Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,654
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Mayee ismaaciilraroow yaa yaqaan. Furoow kulahaa.
  2. Mayee ismaaciilraroow yaa yaqaan. Furoow kulahaa.
  3. Mayee ismaaciilraroow yaa yaqaan. Furoow kulahaa.
  4. Originally posted by Ismalura: The only thing I like about you is gabayada saydka ee where do you find them. I would like to read more mise taasna nagaha looma ogola? Pliz? Intuu kasoo xaabiyaa. Laakiin ogoow sababo uu Sayidka gabayadiisa u keensado inta. He thinks -- nay, he believes -- in Sayidka iyo Barbaarta kuwaan la baxay maanta joogo inay isku mabda' yihiin, oo jidkii Sayidka dhamaan wali wadaan. That is what he believes. Sharafta ayeeba Sayidka ka qaadeen.
  5. . Fanaaniinta meesha ka wada muuqdo -- Baxsan, Samatar, Qamar Harowo, Feynuus Sh. Daahir, Khadro Daahir, Daleys, Cumar Dhuule -- iyo see iskaga baashaalayaan without any worries. Aaaaaaaah, dadkaas life soo maray.
  6. Originally posted by Maaddeey: ^Malaha waa billowgii far-qorista. Runtii ma xasuusto intaan far soomaali dhiganaayey 'r'da oo 'dh' loo beddelo. Ps. 'Weyd diin' maaha ee waa Weydiin oo xarfaha labanlaabma waa iney laba shaqal dhexda uga jiraan, sax soow maaha? Maadka dadkaan cirka haddaa dhahdid xataa waa baluug maya ee ku dhahayaan. Just ask them why it is spelled Hargeysa, but when it comes the word 'har' itself is spelled 'hadh' by them. An apt example is that website 'hadhwanaag.' Shouldn't it be harwanaag to follow how the grammatical structure of how Hargeysa is spelled. Or either if we follow in the latter logic, then by all means it should have been Hadhgeysa. Meel ha lagu ekaado.
  7. You're clutching on straws sxb. I knew you would not back down even after being given examples like "Khuuro". A great number of Somali people use "Kh". From Somaliland, Djibouti,Ethiopia and southerners with Swahili connections . Please give it a rest and stop arguing for arguments’ sake. PS "KH" was part of official Somali Curricula. See examples below.... Haye ma bilowday milaa yacnigaaga laguugu yaqaanay. Wax beri hore laga gudbay oo la yiri 'typo' ahayd ayaa dirsin dhan usoo dhajisay. Goormaa iri xarafka 'kh' Afsoomaaliga alifbeetadiisa kuma jiro? Mise waxaa ku wareertay markaa qoray in xarafka 'kh' asal ahaantiisa Afsoomaali ku jirin. Waana run. Erey 'kh' ku jiro oo asalkiisa erey Soomaali yahay keen. 'Khuuro' xarafka 'kh' looma isticmaalo, waana quuro, si walba carabkaaga u adkee, the spelling and dhawaaqida both still are quuro, not 'khuuro.' So come again, wax kale la imoow. What is next, that qurun uro is now spelled 'khurun' just to satisfy for your own muran? No, no, my bad, that wouldn't even be 'khurun,' but 'khudhun,' no? Dad wareersan iga dheh. Any original Soomaali word (not Carabiga kuwa laga soo deensaday) oo 'kh' ka bilowdo, kuna jiro ma keeni kartaa inta haddii kale wareerka badan yaree.
  8. Ninac, yaa yiri arooskeyga kama heesin. Yaa kuu sheegaayo hee. Anaaba xafladda isku daba ridaayi. Ismalura, xafladda O Canada maa lagu furaa mise Soomaaliyeey Toosoo? Maadeey labadoodaba ma maqli karo, in lagu furo Cusaama binti Ladan's qudbooyin uu ka helaa.
  9. Ma post ayaa u baahantahay laguu delete gareeyo? That can be done if you want. Anyway, xafladda yaaka heesaayo, aniga fanaano qaas bas meeshee ka heesaan tagaa, inta kale meel ee joogaan uma socdi.
  10. Remember I dont agree with your extreme (and even violent) views lakiin i still respect you so you are invited to the the party for my 'nomadhood'. I will let you in even though you don't sound like you are happy for me coz I am just that kind of a girl. Ar dad baaro irida istaaji hee markaas. Intuu balaayo isku soo xiro yuu meesha nagu wada qarxin asagoo leh naftiihure ahay. Allaheena ka alla.
  11. Ma adaa laguu shaqeeyaa oo yaa ismooday. If you want Xamar wararkeeda ugu dambeeye, aad shabakooyinka wararka laga helo.
  12. Ma adaa laguu shaqeeyaa oo yaa ismooday. If you want Xamar wararkeeda ugu dambeeye, aad shabakooyinka wararka laga helo.
  13. Ma adaa laguu shaqeeyaa oo yaa ismooday. If you want Xamar wararkeeda ugu dambeeye, aad shabakooyinka wararka laga helo.
  14. Originally posted by nuune: anaa xaadir u ahaa mid weylakum oo waalan baan diyaarad isla soo raacney London baan ka wada baxney oon addis u sii soconey, waa mar dhaw, summerkii hada dhamaadey, gabdha badana meesha waanu ku aragney oo nagu soo shamuugey, oo na weheshadey, balse kan saaxiibkey ahaa waa mid dhogortu casaatey oo bastiis ahaa, mid buu calaayata xaal kaga dhameeyey diyaaradoon addis ka dagin inuu dhaxda ku meheriyo oo habeenka ugu horreeyaba ay aqal galkoodu noqdaan 2am bey diyaaradu tageysaa addis, horeyna hoteelkaaga unbaad raadsan, tii kuu riix riixi laheed lugaha iyo caajiska aad iska duugi laheedeen waa inaad dhaxda ku soo hubsataa, sxbkey waxaan dhahay diyaarada dhaxdeeda aan kuugu meherino gabadha, markaasuu soo boodey yiri laba saac oo jimicsi ayaan Beirut ku galeenaa transit, Beirut ayaan transit gaaban ku galney wax laba saac ka yar, ugu yaraan 18 soomaali ah waanu nahay, dhowr wadaad baa nagu jiro walaw gabdhaha ay naga badnaayeen, aniga sxbkey ima aaminin ee wadaadadii kale buu mid yiri kaalay Qabiltu ii akhri, ugu dhufey, meherkii dhac, khalaas, markan oo kale la isma weydiiyo xaas ma leedahay iyo waxaas, marka ha walwalin niyahow Jacburkii Nuunka oo taxanaha ahaa. As always interesting. Cunigii ku dhasho guurkaan haloo bixiyo Dhoofkudhalad.
  15. Meesha winter mee leedahay haddeeba haaman biyaha kululeeyo guryaha leeyihiin. Waala hormaray iga dheh. Berina centralized a/c villas sugeynaa.
  16. Originally posted by Tuujiye: I had fun in T.O.. I don't like to party in T.O but it was fun going there for a wedding... I spend my time with some singer till I ran into Liibaan Kijeeli.. ninkaan asago the 40 xadiith kabiir iigu eh ayaan xasuustaa oo codkiisa quraanka laga qeelin jiray.. Cajalad daaran ayaa loo qabi jiray markuu quraanka aqrinaayo loool hadana fanaan aan caadi aheen buu noqday.... Last time i met Liibaan was in minnesota but he was this good of a singer lol.... I got his new uu hada soosaaray his only one laakiin ninkaan hees uusan qaadi karin ma jirto and he has his own style... He is coming up in T.O.... yes most of his songs are from Zulfa, Killer, Durdur all of them even baastoo, Xabiib Sharaabe ext.. even in Get the CD reer toronto! lool Wareer Badanaa!!! He has Kuusoow Kunturwaareey's voice, aad iskugu cod egyihiiin. Intee laga helaa siidhiigiis (CDgiis)? Qaarkood in uu online soo giliyo fiican iyagoo nus nus si loo sii maqlo. Meel laga helaayo soo sheeg again oo Koronto ahayn.
  17. Originally posted by Ismalura: You guys I am a nomad !!! Muranka ha la joojiyo now it is time to come to the party ! Haye, xalwada soo diyaari hee. You just don't know how hard and long and tiresome it took us to lobby for your nomad status. Si bilaash inaa ku heshay ha moodin. __________________ Maadka Maadkeer, abaaydeenana waa u gaftay. Inaa meesha shaqsinimo iyo waxaas keentid waa laga fiicanyahay. Barbaarta dadka kama xigtid, wax walbana waa laga dhahaa oo waa koox siyaasadeed oo waliba Soomaalida nafta u keenay, marka ha shaqsiyeynin wixii laga sheego iyaga.
  18. Heesta iska soo xasuustayba. Xamxam baa maqlaayoo Xambaar socotay waayadaan Xamareey sidadaabaa Xaaladaadu waa see Xabbadii ma socotaa Xasuuqii ma dhacayaa Xinjirtii ma qubataa Dadku xeer ma leeyahay Mala simay xaqoodii Ma xareysay qorigii Xanuunkii ma baaba'ay ... Xamar waa magaalada kaliya si shaqsi ah loola hadlo, lana qofeeyo, ha ahaato markuu Maki Xaaji Banaadir dhahaayo 'Xamareey waa lagu xumeeye yaa ku xaalmarihaayo.' Ha ahaato markuu Hadraawi weydinaayo 'Xamareey, ma nabadbaa?' If only Xamar could talk back...
  19. Heesta iska soo xasuustayba. Xamxam baa maqlaayoo Xambaar socotay waayadaan Xamareey sidadaabaa Xaaladaadu waa see Xabbadii ma socotaa Xasuuqii ma dhacayaa Xinjirtii ma qubataa Dadku xeer ma leeyahay Mala simay xaqoodii Ma xareysay qorigii Xanuunkii ma baaba'ay ... Xamar waa magaalada kaliya si shaqsi ah loola hadlo, lana qofeeyo, ha ahaato markuu Maki Xaaji Banaadir dhahaayo 'Xamareey waa lagu xumeeye yaa ku xaalmarihaayo.' Ha ahaato markuu Hadraawi weydinaayo 'Xamareey, ma nabadbaa?' If only Xamar could talk back...
  20. Heesta iska soo xasuustayba. Xamxam baa maqlaayoo Xambaar socotay waayadaan Xamareey sidadaabaa Xaaladaadu waa see Xabbadii ma socotaa Xasuuqii ma dhacayaa Xinjirtii ma qubataa Dadku xeer ma leeyahay Mala simay xaqoodii Ma xareysay qorigii Xanuunkii ma baaba'ay ... Xamar waa magaalada kaliya si shaqsi ah loola hadlo, lana qofeeyo, ha ahaato markuu Maki Xaaji Banaadir dhahaayo 'Xamareey waa lagu xumeeye yaa ku xaalmarihaayo.' Ha ahaato markuu Hadraawi weydinaayo 'Xamareey, ma nabadbaa?' If only Xamar could talk back...
  21. Originally posted by Xaji_Xunjuf: dee wayahay eeh hadaa xarafka Kh laga keenay badanekeeda bariga dhexe maxaynu ereyada loo badalaya ma siiday tahay loogu dhawaaqo haday khiyaamo tahay qiyaamo maha haday kheyr tahay qeyr maha Horta waxaa qoray ma aqrisay, mana dhuuxday? Ku noqo waxaa kor ku qoray ku sharxayna. Ereyada 'kh' ka bilowdo ama ku jiro oo Carabiga kasoo jeedo badanaa marka kaliya 'kh' la isticmaalaayo waa markee magacyada yihiin (nouns, like place names, people's names), sida makhtal, mukhtaar, kheyre. Hadduu erey iska caadi yahay oo magac ahayn markaa 'q' ayaa la isticmaalayaa, sida qeyr. Sharcigaan aniga ma keensan Soomaalidii dajisay afkeena la qoro keensaday, saan loogu wareerin hadhoow, waana wareerka hadda taagan aadan kala garaneynin. Soomaali badan ugu dhawaaqdo 'q' meeshee 'kh' oo afka Carabiga ah ka tahay. Afkeena kuma jiro, carabkeenana wuu qabtaa laakiin iskuma dhibno mana rabno. There are more nuances in Afsoomaali than you realize. It is not only limited to xarafka 'kh' and how we substitute it sometimes. Xarafka 'thaal' ama 'th' kuma jiro Afsoomaaliga, and we instead use either 'd' if it is a strong dhawaaq or the soft 't' if it is not that strong dhawaaq to the ears. A very useful example being the very letter 'th' itself. If, say, we are going to write in Afsoomaali, of course it would be 'daal,' not 'thaal.' Yet writing in 'daal,' it doesn't mean we are mispronouncing it. It just suits to write daal instead of 'thaal' since we don't have the 'th' letter in afkeena. Then there are some Carabi words we borrowed that end with the 't' letter. We usually substitute to 'd' instead because in original Soomaali, there never been a word that ended with the t letter. So instead of writing salaat, we write salaad, instead of siraat, we write siraad. Waxaan iyo wax ka badan ayaa u baahan in la barto, marka Afsoomaali barashadiisa iyo naxwadiisa waa loo baahanyahay in la wada barto, kumana koobno BTJX kaliya.
  22. Originally posted by miles-militis: Are these not Somali? Qoor, Qallac, Qamaan, Qori, Qabaal, Qaybe, Qumane, Qalanjo, Qoofal, Qool, Qayb, Qaalin, Qosol, Qaylo, Quraanjo, Qalayl, Qoryooley, Qaawan, Qaran, Qaac (Qiiq) wim. "Erey Soomaali oo wada asali ah 'q' kama bilowdo, kumana jirto." Maba moodin inaa xarafkaas qoray maadaama waqti dambe ahayd oo aan isla daalnaa. Sidee aqiyaarta (note: aqiyaar ayaa isticmaalaa aniga) kale dhahayn 'kh' ula jeeday, oo ma ula jeedin 'q.' Waa typo. However, in the context waaka fahmi lahayd, oo maba isku sii wareerin lahayn. Mahadsanid for the correction, haddaana saxaa.
  23. Maseyr cudur maala dhihi karaa? Fadhikudirirka xataa cudur ma noqon karaa? Teeda kale, Nuunka, jirro iyo cudur ma isku micnaa? Ani koley laba micno inay ii kala leeyihiin jeclahay. Jirro = sick/sickness Cudur = disease Marka ma isticmaali karnaa 'jirrooyinka' meeshii cudurrada ka rabno? Waa ogahay waagaa aan soo dhajinaaye kii hore saas ma u kala fahansanayn, oo dib u gartay. Noo sii wad casharka, widaay. Wax badan ka faa'idayba. __________________ Haddaa isku deyo inaa micneeyo ereyada Showqi. Buufis koley ani waxaa u micneyn karaa 'obsession.' Maseyr waa iska 'jealous,' marka kalena 'paranoid.' Marqaan = high Cuqdad = phobia
  24. Originally posted by Xaji_Xunjuf: Horta how come koonfurians Cant pronounce Kh they use Kh for Q weirdo’s Dadka 'kh' iyo 'q' ku wareera waala yaqaan. Mida koowaad xarafka 'q' Afsoomaaliga kuma jiro, koow dheh. Tan labaad, Carabiga laga keensaday, laba dheh. Sadexaad, 'q' meel ee 'q' ka tahay ayaa 'kh' ka dhigtaa, ee ma'aha Reer Koonfureedka ku dhawaaqidooda ee waa adiga fahansanayn ama kala saari la' xarafyada 'q' iyo 'kh.' Tan shanaad Soomaalidii Afsoomaaliga qoray in '70s 'kh' waxee u dhaafeen ereyada asalkooda Carabi kasoo jeedo oo 'nouns' ah sida magacyada iyo meelaha (i.e. mukhtaar, makhtal), ereyada Carabta 'kh' ka dhigtaan oo Afsoomaali ku jiro oo Carabi kasoo jeedana oo aan noun ahayn 'q' ayaa la isticmaalaa (i.e. qaldan, qafaal). Erey Soomaali oo wada asali ah 'q' kama bilowdo, kumana jirto, sida dadka qaarkood ugu wacaan ereyga barqad ama magaca Barqadle 'barkhad' ama Barkhadle oo qaldan. Baro afkaaga intaadan iska hadlin dad dhana eedeyn see u hadlaan.