Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,649
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Waxaa soo xasuustay wiil Xamar aan daris ku ahayn, walaalahey iga waa weynaana isku fac ahaayeen. Nayroobi waa iskula soo qaxnay, oo ku kulanay sanadkii 1992. Mar uu bug ku baxay isla sanadkaas ayaa waxaa laga soo celiye Jarmalka asaga iyo dhalinyaradii kale uu la socday. Diyaaradii markii lagu soo celiye oo baddaas korkeeda mareyso ayuu ku dhahay dhalinyaradii kale oo diyaaradda la saarnaa, "Haddee diyaaradaan dhacdo weyba iska fiicnaan lahayd, Yurub anoo nool haddaa tagi waaye almiina meydkeyga ha lagu duugo" uu yiri. Dhalinyaradii kale aad ugu nixiye. Hana habaarin dhaheen, Yurub jano ma'ahee. Isla asagaas ka sheekeyn jiray. Ar yarkaas aad ayuu uu u calafxumaa. Ilaa hadda Nayroobi ayuu joogaa oo aan isku arki jirnay, waa 20 sano ka bacdi, walina buufis haayo.
  2. It was held in Rome, Talyaaniga. It was October, 2003. They died in the high sea between Liibiya and Talyaaniga, the result of same misfortune that happened to walaalaheena this week again. AUN = Alle ha u naxariisto
  3. Now compared to undesirables dagaal'oogiyaashii, I would take him any day.
  4. I have no time to read and review each post in this thread, so if anyone finds any post that is questionable and insulting in this thread and others as well, baliis report it. Click the caution sign under each username. Mahadsanid.
  5. Eight years and so ago, after that tragedy happened, wali masiibada wey socotaa. Eebba ha u raxmado kuwaan iyo intii Soomaali ku geeriyootay badahaas, saxarahaas iyo dhulalkaas shisheeye iyagoo geedi socod ah. Sideed sano kahor Rome tacsi looga dhigay Soomaali ku baaba'day baddaas Liibiya iyo Talyaaniga u dhaxeyso:
  6. Blue, so goormee waaye e-arooska? We can't wait to get the e-soori nooh. This is the best e-jaceyl I had seen my tme of the net since 1997.
  7. ...oo ah maanta maalintii aabihiisa Xamar laga saaray dagaalo awgeed, wiilkiisana wali waa soo taaganyahay oo hunguri iyo rajo ayaaba heyso inuu dalka ka taliyo. I wish him all the best.
  8. Aawey Qabridahare, meesha uu awoowgee ka yimid. Waa maqli jiray lee ebidkeyna sawir kuma arkin. War soo sawira meeshaas.
  9. Are you suggesting our resident Carafaad is butac baana'ooliyo. Mise waa futac ileen? A little difference u dhaxeeyo la yiriyee.
  10. Is this a la Reer Waqooyi-style shukaansi? Waa wareey.
  11. Iyaga iyo waxee sameeyeen kama hadlaayo. Waxee sameeyeen wa dambi weyn, taas qof walba arka. Wey istaahili lahaayeen in sharciga la horkeeno, la maxkamadeeyo. Laakiin sida loola dhaqmay iyo islaweynida loo dilay ayaa dhibsaday. Yes, mooryåån ayee ahaayeen laakiin xataa mooryåånta xaq ayee leeyihiin in sharcidarro lagu dilo ma'aha, wali mid shirqoolsan. Yaa og dadka kale lala dilay. Who knows dad goobta iskaga sugnaa kale oo aan waxba galabsan inay ku jiraan dadka lala dilay.
  12. Heestaan ayee ku qaldeysaa. Tanaa la dhahaa waa hees jiniyo ka hadleyso.
  13. Nice laakiin ma'ogi meeshee ka keensadeen lambarada ee meesha kusoo qoreen. Kanada 100,000 oo Soomaali ka badan ayaa degan. Toronto kaligeeda ayaaba mar 100,000 deganayd intii loo wareegin gobolka Alberta.
  14. Malika;779732 wrote: I don't get how a career, money, education got to do with anything with marriage - I have a feeling we are confused on what marriage is all about - to me its basically - companionship, offspring's etc...nothing else, nothing less. Maybe, I simplify life too much - don't see what the fuss is all about. Life is too short yaa uu sheegaa dadkanii. Maleyko, abaayadiis, dad ayaa meeshaan gabalka ugu dhici doono intee ku haayaan nin saas iyo saan ah hadduu joogin ma rabno nin dhan. Cirkee wax ku ogyihiin.
  15. The only 'savage' before my eyes is that kan ku farxaayo dilka xaqdarrada ah ee sagaal qof Soomaaliyeed lagu dilay, xataa waxee galabsadeen haddee tahay wax sharciga ka baxsan. Dilkooda sharciga ka baxsanyahay as well, not to mention once again violating Soomaali sovereignty if there was left any. Obama dilalkaan iyo shirqooladaan uu dalalka Muslimka ka fulinaayo uuna ku faantamaayo mar ayuu ka shalayn doonaa mar uu ku fashilmo shirqool uu qaban qaabiye.
  16. Kan ayee Soomaalida u dhiseen bilaa afaaraha Soomaaliya iyagoo soo galin. Kanna wey ka caawiyeen Soomaalida dhisidiisa. Jidkaas dheer ka baxo gobollada dhexe ilaa iyo Boosaaso gaaro iyagaa naga caawiyeyna dhisidiisa. Marka waa soo dhaweynaa Reer Shiinaha.
  17. Dadka amaan siiya yaaqeey, ha idinka leersadaanee.
  18. Heestaan iyo laxankeeda ayuu qatar ku yahay.
  19. Taleexi, gabar inta ku jirto ayaa qoortaas aad ku sheegeysid 'geriga' leh. She is so maashallaah.
  20. Maadeey Maadkeer, adiga iyo Barbaartaada difoosaha aad u tahay, what would you call this one below? "Camalxumo?" "Camaldaro?" Shabaab Oo Masjid Ku Yaala Muqdisho Caawa Ku Weerar Bam Gacmeed Qasaare Geystay Maleeshiyo ka tirsan kooxda Khawaarijta ah ee Alshabaab ayaa caawa fiidkii bam gacmeedyo ku weeraray masaajid ku yaala magaalada Muqdisho xili lagu guda jiray dukashada salaada Cishaha ayadoo bambaanooyinkaasina ay dhaliyeen qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Masaajidka ay maleeshiyadan ku weerareen bambo gacmeedyada ayaa ku yaala degmada Dharkeenleey gaar ahaan xaafadda Abagedo waxaana weerarka geystay sida ay dad goobjoogayaal ah inoo xaqiijiyeen dhalinyaro bastoolado ku hubeysan oo goobta ka baxsaday. Inta la xaqiijiyey hal ruux ayaa geeriyooday inkabadan Tobanna waa ay ku dhaawacmeen kuwaasi oo dhamaantoodba ka mid ahaa Jameecadii masjidka ku tukaneysay salaada Cishaha waxaana dadka dhaawacmay ku jira kuwo ay soo gaareen dhaawacyo halis ah halka qaarkoodna ay fudud yihiin. Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in dad deegaanka ah oo bambaanooyinka qaraxooda maqlay ay usoo gurmadeen jameecadii masjidka iyo ciidammada Ammaanka kuwaasi oo dadka dhaawacmay geeyey isbitaallada ayadoo ay ciidammadana markaa kadib xaafada baaritaanno ka bilaabeen. Xigasho
  21. Qofna faa'ida uguma jirto waa ogahay, walaaloow. Laakiin Xabashada iyo wixii raacaba amaan hana siisaan, dhulkeenana faraha haka qaadaan. Soomaali dhulkooda sheeganeyso ma jirto, waa iyaga waxa na sheegto had iyo jeer. Maanta Afsoomaali kuu baxooyo waa arkaa. Intaa SOL joogtay maanta intaa qortay ugu badan u maleynaa.
  22. Labadiina isku avatarka wato hofseed weyn ku dhacdeen. Mowduuca waa la idiin badalay intaa sii jeedeen.
  23. Taleexi, sensitivenimada xee ahayd. Caadi iska dhig yaaqeey. Gaabnimada dhan anaga dhan wada ahee.