaaqo ah, mid abaareed, mid colaadeed, dayax madoobaad, iwm.). Tusaale ahaan waxaad maqlaysaa hebel wuxuu dhashay “xaaraame-cune” hortii yar, ama “abaartii daba-dheer” dabadeed. Hayeeshee Soomaalidu waxay lahayd habtiris waadix marka loo eego bilaha iyo maalmaha. Marka ay Soomaalidu iswaydiinayso taariikhda waxaa sida caadi ah la iswaydiiyaa “waar maanta bishu waa imisa?” iyadoo loo jeedo “taariikhdu waa imisa?”. Arrintanu waxay sal ku leedahay habdhaqameedka habeentiriska Soomaalida oo ku koobnaa bisha iyo maalmaha. Habeentirska biluha ee Soomaalidu wuxuu ku salaysanyahay dayaxa, waxaanuu la bah wadaagaa kan islaamka. Magacyada loo yaqaano biluhu waxay ku kala duwan yihiin degmooyinka ay somalidu degto. Tusaale ahaan Somaliland, gaar ahaan magaalada burco iyo agagaarkeeda, ilaa hawd, waxaa loo yaqaanaa: Afsoomaali: Tirsiga Soomaalida sida Burco looga yaqaan [Afcarabi: Tirsiga Islaamka] Dago (ama Sako) [Muxaram] Bildhurohore [safar] Bildhurodambe [Rabi`al-Awwal] Rajalhore [Rabi`ath-Thani] Rajaldhexe [Jumada l-Ula] Rajaldambe [Jumada t-Tania] Sabuux [Rajab] Waaberis [shacbaan] Soon [Ramadaan] Soonfur [shawal] Sidataal [Dhu l-Qa`da] Carafo [Dhu l-Hijja] Maadaama ay hadaba bilaha Soomaalida ku salaysan yihiin dayaxa, islamarkaana aad ugu dhowyihiin kuwan habeentiriska islaamka, waxaynu iswaydiinaynaa siday u xisaabin jireen kalgalka maalmaha ku salaysan qorraxda ee ay caado-xusi jireen ee aan diinta islaamka shaqo ku lahayn. Tusaale waxaynu usoo qadanaysnaa “Dabshidka” ama “Nawriishka”. Dabshidku waa bilowga sannadka habeentiriska Soomaalida. Aqoonyahan dhaqameedka bulsho reer guura ah u go’aamiya habeenka dabshidku wuxuu isticmaali jirey, sida uu xusay Musse Ismail Galaal, isugaynta bilaha qun-dhalad iyo kuwa toomman oo isku noqda 354 cisho, markaas buu ku dari jirey 11 cisho dhammaadka bisha carrafo. Halkaas buu wuxuu si lama-ilduufaan ah ugu simi jirey bilowga sannad qorrexeedka (xilliga roobka). Markaa, tusaale ahaan, bisha dabshidku soo galayaa wuxuu is beddelaa saddexdii sannadoodba mar. Marka kowaad wuxuu dhacaa bisha horraanteed, sannadka ku xigana bisha badhtankeeda, sannadka saddexaadna dhammaadka bisha. Sannadka afraad buu u gudbaa bishaa bisha ku xigata, kuna nagaadaa saddex sannadood. John A. Hunt wuxuu leeyahay habeentiriska Soomaalidu wuxuu ku salaysan yahay isku-dhaf ah: 1. Habkii hore ee Persianka (oo aanaynu halkan kaga hadal) 2. Babeentiriska islaamka 3. Hab lagu saxo tirsiga dayaxa oo saddexdii sannadoodba ku sima tirsiga qorraxda si ay isu waafaqaan xilliyada roobka. Waxaa jirta aragtiyo kala duwan oo midkood odhanayso habeentiriska Soomaalida ee sannadku waa mid kalgal 7'aadle ah, oo toddobadii sannadoodba waxaa loo tiriyaa sannad. Xigasho ------------- Waan tifaftiray maqaalkaan, oo suu aqriska maqaalka u sahlanaado ama u fududaado.
  20. Bilooyinka iyo sidahii [calender] hore ee Soomaalida laba ayee u kala baxaan: Kuwii hore oo hadda badankood dhumay iyo kuwa hadda sii dhumaayo oo aan Muslimiinta kale aan la wadaagno, inkastoo la Soomaaliyeeye oo magacyadda qaarkood kuwii hore kasoo haray. Soomaalida bilooyinkeeda dayaxa ayee raacaan, sida tan Islaamka. Koley magacyadooda ayaan rabaa inaa inta kusoo dhigo. Haddee qalad ku jiraan, waa sixi kartiin. Dago [dadka qaarkood Sako dhahaan] Bildhurohore [Miira] Bildhurodambe [Mowliid] Rajalhore [Maalmadoone] Rajaldhexe [bandhexe] Rajaldambe [bandambe] Sabuux Waaberis [soondheere/Gasayar] Soon Soonfur Sidataal Carafo ------------- Bari oo Axad ah waxee ku beegantahay 27 Waaberis ee bisha Soomaaliyeed, la soco. Soon maalma yar kaliya ka hartay.
  21. Magacaagana xaa helay, ee riigadda yar qaanjeerta u eg xee ahayd?
  22. Sawiradda from shirka. Yuusuf Dheeg, Cumar Iimaan iyo Gaashaanlesare Jaamac Max'ed Qaalib. The Soomaali flag can be impressive, more impressive in the right colours and in the right venue. The thick, dark blue some Soomaalis use is not the calanka dhabta ah.