Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,670
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. How come the initiator of this thread didn't post this article since he likes to post latest google-indexed articles that has the word "Somaliland." How come he didn't post that one? Oh, I guess.
  2. Halyeey dalkooda u geeriyooday, siiba Qamar, whose family's house and our house isku dhaganaa in Xamar and many of her siblings and my siblings were very close friends ahaayeen. Eebbe ha u wada raxmado.
  3. Maxaa galaa, waaba ku jiraayee. Makuu sheegay horta in la igu dhalay xataa masaajid? [Istaqfurlaahi. ]
  4. Maxaa diin keenay? I am talking about the Youtube comments. Bisinka. Ar gaaladaanaa. Diinta Islaamka kama fakato, had iyo jeer u raadinaayo eedeen. Dadkaas wey iska ciyaarayeen.
  5. Afafkaas la sheegtay in la wada yaqaano i dishay. Waxaas dhan intuu qoraaye, he failed to know waxa ugu muhiimsan uu rabo -- haddee doorasho dhici doonto goortee dhaceyso. It certainly wouldn't be in 2012 as he believes.
  6. Waa tan real 'niiko' from Burco. Heesahaas maa Burco lagu niikiyaa????? Wiiw. For a second, dhaanto aaba mooday mise sugba aan ku noqdee -- aaheey, ciyaarta xataa niiko uma eko, jirka dhan la wada luxooyaa.
  7. Kilimanjaro - Islii (Nayroobi), Kenya. By far, the best maqaayad in Islii. And interior decor looks much better than the picture shows. They make pizza aan islahayn Afrika dhan laga heli karaa, though it was very expensive.
  8. . Heesta 'Shirib' ee sii casriyeeyeen labadaan fanaan, Ikraan Caraale iyo Shukri Sindiko. I believe it is even better than the Boqol and Miiraale version, and I am sure the original version of C/qaadir Sanka, Eebba ha u raxmadee.
  9. Duqaan Reer Toronto ayuu ahaa, online ayuu qoraaladiisa kusoo daabici jiray in early '00s. Taloow intuu ku dambeeye. And that declared phrase was popular in '90s in Toronto. A lot of finaanado ku qornaan jireen. Eniwey, why I posting it here? It is a fitting jawaab to cajalkaas ku jiro loogu jawaabo.
  10. Adaa mudan, xaaji. ________________ mar walba cajiib igu yahay, kama daali. Haddaad dal shisheeye joogtaan damiir la'aan Mise aad diidaan wixii daawo dhali lahaa Qaranka Soomaaliya dad badan baa u galay qabriga [Dad] baa qaadan waaye gumeysiga quursigii [Dad] baa soo qaaday calankeena qaaliga ah [Dad] baa qalin dahab taariiqda loogu qoraa Qabuuro inay badshaan qasadkooda yahay Qabiilaa u gaabantihiin qaranimo u qaba
  11. Waxaa la yaabay aniga sababta uu Shariif Sh. Axmed ugu adkeeysanaayo in gacantaag ahaato codka la dhiibaayo. Waxaas kaliya waxee sii kordhinee sawirgacmeedkaas kor ku sawiran sida uu ku eedeynaayo. It won't help his reputation, either. Shariif Xasan Sh. Aaden dan Soomaaliyeed uguma adkeysanaayo in gacantaaga ahaato asagana, ee qorsho kale uu soo bandhigin uu wataa. Dowlad aan awood lahayn ayee saan iyo jartaan shaqsiyadeed iskugu ciyaarayaan, haddee awood lahayd ka waran? Waxaan yaa dadka ka qabto, runtii.
  12. Gabadhaas anigaba waa arkay. Kaartaliinada (postcards) ayee ku sawirnaan jirtay, iyada iyo kuwa hoos ku dhagsan. They have absolute, gorgeous smiles.
  13. Muqdisho - Chicago, Mareykanka. [Note: It seems there is always a random taxi occupying the parking lots of Soomaali restuarants; it seems they go hand in hand. No surprise there. ] Soomaali - St. Cloud, Mareykanka. Bilan - Toronto, Kanada. Goley - London, Ingiriiska. Daallo - London, Ingiriiska. Salaama - Copenhagen, Denmark.
  14. Macmacaanka Xamarweyne. One of the well-known Soomaali establishments of Koronto. Thanks to Google's Streetview. Sacaadal Qeyr - Winnipeg, Kanada. Marwa - Seattle, Mareykanka. Durdur - Seattle, Mareykanka. Banaadir - Cleveland, Mareykanka.
  15. Sensei, is there a maqaayad called 'Jerusalem'? Where is it located at? Dubai? Ismahaan, ma maqaayadii Blue Ocean ee Haringey ku taalay ka hadleysaa mise mid kale? I thought in la xiray taas. Mid kale gadaasheed la furay ka hadleysaa u maleynaa, waana tan midaas: Sayid, maqaayadaas Bristol ku taalo mala xiray? And no, waligey ma tagin Bristol. Only Cardiff, Leicester and London and those little towns between them ka arkay UK. Safliya, bring and post pictures of maqaayadaas aad sheegtay. Aqiyaartiina ka complain gareynaayo about waiting, most 'fancy' Soomaali restaurants waa saas, waa iska caadadooda. I guess they share that trait with other 'fancy' non-Soomaali restaurants. Laakiin maqaayadaha kale dadka waxee siiyaan waxee kusii sugaan, like biyo, rooti iyo ansalaato. Maqaayadaha Soomaalida should know that.
  16. Ingiriis ayee qalad ka fahmeen, markaas ayee dadka kale sii eedeynaayaan. "Them, they" ku haayaan, oo Soomaaliya dal kale dadkooda dad aan ahayn ku nool ka dhigaayaan. Maxee iyaga iskaga saarayaan, mee meeshee joogaan wax ka qabtaan haddee ka qaban karaan, haddii kalena eeda yeenan dad kale dusha ka saarin. Dhibaato anaga dhan ayee na heysataa, anaga dhan ayeena xaal naga sugeysaa. Waa fiirsanaa ibtilada, dad kalena eed saaraa, taas meelna ma mareyso. Dalalkaas Galbeedka ee nu naacsanayaan oo ay jana ku jiraan moodaan yeenan moodin dalalkooda. Had iyo jeer qaxooti ayaa ka tihiin yaa u sheego, yeenan baasabooradaas idin sirin. Waaba ku lalabooday jawaabaha ee dhiibteen qaarkood. Gabadhaas walaasheen oo daqiiqada markee tahay 2:13 iyo walaalkeen daqiiqada markee tahay 4:46 cajalka ka muuqdaan kaliya ku raacay aragtidooda.
  17. Originally posted by nameless_chick: ^^^^yea we are all doing to die but hopefully not like this....I dont get why you are smiling!!! That is how one acts if qabyaalad kahor barto before he learns Afsoomaali. That is how one acts, wuu isku dardarsamaa, if not downright ku dhufan, oo meel walba 'cadowgiisa' uu ka arkaa, meel aan loo joogin xataa. Waa sababtaas thread like this ku dhoolacaddeeyo, ee hala yaabin. Eebbaa weynee qabyaalad ha naga haayo.
  18. I didn't read warkaan, only read the thread's title, but I bet somewhere in that news report it writes that Barbaarta say the poor condemned women did admit to their crimes they are accusing them. Such a fabrication against the poor victims is always a known fact. I hope I am wrong in this case.
  19. Dabshid, nice sawir. Laakiin baruukadaas uma fiicno, tinteeda caadiga ahayd ee sida wiilasha camal u jarneed ku qurxooneyd, as she looks fantastic in this video clip of her stay in . I wish I was in Koronto markaas. Taleexi, adigaa i garatay. Waala heshay. Haye, Aaliya, su'aasha Taleexi ka jawaab hee. Wax ma isku heysaa adiga mise baruukadaas camal meesha la imaanee?
  20. Wah, ookiyaal u baahantahay hee. Sawirkaa soo gilisay waa kan. Muraayadaas irida geeskeeda ah ee maqaayada waxa ku qoran ma aragtaa? Waxaas ka hadlaaye.
  21. Qoftaan arooskeeda u socoto oo by now afar afar leh faraha maa ka qaadiin maskiinta. She is dressed like exactly as my sister dressed in her wedding in 1988. Right to the dhiisha ee wado oo caanaha ku jiro iyo kuulasha yar yar gacmaha u suran. In that aroos of my sister, instead of fake large cake, iyada iyo xaajigeeda caano geel isa siiyeen iyagoo saas u labisan, asaga kasii darnaa waliba afro weyn deystay, even tooreeyda waa u surneed suunka, labadi go' caddaana u xirnaa. Caddaan badan joogay oo qaarkood uninvited iska imaadeen since meesha lagu dhigaayo Hoteel Jubba ahayd and they were staying in the hotel. Hiddaha iyo dhaqanka ka yaabanaayeen. Watching arooskaas now, walaahi waaka yaabaa qofkii keenay fikirkaas, iskuna hagaajiye. They were ahead of many people. Those days taash iyo waxaas la xiiseen jiray.
  22. Aljasiira, the only international network that never forgets the Soomaali plight, always putting it on the spotlight. If it isn't Riz Khan's show talking about it, it is Inside Story; if it isn't Inside Story, it is People & Power or Raage Awmaar's Witness program. And then there is Max'ed Caddoow oo mar walba kasoo waramo dhibka Soomaalida ku heysato dalka gudihiisa iyo dibadiisaba. Aad ayee ugu mahadsanyihiin.
  23. at 'sarifka jeegaga.' Meesha maqaayad ka sugaayee, waxeeba isku badashay meel jeegag lagu sarifanaayo iyo telefoonada kaararkoodana lagu gado. Tanaaba ka daran tii hore.
  24. Maqaayadooda xataa see u egtahay Reer Columbus inay tuulo tahay waa laga garanaa. Afsoomaaligooda meesha ku qorteen xataa -- aah, I don't want inaa wax kasii sheego.