Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,668
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Jamhuuriyadda la baxday Somaliland ... Why didn't you quote the Soomaali version? Hmm ...
  2. Indhosarcaad ninkii u bixiye wuuba la helay waxaan camal. Sheeko. Meesha inay ciyaal joogaan muu mooday markuu isleeyahay waxaan ayaa la aaminaa? Watch his other shows on Youtube, especially gabadha kaliya ka nool caloosha iyo korkeeda, oo uu leeyahay waala kala gooye. Caadi aa u fahmee sheekooyinkii qaafka ah. Where is Penn & Teller's Bullsh!t show when one needs it.
  3. "Haters?" LoL. See camal, meesha teenagers maa joogo? Runtii dhab ahaan, Baddacase, wax yar ayaa iskaga kaa qaldan, ama isku qaladay. Midda koowaad horta waagaas ka biloow bilowgii ilaa dhexbartankii sagaashameydii -- xataa dhamaadkii sagaashankii -- Soomaaliya dhan iyadaaba wada isku yaacsaneyd. Meelo dhif ayaa nabad waartay ka jirtay. Oo walaal tiisa heysato, qof kale uu wax u qabto intuuba ka keenaa. Tan labaad waxee tahay, had iyo jeer qabiiladda deegaanka wada wadaago ama daris ah, waligood qabiiladda la dariska ah ayee dhex dhexaadin jireen. Waaba xeer iska degnaa. Nothing to do with politics, but everything to do with deegaanka iyo nabadiisa. Marka haddee qabiilo dego Waqooyi ay heshiisiyeen walalahooda la wadaago deegaanadda, ha ahaato Buuhoodle ama meel kale, taas dhaqan Soomaali soo jireen ah ayee ahayd. Dadka saas u horseedayna, oo u kacay walaalahood inay heshiisiyaana wey ku mahadsanyihiin. Marka kuma xirno siyaasad, ee degaan wadaag oo degan iyo nabad wanaag ku xirantahay maxaa yeelay waxa ka dhacaayo dariskaaga aad ayuu kuu quseyaa than kan shishe ee kaa fog. Dariskaaga gurigood oo dab ka holcaayo wuu ku dhibaa than mid kaa dheer.
  4. Originally posted by Sayid: Anyway, it is a political suicide fo a member country to lay claim to take on another's recognized land. Soomaaliya is not claiming Xabashi's land. Soomaaliya is claiming its rightfully stolen, Xabashi-annexed, British-ceded land. The international community you speak of knows this too, hence most official maps have the doted provisional lines between the "border" of Soomaaliya and Itoobiya, instead of an international line. It has never ratified, that is why the "border" between Soomaaliya and Itoobiya is always provisional, instead of a settled international one.
  5. Baliis, do not use clan names as a title. It is one thing when it is a copy-and-paste article and neglected to edit the clan names within the posts, however completely another, when one posts a clan name deliberately and as a title. Some people took this leisure of posting this particular clan name lately on this section, as though it was officially condoned. There is a reason why this clan name -- and all other Soomaali clans mostly -- has an asterisk. Ee marka mar labaad, do not post clan names on here, idinkoo raali ah.
  6. BTW: where did you find these? Oddee.com
  7. Waxaa soo xasuustay koo yar Soomaali ah sanadkii 89 [or early 90] galay lambarka sadexaad ama labaad mid uu ahaa ma'ogiyee mar Quraanka tawjiidka u tartan lagu qabtay Sacuudiya. Cirka uu ku socon jiray faan daradiis, ar ciyaal kalena maxee ka dambeyeen. Dugsiga aabihiisna asagaa ka ahaa macalin weyn. I used to pass his dugsi on my way to Hawlwadaag Hoosedhexe, mar walbana ciyaalka dugsigaas sidii shini camal asaga ku shamuumsanaan jiray.
  8. Markaan ku arko Waan kaa maqsuudi lahaa Muragadaan qabee Hooyooy macaan Muuqaagu wuu Iga meyri lahaa Dhibtaan soo maray Hooyooy macaan Intaan kaa maqnaay Waa maaganoo Manfac iyo hurdaba Waa iska maanacee Hooyooy macaan Maama aragtidaa Anigoo Maka iyo Madiina tagay Xajkii soo maray Hooyooy Magan Illaah Markasta ahoow Maamooy dhib aad Igu soo martay Miisaan xaq ah Lama magi karo Minaankaaga janada Mowla' haka dhigo Markaan ku arko waan Maamuusi lahaa Waad mudan tahay Hooyooy macaan Murti iyo amaan Baan u marin lahaa Ma huraankiiyeey Hooyooy macaan Dadka moogayaan U maqashiin lahaa Maalin iyo habeen U macneeyn lahaa Maama aragtidaa Anigoo Maka iyo Madiina tagay Xajkii soo maray Hooyooy Magan Illaah Markasta ahoow Maamooy dhib aa Iga soo martay Miisaan xaq ah Lama magi karo Minaankaaga janada Mowla' haka dhigo Markaan ku arko waan Maamuusi lahaa Waad mudan tahay Hooyooy macaan Heestana waa tanaa, oo uu qaado Hanuuniye.
  9. Another bogus, clan-based, so-called 'maamul goboleed.' How can half-gobol be a maamul goboleed [in this case, defined as a federal state]? The whole Sanaag gobol hadduu ahaan lahaa waaba la garan lahaa. Teeda kale, the orchestrators should have spent some more time to study, instead of hastily declaring this magac u yaal only maamul goboleed; they should have known that it is against this Xabashi-led dowlad ku sheeg's own written axdi to declare one gobol, let alone half-gobol, as a federal state. It is in that constitution lasoo dhoob dhoobay that at least two gobols or more can only form a 'federal state.' Not half-gobols and half-tuulo or half-buulo, for that matter, to satisfy every perceived grieving and wronged sub-clan's goof in Soomaaliya.
  10. Eebba ha kala qabto walaalaha Soomaaliyeed ku diriraayo deegaankaas, intii aan waxba galabsan ku geeriyootayna Eebba ha u wada naxariisto -- aamiin. Soomaali iyo dhul qalalan, oo angag ah ku dirir goormee kala daali doonaan. This nomadic miyi mentality runtii has to stop for once and all.
  11. i doubt Quraanyo could ever do that. "Ants pulling an earthworm." "A group of ants carrying a spider." "The dead body of a cricket near an ant nest. After 1 minute. A worker ant has found the mantis. After 3 minutes. Other workers have swarmed from the nest. After 5 minutes and 30 seconds. Fellow workers have successively gathered around the mantis. After 10 minutes. Gradual movement of the body towards the nest begins. .......... After 1 hour. The food was split into pieces at the entrance of the nest. After 48 hours. The food has finally been taken into the nest by widening the entrance."
  12. Originally posted by rudy: good job Nephy!! I will hand u the seef to chop their heads. xaawa taako is back! watch out tfg!! Seef ha u dhiibin ee tooreey u dhiib. Peacenow faraha ha laga qaado. He may be deist, nonetheless wixiisa ma qarsano. The one who worships his clan warlord bilaa xishood la'aan, his clan day in and day out, night come and night goes; who pays in qaaraan the dollars to his clan to slaughter innocent people in the name of clan fights; who defends xaaraantii his clan heysato; who is at the forefront encouraging more rape of innocent people and natural resources; and who will ultimately fight in the name of his clan interests, thus murdering dad aan waxba galabsan in the process -- all of this and yet still claim inay Eebbe aaminsanyihiin. Ninkaan dadkaas saas u dhaqmo ayuu dhaamaa, yaa been la isku sheegin.
  13. Ethiopia is landlocked and possible options would be in neighbouring Somalia where Ethiopian troops are helping the interim government -- either to Bosasso in the Puntland region or Berbera in breakaway Somaliland, analysts say . I am quoting again. Soomaaliyeey goormaa riyadda ee hurdada dheer laga kici doonaa? I can almost visualize Berbera and Boosaaso ports' management -- dekadihii lagu dhisay in the name of Soomaali state, Soomaali taxpayers' hanti -- competing Xabashi u adeegideeda about this deal. Eebboow saan maa Soomaali dambeysay. Dhul laga heysto in qeyraadkiis lasoo boobo, haddana dhulkii ay islahayeen waa maamushiin laga dhoofsado, iyagoo u adeegaayo waliba. Ma saanee, xaqdaradaan halgamiyaashii '64 iyo '77 u geeriyooday, u indho beelay, u hanti beelay, difaacidda dhulkooda iyo dadkooda Soomaaliyeed inay noqoto caano ciid lagu lisay? Walaahi, I had never thought in my wildest, furthest imagination inay saan Soomaali iyo Soomaaliya ku dhaceyso. Most depressing.
  14. Ethiopia signs [soomaali Galbeed] gas deal with Petronas ADDIS ABABA, Aug 10 (Reuters) - Ethiopia has signed a $1.9 million deal allowing Malaysian state oil firm Petronas [PETR.UL] to develop natural gas in its [soomaali Galbeed] region where rebels have warned oil companies to stay away, an official said on Friday. "The agreement signed between Ethiopia and Petronas focuses on the development and marketing of Kalub and Hilal gas deposits in the [soomaali Galbeed]," a Ministry of Mines and Energy official, who declined to be named, told Reuters. Ethiopian Minister of Mines and Energy Alemayeu Tegenu signed the agreement with Petronas in Kuala Lumpur last month after the Malaysian firm won a tender for the Kalub and Hilal areas, the official added. The official said under the accord Petronas was expected to lay down a pipeline to transport the gas to a nearby port. Ethiopia is landlocked and possible options would be in neighbouring Somalia where Ethiopian troops are helping the interim government -- either to Bosasso in the Puntland region or Berbera in breakaway Somaliland, analysts say . The [soomaali Galbeed] Basin, a gas-prolific area covering 350,000 sq km, is believed to contain gas reserves of some 4 trillion cubic feet, according to the government. Ethiopia says it has broken the backbone of the rebel [soomaali Galbeed] Nation Liberation Front (ONLF) which attacked a Chinese-run oil exploration field in April killing 74 people. But the separatist group denies that, and has repeatedly warned foreign energy firms from operating in the area which borders Somalia. "Pursuing oil and natural gas exploration activities in ****** at this stage can only be characterised as gross corporate irresponsibility," the ONLF said this week. Petronas is also engaged in the exploration of oil in the Gambella Basin in western Ethiopia. Reuters via Soomaalitalk
  15. Nuudo maxaa rude ka dhigay? Maxee ahayd that maahmaah horta? Lama qaawan waa u toostay. Iyadaaba ka gardaran nin asagoo dharaantiis ah irida ka furay, haddana u gishay minankiis iyadoo arkeyso waxaas. Wax kale amee aragtay oo jeclaatay at first at the door, then realized later it isn't what she thought it seemed to her initially.
  16. 2. Mr. me also does NOT pray. Baddacase, see kaa noqotay, duqa? Seeflaboodnimadaan xee ahayd hee? Siyaasad iyadoo laga hadlaayo lee ogaa, goormaa la galay salaad iyo kan wuu tukadaa iyo kan ma tukado? Qof ay salaad dhaafin waligiis oo nool oo SOL kusoo shiro, siiba kuwa dibadjooga ah, ma jiro; hadduu jirina gacanta ha taago, wir. Tukashadda Eebba iyo adoonkiis ayee u taalaa, ee Reer SOL ma quseyso, ee walaalkeen meel aa ugu dhacday, duqa. Si kale ha iiga qaadan, walaaloow, maadaama walaal iswaaniyo.
  17. Yaala socdo Dhaqane? I've heard three other xildhibaano la socdo. Maalin ayaa loo abaalgudi doonaa xildhibaanadda Baarlamaanka Xorta ah who voluntarily chose to serve in the interests of their country and people. They had an other choice: To serve Xabashi interests and be silent while getting a few dollars as a bribe. I don't remember all of their names, laakiin waxee u mudanyihiin magacyadooda in lasoo taxo, iyagoo intaa ka xasuusto ah: Saleebaan Colaad Rooble, Max'uud Cabdillaahi Sifir, Max'ed Cabdi Yuusuf, Cumar Xaashi Aaden, C/raxmaan Aaden Ibbi, Yuusuf Xasan Dheeg, Cali Baashi Rooraaye, Jaamac Cali Jaamac, C/qaadir Dhaqane, Shariif Saalax Max'ed, Shariif Xasan Sh. Aaden, Sakariye Max'uud Xaaji, Caasha Xaaji Cilmi, Max'ed Cabdi Daryeel and Fowsiya Max'ed Sheekh, to recite a few of them, mar markee ahaataba ayaa loo abaalmarin doonaa.
  18. Akbar said she is a personal friend of Somali Prime Minister Ali Gedi . Akbar is a chemical engineer who worked for state-run Kuwait Oil Company and Kuwait Foreign Petroleum Exploration Co. (KUFPEC) for 25 years before playing a role in the start up of KEC in 2005. Kuwait Times [August 08] ----------- Government documents obtained by Reuters listed Kuwait Energy's chief executive officer Sara Akbar, a friend of Gedi's , as one of the advisers to the administration. Reuters [August 13] --------------- Kan Fanaxle Xabashadda u adeego awalba wax quman kama sugeynin, waxa iga daran is that he will not stop until he must forcefully stopped. He is on the path of selling the whole country, which soon will include its citizens, to personal 'friends.' Shuud.
  19. This is the exact model replica both Jubba Airways and Daallo Airlines use from Dubai to Xamar and other destinations. I don't see any modern about it. The problem is exacerbated by the fact they overhaul with business merchandizes and deliberately leave passengers' luggages out in Dubai for a week minimum or even worse, a month or sometimes even lost. I had seen at Jubba Airline's headquarters luggages collecting dust because dadkii lahaa long ago ka samray when they did not bring and got back wherever they were visiting from. Who knows they eventually iska qaataan those baggages. Mine? It took ten days, which forced me to wear only the two t-shirts I luckily had on the carry-on small bag. No barfuun; no deodorant; nothing. Without those and living, you can imagine, kuleelka Xamar.
  20. Wasaarada Awqaafta iyo arrimaha diinta ee DF oo Muqdisho ka soo saartay wareegto lagu mamnuucayo furnaashaha goobaha ganacsiga xiliga salaada Jimcaha Muqdisho - August 15 - Wareegto maanta ka soo baxday wasaarada awqaafta iyo arrimaha diinta ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu mamnuucay in goobaha ganacsigu ay furnaadaan inta lagu jiro tukashada salaada Jimcaha wixii ka bilowda Jimcaha fooda inagu soo haya ee taariiikhdu ku beegan tahay 17-ka bishan Ogost sanadka 2007-da. Sida ku xusan wareegtadan oo uu ku saxiixnaa agaasimaha guud ee wasaarada awqaafta iyo arimaha diinta ee xukuumada Soomaaliya Sheekh Cali Sheekh Max'uud (Sheekh Cali Dheere) go'aankan fulintiisa ayaa waxaa u xilsaaran ciidanka dowladda Hoose iyo kan booliskan ee ku kala sugan gobolada iyo degmooyinka guud ahaan dalka, waxaana looga codsaday shacabka Soomaaliyeed iney u dhega nugladaan go'aankaasi. "Go'aankan lagu mamnuucay iney furnaadaan goobaha ganacsiga xiliga la tukanayo Salaada Jimcaha maahan mid ay wasaaradu soo saartay ee mid uu horeyba ALLE ugu amray quraankiisa kariimka anaguna waxaanu nahay oo kaliya kuwo fulinaya awaamiirta ALLE" ayuu yiri agaasimaha guud ee wasaarada awqaafta iyo arimaha diinta ee xukuumada Soomaaliya Sheekh Cali Sheekh Max'uud (Sheekh Cali Dheere) oo ka hadlayey waregtadaasi ka soo baxday xafiiskiisa. Xigasho -------------- Sheekh Cali Dheere, ciyaal badan oo baahi wax u dhacay ama u xaday ayuu gacanta ka gooye in mid '90s in Waqooyiga Muqdisho oo xiligaas lahaa Shareecadda ayaa lagu dhaqmaa in uu maanta Xabasho wax ee soo dhoob dhoobtay u adeego, haddana leh Shareeco ayaan raacayaa, see wax ka noqotay ma'ogi sheekha. Ila qosol iga dheh. Mise waaba igu qosol?
  21. Anybody who diyaaradaas qaraabka iyo qatiimka Ruushka raacay, both rakaabka iyo midka xaamuulkaba Eebbaa u maqan. Walaahi nafta ayaa afka kusoo istaageyso. I still remember middaan Xamar u raacay a few years ago by Jubba Airways. The freakin' thing's wing biyo ayaa ka socday. It was leaking water -- and we only knew it was water because it didn't dry fast, otherwise it could have been gas -- the whole flight. And when this shactiroole guy I asked with the seats asked the lone Soomaali [well, he had a Russian helper] 'flight attendant' what is going on. His reaction was, I still can't believe it indha adeygnimadiis: Nothing. And if it the leaking of the water bothers us, we should close the window. The Russian 'hostess' tried to reason finally, saying in English something like "maalintuu qofka tiisa soo gisho, none celin karo." Probably learned from many other islaamo that used the plane before. Oh, maan, the shactiroole guy majaajilo uuba galay. "Hadda lee soo aroosee see u dhimanaa? Maya, maya. Xataa hal jiil magaceey wato wali ma dhalan. Ma jirto, ma soconeyso." Those old airplanes are accidents waiting to happen. And I am sure the tolerance by the Emirate's authorities will be gone the day one crashes into sea, in Dubai or even in Soomaaliya. Soomaali iyo investment iskumaba fiicna. They can't even buy the darn thing, still leasing from the Russian [actually many of them are from the former Soviet republics of Ukraine, Georgia, Armenia, etc] pilots who still own the old planes.
  22. Anybody who diyaaradaas qaraabka iyo qatiimka Ruushka raacay, both rakaabka iyo midka xaamuulkaba Eebbaa u maqan. Walaahi nafta ayaa afka kusoo istaageyso. I still remember middaan Xamar u raacay a few years ago by Jubba Airways. The freakin' thing's wing biyo ayaa ka socday. It was leaking water -- and we only knew it was water because it didn't dry fast, otherwise it could have been gas -- the whole flight. And when this shactiroole guy I shared seats with asked the lone Soomaali [well, he had a Russian helper] 'flight attendant' what is going on. His reaction was, I still can't believe indha adeygnimadiis: Nothing. And if the leaking of the water bothers us, we should close the window. The Russian 'hostess' tried to reason finally, saying in English something like "maalintuu qofka tiisa soo gisho, none celin karo." Probably learned from many other islaamo that used the plane before. Oh, maan, the shactiroole guy majaajilo uuba galay. "Hadda lee soo aroosee see u dhimanaa? Maya, maya. Xataa hal jiil magaceey wato wali ma dhalan. Ma jirto, ma soconeyso." Those old airplanes are accidents waiting to happen. And I am sure the tolerance by the Emirate's authorities will be gone the day one crashes into sea, in Dubai or even in Soomaaliya. Soomaali iyo investment iskumaba fiicna. They can't even buy the darn thing, still leasing from the Russian [actually many of them are from the former Soviet republics of Ukraine, Georgia, Armenia, etc] pilots who still own the old planes.
  23. Who knows this woman maanakoobiyo kasoo fakatay? Your help is urgently needed and if you do know her, baliis call 1-800-Balaaya. Or 1-888-Ibtilo. Or 1-877-Qumayo. Buljiga qurxoon aa i dilay. Walaahi once again, time is indeed amazing.
  24. An unfortunately misplaced ads at unintended places.