-
Content Count
17,667 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
325
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Tired of AMISOM troops being used as an excuse
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Sherban Shabeel's topic in Politics
Waa dhab. Siiba waxaa la yaabaa kuwa la simo ciidamadaan fara ku tiriska ah oo wax saas ah u galabsan shacabka Soomaaliyeed to Xabashadii la ogaa tee dhigeen. It is not only wrong and misleading reasons to compare the two, ciidamadaan cadowtinimo soo jirto nagama dhaxeynin, mana naga dhaxeyso; dhul Soomaaliyeed ma heystaan; dagaal waligoodna mana dhex marin; and finally, xasuuqii Xabashada galabsadeena ma galabsan, kuna jirto waxee Soomaali Galbeed ka dhigaan ilaa iyo maanta. Meelahooda iyo xarumahooda iskaga jiraan ciidamadaan Midowga Afrika ka socdo. Ciidamadaan danta yaa nagu kaliftay inay na dhex joogaan, oo anagaa heshiin weynay 20 ku dhow, ee yaa waxba marmarsiyo tan ugu weyn laga dhigan. Haddee xataa beri baxaana marmarsiyo kale imaaneyso. Waa sheeko ciyaaleed, ee ma'aha macquul siyaasadeed ku dhisan. Waa taas gurmadkii adduunweynaha soo gurmadeen ee 32 dal -- Muslim iyo gaalba ah ka koobnaa -- ka socday dalka imaadeen horraantii sagaashameyada. Mid kamid ah qabqabliyaashii kuwa ugu awooda weynaa waagaas ha naga baxaan yiri, lana dagaalamay. Dantiisa buu watay. Markee baxeena maxaa dhacay? What was the result? Kuwaan waa saas camal. Dantooda ayee wataan. Wax isbadalay maleh, shaati diimeed bas la wataa oo lagu gambanoyaa. Dad ayee dagaal lee ka heysaa. Walaahi waa yaab. Fursad hala isa siiyo ma jirto, oo waxa hala arko meeshee ku dhamaanayaan ama qofka wuxuu lasoo shirtago oo siyaasadeed. Ama i dil ama waa ku dilaa waaye. Wax kale maleh. -
Demystifying the 'Miskeen Guy' Theory
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MAXIMUS POWERS's topic in General
Unugaa yaab aragnay. Xaa la iga rabaana oo galabsaday. -
Mismatched names, character and personality
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in General
My name happens to be a chance. We had an honourable old man who was a bit fond of Cabdi names. After naming our two eldest brothers Axmed and Maxamed, he went right straight to business of naming the remaining 11 brothers of us Cabdis. Two have since acquired to be known more of their nicknames than their original Cabdi names. I just happened to be another Cabdi..., though of all those Cabdi names named my brothers, mine is closest to my character. -
Hargaysa: Riyaale divides the Mugged ones again
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
at the title. -
This sister quoted it best: “ Nin naagtaada raba, gabartaada ma yeelo ” My mother summed up the current impasse in Mogadishu by quoting this proverb.
-
CEEB-of-the-century 1: Who knew you had to wear googaraad with your diirac sheed..i thought it was thick and opaque and no one would see your undies and legs--apparently not..sunlight+googar ad-la'an = really pissed of nomadfolk... I for one have no qualms dirac without goorgorad; in fact, I welcome it. To those who objected, waa iska reer miyi. Don't mind them. From now on dirac kaligiis ku soco, nothing else hoos ku jiraan, dadka kalena yee ku wareerin.
-
Whats the Quickest Way to Make Money??
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MAXIMUS POWERS's topic in General
Rob a multinational bank. I guarantee you will either be in jail or a bit of $$ in your hands. -
Originally posted by Nin-Yaaban: MMA, nin wakhti haya ayaan ahay. Wax weliba waan fiirsadaa. JB, kani waa mid cusub oo jimcihii shalay aheed soo baxay. Dadka inta jooga, ayaan asxaan u qabanayaa ee filin kastoo aan eegto ayaan soo sheegayaa inuu fiicnaa iyo inkale. Filimaantee kale fiirsatay marka, xaajiga. Maan, the last time shaneemo aaday maxaa ka socday taloow? Hmm...Untraceable, it was. Some thriller.
-
Mogadishu Security Plan: Civil Security Force
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Meiji's topic in Politics
This thread, hopefully, will clarify for you. And yours wasn't the only thread that gone kaput -- others as well went down, since some data was corrupted. Hopefully, it will be recovered, ee be patient. -
Somaliland should urgently merge with Puntland!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Fabregas's topic in Politics
Originally posted by Al Zeylaci: I am telling you the truth, so that you awaken from your false mirage, which is like a man who finds water in the desert but laughs at the predicament of his brother who is thirsty and needs some water. Moreover, you are like a man in the desert who think the fact that he is found a little water makes him superior. What he has not realised is that finding a little water to drink doesn't take him out of his primitive status. In fact, the other peoples of the world, who have built cities, town, empires and have provided for all of their citizens laugh at the case of the desert man whod devotes his existence to mocking his fellow thirsty brother. good night. Waaw. This truly deserves a true sacab. -
Ma filimaantaas camal ayaa fiirsataa? Waligeyba si u necbaa filimaanta qeybahooda yihiin fantasy films iyo sci-fi. Iimaba baxaan.
-
Waa qeyr hadduu SOL si nabad ah kusoo noqday.
-
Waa qeyr hadduu SOL si nabad ah kusoo noqday.
-
Labadaan gobol -- waa Waqooyi Bari iyo Waqooyi Galbeed -- taageeriyaashooda ugu xagjirsan ee siyaasadeed mala isla qabaa. Waa midba midka kale jabka gobolka kale ku farxaayo, intana la sugi karin in uu lasoo bandhigo. Laba dal oo cadow qarniyo soo jiri jiray dad ka dhaxeeyo ayeeba ka dhigeen. Acuudi bilaahi.
-
A major diaspora conference to take place in Canada
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Alle-ubaahne's topic in General
I was there today. It wasn't bad, inkastoo -- expected perhaps since it was a Soomaali kulan after all -- late bilowday the meeting. Took some pictures on my cell phone, will share later. -
Xiddigo halkankeeda dheeraa runtii waa in loo abaalmariyaa. Buur dheer wey u kortay iyo god gaabanba wey u gishay soo celintiisa. He is finally free. Two long exile years in the e-wilderness.
-
If Takle could speak from his grave (speaking of music)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Abtigiis's topic in General
Originally posted by Najmudin: ^ Af Tigray buu ku heesayaa ninku sidaas baadan u fahmin Xabashiga waad fahmi laheyde. Labadaan beri koo Oromo ayaa heysto Xabashada oo heesihiisa ka dambeeyaan. -
I am sure they have changed his dob from
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xidigo's topic in General
I didn't find it wax lagu qoslo, nonetheless let me share with you folks this. ________________ David Letterman's Top Ten Thoughts Going Through the Somali Pirate's Mind While in New York City 10. This city is more dangerous than downtown Mogadishu. 9. It's like my own episode of "Gossip Girl." 8. Maybe Madonna will adopt me. 7. If I don't get a corned beef on rye soon, I'm gonna plotz! 6. How can I meet Zac Efron? 5. Go Niners! 4. Any chance of getting "Jersey Boys" tickets? 3. This would be a pretty sweet trip if it weren't for the handcuffs and jail. 2. Why the hell are these people lining up to see Letterman? 1. You charge $40 for parking, and I'm the pirate? Xigasho -
"Ugarniqi" xee ahaydna? For a second there, erey Sawaaxili moodayba.
-
That guy is not odey. Waa Sheekh Abuukar. Asaga iyo xaaskiisa oo isla ciyaaraayo back in the days . NB -- Khadro Daahir maa saas u ekaatay. Walaahi waala gaboobay. Heesahaas camal Universaltv laga soo saaraa. ka fiirso Qalanjo (mise waa Qamar Harowo) oo iskala walaaqeyso with Awkoombe too. Aawey Che, since heesta is in Afmaay asagaa jeclaayee. Fanaankaas Maadeey la dhaho waligey maba maqlin.
-
Not that long ago, waagee Xabashada joogtay Xamar ayee maalin duqeeyeen xaafadda la yiraahdo Ifka iyo Aakhiro. Axmed Diiriye ayaa idaacad laga wareysanaaye, dadkana su'aalahooda ka dhiibayeen. Asagoo ka xun madaafiicda Xabashada ku garaaceen xaafadaas ayuu yiri sida la yiri: "Xabashada laf gooni ayee u egtahay inay si u necebtahay maadaama ee garaaceen xaafadaas, waana la yaqaanaa reerka dego xaafadda ee rusheynayaan." Gabar ayaa leenka soo gishay la yiri, oo su'aal xun ku taabatay: "Xaafadaas reerkaas maxaa dajiye markii horeba oo Soomaali wey istaqaanaayee xaafad hal reer degan kama jiri jirinee Muqdisho ee dadkii lahaa asalkooda guryaha meeshaas ku yaalo aaweya?"
-
Darmaan is still kicking miyaa. Waaga ee Xabashada joogtay intuu jiray? Mise his "presidency" only functions during Soomaalida dhexdeeda isheysato?
-
I am sure they have changed his dob from
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xidigo's topic in General
He looks bewildered and perplexed, waliba dhoolacaddeyntiisa. Probably still amazed he is in Mareykanka, even haddee tahay in an American jail. Sawirada badana flashkooda wuuba la dhacay, I guess. Hooyo Cadar ha iga raali ahaato, but her son da' kale ha lagu sheegee, ma dhaceyso inaa qaato waa toban iyo lix jir. Maya, maya.