Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,665
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Cawaantaan isqarxineyso ayaa 'political solution' soo wado dad ka aaminsanba. Diin ayee haddana sii sheeganayaan. Maxee diin iyo midba ka ogyihiin. Markuu isqarxiska bilowdo, though, it says more about their desperation than anything. And I am sad to realize that more of this demonic act will come in the near future and in more frequent. I hope I am wrong.
  2. Tuujka, duleelkaas wali ku qoslooyaa. Balaayo ku duleelisee. Xariiftaada xishmee waraa. Stoic, I don't know about American ones, but on here these days nice shirts yaalo ee check garee.
  3. Originally posted by hamza9163: Video of today's fighting Ignorant, brainwashed young men, who do not even know waxee u dagaalamayaan, ka dagaalamayaan. Yaa ogaado haddee hal xabbad ku dhacdo the most they will ever do for him is taking him to isbitaal and leave them to suffer or succum to their injuries on there.
  4. Originally posted by Abdillah: You gotta love this.
  5. Is the name-calling necessary, fella? Easy on it.
  6. The picture is a file one, from last month in that same occasion he was smiling.
  7. Originally posted by Tuujiyee: Abaa kor iyo geesaha aan kaa salaamay horta.. Baryahaan duleelkoo oo odaykaste ka wardoonay aan ku maqnaa laakiin isbuucyadaan danbe leersasho doon aan bilaabay in aan raadsado nooh... Ani hada kohor aan isku gashte H&M surweel, madax adeegnimona maku labisanaayiyo oo bajaq makaxeenin; kaalay adiga qari hee nooh!!! dhibaato maba isdhaheen saqajaanka in la arkaayo nooh.. laakiin bajaqda ha umaleeso in saqajaanka farxadaraadeed shaati bixiyoo gali rabyo oo kuleel haayo calaashan excitement... Duleel ku dilay, duleel kulahaa. Waraa gabdhaha faraha ka qaad, adigaba duleel iyo godba waa kugu yaalaanee. Maxaa tirina? Bajaqda ha u maleyso in uu bahalka daraadeeda usoo fak fakanaayo? Waaloow dheh hee. qatar afkeyga maku noqonaayo Lacoste...Sansamanik adooda xataa $30 majoogto maclaa funaanadahooda... [Razz] Naga daa hee, American Eagal aan kugu ogahay... Miyaa. Yaa waaye dadka u gadanaayo marka oo dhoore ah?
  8. Originally posted by Hannibal: Poker, I think MMA felt offended when you said 'hell to somalia' and rightfully so. MMA, Adeer I agree with you that poker was bit out of line. But know this SOL is a tool where anyone with any views can come and try to advance his/her propaganda and that doesn't define lack of confidence but rather conveying the messege for Somaliland's independence to not only the world, but the somalis here as well. Think about it. If there were no opposing views here, rer koonfur iyo Buntland would ran the show and Somaliland would be bashed from left and right and no one to defend it. Somalilanders are here to take the messege to their political oppenents as well as to express their voice. That is the great thing about the cyber community. Shabakadaan qofna kama xigi, iyagana kama xigi, iyagana igama xigaan, oo waa ka wada simanahay. Wuxuu rabo qof dhiiban karaa, which includes my own aragti saan u arko too. Qof laga xigsanaayana ma jirto on this site. Reer Waqooyi sharaf iyo heybo leh ku jiraan inta, walina aamisan aragtida Soomaaliweyn, kuwaasna kama hadleynin. Kuwa aan aaminsaneyn jiro as well, oo si wanaagsan aragtidooda usoo gudbiyo too, oo aan xishmeeyo. Laakiin the trolls, rants and hatreds based on frustration and vitriolic posts looma dulqaadan karo, at least not from me. That needs an equal response lagu kululeeyo and put them where they are.
  9. Aawey Cadde horta? Is he back in Kanada? A "Canadian" waxaa badalay an "Australian." Soomaali leadershipba waxaa qaribay dadkaan labada baasabooro isku wato, siiba Reer Kanada oo dowladii la dhisaba sizable ugu jiro.
  10. Originally posted by Che -Guevara: ^I use to laugh when I listened this song as kid, the line where Sahro Dawo sings "Igaaryaho guudka weyn", for some reason, I thought she was saying something else...God bless me Igaaryahoow qooraha weyn maa moodi jirtay heesta. Dirty-mindedka aa tahay maxaa dhahaa. Geelle, arag adiga. Heesaha Xasan Aaden Samatar kusoo caanbaxay ku jirtaayee. Qalanjana see isku walaaqeyso fiirso. Kuusha, heesaha Sulfa cajiib ayee ahaayeen. Aabana, Eebba ha u naxariistee, had a good taste. Siiba taas Muxubo muuna beeshayee gabar xaafadeedana ku dhibi jirnay, oo Labamiira ugu wici jirnay. Ar maxee na bursatay. Personally, hobalada Durdur aniga hobalada Iftin ka jeclaa. Sulfa, Shimaali, Luul Jeylaani, Axmed Rabsho, Jeeri, Killer -- yaaba gaari karo dadkaas. I guess Sahro Dawo iyo Baastoow wee iga badbateen since arooska walaashey ka heeseen at Hoteel Jubba in 1988, mar walbana Xamar ku fiirsan jirnay oo ilaa hadda haayaa cajalka arooskaas.
  11. Maxee dad iska naacsadaan oo iska hadlaan. Xaasidnimo heer laga gaarayo the Xabashi stooge failed in the Soomaaliya, so must this Shariif fail as well. Xaasidnimo heerkaas la maroyaa. Xaasid maba guuleysto waligiis.
  12. Fufu, Aaliya meel walba wey walaaqdaa iska dhaaf.
  13. Waraa Tuujka waaku salaamay. Intee ka dhacday, ma nooleed? Waa maqlay in lagu af, xabad iyo lugaduubtay. Surwaaladooda kama hadleynin iyo dharkooda dressingka ah. Kuwaas wax la gishto ma'ahee. Casual polo shirts iyo shirts ka hadlaaye. High-end quality kuwa ah haayaan.
  14. Originally posted by Fu-Fu: lol nuune, horta isli ado jaago maxaaba night club kufale ,, the number 9 aaba club lugu leh oo socdo ah lol...abkeey bajaq oo dhan intey jalbaab so gishtaan maxeey si raaceen so raaceen no.9 ka LoL. Walaalkey, who hadn't set a foot in Afrika for 30 years, save a week in Xamar in '85, ayaa saarnay baskaas last month when he came to Nayroobi. Mareykanka ka yimid. Asagoo kala firirsan ayuu kasoo dagay when downtown gaarnay. Kuwa basaskaas wado iyo dabakafooladooda dhagahooda ma u naxaan miyaa taloow? Weyba kibreen haddana kuwa ugu dhawaaqa culus oo 12th ayee kasoo kala jiireyaan, oo qofkii u socdo 4th iyo 3rd meelahaas ma kala jecla. That is why 6thka u raaci jiray ani, madax xanuun ka sakoow meesheyda i geynaayo. Nuunka iyo night club Islii ku yaalo waxa baray ayaaba igu daran. War Nuunka waaka qaraaban jirtay yaah mahaas? Yac. Sharmaarke will recognize Southlands, Langatta, in the following images. My family used to live there from 1992 to 2000. Southland jidadkeeda xaafadaha wey burburtay ka waran. Clean iyo without potholes ahaan jirtay. The green-gated one is the house we lived back then in '90s.
  15. Poker, this daily ritual of calaacal iyo kalsooni la'aan reeks desperation. It is pitiful. We all know this daily ritual of aah iyo ooh will prove nothing to us. Nothing on the ground will change, regardless how one wails daily on online, on this site. I don't see on here Reer Jabuuti, wailing about nonexistent daydreams. They are confident, oo wey isku kalsoonyihiin and do not have to prove anything to us. On the other hand... It seems like naag ninkeeda abuse gareeyo, who daily wails about him, who laments about him, who howls about him. Yet at the end of the day, u dhaxleyso that same abusive husband of hers. Unnecessary analogy, yet aptly fitting. Frankly, it is bordering into a psychological problem with kalsooni la'aantaan. The dejection of not getting aqoonsi for so long seems too much for some to handle. It is kalsooni la'aan oo cabaad iyo calaacal dhaaftay that is getting worrisome.
  16. Laakiin Lacoste wax kale ka dhigtee. Yaxaaskooda logo'aha u ah aaba necbahahay. Labadaan beri, though, American Eagle polo shirts ka dambeeyaa.
  17. So what happened to dagaalkii socday? Mise new strategic ways ayee bilaabeen kuwii fag fagta badnaa. Inay Shariifka ka xiraan jidka hubka, ciidamada iyo dhaqaalaha kasoo galo ee Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan ayee u wareegeen miyaa? To isolate Shariifka oo go'doon giliyaan? I guess that is Korneel Turki's new military tactic, but it might backfire. One other fact Soomaalis had not realized is that dhalintaas waalan meelna ma gaareen had they faced many different fronts. Dagaaladooda hal hal u galaan, oo iskugu tagaan meeshee ka dagaalamaayaan. That had worked for them in the past. Laakiinse waa lala fahmi doonaa, oo many fronts at the same time dagaalo ka holcaan ka cabsanaa.
  18. Compared with dhalintaas waalan la baxay Dhalinyarada -- compared to them, Aweys maskiin suufi ah uu noqonaa. Xataa haddee ku guuleystaan to unite the country -- which will never happen -- iyaga iyo asaga isma fahmi doonaan from day one. Wuu ka dibacsanyahay kuwaas. A bit, I suspect, Soomaalinimo ku jirto odeyga, unlike them meelo kale loogu soo shubo waxee aaminsanyihiin. _____________ nothing new but the foreign minister with credentials is kind of doopy and definetly not a good speaker neither a debater Mudane Awmaar is a soft speaker, oo waxgarad u eg. What is wrong with that? I guess xaley Aljasiira fiirsaneysay, on Inside Story. Koo la dhaho Sakariye Max'uud Xaaji in uu qeyliyo camal maa rabtay. That guy, waa Sakariye, was ranting and lived, according to Md. Awmaar's words, "in the past." Lost the respect I had for Sakariye.
  19. Yaa ku sheegaayo hee. You never know. It might have happened. It might not. Balaayo wax tuntay laakiin. Tabarba ma u haayiyee. Ani waaka retire gareeye waxaas. Wax tuujis ka badan xaaraan.
  20. Laakiin Soomaaliya saas looguma maarmo, at least virtually, I see. Coming all the way and typing the words "somaliaonline" out of the plethora of online sites out there -- and yet still saying hell to it. What is it? Some kind of drug, irresistible miyaa.
  21. War wiilka arooska haye. Toddobaadkii shaqada qaran ku jirtay makuu soo dhamaatay? Welkam back macalinka.
  22. Ciyaalka si fiican ma iskugu ekaan u maleynaa. Hadduu midkood noqon lahaa caddaan kaba sii darnaateen. ______________ "Out of all people in America and of all people in the world, it had to happen to me. I'm very shocked," Miss Washington said. Dah.
  23. Mexx balaayo ayaa ka dhigtee. War haddii la igu baryaayaba ma galeen dukaankaas. Lacoste amaa soo fiiriyaa taloow now. Meeshaas raqiis waaye maqlee. Libaax ayaaba ila fahansan shaatiyadaa ka hadlaaye. Darn do they have some high-quality casual shirts with reasonable prices.
  24. Afsoomaali ayaa laga dhigay miyaa this joke. I see.