-
Content Count
17,713 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Soomaaliya - 1920s. Waxaan ka ogaaday from sawiradii hore is that iyaga dhan timahooda wada deysan oo wada afro ah. No bidaar nin ku jiro. Every picture from that era waa saas. Maxaa nagu dhacay jaamacyaasheena now, especially kuweena qurbaha joogo. Bidaarteena anagoo teenage ah ayeeba na gishaa.
-
Waa hore u dhamaatay, waa lagu kor socdaa, haddii lagu kor ordin like a roog.
-
Acuudi bilaahi mina sheydaani rajiim. Rabi ha u sahlo xaalkooda. So young, the allegations so serious. Gabdhahaas aad ugu naxaayaa.
-
Si fiican u qoray, aragti fiicana wuu keenay. Inkastoo shaqsi ahaanteyda aanan jecleen dadka qurbaha ka tago oo haddana xilalkii ugu muhiimsanaa ka qabto dalkeena xiligaan. Sababtaa u leeyahay ama u jecleen waxee tahay, dadkaas qurbaha ka tago dadka dalkeena ku dhibaateysan lama dareemi karaan dhibkooda, si walba afka ha ugu sheegaan as long as their families and children qurbo ku heystaan nabad buuxdo iyo barwaaqo. Haddee reerkooda iyo ciyaalkooda la joogi lahaayeen Soomaaliya, saas uma hadleen ama maba qabteen xilalkaas. Dhibka marka lama dareensano dadka ku rafaadsan Soomaaliya.
-
Si fiican u qoray, aragti fiicana wuu keenay. Inkastoo shaqsi ahaanteyda aanan jecleen dadka qurbaha ka tago oo haddana xilalkii ugu muhiimsanaa ka qabto dalkeena xiligaan. Sababtaa u leeyahay ama u jecleen waxee tahay, dadkaas qurbaha ka tago dadka dalkeena ku dhibaateysan lama dareemi karaan dhibkooda, si walba afka ha ugu sheegaan as long as their families and children qurbo ku heystaan nabad buuxdo iyo barwaaqo. Haddee reerkooda iyo ciyaalkooda la joogi lahaayeen Soomaaliya, saas uma hadleen ama maba qabteen xilalkaas. Dhibka marka lama dareensano dadka ku rafaadsan Soomaaliya.
-
Somaliland President Returns Back Home
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to N.O.R.F's topic in Politics
Originally posted by Che -Guevara: I always find these spectacles amusing. It is more than amusing. Waa shaqo la'aan 101. Apparently, whole 'wasiiro' wey sagootiyaan markuu baxaayo, the whole same 'wasiiro' wey soo dhaweeyaan markuu soo noqonaayo. Meesha shaqa la'aan weyn ayaa ku heysato hee kuwaas wasiirada sheeganaayo. Kaligiisana ma'aha oo waa wada Soomaaliya oo dhan. Markuu Faroole dhoofo waa saas, Shariifka ha sheegin, kii ka horeeyana haba sii sheegin. Ra'iisul wasaariyaashana saas ahaayeen. Shariif Xasan does this too. -
Nice. I will check it around.
-
Haddii nabad la heli lahaa Soomaali sidaan camal ah ayaa ka shaqeysan lahaa, kana faa'ideysan lahaa as they did during the UNOSOM. Those in the picture were the local Soomaali staff. Xamar, 1993. It still looked beautiful.
-
cusub, qaadaayaan Maryan Mursal, Nimco Dareen, Fartuun Cumar iyo fanaaniin kale. Aad loogu qiiroonaa heesta.
-
Do you think its too bourgeois to get a maid?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Alpha Blondy's topic in General
Haatu, goormaa iska qaaday? Don't deny, waa ogahay inaa adiga tahee, Afsoomaaligaas garamgaramka ah laga garanaa. -
Somali pirates receive record ransom for ships' release
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Haye, cashierka dhawaaqa ka baxaayo maqalkiisa intaa iska dhaaftid, doon yar waa kuu haayaa, qori AK iyo labadoo baasuukana meel ku ogahay ee ma koree doontaas? Soon adigaa saas u xisaabinaayee kaashka. And of course 50/50 noqonee, intaa kugu sugaa aniga. -
Saas maa ereyga 'naag' loogu soo horjeedaa. I knew it had a negative connotation, but not to this extend. Ninka qoray wuxuu turjumay 'woman' oo loo turjumi karo 'naag.' Asaga ma turjumin 'lady' maadaama meesha ku jirin oo noqon lahayd dumar ama haween. Ee marka kamoon, easy on the guy. ___________________ The original Glamour magazine article.
-
Do you think its too bourgeois to get a maid?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Alpha Blondy's topic in General
Xaafadda Islii in Nayroobi, faqiir bilaa shaxaadle bilaa reeraha iska wada ladan booyaaso u joogo. Xataa kuwa iskaabulada ah, gabdho or wiilal, mid u imaaneyso dharka u dhaqeyso, gurigana u nadiifneyso once a week or so. Yaabka adduunka, nin shaxaad ku nool dharkiisa in uu dhaqdana rabin, qof kale lacag siinaayo u dhaqaayo. -
Err, I am wondering who sponsored you two newbies. And how long did the sponsoring process take? Mise you two sponsored yourself, like an economic migrant miyaa? I am asking because I would like to sponsor someone to this site nooh, so I would like to know how long the line-ups, the whole process was.
-
MSNBC suspends Keith Olbermann
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
I loved his special comments, especially this one about masaajidka laga dhisi rabo New York. His show was the only regular political show I ever liked to watch. He regularly put the rednecks, nut bolts and the neo-KKK (aka Tea Party) in their racist, bigoted places. -
Originally posted by Ismahaan: MMA Walaalo I agree with most of what you said, I just have a little remark.I’ve never said Somali are descended from Cadanka or anything like that but what I was suggesting was roughly 80% of the Somali population are related to North Africans, Balkans and the Mediterraneans according to DNA testing. Anyhow the only reason I addressed that theory is because it has been a major theory in the scientific community as of late. Actually, genealogy DNA indicates that the whole human race started in East Africa hence other nations are intermixed with Somali rather than the other way round. Somalid is the perfect term for the E1b1b & T lineages. So there is indeed a somalid race and that their natural distinct genetic lineage is E1b1b + T. -------------------- Somali maryooley therefore are a more ancient race with almost no admixture in their DNA than other Africans who consider themselves pure which is quite ironic because Bantu from the niger, congo delta began in the second millennium BCE, from Cameroon and only reached Horn of Africa recently, while proto -Cushite East Africans (e.g. Somali, afar, oromo etc) where as far south as Tanzania in the 1500BC. Pre history ‘’Somalia has been inhabited by man since the Paleolithic period. Cave paintings dating back as far as 9000 BC have been found in northern Somalia. The most famous of these is the Laas Geel complex, which contains some of the earliest known rock art on the African continent. Inscriptions have been found beneath each of the rock paintings, but archaeologists have so far been unable to decipher this form of ancient writing. During the Stone age, the Doian culture and the Hargeisan culture flourished here with their respective industries and factories. The oldest evidence of burial customs in the Horn of Africa comes from cemeteries in Somalia dating back to the 4th millennium BC. The stone implements from the Jalelo site in northern Somalia are said to be the most important link in evidence of the universality in Paleolithic times between the East and the West’’. Teeda kale waan kugu raac sanahay Somaali are Soomali, madoow iyo cadaan midna lama oran karo. Waayo kuli ma mad madooba , kulina ma cad cada. Marka Soomaalidu waa in aay ku qancaan Soomaalinimadooda oo iska daayaan marna in aay dhahaayn madoow baan nahay marna Carab. Soomaali baan nahay baa ku filan. This post deserves a . Bas, intaas lee kaa rabay.
-
Originally posted by chocolate & honey: How come there are no women warriors? Haye waa kuwaan: Haye, are you happy now? Mise mid black and white picture ah rabtaa, oo iyagoo waramo iyo gaashaamo wada heysto? Those sisters in the picture, by the way, took part dagaalkii Xabashada iyo Soomaalida ee '77.
-
Originally posted by Jacaylbaro: Qosolnimo iyo waxaas usoo gilisay, laakiin sawirgacmeedkaas waxa loola jeedo ama laga danleeyahay inaa fahantay ma moodi.
-
Saada Cali declares war on Dahabshiil.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MoonLight1's topic in Politics
Haddaadan maqlin Barakaad, ee adigaa hurday ama biil ma diri jirin markaas hee, not that Barakaad wasn't known. Nin wax soo diri jiray ayaa ogaa Barakaad. Toronto ayaan ogaa, say in 2000, Barakaad iyo Dahabshiil xafiisyadooda wey iska soo horjeedeen. Barakaad xafiiskooda at least half an hour sugeysaa saa lacag ku dirtid, safka lagu jiro, aad iyo aadna u balaarnaa. Not Dahabshiil, mid iska yar ayuu ahaa, dad badana ma isticmaali jirin. And I don't think Dahabashiil is ahead of its competitors as Barakaad did in '90s and 2000. Qaran ayaaba ka hormari rabto. Eniwey, this thread isn't about Barakaad iyo Dahabshiil yaa balaarnaa, I don't want to make it into that, waana ka baxay. -
The Newest Hymn for Somalia's flag by our contemporary Magool.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to NASSIR's topic in General
Waa hore download gareystay heestaan. Waa ku mahadsantahay, xaaji. Farxiya Fiska sanadahaan dambe calanka iyaduu u shidanyahay. -
From Somalia's Chaos, Housing Market Is Born
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalina's topic in Politics
Kan camal ayuu dalka ka dagi la yahay. Teeda kale dhulkii dowladda goormaa la sharciyeystay. From Siliga Ameerikaanka ee Wadajir banaankeeda ku yaalay ilaa Afgooye laga tagaayo dhul wada dowlad ahayd, oo jaamacadii Gaheyr iyo kuliyadiina Lafoole ku yaalay. Meeshaan Ceelasha Biyaha la leeyahay oo la wada dhisanaayo waxee ahayd ceelashii biyood ee Reer Muqdisho isticmaali jireen, ceelashaas tubooyin ugu soo qaadi jirtay. Maantana waaba meel la wada dhisanaayo. Yaabka adduunka. Dadaa iska rabo dhibkaan la iskaga sii jiro, waligiisba dhamaan maadaama maal dadoow iyo dhul danwadaag xaaraan ah iska sii wada bililiqeystaan. -
Markaa yaabay waxee ahayd magaca Mayoow mid ku abtirsaneyso oo u qortay 'Maio.' Maxee Soomaalida magacyadooda sahlan badalkooda geed dheer iyo buur gaaban ugu koraan. Kuma arkeysid Serbianka oo magacyadooda badalaayo, they never change their 'c' (pronounced 'j') nor do you see Talyaaniga oo badalaayo their 'c,' which is pronounced another form of 'j' as well. Umaba baahni inaa sheego Reer Scandinavia, Reer Spain iyo Ruushka magacyadood see u qoraan suu u yaalo. _________________ About the proposed subject, my aragti waa hore ka dhiibtay and again here, in short: Federalism (ama iskutag) will never solve the prolonged Soomaali problem than bringing too many new problems, kan ugu darana waa gobollada iyo degmooyinka ku midowgi karo iskutagnimo. It won't, never in a country like Soomaaliya.
-
Saada Cali declares war on Dahabshiil.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MoonLight1's topic in Politics
Originally posted by AfricaOwn: quote:Originally posted by Thankful: No doubt he has every right to do what he wants! But from a business standpoint it would be wise to not get involved with politics. Or risk losing business! where is the competition? Face it, Dahabshill got the game on choke hold. You're forced to use the service. Barakaad used to do think like that, and it firmly had on the thread the few competitors it had faced then. Dahabshiil was second and far behind it. Ah, if the owner of Dababshiil would love to thank anyone, it would have to be Bush Jr., precisely his dire actions of closing down Barakaad and its subsidiaries, exactly nine years ago this time. The game is now even more competitive, and if I was a Dahabshiil executive, I wouldn't sit comfortably. -
Never give up! NEVER! - motivational and inspirational
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Ilka-dahable's topic in General
Waa ku mahadsantahay. Laakiin this ayaa more relevant ku sii ah a thread like this.
