Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,187
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    300

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Dowlad ku sheeg stooge Xabash u ah awalba wax wanaag habayaratee ma laga sugeynin. Taas aan iska dhigno meel horta. Indhamadoowe iyo Maxkamadihii ayaa lagu xaman jiray Shabeelladda Hoose inay ku amarfaleen, oo ku amartaagleen jireen, oo dadka deegaankaas deggan aan xaqooda la siin. Well, what did the dowlad ku sheega Xabashadda puppet u ah did? Those are the men they nominated to gobolkaas mid walba xaaraantiis ka quursan la.' [The bolded names were those who worked with Indhamadoowe's regime.] So-called Maamulka Gobolka: 1. Cabdiqaadir Shiikh Maxamednuur – Gud. Gobolka. 2. Cabdullaahi Muuse Abuukar G/K Arr. Siyaasadda 3. Maxamed Ibraahim Xuseen G/K Arr. Dhaqaalaha 4. Maxamed Maxamuud Weheliye G/K Arr. Nabadgelyada 5. Jaamac Yuusuf Warsame G/K Arr. Bulshada 6. Korneel Aadan Xasan Cali Taliyaha Nabadsugidda 7. Dhamme Cabdinuur M. Sh. Maxamed T/K/X/Nabdsugidda 8. Cali Aadan Cali Taliyaha Booliska 9. Gaashaanlehexe Siidoow Shiikh Xassan T/K/X/Booliska 10. Cabdullaahi Cabdi Cumar Xoghayaha Gobolka 11. Korneel Xasan Ibraahim Aadan Taliyaha Asluubta 12.Gaashaanle Maxamed Cali Macalin T/K/X/Asluubta 13. Sh. Sayid Sh. Abbaa Sh. Calimaye G/Maxkamadda 14. Maxamed Shiikh Cali G/K/X/Maxkamadda 15. Dr. Shariif Cali Kuuloow G/M/Racfaanka 16. Dr. C/Raxmaan Muuse Maxamed G/K/X/M/Racfaanka So-called Maamulka Degmadda Afgooye: 1. Maxamaed Cumar Muudeey G.Deg.Afggooye 2. Xasan Axmed Macallin G/K/X Arr.Nabad 3. Dr.Cali Cusman Siyaad G/K/X/Bulshada 4. Cali Cismaan [Cali Kuus] G/K/X/Dhaqalaha 5. Dr. Max’ed Shukri Sheekh. XisaabiyahaD/Hoose 7. Mukhtaar Qaasin Cali Ag.W.H/Hoose 8. Saciid Maxamed Faarax Ag.W.M/Canshuraha 9. Maxamednuur Sheekh Cadde Qasnajiga Degmada 10. Sh.Maxamed Xirsi Siyaad G.Maxkamadda 11. ......
  2. This thread inta laga gaaraayo Kowda Luulyo maalin walba sadex calan ayaa laga taagaa oo xuska dalkeena ah.
  3. MMA, I used to love this song in 2000, until my heard me listing and said "naa maxaytahay heestaan calaalka ah, oo maalin kaso markaan gaariga sookoro kuu daaran, ma nin baa u oyn"... Gabar aan shaqo isla adi jirnay waagaas -- 2000 -- ayaa iyadana ku qafiiftay Qabrigii Jaceylka markaas mar labaad soo baxday oo la cusbooneysiiye. Baabuurkeeda ee shideysaba cajalka asagaaba isdaari jiray. Qabrigii jaceylkoo, quraankaan ku mariyee ...
  4. Another ultimate cabaad iyo calaacal classic video by the one and the cute Mariisa Karboone. [Originally sung by Luul Jeylaani.] Gafkaan guddi oon u gaystee Iiga garsoora maala waayee Gindi waaye jaceylkee Waaye jeceylkee Adigoon geeriyoobinee God kaama dhaafaayee Waa I gubee Waa I gamaariyee Goor dhaaxaan gegsahaayayee Gebagabeysa la soo gaaree Gogol yaa loo dhigaa oo Ii gargooniyaa Anigaa go’doomayee Garabkeyga go’ayee Goojiyaahee Guulba la bilo Guul aan giyo waayee .... Mariisa Karboone [is she alive qofta horta?]
  5. Cumar Shooli u sheeg asagaa calaacalaayee, ani ha ii sheegin nooh.
  6. Freedom had been granted without a fight; no insurgency like Kenya's Mau Mau or civil war as happened in Zimbabwe. The ultimate misinformation and misleading #1. So, Md. Riyaale, Sayidka [Eebba ha u naxariistee] was fighting against some walls, aha? And his jihaad took place in Saambiya miyaa? omaliland was seen as a place of promise, where races, religions and people from different backgrounds got on well. Misinformation #2. There were no different races and religions in Soomaaliya. Not even a significant ethnic issues, since almost all were Soomaalis by ethnicity. In 1985 , the North known today as the Republic of Somaliland sought to regain its independence and so began a war of liberation. MIsinformation #3. [PS - What was Riyaale doing in 1985? Fighting in the bushes for the 'liberation' and 'indepedence'? Or interrogating and imprisoning as a senior official of the regime the poor masses who were anti-Kacaan?] ...along the banks of the Maroodijeex river that flows through Hargeisa... Misinformation #4. There is no 'river' that passes in Hargeysa. It is har, which bears the name sake of the city "har" iyo "gees" -- har-geeska. Historically, our marriage with the South wasn't that long when you think of countries like Czechoslovakia, which lasted almost a century before creating the Czech and Slovak republics. But like the nations of Eastern Europe that split from the Soviet Union, or Eritrea in its break from Ethiopia, the divorce is permanent and this is the key to understanding Somaliland. Misinformation #5. Comparing Czechslovia and Soomaaliya is completely even outside of usual oranges and apples formula. Nor the Itoobiya's forceful annexation and occupation of Eritrea. ------------ It was a day of celebration. Freedom had been granted without a fight; no insurgency like Kenya's Mau Mau or civil war as happened in Zimbabwe. Fond of the brutal British colonialization #1. Indeed, many of the British civil servants were sad to leave and some stayed on as welcome members of our new republic. Fond of the brutal British colonialization #2. English — our second language in the North — was spurned by the Italian-speaking south Fond of the brutal British colonialization #3. We were separate for 80 years as a British protectorate, gained our independence with the Queen's signature on it... Fond of the brutal British colonialization #4. Riyaale, nice try. Even the neocon and anti-Islaam paper, Washington Times, cannot help you with all those deliberate misinformation, I guess.
  7. Dumar kale ma caashaqin Hadal dambe kumaan oran Dooqaagu wuxuu rabo Kolan deenba kuu galo Wali diiday kuma oran Dadku wuu dagaalaa Dabadeed heshiiyaa Inaad raacdo duul kale Ma wax loo dulqaataa Naftaydii diidayoo Kama daadigaysee Adaa seegay dowgee Iga durug walaaleey Haatan dayradaadaa Ku dadaalayayoo Ima diirinaysidee Ogoow dumarku kaa badan Waan kaa daldoorsaday Dusha ha iga xaganinee La dabaalo La dabaalo caashaqa Waan kaa daldoorsaday Dusha ha iga xaganinee La dabaalo La dabaalo caashaqa Dambi kaama aan gelin Duleed kagamaan tegin Hablaha da'daadana Daandaansi daayoo Dibnahayga uma furin Adigey daraadaa Daqaradu ii gaareen Inaad iiga durugtaa Ma wax loo dulqaataa Daruur ii da'aysiyo Dabeel caafimaad baan Deeqooy ku moodee Waxad tahay tu ii daran Haatan dayradaadaa Ku dadaalayaayoo Ima diirinayside Ogoow dumarku kaa badan Waan kaa daldoorsaday dusha ha iga xaganinee La dabaalo La dabaalo caashaqa Waan kaa daldoorsaday dusha ha iga xaganinee La dabaalo La dabaalo caashaqa Dambiga waxaa dhigay Wadnahayga doqonkee Kaa doortay dumarkoo Aad daryeeli weydoo Wali daacad kuu qaba Dadbuu ku moodee Adiguna dad naariyo Inaad dacalka goysaa Ma wax loo dulqaataa Dayaxoo aleeliyo Waa duulkii suleeqaan Dadka kaaga soocdee Waxaad tahay habeen dama Haatan dayradaadaa Ku dadaalayaayoo Ima diirinayside Ogoow dumarku kaa badan Waan kaa daldoorsaday dusha ha iga xaganinee La dabaalo La dabaalo caashaqa Waan kaa daldoorsaday dusha ha iga xaganine La dabaalo La dabaalo caashaqa Heestaan ayaan mp3 ka dhageysanoyaa beerka ayaa i jilcay. Waala i taabtay wax [qof] baas soo xasuustay.
  8. Because the our beautiful Soomaali calan is unique in African sense, unlike the pan-Afrikan [which is based on the original Itoobiyaan colours] and the pan-Carab flags usually found on the continent. Ours is unique in that sense.
  9. Me, Soomaaliyeey toosooy ma xumo. Have you listened the anthem based on Soomaaliyeey toosooy? Aad ayee u maqal wacantahay. Abwaan, dad ayaa calankaas caalamka laga aqoonsanyahay, oo quruxdiis loo jeedo ayaa maseer ka haayo. Kaaga sii daranee calanakas waa kooda, meeshee ugu farxi lahayeen ayee bogus history lasoo shirtagayaan. Calankeen waa jiraa, wuuna jiray, waana unique, asali ah, oo adduunweynaha laga wada aqoonsanyahay muuqaalkiis wanaagsan oona Soomaalinimo u taagan. Diida ama naca, idinka lee ha isnicina. Mar labaad ka naxoow nafta waa. Calanoow waligaa jir. Originally posted by Libaax-Sankataabte: quote:Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Calan Soomaali diidoow silic u ... dh ... [/QB]Ha xishoon nooh sideyda camal ee dhameystir oraahdaas.
  10. Qoloba calankeed waa caynoo Inaga keenu waa cirkoo kale ee Aan caadna lahayn ee caashaqa Xiddigyaheey cadi waana ciidamisee Cadceedda sideedaa u caan noqo ee ------------ Calan suubanoow Samadda u ekoow Maalintii la suray .............. Waa in aynu u sara kacnaa Salaan la hortagnaa U sacabtumaa [shax shax shax] ------------- Ka naxoow nafta waa. Calan Soomaali diidoow silic u ...
  11. Xaniifa, ever been to Windsor on early July? There is a huge, huge fireworks arranged by both municipal governments of Windsor, Ontario, and Detroit, Michigan. It usually happens the days between the 1st and the 4th of July. [Which is mostly either the 2nd and 3rd.] Equally, the fireworks is sent from the middle of the international river between the two cities. That is what I call some real agreed mutual compromise. However, there is no compromise of where people watch from the fireworks. By vast overwhelming majority, including the Michigan residents, watch from the Windsor side since it has cleaned waterfront parks. Detroit does not have that, nor is it safe to be downtown at midnight.
  12. Criteria After a quick survey of outstandingly good and bad flags, I was able to come up with some basic rules or advice to countries designing flags. Rule 1: Do not write the name of your country on your flag. This just seemed obvious to me. Nevertheless, there are some countries that will flout it (like Guam), and they need to be severely punished. Perhaps they think that their citizens might forget the name of their country. This rule turns out to be difficult to police because of the silly things that countries like Rwanda and the U.S. Virgin Islands will do to get around it. And there a deeper problem of unoriginality here. It's just wrong to have writing on your flag. It subverts the ideals of flag design. Hence: Rule 1a: Do not write on your flag. I also felt that I ought to pick out some types of written things on flags for special punishment, besides the name of the country. Rule 1b: Do not write some ****** slogan on your flag. British colonies and former colonies love putting widdly little coats of arms on their flags with Latin slogans like 'et cetera' and 'Caecilius est in horto' on them (e.g. Cayman Islands, British Virgin Islands). This is because junior civil servants in the Crown Office of Naming Other People's Countries want to show off how valuable their Etonian education is. Even this is not the worst. Some British civil servants do not even have an Etonian education. [sNIP] Rule 2: Do not put a map of your country on your flag. When someone is travelling around your country, where do you think they will look if they need a map? Bzzt! No, they won't look at the flag. Especially not if it has such a bad colour scheme as Cyprus's. Quite apart from the total uselessness of having a map on your flag, it really shows that a country hasn't gone to any effort if that's the best they can think of. I mean, if we just let people put maps on their flags, everyone could do that, and then there wouldn't be any need for any design effort to go into flags. Actually, to generalise this rule a little, you can't just put pictures of things on flags. It looks wrong. Flags are supposed to be iconic. They're a shrine to the national spirit, not a tourist brochure. Accordingly: Rule 2a: Do not put a picture of anything on your flag. That's right: no pictures. Especially not of sheep (are you listening, Falkland Islands?) or parrots (this means you, Dominica!). Stylised logos based on representations are OK (Albania is pushing it) but representational art is out. More
  13. How does the Soomaali flag fair in the international flag competition by aesthetic and design? Some guy compiled and rated them. Our flag rates fairly well. In the fourth place, receiving an A or 86 out of 100. Not bad. Only Gaambiya's, Bakistaan's and Jabbaan's flags, respectively, are ahead of the Soomaali flag. The following is the rate given. I think this one beats Vietname by just a little, owing to superior colour choice and a smaller star. The labels given to Soomaali flag: Good colours Good shape Simple The site is fun ee check it out. I like the colonial nonsense label given to some flags that have miniature of British flag on the top of their flags. Australia, New Zealand, et cetera. Plagiarism label, too.
  14. Juun Labaatan iyo Lixdeeda waa maalintii ugu horeysay dhul Soomaaliyeed gumeysiga ku jiray laga saaray, calanka muuqaalka qurxoona laga taagay, ee u dabaaldageeda waaba xaq. Kowda Luulyana waxee u taagantahay maalin midnimada Soomaaliyeed laga dhabeeye. Waana xaq saaran Soomaali walba, adiga Soomaaliya ku sugana ka koow in uu ahaado la rabay, in uu u dabaaldego. ------------ Originally posted by Nephthys: I can start putting together some home made explosive's for the special day, I also know a place to fire them off. Getting there is a different story laakin! We don't have to make or buy fireworks or firecrack anaga on here. Kanada does it for us officially for Kowda Luulyo. Baless Kanada. O, Kanada, our harsh home and native land of marax and maraxnimo...true thy ciyaal kuni kuni sons command...forsaken north, weak and unliberated...
  15. Originally posted by rudy: come again miskiin! u seem to be speaking the phorah language... can u translate that into somali... baleez Shur, waay noot. Kooy wal kiin sheegee, hooba dheegta doogeyga adi goroda doonta. Kastee, widaayoow, mise in kiiga noqo fadaasee?
  16. Have anyone watched the interesting documentary by PBS of some Soomaali ['Bantu'] refugees original ordeal and how they adjusted when they got to Mareykanka? From the refugee camps in Kenya to the shock of seeing the first snow [and cutely wondering the 'smoke' from their mouths, without smoking] at their arrival in a New Jersey airport on their way to Massachusetts. It was re-broadcasted tonight, which I think was a week after its original broadcast. Very, very interesting characters. I especially was touched by a brief scene at the end of the documentary, when Arbaay's daughter, Khadiijo, marries. On the wedding reception, it was very traditional, very Soomaali-like, the complete hidaha iyo dhaqanka. They are still proud of their Soomaalinimo, in spite of every hardship soo mareen, oo loo geystay. Aaden Iidoow and Madiina Cali Yuunye family. And Arbaay Barre Cabdi family. And their struggles in America. When the heating at Aaden and Madiina's home is cut-off. Their food stamps cut off as well. And finally moving from their expensive rental apartment to a public housing. Their oldest child dropping from high school after a year because the courses were too hard on him. I think the documentary should be available online by now. ------------ After more than a decade in a refugee camp in Kenya, to which they had fled to escape the civil wars tearing apart the Horn of Africa, two Somali Bantu families are stunned to learn in early 2004 that they will finally be allowed to immigrate to America. The resettlement plan began under Clinton in 1999, was interrupted by September 11th, and began again late in 2003. The families are, in a Somali Bantu expression, grateful recipients of bish-bish, which translates literally as "splash-splash," indicating the first rains after a long drought ("rain in a dry land") and, by extension, resettlement in America. In a world teeming with desperate refugees, where barren camps like the U.N.-supported Kakuma in Kenya become permanent rather than temporary fixtures on troubled borders, a ticket to the United States may be the ultimate bish-bish. "Rain in a Dry Land" chronicles, in their own poetic words, the first 18 months of the American lives of Arbai Barre Abdi and her children and Aden Edow and Madina Ali Yunye and their children. Beginning with "cultural orientation" classes in Kenya, where they are introduced to such novelties as electric appliances and the prospect of living in high-rise apartment buildings, the film follows the Muslim families on divergent yet parallel paths as they learn that the streets in America are definitely not paved with gold, especially for poor immigrants. The families' sponsors — Jewish Family Services in Springfield, Massachusetts, and World Relief in Atlanta, have pledged six months of support, which gives the families a daunting learning curve to take themselves from the 19th century to the 21st. The film measures the distance from an African refugee camp to an American city and asks what it means to be a refugee in today's "global village," providing answers in the stories of two families whose response to 21st-century culture shock presents an uncommon portrait of human persistence in the face of social disorder and change. More
  17. Can we celebrate this day without politicizing this thread? Since, however, some have started the usual iska hadal, let's reiterate the facts. Soomaaliya is a reality. It is an existing country and nation, whose territorial integrity is recognized and respected [safe Xabasho, our avowed enemy] by the international community. That is a fact, not a dream.
  18. On Friday, Ethiopian troops accompanied by intelligence officials raided the offices of Hormud, the largest telecommunications company in Somalia, witnesses and a company official said. The official, who spoke on condition of anonymity, said he believed that the raid was aimed at gathering phone records, which Hormud had refused to hand over. Ethiopian troops also busted open safes and locked drawers and absconded with thousands of dollars , he said. Tuugo Xabasho ah maalin Eebbe keeno hanti dadoow dhacaayo.
  19. Lets move from the victim mentality and blame mentality that we have become accustomed on now days. By all means we are all too familiar with the biased and power of the western media and nations. But there ought to be some collective responsibility too ,from our leaders, we can not always blame the west policies if our leaders entertained them at first and then get greedy later on. As for Mugabe he was a groomed leader by the British administration, prior to the Independence of Zimbabwe. If it wasn't the constant propaganda against him and his adminstration by the Western media, we would not be discussing this. This thread would not even exist too. I am a long-time observer of Galbeedka media, and how they behave. They can easily influence to those who cannot think outside the box. To those who cannot see their real interests -- themselves. It is a master political game enjoyed by the few who control those media empires and their governments. Mugabe is no worse than any other typical African leader. Why was he singled out since 2000? Is it a coincidence he was singled out since 2000? There are plenty of dictator African leaders out there, and no single Western media goes after them. Such dictator men like Sanaawi of Itoobiya. [sanaawi is currently another favourite puppet of theirs, since he is a tool used by them. How many times did Blair praise him and selected him to be part of his Commission of Africa?] What about the little known kalitaliye [authoritarian] in Equatorial Guinea? His name is Teodoro Obiang Nguema. Bet few people have heard him since Western media does not go after him. He is one of the worst dictators ruling currently, and not only Africa, but entire world. We don't read any smearing of him on the Western press because he is obeying their policies -- his country is rich in oil and cheaply exploited by the oil giant corporations, who lobby to their respective Western governments not to mind that dictator. So is the Bin Cali of Tunisia. The aristocrat that rules in Marooko, too. The junta rulers of Aljeeriya, who cancelled a free election because they feared the Islamist party may win power. On a sidenote, have you ever asked yourself why, in Eebbe's name, there never arose even the idea of a United Nations force deployed in occupied Falastiin, including Alqudus? Any other conflict -- minor or major -- United Nations forces are deployed quickly. They were/are deployed between the two Koreas. They were/are deployed between the two divided Qubrus [Cyprus]. Haiti, the disputed border between Itoobiya-Eritrea, East Timor, Bosnia, Kosovo, Congo, to mention just a few. All have UN deployment, though some of those conflicts arose less than a decade ago. So are any other conflict that lasted for a few years. They are now even sending to Daarfuur a UN forces. Yet, the Falastiin conflict is one of the longest and oldest conflicts the world ever witnessed, yet Western nations, led by the America, blindly ignore the fact UN forces were needed in occupied Falastiin. The Zionist, racist state, supported by the soft power America's Security Council veto, would never allow that. Now, however they are muttering UN forces be deployed in Qasa [Gaza]. Can you imagine this? Now of all decades of Zionist occupation, not a beep of any UN deployment, but now when Xamaas effectively controls it, it is 'necessarily.' The Zionist, apartheid state accepts UN deployment when it comes to their interests and the territories outside their claimed land -- such as occupied Golan Heights, inside Lubnaan as a buffer zone and the xad between Qasa and Masar. This is the double standard of West we see every day. The hypocrisy of it alone is ...
  20. Waa kuma Soomaali? Sinaantaan la magac ahay Sankuneefle ma ogoli Inuu iga sareyn karo Anna garasho sogordahan Sooryo ruux ugama dhigo Soomaali baan ahay Inkastoon sabool ahay Haddana waan sariigtaa Sacabbada ma hoorsado Saaxiib nimaan nahay Cadowgayga lama simo Soomaali baan ahay Nabaddaan u sahanshaa Colaaddaan ka salalaa Sooma jeesto goobaha Ninka nabarka soo sida Gacantiisa kama sugo Soomaali baan ahay Nin I sigay ma nabad galo Nin isugeyna maba jiro Libta weli ma sii deyn Gardaradda ma saacido Nin xaq lehna cid lama simo Soomaali baan ahay Ninkaan teydu soli karin Uma yeelo suu rabo Sida dunida qaarkeed Sanduleynta ma ogoli Nina kabaha uma sido Soomaali baan ahay Ninka iga sed roonoow Siintaada magaca leh Ogow kaama sugayee Hana oran sasabo badow Dareen seexda ma lihiyoo Soomaali baan ahay Nina madax salaaxiyo Kama yeelo seetada Sasabo ma qaayibo Sirta waxaan iraahdaa Saab aan biyaha celin Soomaali baan ahay Dabayshaan la socod ahay Salfudeydna uma kaco Waabay sunaan tahay Marna samawadaan ahay Samir baan hagoogtaa Soomaali baan ahay Saan la kala jaraan ahay Summadi ay ku wada taal Rag baa beri I saanyaday Anoo xoolo soofsada Xil midnimo anaa sida Soomaali baan ahay
  21. Don't despair, Daa'uud. Wax ka daran tan maanta lagu jiro ayee Soomaali soo martay. In meantime, and listen the beautiful Soomaali anthem -- the poetic and timeless Soomaaliyeey toosooy -- sung by beautiful Soomaali children at their school in Virginia. Soomaaliyeey toosoo Toosoo isku tiirsadda ee Hadba kiina taagdaranee Taageera waligiinee Idinkaa isku tooqaayoo Idinkaa isku taamahayee Aadamuhu tacliin barayoo Wadankiisa taam yeelyoo Arligiina taako ahoo Sharcigaa isku kiin tolayoo Luuqaddaa tuwaaxid ahoo Kuma kala tegeysaanee Tiro ariyo dhaxalaa Sidiin laydin soo tubiyoo Ninba toban la meel marayoo Cadowgiina idiin taliyee Tuldo geela oo dhacanbaad Toogasho u bareeraan Oo ma dhilkaa dhan ee tageybaan Nina dhagax u tuuraynee Qarankan hubkuu tumayoo Toorayad dhaafaynee Oon taar samaysan karayn Uurkutaalo weynaayee Hadba waxaan la taahaayoo Toggaga ugu gayshaayoo Nin dalkiisii cadow taaboo U tol waayey baan ahayee Hadba waxan la ooyaayoo Ilmadu iiga gubataayoo Ikhtiyaar nin loo diidoo La addoonsadaan ahayee Soomaaliyeey toosoo Toosoo isku tiirsada ee Hadba kiina taag daranee Taageera weligiinee ------------ Waa ereyo qof walba oo damiir Soomaaliyeed ku jiro kicinaayo.
  22. Masaakiin lee ku dhamaaneyso. Eebba ha u sahlo masaakiintaas. Xabashadda in lala beegsadaa fiicneed qaraxyadaan.
  23. hat is happening in Somalia (coast to coast) is either engineered by, approved by, instigated by, supervised by, financed by, overseen by, armed by, fueled by, exploited by, exacerbated by or directly committed by Ethiopia. Taas wax la hubo waaye, qof diidan oo damiir Soomaaliyeed ku jiro ma jirto. Ninkaas hadda Xabashadda u horseedo oo Sanaawi la leeyahay Soomaaliya inkastoo uu ku sugnaa '80s, haddana Soomaali barasheed waa u dhimaneed. There is a true, favourite story of his that he repeats to whoever tells him Soomaalis can unite. It was in mid '90s [perhaps 1994] mar uu arkay Soomalidii ku heshiin weysay Soomaali Galbeed, xataa ku heshiin waayeen magaca gobolkaas ee Xabashadda gumeysato. Markaas ayuu iskugu yeeray odey dhaqameedyadii, kuna yiri soo shira ee wax aad idinka isku raacsantihiin la imaada. Sanaawi markaas naceyb Soomaali ma qabin, oo abaalkii Soomaalida u sameysay wali ku jirtay xasuustay. Calaa kuli xaal, odeyaashii inay soo shiraan iska dhaafee, Sanaawi ayee inay u kala dhuuntaan bilaabeen, oo ku yiraahdeen balan ayaa kaaga qaadeynaa wax walba inaa kuu sameyno haddaa u dhiibtid maamulka dhulkaan qof naga dhashay. Kuwa magac qabiil in loogu magacdaro gobolka haba yaraatee waa diideen iyagoo u dhuumaanaayo u sheegay taas; kuwa kalena ku yiri magacaas wax aanan ahayn wax kale soconaayo ma jirto; they too told him that in secret. He eventually decided to name the occupied land The Fifth Region ['Kilil'] and later Soomaali Regional State. Those events truly taught Sanaawi cashar weyn about the Soomaali mentality and their qabyaalad-based, everything-for-tol [not their nation], small-thinking pysche. He still uses it as an advanced technique today as evidenced by what is currently happening in Soomaaliya.
  24. Another victim of Reer Galbeedka hypocrisy. An African statesman vilified by both the Western regimes and their blindly following media. He was a dear child of theirs when the whites were controlling and owning the agriculture industry; he was a favourite model African leader of theirs when he followed and admistered their capitalist, free market policies and conceding to white farm owners ['willing buyer, willing seller' being such one]. Having decided to distribute the land to poor native owners of the land, which in the Western eyes, made him an overnight pariah 'dictator.' Bringing their usual threatening target along to sabotage his government: sanctioning and isolating his adminstration. Sanctioning severely distrupts the economy, making it collapse; a stagnant or worsing economy brings myriad other problems, including higher inflation. The more higher inflation, the more instability becomes a reality. It also brings corruption and corrupt officials. And that corrupted system makes people more to rise against their government. It is just a simple math. It is a favourite sabotage tool used by the West. They used it against Saadaam's Ciraaq. They used it against Suudaan, which we see the result in Daarfuur. They still use against Falastiini's democratically elected Xamaas, and want soon to use against Iiraan. The few long time survivors of this game is Waqooyiga Kuuriya and Burma; the former however is protected by Shiinaha and heavily subsized economically by them.
  25. Castro, wax 'Reer Gedo' la yiraahdo meesha ka dagaalamaayo ma jirto. It is a myth perpetuated by some who want inay isku fidiyaan Kismaayo iyo nawaaxigeeda. Kuwaasna waa reer Cabuudwaaq, Galgaduud. Reer Garbahaareey and Reer Buuloxaawo are decent, peace-loving people. Dad dhul balaarsi rabo iyo waxaas ma'aha oo deegaankooda barwaaqeysan ku filan. Kuwaas Galgaduud ka imaaday oo caradaas gaduudan kasoo cararaayo ayaa magaca Garbahaareey iyo Buuloxaawo ku qaraabanaayo. They fought the native settlers of these two towns in '90s and are still causing trouble with; they initiated many other wars with other people in other gobols and now Kismaayo. Waa dad, it seems, dagaal qabyaaladeed iyo dhul balaarsi wax aanan ahayn wax kale garan.