-
Content Count
17,713 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Showqi, brother seytuun iyo canuuni midkoodba kuma arkin Nayroobi dhan, iskaba dhaaf Islii. Qaro, cambo iyo caananaas lee tuban meel walba, mar marna tufaax iyo canab arkee. Mar dhif ayaa raqeey arkay. Valenteenah (carabka iga qaloocdayba trying to pronounce magacaaga ), no, I didn't migrate. Other reasons u joogaa, abaayadiis and yes, waa noqonaa. Soomaalina, maqaayado aad u cunto macaan ku yaalo inta, qaarkood very modernised, oo pizza iyo sandwich kala nooc ka heleysaa. All owned by, of course, Soomaalida. They have names like Kilimanjaro, Milano, Andalus to name a few. Dharka inta laga xirtana maba la sheegi karo, koley hal bahal ayaa aad ugu muuqdo beryahaan -- bahalkaas oo ah, of course, indhashareerka. Dad kala jaan ah wada xirto ama siyaabo kala duwan u xirto. Kooxba si u xirataa, but the main groups are: Kuwa u xirto indhashareerka waji qaris, oo dadka ugu sheekeeye inay dhoofeen ama inay ka dhuuntaan rabo. Kuwa suuqleey ah oo banaanka miisas la fadhiyo oo busta iyo qoraxda ka xiranaayo. Kuwa hoteelada booqdo oo dadka iska qariyo waxee yihiin maadaama meesha waxa ka dhacaayo la ogyahee. Kuwa wajigooda see daawooyin ugu wadeen qorax wajigooda ka ilaalinaayo, maalintii markee baxaan indhashareer isku taago Kuwa tuugsado wajigooda qarsado. Iyo of course, kuwa u dambeeyo oo wadaadnimo u xirto, a la Barbaarta-style. Adi kuwee ku jirtaa taloow? And your comment of 'wuu aroosay.' All I can say is :D Malika, meeshaan yaaba kabo usoo qaadan karo. I know it very well, oo each time aan imaado three pairs of sandals jilicsan keensadaa. Kabo maba lagu gishan karo, haddaa gishatidna ciyoow kaa dhamaanaayo. Will you come visit to Islii again? Bob, xaa sheegoysaa, wewe. Afkaas maba la i tuso. Saak, saas miyaa? Ma hubtaa? :D Libaax, aabo aad u fiicanyahay, mahad alle. In fact sawirkaan aan ka qaaday in Diseembar ku tusinaa. He is still kicking and well, Eebba mahadiis.
-
Rejected Members: 163,670+
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Lixkarooneey, yep, this year is my tenth anniversary. SOL is one of the best sites out there for me. And I am not exaggerating. Che, Mr. Refulooshanari, kacdoonada ka socdo Carabada adaa ka dambeysay la yiree xaaka jiro. -
Haye, haye, haye, ma bilowday jacburiskaaga. Kooweey koow.
-
Ahahaha, bas, bas, bas. Tuujka eberaa ka dhignee waaka qaleyneynaa. Haye, xaaji, waa inoo mar kale, widaaygiis.
-
Ila dheel
-
Lixkaroon waligey ma arkin qof iskugu wacay ama la dhaho ee maxaa horta ugu wacan. Shan lee ma u badan. Faadumo Qaasin heesteeda ayaaba dhaanto iyadaa 'kun qof iiga roonoow' ku heesi jirtee.
-
Intuu baraf socdo uma socdi dhulkaas. Allaheey ka alla. Haye, goormaa inta joogtay adi? Nofeembar dhexdeed maa joogtay inta?
-
Soo jaf jaf oo soo hur hurguf kaas. Ottawa baraf ku dilaayo yaa ogaada maskiinka. Aah, I hadn't seen baraf quite sometime. Maxaa ka neefsaday, by the time aan noqdo it will be three years of winter's non-baraf for me.
-
I was just looking around the new SOL and that stat above caught my eye. Whoa, I didn't know SOL was this exclusive.
-
Ciiddii Carafada imid. In fact, waqtiga Ciidda salaada Heathrow airport diyaarad fadhiso ku jiray oo ciryaamo la kici weysay. Iskeen adiga iyo Tuujka. Intuu joogaa hadda? Yurub?
-
Bahrain, Iran and the Obama Administration
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in General
'Dual' approaches ma'ahee waa hypocritical approaches. You can almost taste the animated words of Hillary Clinton when she talks about banaanbaxyada yar yar ka socdo Iiraan, but kuwa Baxreena? They are even more scared than kuwii Masar ka socday maadaama Baxreen Shiica (read: Iiraan, Iiraan) qabsada ka cabsanaayaan Obama's maamul awalba xishmad yar u haaye laakiin waxaan waa too much. -
nuune;695603 wrote: 14 Babababa, waa weynaatee, igaarkeey. Ki salaamay, widaay.
-
Salaams and helloing from Islii. To those who need basic instruction and not that familiar about what is famously called 'city within a city' of Nayroobi, then this blog is not for you. To others, all welcome. I have been here in the last three months, and Islii never stops surprising me, especially the wild ride of booming and never-ending property wars. It is ridiculous. Too ridiculous. The price a small piece of land costs in Islii, especially on prime locations, is too, too, too ridiculous. Just in the past month, an empty non-prime land about a boos and half that used to be dugsi costed, it has been said, 600 million Kenyan shillings. I can't convert it to US dollars now, but you can do the math online. I will explore this topic mar kale, for now qeyr iyo wanaag idiin dhaafay. And enjoy those pictures I just took on today. The building on the left is Emirates Shopping Mall located on the 9th Street and a neighbouring building. Its upper floors consist a fully equipped rented residential flats that cost $650 per month. Yep. Should you and your family wish to 'vacation' Islii for a month or two, this building is for you since you wouldn't even need a spoon to buy.
-
Ama this:
-
What do you think about ska doing mogadisho airport?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to caydarus's topic in Politics
caydarus;692173 wrote: sxb amison skilling our brothers and sisters in mogadisho.........lol... Killing our 'brothers and sisters' iyo LOL intee isku raacaan. Bisinka. Walaahi waala yaabay, damiirkii ayaaba dadka qaarkood kasii tagooyo, mise ameeba waalasho yar tahay. -
Rabi ha u raxmado, walaaloow. Samir iyo iimaan adiga iyo reerkaba. Aad iyo aad ugu xumahay, mar kale janadii Fardowso Eebbe haka waraabiyo -- aamiin, aamiin.
-
More like 'Calaacal on Farmaajo.' Farmaajo jid toosan ayuu ku socdaa, waaba la dhacay ficilada ay dowladiisa ku dhaqmeyso so far.
-
Somalina;682950 wrote: 'Own goal iska dhalisay' kulahaa.
-
Jihaadka oo lagu dhigayo Iskuulada Shabaabku ka taliyo
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalina's topic in Politics
Minii la yaabo... -
SAYID MAX'ED CABDULLE XASAN: Was he a Mujahid Shahiid??
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MoonLight1's topic in Politics
The 77/78 0gaden war - however heroic it was - is generally viewed by most as mistake. Who are the 'most'? You and your fellow cohorts?
