Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,660
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Umm, hmm, err, what date and day was today? Madadaalada meesha ha laga sii wado. Shimbiryaaloow heesaa Hees wanaagsan heesaa
  2. Si fiican ayaa u hadashay, una qortay. Dadaalka Soomaalinimada meesha kasii wad, widaayoow. Waxaa rajeynaa Soomaali kale wali u muuqan inay sidaada camal u arkaan daruufaadka adag xiligaan taagan. It was the other weekend that I met the honourable Max'uud C/llaahi Jaamac [sifir], and let him know how I appreciate his tireless efforts uu u taaganyahay midnimada Soomaaliyeed. He smiled one of his trademark smiles, appreciating the fact that I am appreciating simple actions every Soomaali was/is expected to do.
  3. Safir, sheekadaada ayaaba aad loo fahmi karaa -- to the point and more precise.
  4. eheheheh, koolo what about ka dhahaayo sidii bushkuleeti aan u wadey gawarta, badeelada aa iga istaagey, shaagii aa banjarey, kadib kashawiito aa soo qaatey waa qod qodey ilaa aa riixey sidii ina taree camal ay sinyaalo gadaal ka bixisey Waxaan qufka ah Nuunka lee laga maqlaa, no body else. Sinyaalo beel ma dhihi kariyee. Bool miyaa qofta mise kushineeto la dhuujinaayo. Ee sii wad nooh, fareejadana ma baxday, oo inyeetaro muu u giliye asagoo sheeraro ku riixaayo.
  5. Maxaa dad aan Soomaali ahayn ka saxay ereygaas markaa ka maqlo. Ereygaas maqalkiisa intaa xasuustaba waa ku jirjiricoon jiray runtii. I don't want even to repeat down here. Soomaalida isticmaashana waaba la yaabaa, jaahilnima iyo wax kale inay ka tahay lee u egtahay.
  6. Eebba ha u sahlo qaliinka, oo caafimaad suuban ha siiyana -- aamiin, aamiin.
  7. Nicely put and well written piece you have there, Daa'uud Waraaqle. Saas ayaa lagaa rabaa. Dadaalka meesha kasii wad.
  8. That Hiiraan site existed for 12 years? See kaa noqotay, duqa. I thought in 1999 la furay. About that qoraal naceyb Soomaalida ka buuxo, koley waxaa ka dhihi lahaa waaka dhahay.
  9. Originally posted by Pucca: ^for folks who lack patience...the mosque (khalid) is just not the place to go for afur. The line just never dies! plus...its the same food i eat at home anyway(and they serve it everyday), nothing interesting about that. Bur i suppose if one wasnt picky...the mosque would be a great place to break fast. Next year, if you are alive, go to Bukhaari masaajid, close to Weston/Lawrence. It is a small masaajid and their afur is more like a family gathering, though many people bartay now.
  10. Peasant, I am not complaining, igaarka. But were you? Sheekada waana aqrinaa, then waana indulge gareynaa oo miraheeda ayaan dhuuxaa and then finally complain about those stories until the end la aqristay all the time -- that is a triple wah, of course. Wah, wah, wah. Kuusha, adiga dadkaas aa ka mid tahay yaah, marka? I for one will welcome any rajastiino iyo rajabeeto duuleyso, kastuuma biibeysana suubis ha laga dhigo as well.
  11. I cannot let this go without sending a soundful bite of email reply to whoever let that dude publish that hate-filled rant. I realized the Daily Nation published this piece. I will let them have an e-piece of mind. I thought Daily Nation was a serious, quality newspaper, especially better than The Standard. I'd also like you to show and have them how you feel about this article. Don't shy away, here is their email: newsdesk@nation.co.ke
  12. Awdhubadoow, haye qawad aa kugu dhacay miyaa hadda kahor? Maya, ma maqlin waxaas lagu daaweeyo, Soomaalida koley wax lee sheegaan.
  13. This is non-issue. We are facing some greater issues that much concerns us Soomaalis than this, should I say, fiddling one. Sar la dumiye tan ma ugu horeynin, and I am sure tana uguma dambeyneyso. Our worries, I am sure, are much greater than this trivial, non-issue issue. Masaajidadii dadka ku tukanaaye ayaaba fakan la', wax kale sheegeysiin. Kuwaan Shabaab la leeyahay waa kuwii u diiday inay dadka kale ciiddaan another day. Iyagoo salaatada ciidda ku jiro qorigooga la galay masaajidada, kana soo kaxeeye dadkii tukanaaye iyagoo waliba qadaanqadinaayo iyo karbaashaayo. Marka dad waxaas ku sameynaayo kuwii Muslimiinta la ahaa ayaa waxaa noo sheegeysiin idinkana waxaas kale ee sameyeen.
  14. Dadkiina aqriyo wuxuu ninkaan qoro and then complain about the contents you already know waxa kasoo bixi doono. Why u aqrineysiin his stories. Anigaba maba aqriyo, and surely I have no problem with them. If you don't want to read that 'dirty' stuff, then don't read. It is as simple as it gets. Wah. Kuusha, would you be so kind to summarize what the story is about. Sabaltiibada meesha ka dhaceyso aaba la yaabee. Hal habeen toddobo dhan la isticmaalay, dad loo gali karo ma'aha dadkaas then.
  15. LooL at Sack, Sophist and Nuunka. I had an insider info myself of his imminent arrest from the Kenyan authorities nooh. Otherwise, I wouldn't have made that comment, since it would've been a libel.
  16. LoL. Madax luxid wey dhaaftay, this coming from a man in a country ku jiray kuwii baangadaha isku qaatay, qoorta iska gooynaayi and dab isqabadsiinaaye in maalin caddeey in the name of tribes. Kuwa adduunweynihii ka yaabay. Suu ciyoow u ilooway igu daranba, sanadba kama soo wareeganinee.
  17. Ee yaa u sheego oo ka heysto. Why can't they do it? By all means, go ahead, Mr. Kibirkoriye, err Kipkorir. Wax kibirka kaa bixiyo adigaa soo arki doonee. The map aaba i dishay iyo siduu u kala qeybiye. His hatred of anything Soomaali xataa Jabuuti ugu fakan weysay.
  18. Originally posted by AYOUB: Do Somalis (long fingers and skinny legs variety) have albinos? Come to think of it, I hadn't seen faradheer albino ah. I am talking about maryooleey, of course. But yes, I had seen some albinos oo Soomaali ah, but they weren't faradheer.
  19. Buuxo, I can't believe you had never heard qawad. It is a skin condition dadka ka muuqdo, siiba on the neck and face, particularly on the neck, though. It might look like qaanjeer, but instead of being on the top of skin, qawadka ka muuqdaa inside the skin, a bit discoloured waliba asagoo ah. This brief article might help you. -------------- Su'aal : Asalaamu caleykum. Qawad maxaa keena? Maxaa la isaga daaweeyaa? Dhowr daawo ayaan u isticmaalay, wuuna iga hari la'yahay. Ee maxaan ku sameeyaa? Wabilaahi towfiiq. Jawaab : Soomalida waxa ay u taqaan qawad waa noocyo kala ka duwan oo kuligood ah skin conditions (cuduro ku dhaaca maqaarka). Qaarkood waxay la xiriiraan wax ka dhaxeeya maqaarka iyo waxa jirku u isticmaalo in uu iskaga difaaco infectionka iyo waxa la mid ah (immune system). Dadka qaarkiis immune systemkooda ayaa si aanan la fileen wax ugu dhima maqaarka. Si taas oo kale loo daaweeyo waa iyada oo qofka la siiyo boomaatooyin u sheegaya jirka in uusan maqaarka wax yelin (steroid creams, etc). Marka daawada waxay ku xiran tahay waxa keena dhibatada. Waxaan kugula talin lahaa in aad haddii ay kuu suuroobayso aragtid dhakhaatiirta ku taqasustay maqaarka oo loo yaqaan dermatologist. Waxaana qasab ah in daawada ay ku siiyeen si joogta ah u isticmaashid. Mahadsanid. Xigasho
  20. Peasant, have you ever read what the old members of Reform party members believed and what that party's manifesto was? And they still believe, albeit hiding behind the old Progressive Consersative brand, though interestingly they dropped the 'progressive' part after the two parties merged. Just tell me or give me the issues that compel me to vote a Conservative -- of course as a minority, Muslim and Afrikaan anigoo ah. They offer me nothing, only against what I am -- being a former refugee, which that party members never liked to begin with. They have Stockwell Day -- do you want me to dig what he used to say and still says? And I don't even have to remind you what Stephen Harper used to write, especially during his leadership at the anti-immigrant and anti-social healthcare National Citizens Coalition, an organization that steadfastly campaigned against the universal free healthcare, admitance of Vietnamese refugees to Canada, who were in late '70s similar situation as we were in early '90s. Harper is now trying vainly not to reveal those old opinions of his and that organizatio he used to head. Caddaan, NDP do represent the working, less fortunate people. Conservatives do not. Conservatives do represent -- and they don't hide that -- for the rich, well-fed cats. That is why they give the corporations tax cuts, but cry a foul when more money is poured into healthcare. Let me ask you two about this 'waste of vote' you keep saying. The very system of electing MPs is flawed. This first-past-the-post itself is not the ideal of electing member of parliament to Parliament. See, an MP can easily elected by a minority, with 30% of the votes, whereas the rest -- that is 70% who did not vote that said MP -- do not have a true represention to Parliament. This can be corrected if some kind of proportional representation is used, where no vote is wasted. No wonder the Conservative party -- along with some members of Liberals -- are against this. Because of this first-past-the-post system in place, this Conservative government can form the next government with a mere 36% percent of the electorate and have a majority government. It is unbelievable. I intend to vote NDP again. I voted twice before and both were for NDP. I believe if it wasn't the provinvial NDP's generous social policies of early '90s in Ontario, many Soomaalis would not be here today. They would have stayed in US. Hayam, well said, sister.
  21. This Andrew Mwangura dude has some inside information about waxaas maraakiib la qabsado by burcadbadeedkaan. He has a contact. Dad ayaaba leh he has his cut of the shares in the ransom.
  22. Voting for a right-wing, xenophobic party [and some whose members hold an open anti-Islamic views] is a waste of vote from a qaxooti kooyto ah, Afrikaan, Muslim and immigrant -- as a Soomaali, you all are and represent what they don't really like. If it wasn't for Liberals' policy of open multiculturalism and loosening the immigration rules, you wouldn't even have been here now. The Conversatives, especially the old Reform party members such as Stephen Harper, even if they allowed you in, xiro qaxooti ku geyn lahayeen until you have a full sharci as it is like in Australia. And if it wasn't the NDP, you wouldn't even have had a free, universal healthcare, regardless how much you make, especially when you landed in, when you were in the neediest of time.
  23. Originally posted by hamza9163: MMS, why is this fellow allowed to post so much insults? No moderation? Waala hadalnay the concerned brother, and if he continues the way his actions on this site are currently, then we have to take other means.
  24. Afxumadaan maa naga deysiin. Haddii la isfameynin xoog ma jiro, maa la kala wareegsado, why every time la isku daba socdaa? Runtii some of you are really testing our patience, the last of it. Naga kala daaya waxaan aad maalin walba isku afxumeyneysiin.
  25. Originally posted by Kool_Kat: I'm not voting this year, shiiiiiiiiiiiidh, seems like we're hitting the polls once every six months (well not really six months, but might as well be!!!!)...Yaa u shaqo la'...Seriously, Canada needs to set a certain length of time between elections! Did someone mention Stéphane Dion? Half the time I don't understand what he's saying...Not sure who I'll be voting for this year, that is if I decide to vote that is...But those Conservatives are looking more and more appealing... Talyaaniga inaa degnaan lahayd fiicneyd; xagaas they don't cast ballots every six months as you wrote, but every few couple weeks, so it seems. Dowladaha Reer Galbeedka wax ka isqabqabsi badan ma jiro dowladda iyo mucaaradka markaas jiro ee Talyaaniga. Laba sano maba gaaraan xataa halkii urur qabsado awoodda dalkaas. Maxaa kale tiri, Stephen Harper's party is 'more and more appealing.' Kuusha, ma riyooneysaana? Haddaa Mareykanka degnaan lahaydna Bush maa u codeyn lahaynda, too? About Stéphane Dion, caawa ma aragtay the debates in French language? Ninba afkiisa ayuu ku fiicanyahay. Asaga iyo kan Bloc Québécois hoggaamiyo hilfahee u qaadeen Stephen Harper in Affaransiis. Ar haye, Kuusha, walaxaa maqlee in birar boolal ah ilkihii kusoo xiratee xaaka jiro? Run miyaana? Hadda iyo bool isku dhuujisaa? Bisinkoo. Hayam, have you been to Alcuruba? They have a big Conversative sign on their window. I didn't feel cool with that, but now they have other signs from other parties as well, though. I don't know how they did allow to have a Conservative sign, especially a big one. Perhaps they think Conservatives are good for businesses, since they have a little business joint.