Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Kaas duqa magaalada Landhan ma'aha. Boris Hebeloow ku ogaa in uu ahaa.
  2. Originally posted by Thankful: I gave up when it started with "Oprah Winfrey said." Runtii you just read my mind. Markaa Oprah saas tiri aqriyeyba maqaalka dhan waaka wareegsaday. Qoraalka Soomaali ee ku socotay, ma aadan moodeen to middle-aged white, suburban mothers ku socoto. Soomaali iyo Oprah xaa iska quseeyo.
  3. Laasqorey, Baraawe, Qoryooleey, Warsheekh, Iskushuban, Berbera -- degmooyinkii calankooda dhacay post-civil war. Pre-civil war degmooyinka calankooda shidnaa uu ahaa.
  4. Best visual restaurant I had seen waa maqaayada Idman in London, Ingiriiska. I hope its cunto as appealing as its interior design.
  5. Saak, Xamdi yaa gaaro. It is a franchise, mar dhow Yurub ayeeba ka furan rabaan. They also own Salaama, a nice, cushy cafe in Toronto nowadays that is busiest. Maqaayadaha Toronto tartan weyn ayee ku jiraan, oo waala wada dhalaaliye. I have to find Xamdi's restaurant's picture that is in a good quality. Xamdi. Dabshid, tan Qurux iyo Qaboob in Dubeey ayaa tagtay ma'ahoo? Waa iska garan karaayee. Aaliya, waxaa maqlay Salaama Hut kama baxdid run miyaa? Ninac, wax badan u dhaxeysay hee markaa tageysa iyo markaa tagaaye. Koley maqaayadaas caan ee ka tahay Washington, and they serve bahashii xumeyd.
  6. Labiskaas iyo xaragoontaas kuwa hadda joogo haddii kun jeer isku dayaan ma gaaraan qoftaas. Wiiw. Runtii wax ayaa lasoo maray. Jaamacyaasha gadaal kasoo jeedo, oo dhankooad soo fiirinaayo ma qofka sawirka qaadaayo ayee fiirinoyaan mise xaajiyaasha sawirka laga qaadaayo? Ninac, qoftee tahay kuwaan waa ogahee waa ku jirtaayee. Mise xaajiyo afrodaan ayaa tahay miyaa? Surwaalka elefaantiga gadaal ka muuqdo arag.
  7. Halyeeyda aan waligood la iloobi doonin.
  8. Heestaan wadaniyeed oo laga qaaday shirkii Carte ee 2000 waa hees aad iyo aad ugu qiirooday. *Sigh* Waxaa qiirada igu sii kiciye markaa ku arkay labada calanwadiyaal ee dalkooda jecel, had iyo jeerna calankeena sido -- Waa Asli Calansida iyo Xirsi Calanside. (Waa labada hal mar isla soo istaagaayo in the :37th second.) Inta ka . Dhiigoo ii dhe'aankoo wada ennaa Dhalashoodeen ii sumadeen ay dhunee Dadkii fahmi waaye, in Afmaxaatiri: Dhiig iyo isku dheecaan baan wada nahayee Dhalashadeena iyo sumadeena yeysan dhumin
  9. Originally posted by NinaNC: free advertising aa ka wadaa meesha maa ii sheegtid. Do you have their menus, reviews? Btw, Nimco Ethiopian ayaa ka buuxey last time I went there. Wax Soomali maba ku arkin. Nimco xataa aniga waa arkay u maleynaa. I was FOB in 1996, mar aan Washington DC booqday from Baltimore ayaa maqaayad la i geeye oo Itoobiyaan miiran ah. Soomaali wey joogtay meesha. It looked exactly like that, oo hoos loo galaaye, si si u dhuubanayd like guri yar oo dhuuban basement ku yaalo camal. Waa xasuustaa rooti qaleel iyo a bowl of ansalaato with koobab biyo ah first noo keeneen. Xaa ka aqaan, waaba yaabanaa rootigaan qaleelka iyo ansalaatada angagan maxaa lagu sameynaa kaligood isweydiinaaye. Ileen kusii sug ahayd. Ma anaa kuu og, waa ku cusbahee Mareykan dhan. Saak, adi maa kuu shaqeeyaa. Ii soo raadi kulahaa. By the way, maqaayadahaan iyo kuwa kale aan kasoo tagay Mareykanka u badanyihiin. Kuwa dalal kale ah oo Soomaali leeyihiin la keenaa soon.
  10. Geedqumbo (Palm Tree) - London, UK. Banaadir - Nashville, Mareykanka. Dalxiis - Brixton, Ingiriiska. Karuur - Toronto, Kanada. More to come soon.
  11. Nimco - Washington, Mareykanka. Calanleey - Columbus, Mareykanka. Casablanca - Minnesota, Mareykanka. Grotte del Pretoria - Pretoria, Koonfur Afrika. Jubba - Phoenix, Mareykanka. Luula - Milwaukee, Mareykanka. Balanbaalis - Boston, Mareykanka. Hoyga Soomaaliyeed - Indianapolis, Mareykanka.
  12. Salaama - Oslo, Norway. Qurux iyo Qaboob - Dubeey, Imaaraadka. Safaari - San Diego, Mareykanka. Iimaan - Calgary, Kanada. Darusalaam - Edmonton, Kanada. Safaari - Minneapolis, Mareykanka. Baraawa - Portland, Mareykanka. Safaari - Melbourne, Ostareeliya.
  13. Warka waxaaba loo qoray qof la laga buriye camal shaqadiisa. Yuusuf Garaad kartadiisa ayuu ku joogay, which unfortunately a lot of Soomaalis ka maseereen. He has done a lot for Beenbeensiida. Hadduu warka runyahayna, Yuusuf Garaad kaliya shaqada lagama qaadine ee shaqaalaha dowladda Ingiriiska shaqooyinkooda laga jaraayo la mid yahay shaqadiisa. Now BBC Soomaali section will have a busy non-Soomaali that whose job will probably include too many different branches. No more middle management editors like Yuusuf Garaad, who dalacsiiye horumarka idaacadaas afka Soomaaliga ku hadasho oo meel heersare gaarsiiye since his coming to the top. I guess now some so-called Soomaalis saas jecel to see. They would be glad to see a non-Soomaali managing the Soomaali section than a Soomaali one because of qabyaalad qurunkeeda.
  14. Very, very sad result to see. She was defeated by the newly elected mayor's brother. That marax Ford family ayaaba that district iska leh. It was his brother before him, and before that their father was elected from there to Ontario provincial parliament. And what is even more sadder is that Toronto, of all places, got a new right-wing, conservative mayor. oh, Koronto, now nalka ayaa ka dami doono.
  15. The National Museum. Perhaps Maalinta Nadaafadda. Xeebta Liido. The house's style was a popular Muqdisho-style back in the day. Most houses of middle-class people looked like that. No respectable family built a house without that barando and fiyoorin geesaha darbiga gudaha ku hareersan. Xiddigta Oktoobar la aqrisanoyaa. Waaw. Maan, kuraastaas waa hore igu dambeysay aragooda.
  16. Some of those following high quality images hore ayaa loo soo giliye meeshaan laakiin threadkaan laguma soo dhajin. Let me repost them for xasuus' sake. Note that full-filled pool in Curuba hotel on the right. Masaajidka C/casiis, Xamar's oldest masaajid, said to be close to 1,000 years old. Xabaalahaas waa hore ee Barbaarta jajabiyeen filaa. Suuqa Ceelgaab. That is Dhagaxtuur statue at the background, so is taalada Sayidka too. Masaajidka ka dambeeyo Dhagaxtuur waa Isbaheysiga; the building on the right on the hill waa Golaha Shacabka (Guriga Ummadda). And the little park full of trees between taalada Sayidka and Golaha Shacabka waa Beerta Daraawiishta.
  17. Guuroowgii wadani ee . Max'ed Gacal Xaayoow magaciisa waa maqli jiray waligey laakiin guuroowgiis ma dhageysan. Ileen ninka xikmo ayaa ka buuxday.
  18. Ciyaalkaas Soomaali ma'ahee ee wax kale la imoow. Jigjiga Xabashi badan ayaa soo degay, iskuna balaarinaayo sanidihii u dambeeye. Soomaali intee qabiil hebel, qabiil heblaayo ku haayaan ayaa dhulkooda kis kis la iskugu balaarinaayaa. I saw that same thing happen in Gaarisa. Kenyaati badan ayaa kusoo arkay in last year mar aan booqday. That wasn't the case in late 1992 and early '93 mar aan u qaxnay oo Nayroobi ka qaxnay because fear of election violence.
  19. Originally posted by NinaNC: MMA, haddii aad sidaas aaminsantahay why were you defending Sakiin on the thread? Xildhibaanada is qarqarinaya ilaahey mey ka baqaan intey is qarqarinaayaan. Danta shacabka why aysan priority uga lahayn agtooda? Shariif Xasan ma difaaceynin, abaayadiis. In uu ku saxsanyahay lee sheegaaye in this particular case, yacni I believe in codeynta qarsoodida ku wanaagsantahay and not gacan la taag taago. Gacan taag taag dhowr jeer la tijaabiye, buuq badana ka dhashay. That is another reason aan u jecleenba. Ra'iisul wasaarahaan cusubna in fursad la siiyo waa aaminsanahay, cod qarsoodi or not. Isqabqabsi aan micno lahayn adduunka kuma dhameysan karnee. Dad ayaa wuxuu qoray ugu soo horjeedo -- I could be among one of them, too -- laakiin isweydii, ra'iisul wasaarahaan iyo warlords waligood madaxweyne rabi jiray (and one of them became a transitional president), yaa daran ra'iisul wasaarahaan la magacaabay qoraalkaas qoray ama qabqabliyaashaas dhiigyacabka ah? And while many of them are still xildhibaano, waa kuwii dalkeena kala cun cunay.
  20. Taas saan horey u sheegay wuu ku saxsanyahay, laakiin mar mar waxaa laga dareemaa Shariif Xasan in tan shaqsiyadiisa uu ka hormariyo tan danta guud.
  21. Shariif Xasan waala buun buuniye ee wax weyn meesha kuma haayo, only his $$ u shaqeyso. The only thing he is good at is he is a good survivor. He is the most senior member that survived from the 2004 dowlad still holding a senior position. Wixii kale la tartami jiray hirar ayaa qaaday. True, he is a survivor, but in uu tiisa shaqsiyadeed ka hormariyo tan dalkeena waa qalad weyn, aad iyo aad u weyn. Kursigaas qof u qoray maleh, danta dadkeena in uu ugu adeego ugu soo fadhiistay, not mid caqabo ku noqoto ama dantiisa ku gaaro.
  22. Naasir, the sister Ismalura is right. We need to give this ra'iisul wasaare a chance, meesha awalba wax weyn kuma haayee. Qoraalkaas uu qoray qalalaad ayaa ku jiro laakiin boqolaal xasuuq iyo wax ka daran geystay ayaa jagooyin heyn jiray, walina haayo. I don't think Md. Malmalaato, err Farmaajo, in tiisa wax weyn tahayba. Let us give him a chance again. Isqabqabsi iyadoo waxba bilaaban waxba ma taree.