Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,680
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Marax is you. Nomad, leave Americans alone. We don't want to offend our fellow Soomaali-American forumers. Some Americans, however, have a one keen problem: They are ignorantly arrogant. They don't shy away from the the camera and in their vernacular, there doesn't exist an I-don't-know answer. I don't know if you have Jay Leno's Tonight Show's Jaywalking, which I used to watch in late '90s, in down under, but many of their ignorance is exhibited in that segment. In the meantime, watch Talking to the Americans, a hilarious Canadian-produced program revealing to the bone how ignorant some of them really are. Some questions and their unbelievable answers can only be understood by the Canadian residents, though.
  2. Soomaal, ninkaan hawshiis waxyaabaha hadda dhacaayo oo murugan waaye. He is a traditional leader, oo dadka dhexgalo, to mediate, a peace-seeker and peacemaker. I don't know what he is doing in background, laakiinse warkiisa kama maqlin idaacadaha, mana arkin asagoo shir warbaahin qabtay ama soo saaray baaq weyn oo oo magaciis ku saxiisan, not mid magaciis ku qoran. As far as I can tell, hawshiisa wuu ka gaabsaday. This is not about the national issue or Soomaali-wide issue, which he can have a right uu kaga gaabsado in uu ka hadlo if he wants. This is a clan conflict lagu hardamaayo in the very residential town he lives in. Marka the least he could have done was to mobilize odey dhaqameedyadda kale and hold press conference in the name of the town's residents' interests. MMA,the gentleman is a "Traditional leader" not a Military colonel,nor is he Western version of a Politician.I am sure he/others are doing their best to bring peace within their subjects. Muniira, he is a odey dhaqanmeed, so if this is not his shaqo, I don't know what his true shaqo is then. Parading around the world?
  3. XaaX. The mouth-watering sawir is begging me to go to Xamdi Restaurant now. Koob cambe juice ayaa ka maqan to supplement.
  4. Her confident expression maxaa ka dambeeye? This dumbfounded reaction. Watch the rest of her priceless expression. It was her second of the initial easier questions. The question, if you cannot see it clearly, is by the way: What punctuation mark is commonly used to introduce a list of items? Colon Apostrophe Period Exclamation point
  5. Adduunkii maxaa la wareeray. Another sign of of adduunyo gaddoon.
  6. This is what Darwinism leads to. That bogus theory of evolution will inevitably lead you to to this. When a theory suggests humans developed from a molecule then a fish then a monkey or whatever between them, soon it was bound to happen in an atheist's mind that in humans themselves there is a several stages of intellectual differences. Hitler bought and believed that crap of his Aryan nation being the top of the pyramid when it comes intelligence and humans.
  7. Xaabsade waa riyoonoyaa. They -- waa Shaatigaduud, Madoowe iyo Xaabsadahaan -- couldn't agree who can rule Baydhabo, iskaba dhaaf Baay iyo Bakool, maantana wuxuuba rabaa madaxweynimo aan jirin. Ar Soomaalida jago jeclaa, oo iimaan yaraa.
  8. Maxamed Ibraahim Xaabsade oo loo qorsheynayo inuu noqdo Madaxweynaha Gobolada Baay, Bakool iyo Gedo Oktoobar 16, 2007 - Midnimo - Ilo ka tirsan Madaxtooyada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay sheegayan in uu jiro qorshe Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya C/llaahi Yuusuf gadaal ka riixayo oo ah in Maxamed Ibraahim Xaabsade loo doorto Madaxweynaha Maamulka Federaalka 3 da Gobol ee kala ah Baay, Bakool iyo Gedo. Sida ay sheegayan wararka laga helayo Baydhabo iyo Muqdisho oo Dowladda Federaalka ku sugan tahay, waxaa jira qorsho la damacsan yahay in waqti dhaw shaaca laga qaado, qorshahaas oo ah in Maamul qaab Goboleed ah loo dhiso Gobolada Baay, Bakool iyo Gedo oo deris ah, kuwaas oo noqon kara Dowlad goboleed. Xaabsade oo hadda Saaxiib la ah Madaxweyne C/llaahi Yuusuf waxaa uu ka mid yahay Wasiirada culeyska saaraya in Mr Geeddi waa Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya uu Baarlamaanka weydiisto in codka Kalsoonada loo qaado Xukuumadda Federaalka. Warkan oo Magaalada Muqdisho si weyn la isla dhex maraya ayaa waxaa wax ka wada Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamud Siyad Aadan oo ka soo jeeda Gobolka Gedo. Qaar ka mid ah Wasiirada Beelaha [...] iyo [...] oo arrintaas wax ka weydiinay ayaa waxay inoo sheegeen inay si hoose ula socdaan qorshahaas Madaxweynaha wax ka wado ee lala damacsan yahay in Maxamed Ibraahim Xaabsade laga dhigo Madaxweynaha 3 da Gobol ee kala ah Baay, Bakool iyo Gedo. Lama oga sida suurtagal u noqon doonto qorshahaas iyadoo la og yahay in Beesha [...] ka hor imaan doonto qorshe kasta oo uu damacsan yahay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya.
  9. Some news reports are too depressing to read. Eebboow u gargaar ummadeena.
  10. The other puppet entity, and which you fondly support, does it worse. The question is, would you have shared with us had this article about the other way around? Xabashi u adeegid ayaa lagu kala tartarmoyaa today. In that ghastly, sick game of theirs by the sycophant puppets, nothing is forbidden or unlimited, including even selling the dead souls and bodies of Soomaalis.
  11. This traditional clan leader had been paraded on this forum numerous times, documenting his dibadwareeg trips. However, when he was mostly and essentially needed, he practically vanished. Maxaa ku nacay ninka? Ma hadalkiisa ayaa la yeeli waaye? Maka gaabsaday waxa ka dhacaayo deegaankiis? Mise jufadiis hoose ayuu traditional leader u noqday?
  12. Meanwhile, Ethiopia has summoned Mr Ghedi to Addis Ababa in what is believed to be an attempt to end the stalemate that is paralysing the Somali government. But the speaker of parliament told MPs that the African Union and Ethiopia have asked for the debate to be stopped as Mr Ghedi has been called to Addis Ababa to try and resolve the rift with President Yusuf. What is he, a Xabashi ambassador? How can a prime minister of a supposedly sovereign country summoned by another country's regime? Oh, I forgot the lackey stooges did not carefully follow the script. It also informs us Baydhabo is not secure enough the Xabashi foreign minister to arrive with his instructions. Haddana baarlamaan isku sheegii ayaaba asagana la joojiye because Xabashi wants to. Waa yaab runtii. Shame walaahi, shame, magac Soomaali ku ciyaareen, heybadda ka qaadeen.
  13. Maya, maya. Siteey Manoogto inay ahayd aan jeclahay since only one large plane adduunka gaaf wareegi jirtay. From Jidda to Rome to Frankfurt.
  14. XILDHIBAAN MUUSE SUUDI: “Kursiga Madaxweynaha iyo Kan Guddoomiyaha Baarlmaanka la iskuma heysto, kan la isku heysto waa midka Ra’iisal Wasaaraha oo ay Dad leeyihiin” Talaado, Oktoobar 16, 2007 - Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow oo maanta ka hadlayay fadhi uu Baydhabo ku yeeshay Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay in mar kasta dood laga keeno kursiga Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo ka mid ah Kuraasta madaxda sare ee Dowladda oo sida uu yiri lagu soo qeybsaday Afar Beelood iyo Bar (4.5). Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow ayaa markii intaas yiri waxaa ku buuqay Xildhibaano badan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasi oo dabcan ka soo horjeeday hadalkiisa, hayeeshee waxaa uu Muuse Suudi ku adkeystay hadalkiisaas, wuxuuna hoosta ka xariiqay in uusan aqoonin waxa mar kasta doodda geliya kursiga Ra’iisal Wasaaraha. Sidoo kalena waxaa kulankii maanta hadal kulul ka jeediyay Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo sheegay in ay wax aan sharci ku fadhin ahayd soo jeedin ka timid 22 wasiir oo ka tirsan 31-ka Wasiir ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo uu shirkooda ku tilmaamay mid fowdo ah. “Kulan ay qabtaan Xubno Wasiirro ah oo uusan shir guddoomineynin Ra’iisal Wasaare Geeddi waxaa uu la mid yahay kulan ay qabteen Dalxa iyo Boqorre (Guddoomiye ku xigeennada Baarlamaanka) iyadoo uu joogo Guddoomiyaha Baarlamaanka Shiikh Aadan Madoobe, kaasi sharci ma ahan ee waa mid fowdo ah, marka Wasiirrada haddii ay mooshin soo gudbinayaan ha u tagaano Ra’iisal Wasaarahooda, kadibna intey is-casilaan iyagoo Xildhibaano caadiya ah ha soo gudbiyaano mooshinka ay doonayaan”ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax. Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta fadhi ay ku yeesheen magaalada Baydhabo waxay kaga hadlayeen sida ay la tahay in Xukuumadda Ra’iisal Wasaare Geeddi codka kalsoonida loo qaado iyo in uu Baarlamaanka sii wato howlihii la xisaabtanka Xukuumadda, iyadoo ay xusid mudan tahay in ay fadhigii maanta ka xaadireen 217 mudane oo ay ka mid ahaayeen Ra’iisal Wasaare Geeddi iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Shiikh Aadan Madoobe. Tixraac -------------- Yaab. Adduunkii gadaal gadaal u shaqeynaayo. Qabqabliyaashii ugu magacxumaa, ugu weynaa shaley ayaa maanta sharciga difaacaayo, oo Axdiga la dejiye difaacaayo u taagan. And they have a point, regardless waxee ahaan jireen ha ahaadaanee.
  15. Burco ma Gaalkacyo ayee ka darantahay? Weynkooda iyo yariiskooda waa Reer Waandaadshe iyo Reer Maxaa'igagalay. Wax walba waa aqaanaa, waa dhameeye, soo maray, soo jacburiye... You will never hear, it seems, dadka meelahaas ka imaado oo leh "I don't know." Even banooniga iyo ciyaarihii markii toban gool loogu raayo -- and they mostly used to lose -- always excuse ayee sheegi jireen. Roob baa da'aayo, ma anaga roob ayaa ku ciyaarnaa. Ama garoonka cooska baa ku badnaa, anaga jaay baan ku ciyaarnaa. Bless Reer Mudug. Even magaca ayaa ka cabso ah, oo wax ku mudaayo.
  16. I know C/llaahi Taano, oo hadda degan Iimaaraadka or aan ku ogaa. Is he related to that man?
  17. You are giving too much power to these little Xabashi sycophant men. Cabdillaahi Yuusuf, the senior stooge, did not like Geedi, the junior lackey, from day one. He was parachuted in and imposed by his master. The senior stooge couldn't do a shuud then, neither can he do a shuud if their master in Adisababa does not give a green light. All this hoopla and little noise is nothing.
  18. Bilaal, dadaalkaaga Eebba hakuu garabgalo. Your positive views of Soomaalinimo in this dark, historically low era of Soomaalinimo -- Soomaalis one day will appreciate, heck salute and honour you by building a taalo, for men like you. You and your daljecelnimo thoughts are worth more than a thousand qabyaalad-induced, clanish Soomaalis. It is easy to be a pessimistic in Soomaali affairs in this hardening, trying times. Keep the positive spirit and hope of Soomaalinimo up. Always. To the xabaalaha.
  19. Nuunka, aaw guku caarsanahay nurtii in Fa'moosaali galu roqo xawaan daban oo uk saabsan xaxyaabihii dhacay cadhay gadaaladii hokar. Runtii habeen dhawayd ayaanba saas ka fikiraaye ka waran? In 'museum' aan meel ku aruuriyo waxyaabihii dhacay, yaalay ama lagu dhaqmi jiray dagaaladda kahor. Xataa suu dalka u ekaa muuqaalkiis. Waxaan ogaaday saan haddii saan lagu sii socdo waxyaabo badan ayaa dhumaayo, oo jiilka soo koraayo oo haddaba qaangaaray waxba kala socon dalkeena suu ahaan jiray.
  20. Booqo sclub19.com sclub19.com They have the most collected Soomaali songs on MP3. Some of them, you have to know the little trick of how to get. Also deeyoo.com. Then there is somaliuk.com There are other sites, but those sites need some tricks here and there to retrieve the songs and see the original MP3 source. PS - Adigoo raali ahna magaca waa Soomaali, not "somalian."
  21. The 'Ndrangheta mafia along with the corrupt CEO of the named company(and many yet to be named) will be pursued and held accountable for their actions, once we get a legitimate, viable Somali government. Before we take on the mighty maafiya, we need to eradicate the men among us Soomaali nala sheeganaayo: the likes of Cali Mahdi Max'ed and Cabdullaahi Yuusuf Axmed, who for a few hundred thousand dollars practically sold off the future of Soomaaliya and Soomaalis. It was them who collaborated what is a dire future threat that threatens the very existence of Soomaalis. The Talyaani journalist, Ilaria Alpi, was investigating on this corrupt deal between the warlords and the maafiya during the UNISOM deployment. She was on the verge of exposing this when they murdered her and her cameraman in Muqdisho in 1994.
  22. Somaliland's leaders detest Yusuf, a former warlord who invaded their capital Hargeisa in the late 1990s, and have refused to join his government -- now mired in a persistent insurgency and political split that has paralysed it. Whoa, whoa, Reuters.
  23. If some Soomaalis had this hatred they have for their mutually perceived clan enemies, if this energetic loathing they have for one another were saved for the the proper enemy -- the Xabashi occupying their own supposedly capital city and massacring, raping and uprooting Soomaali citizens in the process -- Soomaali saan kuma dhaceen. Kuwii ka badbaaday Xabashi's wrath, iyagii ayaaba iscunaayo today. Kuwii la islahaa deegaanadooda ladnaana oo Xabashadii ka fakaday ayaa saan isku dhameynaayo. Eebboow ummadeena u gargaar.