Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,649
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Nimco - Washington, Mareykanka. Calanleey - Columbus, Mareykanka. Casablanca - Minnesota, Mareykanka. Grotte del Pretoria - Pretoria, Koonfur Afrika. Jubba - Phoenix, Mareykanka. Luula - Milwaukee, Mareykanka. Balanbaalis - Boston, Mareykanka. Hoyga Soomaaliyeed - Indianapolis, Mareykanka.
  2. Salaama - Oslo, Norway. Qurux iyo Qaboob - Dubeey, Imaaraadka. Safaari - San Diego, Mareykanka. Iimaan - Calgary, Kanada. Darusalaam - Edmonton, Kanada. Safaari - Minneapolis, Mareykanka. Baraawa - Portland, Mareykanka. Safaari - Melbourne, Ostareeliya.
  3. Warka waxaaba loo qoray qof la laga buriye camal shaqadiisa. Yuusuf Garaad kartadiisa ayuu ku joogay, which unfortunately a lot of Soomaalis ka maseereen. He has done a lot for Beenbeensiida. Hadduu warka runyahayna, Yuusuf Garaad kaliya shaqada lagama qaadine ee shaqaalaha dowladda Ingiriiska shaqooyinkooda laga jaraayo la mid yahay shaqadiisa. Now BBC Soomaali section will have a busy non-Soomaali that whose job will probably include too many different branches. No more middle management editors like Yuusuf Garaad, who dalacsiiye horumarka idaacadaas afka Soomaaliga ku hadasho oo meel heersare gaarsiiye since his coming to the top. I guess now some so-called Soomaalis saas jecel to see. They would be glad to see a non-Soomaali managing the Soomaali section than a Soomaali one because of qabyaalad qurunkeeda.
  4. Very, very sad result to see. She was defeated by the newly elected mayor's brother. That marax Ford family ayaaba that district iska leh. It was his brother before him, and before that their father was elected from there to Ontario provincial parliament. And what is even more sadder is that Toronto, of all places, got a new right-wing, conservative mayor. oh, Koronto, now nalka ayaa ka dami doono.
  5. The National Museum. Perhaps Maalinta Nadaafadda. Xeebta Liido. The house's style was a popular Muqdisho-style back in the day. Most houses of middle-class people looked like that. No respectable family built a house without that barando and fiyoorin geesaha darbiga gudaha ku hareersan. Xiddigta Oktoobar la aqrisanoyaa. Waaw. Maan, kuraastaas waa hore igu dambeysay aragooda.
  6. Some of those following high quality images hore ayaa loo soo giliye meeshaan laakiin threadkaan laguma soo dhajin. Let me repost them for xasuus' sake. Note that full-filled pool in Curuba hotel on the right. Masaajidka C/casiis, Xamar's oldest masaajid, said to be close to 1,000 years old. Xabaalahaas waa hore ee Barbaarta jajabiyeen filaa. Suuqa Ceelgaab. That is Dhagaxtuur statue at the background, so is taalada Sayidka too. Masaajidka ka dambeeyo Dhagaxtuur waa Isbaheysiga; the building on the right on the hill waa Golaha Shacabka (Guriga Ummadda). And the little park full of trees between taalada Sayidka and Golaha Shacabka waa Beerta Daraawiishta.
  7. Guuroowgii wadani ee . Max'ed Gacal Xaayoow magaciisa waa maqli jiray waligey laakiin guuroowgiis ma dhageysan. Ileen ninka xikmo ayaa ka buuxday.
  8. Ciyaalkaas Soomaali ma'ahee ee wax kale la imoow. Jigjiga Xabashi badan ayaa soo degay, iskuna balaarinaayo sanidihii u dambeeye. Soomaali intee qabiil hebel, qabiil heblaayo ku haayaan ayaa dhulkooda kis kis la iskugu balaarinaayaa. I saw that same thing happen in Gaarisa. Kenyaati badan ayaa kusoo arkay in last year mar aan booqday. That wasn't the case in late 1992 and early '93 mar aan u qaxnay oo Nayroobi ka qaxnay because fear of election violence.
  9. Originally posted by NinaNC: MMA, haddii aad sidaas aaminsantahay why were you defending Sakiin on the thread? Xildhibaanada is qarqarinaya ilaahey mey ka baqaan intey is qarqarinaayaan. Danta shacabka why aysan priority uga lahayn agtooda? Shariif Xasan ma difaaceynin, abaayadiis. In uu ku saxsanyahay lee sheegaaye in this particular case, yacni I believe in codeynta qarsoodida ku wanaagsantahay and not gacan la taag taago. Gacan taag taag dhowr jeer la tijaabiye, buuq badana ka dhashay. That is another reason aan u jecleenba. Ra'iisul wasaarahaan cusubna in fursad la siiyo waa aaminsanahay, cod qarsoodi or not. Isqabqabsi aan micno lahayn adduunka kuma dhameysan karnee. Dad ayaa wuxuu qoray ugu soo horjeedo -- I could be among one of them, too -- laakiin isweydii, ra'iisul wasaarahaan iyo warlords waligood madaxweyne rabi jiray (and one of them became a transitional president), yaa daran ra'iisul wasaarahaan la magacaabay qoraalkaas qoray ama qabqabliyaashaas dhiigyacabka ah? And while many of them are still xildhibaano, waa kuwii dalkeena kala cun cunay.
  10. Taas saan horey u sheegay wuu ku saxsanyahay, laakiin mar mar waxaa laga dareemaa Shariif Xasan in tan shaqsiyadiisa uu ka hormariyo tan danta guud.
  11. Shariif Xasan waala buun buuniye ee wax weyn meesha kuma haayo, only his $$ u shaqeyso. The only thing he is good at is he is a good survivor. He is the most senior member that survived from the 2004 dowlad still holding a senior position. Wixii kale la tartami jiray hirar ayaa qaaday. True, he is a survivor, but in uu tiisa shaqsiyadeed ka hormariyo tan dalkeena waa qalad weyn, aad iyo aad u weyn. Kursigaas qof u qoray maleh, danta dadkeena in uu ugu adeego ugu soo fadhiistay, not mid caqabo ku noqoto ama dantiisa ku gaaro.
  12. Naasir, the sister Ismalura is right. We need to give this ra'iisul wasaare a chance, meesha awalba wax weyn kuma haayee. Qoraalkaas uu qoray qalalaad ayaa ku jiro laakiin boqolaal xasuuq iyo wax ka daran geystay ayaa jagooyin heyn jiray, walina haayo. I don't think Md. Malmalaato, err Farmaajo, in tiisa wax weyn tahayba. Let us give him a chance again. Isqabqabsi iyadoo waxba bilaaban waxba ma taree.
  13. The initator of this thread, do not post dead, mutilated body images on this forum, baliis.
  14. Labadii Shariifka uultimo waa isku dhaceen. Shariif Xasan Sh. Aaden in uu qash qashaada yareeyo waaye and give the new prime minister a chance. And I don't understand why Shariif Sh. Axmed uu ugu dhaganyahay codka la qaadaayo ahaado mid la wada arkaayo and not a secret vote. Ma inta uu $$ kusoo taabtay uu rabaa arko qofka kasoo horjeestay? Maxee kalsooni la'aan u heysaa, ma Shariif Xasan ka $$ badan since I am sure asagana intoo kale ku taabtay. Teeda haddee awal haddee horey ugu dhicin in ra'iisul wasaare cusub lasoo magacaabay baarlamaanka diido, wey dhici kartaa maanta. Taas sharciga kuma jirto in ra'iisul wasaare walba lasoo magacaabo baarlamaanka ogalaado in the end; otherwise any nominated prime minister would have a carte blanche from the parliament and going before it would be futile exercise, since what purpose would it accomplish than stamp his approval. Also I thought when C/risaaq Xaaji Xuseen was nominated as a prime minister by Aaden Cadde in '64, the then parliament initially rejected him or hesitated to approve his prime ministership. (I am not too sure.) Wasn't there a famous political saying from Aaden Cadde, a saying that had the phrase 'habar kuuleey' included in it when his nominated prime minister was initially rejected? I thought the whole purpose of going before the parliament was to seek the parliament's confidence vote, not just a pre-approved stamped mark.
  15. One of the best aan maqlo. Gabar yar oo wadaniyad ah oo heybad iyo qaayo iyo qiimo kusii darsatay qaadeyso. Yaa salaam! Rabi ha usii siyaadiyo caqligeeda iyo codkeedaba gabadhaas. No wonder her awoowe is wadaniga madaalaha ah ee Axmed Naaji Sacad.
  16. Waa runtaa, abaayadiis. Afkii ayaaba laga wada xiray, kii ama tii socotona lugihii laga wada gooye, gacmihiina ha sheegin. I fear after Barbaartaas dalka laga ciribtiro, how many curyaamo soo bixi doono. Walaahi, a dark, stark future na sugeyso, future kasii daran kii awal ka cabsan jirnay during the warlord era.
  17. Maykal Maryama gaalnimadiisa boqol Soomaaliyeed oo Muslim sheeganaayo ku dhaamaa, asaga at least gaalnimo waa lagu barbaariyee. Qashintaas ma gaaraan halyeygaas dalkiisa iyo dadkiisa usoo halgamay. I would take a 'gaal' Soomaali who believes in Soomaalinimo, who ixitiraamaayo walaalkiisa, jecelna dalkiisa iyo dadkiisa than mid Muslim sheeganaayo, qoorta iyo surta kaa gooynaayo in any time he gets a chance, ku dilaayo, ku kufsanaayo, ku dhacaayo, ku bililiqeysanaayo, maalkaaga xalaaleysanaayo. What kind of Muslim is that? Waa iska af waxaas. Those who believe (in the Qur'an), and those who follow the Jewish (scriptures), and the Christians and the Sabians - any who believe in Allah and the Last Day, and work righteousness, shall have their reward with their Lord; on them shall be no fear, nor shall they grieve." [Quraanka Kariimka, Suurada Albaqra, aayada lixdan iyo labaatanaad.] That is Eebbe speaking to us, what I, a created mortal, to say then?
  18. Is this infamous picture still circulating online after it was exposed right here on SOL about a year ago? Waw. First it was claimed it was a torture cell in Boosaaso, as Dayniile site claimed. And now this. Weird. They got the original picture from this site. Here is the original, unblurred picture. As one can clearly see, they are not Soomaalis. They are perhaps Sri Lankan people. The blurred picture -- one official's face is blurred in the photoshopped picture -- was first posted by Dayniile and other websites copied it without questioning.
  19. Elefaanti, haa. Surwaaladaas elefaanti la dhihi jiray. Ma ogeyn Xasan Aaden in uu isqarxin jiray. Reero sigaar ma moodi jirin, sawirka sida ka muuqato.
  20. Originally posted by NinaNC: ^^^sheekadaas ha u bixin ee sheeg sawirka hoos yaa ku jira, Samatar waa obvious. Xasan adigaa sheegtay, kan dhexda ku jiro kuu sii sheegaa. Waa fanaankii weynaa ee Bacalwaan. Rabi ha caafiyo, dhawaantaan Nayroobi ku xanuunsanaa. Ruwaayadaan ku jiraa ee fiirso. In the 1:38 ka bilaabanaa. Kan sadexaad ma aqaani. Ar surwaaladaas magacyada la dhihi jiray ma taqaan? Ereyga la dhaho wuxuu ka bilaaban jiray 'ele...'
  21. How come no body is naming the obvious ones. Napolean Bonaparte, Aristotle, Queen Elizabeth, Thomas Jefferson... The little girl is meant to be Anne Frank, I think. Too many Western-based figures.
  22. Originally posted by AYOUB: ^ If they were in Asian rather than European attire, you've moaned about "our dhaqan", right? 'European, European' intaadan lasoo boodin, tan ogoow: One can dress sharp regardless what cultural garment one wears. Got that? Nin ku labisan hoosgundi, shaal, bakoorad iyo koofibaraawe can still dress sharply. In the same vein one can dress in a tie and suit and still look rubbish, ma fahantay mar kale mise sharaxaada kuu sii wadaa? Do not associate sharp dressing with Western attire kaliya. Then again geeljirto maxee sharp ka yaqaanaan.
  23. Kuwaas iyo ani Ibliis iyo Aaden isku nahnee wax kale sheeg, xaaji. That doesn't mean, laakiin, one cannot give what is due.
  24. ‎Ani ki je'el, mi'i je'elidaa Ani ki je'el, mi'i je'elidaa Haddii in je'laanee Jahwareerka mey (mahaa) iin ridee. Fanaanka sanadkaan cusub, . Babababa. Tuujka ileen heesaagaan bilaash uma amaanin.