Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,667
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Haddee saan ku socdaan our version of maafiya ayee noqon doonaan. Already awood iyo wax kale ayeeba sheeganoyaan, that no one can touch them and extorting money from business people in order to receive "protection" in certain xaafado. Cagtii joogsan weyso mar ee ceeb la kulantaa horey loo dhahee, aragaana waxee ku dambeyn doonaan.
  2. And then what are you going to do after final toll lambar lasoo qoro? Gadaal gadaal usoo xisaabi? Like, say, there are four boys and five girls. 4 (boys)*5 = 20 20*2 = 40 40+5 (girls) = 45 45/5 = 9 9/2 = 4.5 And conclude there must be four boys! Waaw, ninka caqli ku duuganee. Not. Waraa goormaa dhalatay markaa isleedahay trick garee dad alaabtooda hoose ciro gishay even?
  3. Kuusha, xaa ku qoslee? Dadka maka naxeysid miyaana? I don't even believe in anybody la dilay, waxaan barobagaanda lee waaye.
  4. This reminds me, for some reason, my nephew's schoolmate at university, who, upon a chance to see a prostitute that looked like "Soomaali" on a well-known street they gather, went to see her and ask a direction. "Are you working?" ku yiri. "Are you looking?" loogu jawaabay. Intuu u noqday dhalinyaradii uu la socday ku yiri, "Walaahi waa Soomaali dhilo ah..." asagoo kor u hadlaayo. "Walaashaa ayaa dhilo ah..." gadaashiis laga dhahaayo maqlay.
  5. Let's keep the mothers out of this. And no Soomaali is servant to that old habar of gaasha ah.
  6. Originally posted by Malika: ^ It's pathetic wallahi! Nausiating actually,the exchanges of late on these "politics" section.. You would assume,folks with that much education will have some enlightment within,but alas!what a waste! Ciyaal ayaa iridaha loo furay lately. The registration process more lenient loogu dhigay and already taking advantage of it, as opposed only those invited before. Trolling meesha lasoo galeen, and if saan ku socdaan meel am gaarayaan, believe me.
  7. Dadkiina waaba kasii darteenee. Wah. Naga qaleeya yaaqeey.
  8. A note to the newbies, particularly Xasan: This site has clear rules, which are strictly enforced. No name calling for any reason is allowed. This is the second time I am editing your posts, already. Heed this as your first of a few warnings.
  9. Clan this, clan that, sub-clan that, sub-clan this. Darn. Waxa ma robot baa mise bot -- only knowing wixii lagu program gareeye. Shuud. Soomaali waxa hoos u dhigay, liitiye waa waxa inta ku jiro camal. Iyagii ayaa isku xasdaayo as though they were a Calibeesteen iyo Mongolian. Cadowgooda ma yaqaanaan, ama iska indhatiraayo.
  10. The man was anti-Xabashi occupation the last time I knew.
  11. Duqa, men come fully in packages, inseparable. Either reject the whole package mise have it fully. Very understandable in that case. Some part of it ayaan rabaa and the rest qashinka ku daraa ma soconeyso. It ain't like unpackaged product bought on a whim.
  12. Wiilkaan Tunisiga ah ee lugu eedeeyay in uu gabadhaan khadka telefoneka ku bekro jabiyay oo 30 jir ah ayaa waxuu gaashanka ku dhiftay kadib markii maxkamada la hor keenay in uu gabadhaan wax dhibaato ah u geestay isagoo cadeeyay in uusan gabadhaan wiligiis gacantiisa ku taaban lakiin waxuu qirtay in ay qeelisay habeen ay khadka Telefoneka sheeko mac ugu wada socotay iyadoo u sheegtay habeenkaas in uu dhiig ka yimid kadib markii ay sheekada la tagtay oo ay ku raaxeysatay ayna is hilmaamtay oo dareeenadeeda kaceen. LoLing at qeylisay. Qofta iyadaaba aad loo haaye. Kistoo ee baartay u maleynaa, maxaa oo hadal macaan ama sheeko mac haddii dhagaha ka maqasho dheecaankeeda masoo daadanaa. Wee. Maxee ku taab taabatay taloow? Wiiw. Carab seenbari Carab.
  13. Barobagaandada meesha kala tag, igaarka. Soomaalidii iyagoo Muslim wada ah isdiloyso, oo wax cusub ma'ahee, so what is especial about this? And how would we believe this? Give us a non-Christian religious source, baliis.
  14. Waxaan oo dhan waa wada negative. Niman positive dabeecado leh ma jiraan miyaana?
  15. What is wrong dadka curyaanta ah? This image of stooge in a wheelchair is offensive and against dadka curyaanta ah.
  16. It would have been fine had the writer of that blog been more original. From the idea of the blog to that post above seems in lasoo deensaday.
  17. Eebba ha u naxariisto dhamaantood iyo intii kale xaqdaro lagu gumaaday. Samir iyo iimaan reerkoodana Eebba haka siiyo -- aamiin, aamiin.
  18. I was listening to this .. this morning on my way to work and asking myself WTH where the other passengers doing when a man was being stabbed 50+ times and being slaughtered like a goat ? Something called naf, duqa. Naf waa macaantahay, duqa. Iyadaa ordeyso adoo ordin, same like indhaha isku xiraan adoo xiran markee wax ciid camal galayaan. It is natural part. But yea, especially ragga saarnaa baskaas inay saas u ordaan ma ahayn, ninka ku fiirsadaan. They could have done something, meesha filin ma'ahee until uu gowracaayo ku fiirsanayaan. God. Some media reports suggest now he even tried to taste the flesh, trying to eat ka wadaan.
  19. That was a code miyaa? It seems you pasted it from a forum or discussion board since the article itself too messed up wada yahay.
  20. And ever wonder all those negative naaneyso are male-oriented ones? Magacyada qalafsan nimanka kaliya la dhahaa, qof dumar oo naaneys xun loogu yeeraayo waligey ma arkin. Sahro Gaabeey ma maqleysid or Caasho Luggeey or Sacdiyo Jiiseey mise Istaahil Afleey ama Xaliimo Bidaarleey. No way.
  21. Yea, I am glad, seriously growing in Xamar. I would not give up that for everything. That was the best in my life, and I don't think I will have a life like that again ever. About neighbours raising the neighbourly kids as well, waxaa xasuustaa islaan daris ahayn oo maskiimad dhaaftay. So kind ciyaalkeena noogu ahayd that gurigeeda hortiisa bugle game ku ciyaari jirnay, sometimes in the searing sun of mid noon. Markaas ee na waanin jirtay, "Eediyaal, qoraxda waa kulushahay ee bal mar neefsada oo markee qabowdo soo noqda ciyaara..." See, the bugle game wuu dhibi jiray maadaama gurigeeda oo gaaban ku dhici jiray all the time and we used to bother her. God. She never used to complain, noo dulqaadan jirtay.
  22. Ducada ku dar midnimada Soomaaliyeed, oo Soomaali isku timaado iyo tan Islaameed waliba. Aamiin to ducooyinkaaga.
  23. Dad badan ee la siibatay. Easy, biibol. Ninkaas duke mise dude midna ma'aha. Igaarkaan waa ku qafiifteenee.