-
Content Count
17,713 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Heesta iska soo xasuustayba. Xamxam baa maqlaayoo Xambaar socotay waayadaan Xamareey sidadaabaa Xaaladaadu waa see Xabbadii ma socotaa Xasuuqii ma dhacayaa Xinjirtii ma qubataa Dadku xeer ma leeyahay Mala simay xaqoodii Ma xareysay qorigii Xanuunkii ma baaba'ay ... Xamar waa magaalada kaliya si shaqsi ah loola hadlo, lana qofeeyo, ha ahaato markuu Maki Xaaji Banaadir dhahaayo 'Xamareey waa lagu xumeeye yaa ku xaalmarihaayo.' Ha ahaato markuu Hadraawi weydinaayo 'Xamareey, ma nabadbaa?' If only Xamar could talk back...
-
Heesta iska soo xasuustayba. Xamxam baa maqlaayoo Xambaar socotay waayadaan Xamareey sidadaabaa Xaaladaadu waa see Xabbadii ma socotaa Xasuuqii ma dhacayaa Xinjirtii ma qubataa Dadku xeer ma leeyahay Mala simay xaqoodii Ma xareysay qorigii Xanuunkii ma baaba'ay ... Xamar waa magaalada kaliya si shaqsi ah loola hadlo, lana qofeeyo, ha ahaato markuu Maki Xaaji Banaadir dhahaayo 'Xamareey waa lagu xumeeye yaa ku xaalmarihaayo.' Ha ahaato markuu Hadraawi weydinaayo 'Xamareey, ma nabadbaa?' If only Xamar could talk back...
-
Heesta iska soo xasuustayba. Xamxam baa maqlaayoo Xambaar socotay waayadaan Xamareey sidadaabaa Xaaladaadu waa see Xabbadii ma socotaa Xasuuqii ma dhacayaa Xinjirtii ma qubataa Dadku xeer ma leeyahay Mala simay xaqoodii Ma xareysay qorigii Xanuunkii ma baaba'ay ... Xamar waa magaalada kaliya si shaqsi ah loola hadlo, lana qofeeyo, ha ahaato markuu Maki Xaaji Banaadir dhahaayo 'Xamareey waa lagu xumeeye yaa ku xaalmarihaayo.' Ha ahaato markuu Hadraawi weydinaayo 'Xamareey, ma nabadbaa?' If only Xamar could talk back...
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: dee wayahay eeh hadaa xarafka Kh laga keenay badanekeeda bariga dhexe maxaynu ereyada loo badalaya ma siiday tahay loogu dhawaaqo haday khiyaamo tahay qiyaamo maha haday kheyr tahay qeyr maha Horta waxaa qoray ma aqrisay, mana dhuuxday? Ku noqo waxaa kor ku qoray ku sharxayna. Ereyada 'kh' ka bilowdo ama ku jiro oo Carabiga kasoo jeedo badanaa marka kaliya 'kh' la isticmaalaayo waa markee magacyada yihiin (nouns, like place names, people's names), sida makhtal, mukhtaar, kheyre. Hadduu erey iska caadi yahay oo magac ahayn markaa 'q' ayaa la isticmaalayaa, sida qeyr. Sharcigaan aniga ma keensan Soomaalidii dajisay afkeena la qoro keensaday, saan loogu wareerin hadhoow, waana wareerka hadda taagan aadan kala garaneynin. Soomaali badan ugu dhawaaqdo 'q' meeshee 'kh' oo afka Carabiga ah ka tahay. Afkeena kuma jiro, carabkeenana wuu qabtaa laakiin iskuma dhibno mana rabno. There are more nuances in Afsoomaali than you realize. It is not only limited to xarafka 'kh' and how we substitute it sometimes. Xarafka 'thaal' ama 'th' kuma jiro Afsoomaaliga, and we instead use either 'd' if it is a strong dhawaaq or the soft 't' if it is not that strong dhawaaq to the ears. A very useful example being the very letter 'th' itself. If, say, we are going to write in Afsoomaali, of course it would be 'daal,' not 'thaal.' Yet writing in 'daal,' it doesn't mean we are mispronouncing it. It just suits to write daal instead of 'thaal' since we don't have the 'th' letter in afkeena. Then there are some Carabi words we borrowed that end with the 't' letter. We usually substitute to 'd' instead because in original Soomaali, there never been a word that ended with the t letter. So instead of writing salaat, we write salaad, instead of siraat, we write siraad. Waxaan iyo wax ka badan ayaa u baahan in la barto, marka Afsoomaali barashadiisa iyo naxwadiisa waa loo baahanyahay in la wada barto, kumana koobno BTJX kaliya.
-
Originally posted by miles-militis: Are these not Somali? Qoor, Qallac, Qamaan, Qori, Qabaal, Qaybe, Qumane, Qalanjo, Qoofal, Qool, Qayb, Qaalin, Qosol, Qaylo, Quraanjo, Qalayl, Qoryooley, Qaawan, Qaran, Qaac (Qiiq) wim. "Erey Soomaali oo wada asali ah 'q' kama bilowdo, kumana jirto." Maba moodin inaa xarafkaas qoray maadaama waqti dambe ahayd oo aan isla daalnaa. Sidee aqiyaarta (note: aqiyaar ayaa isticmaalaa aniga) kale dhahayn 'kh' ula jeeday, oo ma ula jeedin 'q.' Waa typo. However, in the context waaka fahmi lahayd, oo maba isku sii wareerin lahayn. Mahadsanid for the correction, haddaana saxaa.
-
Maseyr cudur maala dhihi karaa? Fadhikudirirka xataa cudur ma noqon karaa? Teeda kale, Nuunka, jirro iyo cudur ma isku micnaa? Ani koley laba micno inay ii kala leeyihiin jeclahay. Jirro = sick/sickness Cudur = disease Marka ma isticmaali karnaa 'jirrooyinka' meeshii cudurrada ka rabno? Waa ogahay waagaa aan soo dhajinaaye kii hore saas ma u kala fahansanayn, oo dib u gartay. Noo sii wad casharka, widaay. Wax badan ka faa'idayba. __________________ Haddaa isku deyo inaa micneeyo ereyada Showqi. Buufis koley ani waxaa u micneyn karaa 'obsession.' Maseyr waa iska 'jealous,' marka kalena 'paranoid.' Marqaan = high Cuqdad = phobia
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: Horta how come koonfurians Cant pronounce Kh they use Kh for Q weirdo’s Dadka 'kh' iyo 'q' ku wareera waala yaqaan. Mida koowaad xarafka 'q' Afsoomaaliga kuma jiro, koow dheh. Tan labaad, Carabiga laga keensaday, laba dheh. Sadexaad, 'q' meel ee 'q' ka tahay ayaa 'kh' ka dhigtaa, ee ma'aha Reer Koonfureedka ku dhawaaqidooda ee waa adiga fahansanayn ama kala saari la' xarafyada 'q' iyo 'kh.' Tan shanaad Soomaalidii Afsoomaaliga qoray in '70s 'kh' waxee u dhaafeen ereyada asalkooda Carabi kasoo jeedo oo 'nouns' ah sida magacyada iyo meelaha (i.e. mukhtaar, makhtal), ereyada Carabta 'kh' ka dhigtaan oo Afsoomaali ku jiro oo Carabi kasoo jeedana oo aan noun ahayn 'q' ayaa la isticmaalaa (i.e. qaldan, qafaal). Erey Soomaali oo wada asali ah 'q' kama bilowdo, kumana jirto, sida dadka qaarkood ugu wacaan ereyga barqad ama magaca Barqadle 'barkhad' ama Barkhadle oo qaldan. Baro afkaaga intaadan iska hadlin dad dhana eedeyn see u hadlaan.
-
Originally posted by Maaddeey: schimmio! Thread'kan waa disgusting! beyond belief. Raggii iney wax ka qabtaan la rabayna waxay eryanayaan magac qabiil, xataa hadduu map ku yaallo!. Waraa dhagahadalka jooji. And if I want to delete everything that personally abhors me (which includes this thread), qashinka Barbaarta aad inta ku support gareysid ka bilaabi lahaa. But no, I can't do that for it is not my nature. Xor ayaa u tahay to support baraanbartaas same as kuwa inta ku jiro Xabashi Soomaali xasuuqeyso u sacabtumaayo, as repugnant as it is, ay xor ugu yihiin.
-
...let alone jilbaabka ee dadka ku qasbaan kuwaas waalan. Yaabkooda waa joogto socoto dhamaad lahayn. Read on. __________________ Somali refugees' tale of blood, sweat and tears Sitting on the barren ground and waving away dust swirling around her, Khadija Abdi Hajji patiently waits for the metal gates to open. Hajji, 62, is in a group of Somalis who have just entered Kenya to escape years of violence in their country. Travelling in a rickety van, they are lucky to have made it safely to the sprawling Ifo refugee camp in Garissa. As the van comes to a stop and gates to the camp are swung open, a stream of haggard looking women and children disembark. " I fled from my home in Kismayu last week. I will never go back ," she declares. For months, she persevered as ten of her close relatives were gunned down by Al-Shabaab, a terrorist group that controls swathes of Somalia. " A few weeks ago, a group of youths stopped me and decreed that the material of my bui bui (veil worn by Muslim women) was not heavy enough. They arrested and locked me up for hours ," Khadija recalls. After three more arrests and whipping , she sold all her belongings and headed for Kenya. As she waits to be registered, she is living at Ifo, one of three camps which make up Daadab. The other two are Dagahaley and Hagadera. If she is lucky, Khadija will join an estimated 271,000 of her countrymen and women who are currently residing in the camps. The entire settlement has a population of 289,000 souls. According to the United Nations High Commission for Refugees (UNHCR), the fighting in Somalia has caused a steady flow of people into Kenya. More than 1,000 Somalis are arriving in the camps weekly. The UN body said this year alone, more than 37,000 people have crossed the border into the camps. However, conditions at the camps are deplorable. Firewood supply is rapidly diminishing, posing unprecedented problems to UNHCR, which has ran out cash. More
-
This is a Soomaali democracy, so no big deal aan arko. Ilaa iyo lixdameyadii ayee jirtay, oo ra'iisul wasaare iyo madaxweynihiisa isqabqabsadaan. Waa xor dadka. The only reason waxaan loogu bixi karo waa in either madaxweynaha awoodiisa la jaro oo ra'iisul wasaaraha la awood siiyo (a la Talyaaniga-style government) ama waa in ra'iisul wasaaraha dhan jago ahaantiisa la baabiyaa oo madaxweyne bas jiro (sida dalal badan adduunka ka jiro). Otherwise, isqabqabsigaan ma dhamaanaayo fiinaa wiito.
-
Bahal cunay my foot. Hoobaleydaas asaga ha iskugu sheekeeyo.
-
Originally posted by bilan: quote:Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: !!! Waa heesta ugu daljecel badan aan arkay, waxaa kaaga sii darana fanaaniintii iyo abwaaniintii iyo jilaayaashii ugu caansanaa qaadaayo. Waxaa ka muuqdo cajalka: Xasan Aaden Samatar Axmed Naaji Sacad (abwaanka abuuray heesta, waana heesaaga/abwaanka ugu daljecel Soomaalida) C/qaadir Jubba Magool Faadumo Qaasin Magool (Rabi ha u raxmado) Hibo Nuura Abwaanka Yamsam (Eebbe ha u dambi dhaafo) Abwaanka Muxumed Amiin Jilaa Awkuuku (Eebbe ha u naxariisto) Eebboow, Soomaali nabad noogu dhig -- aaaamiiiiin. goormee Magool wadinayad noqotay :confused: When she forced herself into an exile because of the last regime's actions in late '70s and throughout '80s to Imaaraadka. Why dalka ugu tagtay ma isweydiisay taas. Plus, who can forget how many daljecel heeso ayee Magool qaatay during the heyday of '77 war, qof ka heeso daljecel badnaa ma jirin xiligaas, ma beenaa la isku sheegaa. Oh, I guess your version of her history starts in 1991 miyaa? Teeda kale wey ka towbad keentay, cafis weydiisatayna whoever ka xumaaday wixii xumaa ee faragishatay during the heyday of qabyaaladism in '91/92. __________________ Ninac, maanta wiilkaaga Mueller gool ka cabso uu dhaliye for Bayern Munich ma aragtay? Klose too gool asagana laga cararaayo uu ku shubay shabaqa, plus Mascuud had a wonderful game at Real Madrid.
-
A list of all the things Al Shabaab banned
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Showqi's topic in Politics
Shabaab oo ka mamnuucay gobollada ay ka taliso hay'ado laga leeyahay Mareykanka iyo Soomaaliya Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin oo ka talisa dhul ballaaran oo Soomaaliya ka tirsan ayaa maanta shaacisay inay gobollada ay ka taliso ka mamnuucday inay ka shaqeeyaan hay'ado laga leeyahay Mareykanka iyo Soomaaliya. Afhayeenka Xarrakatul Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa hadalkan ka sheegay mudaaharaad looga soo horjeedo hadal uu dhawaan ku sheegay baadari Mareykankan inuu ku gubayo Kitaabka oo ka dhacay Muqdisho. "Maanta wixii ka dambeeya waxaan ka mamnuucnay inay dalkeenna ka shaqeeyaan dhammaan hay'adaha Mareykanka laga leeyahay, waxaana ka xusi karaa Mercy Corps, MEDAIR iyo Horn Releif oo Soomaaliya laga leeyahay, balse oo xiriir la leh Mareykanka" ayuu yiri Sheekh Cali Dheere. Hay'adahan shaqooyinka laga joojiyay oo ka shaqeeya caafimadka, gargaarka deg-degga ah iyo dib u dhiska, halka Horn Releif ay iyadana saacidi jirtay dadka ku barakacay gudaha dalka Soomaaliya. "Dhammaan hay'adahan aan soo xusay kama shaqeyn karaan gobollada ay Xarrakatul Shabaab ka taliso, waayo waxay dhibaato ku hayeen dadka Muslimiinta ah ee ku nool gobollada dalka," ayuu yiri Afhayeenka Xarrakatul Shabaab. Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin ayaanay ahayn markii ugu horreysay oo ay ka mamnuucdo gobollada ay ka taliso hay'adaha reer galbeedka, iyadoo bishii Ogoosto ee sannadkaan shaqooyinka ka joojisay saddex haya'dood oo ay ku eedeysay inay aasaaseen kaniisado ku yaalla dalka Sweden iyo Mareyanka. Hay'adaha shaqooyinka laga joojiyay ayaan wax hadal ah kasoo saarin amarka kasoo baxay Xarrakatul Shabaab ee looga mamnuucay inay ka shaqeeyaan gobollada ay maamulaan Soomaaliya. Xigasho -
Xamar: Demo against Koran burning 'pics'
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Maaddeey's topic in Politics
Originally posted by nameless_chick: Wow I just got Goosebumps seeing all those Somalis united and protesting for one course. Why can’t they do protests like this when innocent people get killed for no reasons? Need a check our priorities first Probably half were forced to be there. A quarter perhaps waaba xaasaskooda ee afar afar u qabaan, ciyaalka yar yar waa waxee dhaleen. Meeshaas qof miyir degan qabo in uu iskiis u tagay ma moodaayi. Waaloow iyo waalnidiisa meesha ka socoto. Probably idea of organizing that rally came on during one of these sessions brilliantly caricatured by Amiin Caamir. -
I use kijiji.ca. eBay.com is so '90s nooh.
-
!!! Waa heesta ugu daljecel badan aan arkay, waxaa kaaga sii darana fanaaniintii iyo abwaaniintii iyo jilaayaashii ugu caansanaa qaadaayo. Waxaa ka muuqdo cajalka: Xasan Aaden Samatar Axmed Naaji Sacad (abwaanka abuuray heesta, waana heesaaga/abwaanka ugu daljecel Soomaalida) C/qaadir Jubba Magool Faadumo Qaasin Magool (Rabi ha u raxmado) Hibo Nuura Abwaanka Yamsam (Eebbe ha u dambi dhaafo) Abwaanka Muxumed Amiin Jilaa Awkuuku (Eebbe ha u naxariisto) Eebboow, Soomaali nabad noogu dhig -- aaaamiiiiin.
-
Dadka maanta Xabashi u sacabtumaayo, ha ogaadaan inay Xabashi kala jecleen xasuuqa ay xasuuqdo Soomaalida, ha ahaato tii Boorame in '84, tii Xamar in '07 iyo xasuuqaan hadduu run yahay. _________________ Xasuuqii waxshiga ahaa ee Taliskii xabishidda ee Boorama 30 Janaayo 1984 Xabashidu (Janaayo 30, 1984) weerar diyaaradeed ee ay la beegsatay Boorama waxay ku xasuuqday 37 arday oo da’doodu u dhaxaysay 6-14 sano iyo 4 macallin, halka dhaawucuna kor u dhaafay 39 arday iyo 5 macalin , waxaa kaloo dadka ku nafwaayay weerarkaas kamid ahaa 4 hooyo oo xaamilooyin ahaa kuwaasi uu sugnaa MCH-ka... Marka hore waxaan ku bilaabayaa magaca eebe ee naxariista naxariis guud iyo mid gaar ahaaneed. Hadaba, hadaan u gudbo ujeedada igu dhalisay dhanbaalkayga, amaba aan gudagalo ayaa waxay tahay in maalinba maalinta ka danbaysa ay sii fogaanayso colaadii sooyaalka ahayd ee u dhaxaysay shacabka soomaaliyeed iyo xukuumadaha xabashida, Waana taas aan maanta u cuskaday qalinka, jecelna inaan daaha ka qaado taariikh aan marnaba duugoobikarin oo arimahan uun la qotonta in kastoo aanan jeclayn inaan diirqaado naburro gaamuray dibna u xasuusiyo shacabka iyo eheladii dhibanayaasha, balse ay tahay dhacdo xusid mudan oo qudhaydu habeeno ka laddi waayay. Waayo ummad kasta oo uunkan ku nooli waxay leedahay dhacdooyin taariikheed oo soo jireen ah oo ay ku dhaataan ama ay ka dhiidhiyaan, waana laba midkood uun, 1. taariikh xambaarsan badhaadhe iyo himilooyin wanaagsan oo la hantay. 2. taariikh xambaarsan tiiraanyo, dhiilo ama dhacdo xusuus reeb xun leh . Haddaba dhacdooyinkan is huwan ayaa badanaaba waxa weeleeya maskax kastoo caafimaad qabta taasi oo ku dul suntan, raad-raaca taariikheed ee jiilba jiil uga sii taariikhoodo, arinta aan ugoleeyahay ee aan ubanbaxay wax kaqoristeeda islamarkaana aan ushanqadhiyo dhalinta facayga ah ee gayiga degan ayaa ah, akhristow raad-raaca taariikhda ee guunka ah oo maanta si urugo iyo naxdin leh u xusaysa bar-baartii, ubixii, sida xun ugu riiqday weeraradii waxshiga ahaa ee aan lookaala aabo yeelin ubax iyo xaamilaba. Hadab bulshoweynta reer Awdal yaa ah bulsho ehel u’ah ilbaxnimo iyo aqoon **** dheeraatay, isla markaan ku dhaadata taariikh guun ah oo soo jireen ah, waxaaana taasi marag ma doon u ah ilbaxnimadii Adal iyo sooyaalkii soomaaliyeed ee kahaqaaday guud ahaan Awdalta maanta taaso ahayd boqortooyo awood cudud iyo ilbaxnimo gaadhay oo xukunkeedu gaadhsiisnaa ilaa shawa(Ethiopia) taas oo la odhankaro waa halka ilbaxnimadii soomalidu ay ka soo dhab qaadatay . Hadaba hadii aan ugudo galo dhacdan naxdinta leh ayaa waxay ubilaabmaysaa sidan hoose. Amintu waa goor barqa ah abaaro 10:30 AM, bishii janaayo 30keedii, 1984 kii waana maalin farxad iyo rayn-rayn badan ay dadkuna faras magaalaha Boorama (xarunta iyo caasimada gobalka Awdal) ay tuganyihiin oo raxmaad iyo nimcada illaah ku mashaqeeyay taasi oo ay dheerayd jawi bilan oo ay weheliyaan neecaw iyo reexaan udug badan oo ka soo dhabanaayay dhinaca buuralayda iyo xeebaha gobolka. Laakiin nasiib daro waayahan faraxa badan u mayna hiilin shacabkii u sacabotumaayay ee u heelanaa, Kadib markii 6 diyaaradood oo nuuca dagaalka ay ka soo gudbeen dhinaca xadka xabashida kuwaas oo bartilmaameed rasmi ah ka dhigtay ubax aan waxba galafsan oo duruus ujoog ku ahaa dugsiyadoodii. Deegaamo xaafadeed iyo xarumo ganacsiba, gardaradaa aan geedna lagula soo gaban ayaa waxaa ku galbaday 37 arday oo da’doodu udhaxaysay (6-14)sano iyo 4 macallin, halka dhaawucuna kor u dhaafay 39 arday iyo 5 macalin kuwaas oo sixun u dhaawacmay ,waxaa kaloo dadka ku nafwaayay kamid ahaa afar hooyo oo xaamilooyin ahaa kuwaasi uu sugnaa MCH-ka ag dhawaa dugsiyadaasi sida xun loo weeraray (ataagay). Markasoo ay bulshada caalamkuna ay ku mashquulsanaayeen waa xiligaasiye ka badbaadinta dhalaanka nafaqadarada, macaluusha, xanuunada iyo cidhibtirka jahlinimada, ayay xukuumada xabashiduna ay awoodeeda ku tijaabisay ubad soomaaliyeed oo birimagayda ah ,shikina kuma jiro in xukuumadaha xabashidu ay yihiin xoog u taagan bur-burinta shacabka iyo bar-baarta uhanaqadaysa gayigan. Anaga oo kuhadlayna magaca bulshaweynta reer Awdal iyo eheladii dhibanayaasha ayaan ugu baaqaynaa dadyowga nabada jecel in aydhinac uga soo jeestaan ficilada xun ee ay cadaysteen xukuumadahasi xabashidu, arintu sikasta ahaatee dhacdadani waxay fariin ugudbinyasaa bulshoweynta soomaliyeed in ay cadowgooda u foojignadaan waxaana la, arkaa in dhinbiilihii hore ay wali dhab holcinayaan , inkastoo xasuuqaasi naxdin we-wel iyo tiiraanyo ku sogootiyay bulsho weynta reer awdal hadana waxaa xusid mudan in ayna cidna ****oli Karin ubax soo foodhacaaya!! . Balse su’aasha la isweyndiin karo ayaa ah intee ayuu leekaa taageeradii ay ufidisay xukuumadii milatariga ahayd ee siyaad barre dhibanayaashii ay dhacdani ku hafsatay ? Jawaabta ayaa ah mid cad dadka inta badana ay aaminsanyihiin in wax gar-gaarah oo sidaasi ubuuran ayna dadkaasi helin ,balse wax uun lagudboonaa dowlada in ay shicibaka ka difaacdo duqaynta arxandarada ah balse taasina ma ay dhicin ,waan taas ta sobobtay in uu wax kooban noqdo taageeradii ay bulshoweynta reer Awdal uqabeen xukuumadii xilligaasi. Iskusoo wad xooriyoo hada waxaa lataaganyahay xiligii dhibanayaasha lagu xusilahaa taalo laga dhex qotamiyo faras magaalaha caasimada gobolka ee Boorama, si aan maanka iyo quluubta ugu hayno ubaxaasi inaga baxay dhamaanteen ,waayo bulsho kastaa waxa ay leedahay calaamad ay kuxusuusato dhacdooyinkan nuucan oo kale ah. Gabo-gabada iyo gunaadka qalinkayga urugo qormaaya kuna hadlaya magacayga iyo magaca dhalinta reer awdal iyo magaca qoysaskii dhibtu gaadhay ayaan waxaan tacsi tiiraanyo leh ugubinaynaa dhamaan bulshoweynta reer awdal meelkasta oo ay joogaan dal iyo dibadba iyo guud ahaan bulshoweynta soomaaliyeed ,taariikhduna way xusi ubaxaasi saxiibadayo ,wehelkayo,kuwaas oo nala qoondaynlahaa dhabada nolasha waxaase hubal ah in ay rabi ku galaday janatu firdowsa naxariisna, ay hugooga noqotay dhamaanteen allaah raxmaanka ahi samir iyo iimaan ha inaga siiyo aamiin. Magacyada iyo da'da ay jireen masaakiinta la xasuuqay inta ka arag
-
Ethiopia rebels deny standoff with NW Somalia forces
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Thankful's topic in Politics
Goormee Soomaali Galbeed dhul 'Itoobiyaan' noqotay waaba yaabee? Nothing abhors me more than seeing a so-called Soomaali giving Soomaali lands to foreigners, especially of all people, to Xabashis. How low can some people get. -
A list of all the things Al Shabaab banned
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Showqi's topic in Politics
Idaacadda Hiiraan oo laga mamnuucay Cashiro diini ah Horjoogayaasha Alshabaab ee B/weyne ayaa Idaacadda Codka Hiiraan ka mamnuucay iney sii deyso casharo diini ah oo ka baxa idaacadda oo ay aqriyaan mashaa’iq si weyn looga yaqaano dalka Soomaaliya. Horjoogayaasha oo maanta kulan la qaatay Agaasimaha Idaacada Codka Hiiraan, Cabdi Macalin Aadan, ayaa ku wargaliyay in maanta wixii ka danbeeya uusan idaacadda ka sii deyn Karin Cashirada Diiniga ah oo ay aqriyaan Mashaa’iqda kala ah Shiikh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haruun, Shiikh Max’ud Ow cabdulle Cariif iyo Shiikh Abuukar Xasan Maalin. Horjoogayaasha ayaa sidoo kale Agaasimaha ku amray in Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed, aan loogu yeeri karin shiikh, isla markaana ay dowladana ugu yeeraan dowladda ridada ah iyo in aysan marnaba idaacadda ka sheegi karin howlaha ay qabtaan Ahlusunna Waljameeca isla markaasina aysan magacooda xusi karin. Al-shabaab ayaa sheegay in Culumaa’udiinka ay ka mamnuuceen in cashiradooda laga siidaayo idaacadda ku sheegay in qaarkood ay xiriir la leeyihiin wadamada Reer Galbeedaka. Horjoogayaasha ayaa Agaasimaha u sheegay in idaacadiisa ay keensan doonaan Cashiro iyo Muxaadarooyin ay aqrinayaan qaar ka mid ah Al-shabaab oo uu ka mid yahay Fu’aad Shangalo. Agaasimaha Idaacadda Codka Hiiraan Cabdi Macalin Aadan, ayaa Horjoogayaashii Al-shabaab ee uu manta la kulmay u sheegay in uusan marnaba aqbali Karin amarkan, isala markaasina uusan ku hadli Karin Codka Alshabaab. Agaasimaha ayaa sidoo kale Shabaabka u sheegay in Idaacadda ay ka iibsadaan ama ay xoog kula wareegaan maadaama uusan aqbali karin amarkan ay dul dhigeen, waxuu kaloo agaasimaha sheegay in wixii maanta ka danbeya aan idaacadiisa laga sii deyn doonin wararka Alshabaab Xigasho -
Ah, 'they must leave.' Ah, where and when did I hear this phrase from again? Ah, Senior Caydiid, it must have been coming from him. What did Caydiid Sr. used to say ma ogtahay during the UNOSOM? The 'foreigners' must leave. The 'foreign armies' must leave. 'Soomaalis can solve their problems...' That movie worked, if it could work, in '90s. Some tried to sell a renewed second version of it during Xabashi occupation. But we Soomaalis waaka daalnay waxaas, mana soconeyso. We won't believe that crap anymore. AMISOM is here because of Barbaarta and their foreigners. And if any foreigner that must leave from Soomaali soil, it has to be the outcasts they, the Barbaarta, harbor in Soomaaliya, oo gabdhaheenana forcibly ugu guuriyo. They have to be first.
-
A list of all the things Al Shabaab banned
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Showqi's topic in Politics
Alshabaab Baydhaba oo xiray Xaruun lagu daweyn jiray Cudurka Qaaxada oo ay Maalgalin jiray Haya’dda World Vision... Dadka ku dhaqan Magaalada Baydhaba ee dalka Soomaaliya ayaa sheegay in rrurka Alshabaab ay albaabada isugu dhufteen xarumo caafimaad oo hoos-tagi jirtay hay’adda World Vision oo ka mid ah saddex hay’adood oo horraantii bishii la soo dhaafay laga mamnuucay inay ka shaqeeyaan deegaanada ay maamulaan Ururka Alshabaab. Waxaana la sheegayaa in xarumahaan caafimaad ee la xiray lagu daweyn jiray dadka qaba cudurka qaaxada, waxaana la sheegay in bukaannadii dawooyinka ka qaadan jiray xarumahaasi ku yaala Baydhabo la amray in mar qura la siiyo dawooyinkooda. Waxaa ka mid ah degmooyinka laga xiray hay’adaasi Baydhabo, Diinsoor iyo Bardaale oo ka tirsan Gobolka Bay iyo degmooyin ku yaalla gobolka Bakool oo ay ka mid yihiin Xudur iyo Waajid, waxaana lagu amaray shaqaalihii ka shaqeyn jiray xarumahaasi inay shaqada ka tagaan oo ay joojiyaan howlahooda. Xarumaha ay World Vision lahayd ee ku yaalla degmooyinka Bu’aale, Saakow iyo Jamaame oo ka kala tirsan Gobollada Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe ayaa albaabbada la isugu dhuftay iyana sida ay xaqiijinaayaan dadka deegaanadaasi ka soo jeeda. Dhan kale, hay’adda World Vison DIAKONIE iyo ADRA ayaa horay looga mamnuucay gobolada Shabaabku ka taliyaan waxaana lagu eedeeyay inay faafiyaan diinta gaalada, kuwaasoo laga joojiyay howlihii ay ka hayeen gobollada ay Alshabaab ka taliso. Xigasho
