-
Content Count
17,714 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Telling Kiikuuyo to back off...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Meantime tuugii weynaa and Imaaraadi agent C/raxmaan C/shakuur Warsame is ready to sell the whole country again to the highest bidder. Hence, this quisling tweet of his: -
Of course, it is still standing strong waxee dhistay dowladii dhexe. Ma dad jaad ku marqaansan 24 hours a day, seven days week ayaa wax inay dhisaan ka sugeysay. The little hay'adaha dhisaana ciyoow ee dumaan because jeebka ayaa lagu shubtaa jaadna lagu gadaa wax qaab lahayna la dhisaa. Also jidka laab laabma ee sida heersaraha loo dhisay ee buuraha degmada Sheekh u dhow. That road still stands, I believe.
-
Ninkaan daljiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya waaye. To Muuse Marqaan, guurtida wuu uga sareeyaa oo wuu caabudaa. Xoog ayuu ku aqbaleen wuxuu hordhigay Muuse Muqayil iyo kuwii ka soo horjeeday. Cadaadis xoogan waa kistii yareyd jaad ku gadan jiray Muuse Marqaanweyne in laga joojin doono hadduu ogalaan waxa la hordhigay. Maan.
- 1 reply
-
- 1
-
-
...of their endless faragelin in Soomaaliya.
-
Dhurwaaga waxa marfishyada reer jaadcun ku sheekeystaan ma qariyo, waana the only thing ku fiicanyahay. Afkiisa ku hunqaaca qashinka calooshiisa ku jiro. Faysal Cali Waraabe oo shaaciyey ‘lacag Farmaajo uu u ballan-qaaday Muuse Biixi iyo shuruud lagu xiray’ Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Ucid Faysal Cali Waraabe, ayaa shaaciyey ballan qaad loo sameeyey madaxwxeynaha Somaliland Muuse Biixi. Feysal Cali Waraabe ayaa tilmaamay inuu Madaxweyne Farmaajo uu u ballan qaaday Muuse Biixi in la siin doono 30% lacagta Soomaaliya ay heli doonto marka laga cafiyo deynta taasoo gaareyso illaa $800 Milyan oo lacagta Mareykanka ah Feysal ayaa xusay in shuruuda lagu xiray lacagtaas si loo siiyo Muuse Biixi ay tahay inuu la kulmo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayuu ku eedeeyey inuu heshiiskaas ka shaqeeyey isla markaasna uu labada madaxweynaba kula kulmay magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya. “Muuse Biixi, waxa uu baab’iyay gudaha, waxa uu sameeyay qiyaano, 10-kii bisha waxaa loosoo diray telefoon, $800 Milyan oo Doolar oo la siinayo Soomaaliya marka deynta laga cafiyo ayaa looga ballanqaaday 30% in laga siinayo, kaliya waxaa shuruud looga dhigay in Farmaajo uu kula kulmo Jabuuti, wuuna aqbalay” ayuu yiri Faysal Cali Waraabe. Lacagta uu Feysal Cali Waraabe sheegay inuu Muuse Biixi heli doono marka la xisaabiyo ayaa ah $240 Malyan oo dollarka Mareykanka ah. Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in dadka Somaliland ay yihiin kuwa u iibsan Muuse Biixi oo madaxooda ku qaatay lacag aad u badan. Muuse Biixi ayuu tilmaamay inuu ka gaabsaday soo bandhigista kulankii uu la qaatay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, sidoo kalana uu qariyey waxyaabihii ay kawada hadleen xubnihii Itoobiya ka socoday ee tagay Magaalada Hargeysa. Hadalka Feysal Cali Waraabe ayaa kusoo aadayo xilli Mucaaradka Somaliland oo maanta shir deg deg ah ku yeeshay magaalada Hargeysa ay sheegeen in Madaxweyne Muuse Biixi uu ku fashilmay hogaaminta Somaliland, waxayna dalbadeen in xilka uu ka dego, oo loo qabto doorasho deg deg ah. Waddani iyo Ucid ayaa ka dhawaajiyey in Muuse Biixi uu “noqday Kaligii-taliye”, isla markaana loo baahan yahay in xilka si deg deg ah looga xayuubiyo, waa sida ay hadalka u dhigeene. Labada xisbi ayaa si wada-jir u soo wada jeediyay in Doorashada madaxtooyada la qabto sanadkan inta uusan dhamaanba muddo xileedka Biixi, maadama “uu ku fashilmay” xilkii loo igmaday. Xigasho
-
Was there any doubt for this? Lacagta yar ee u calaacalaan tuugsiga ku helaan dowladda dhexe ayee soo martaa. Safiirada Soomaaliya u fadhiyo dowladda dhexe ayee aqoonsiga ka helaan after presenting their credentials, then ask permission to go to Hargeysa, same way they go to Garoowe, Baydhabo, Kismaayo... As you can see from below: Danjira Mareykanka u fadhiyo Soomaaliya meeting Muuse Marqaan in his marfish. And here is Danjiraha Ingiriiska u fadhiya Soomaaiya meeting Muuse Muqayil in his marfish kiosk. Here is another one - Danjiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya meeting Muuse Marqaanweyne in his marfish. And here is Danjiraha Turkiga u fadhiyo Soomaaliya meeting Muuse Muqayil on his little marfish. And here is Danjiraha Finland u fadhiya Soomaaliya with Muuse oo marqaan ka soo kacay. And here is Danjiraha Masar u fadhiya Soomaaliya meeting Muuse in his little marfish. And here comes Danjiraha Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya meeting Muuse Marqaanweyne oo jaad ka soo kacay. And here is Daljiraha Denmark u qaabilsan Soomaaliya meeting Muuse in his overused marfish. Haye ma sii wadaa. Bas bas, intaan ha noogu ekaato casharka riyo beenaad dilka maanta ah.
-
Tribalism rife in Hargeisa city, Somaliland region, Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
Of course, riyadii lagu lug go'ay ee aqoonsi markee socon weyso qabyaaladii xumeyd lagu yaqaanay boorka ka jafaayaan. What is new? -
Maxamed cali Geedi waa runtiisa. Waa gartooda dadkaas - sida Shariifka, Xasan Sheekh iyo Cali Mahdi - ilmahooda iyo waxee sii dhaleen u joogaan dibadaha inay masaakiinta Muqdisho ku nool qal qal ku abuuraan. Hadduu Cali Mahdi runta sheegaayo, Soomaaliyana dan u haayo asaga iyo kii kale qabqablaha weynaa Xamar dhulka lama simeen 1991-92, dagaalkii kala joogsiga lahayn ee afarta bilood ahaa. Salaad Jeelle, too, jawaab siiyey dadka dib u socodka wado.
-
Astaan dowladnimo iyo Soomaalinimo
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Rabi ha idmo ku dar, widaay. About Jaamacadda Carabta, we need it for other strategic moves and votes, like a crucial future seat at the UN. -
As always the crazy Feysal Dhurwaa once a while wax macquul ayuu sheegaa, sida cajalka hoose ka muuqato: And another hunqaac from the Dhurwaa:
-
Better than jaad miyaa? I guess it is time Libaaxsanka start charging some sessions. It had been free for almost two decades now.
-
When Soomaaliya is rising daily, Soomaalidiid cuqdad ku nool sewage-dwellers hurdo uma taalo. Har iyo habeen waa inay soo taagnaadaan with their mijimo jaad. Even on a site called Soomaaliya-online. Their trembling little fingers must type or click that each and every time. Laa ictiraaf, laa hurdo walaa jiif.
-
Somalis are 6th largest tribe in Kenya
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MoheyedinIssa's topic in Politics
Been badnaa Kiikuuyada. Tirakoobka Soomaalida ugu yaraan waa 4.5 million. They are suppressing the original census numbers from NFD, which they stopped reporting after and when they realized how big Soomaali numbers are. They did this in 2009 as well. There is no way the population of Soomaalis in NFD increased these mere numbers between 2009-2019. Their own numbers say average Soomaali mother has seven children compared to the average fertility rate of the rest being 3.5. -
Mandheera inuu ku fakanaayo ayuu mooday Janan kan la baxay. Tuugga baxsadka ah waa in la soo qabtaa. Mandheera oo ‘dagaal qarka u saaran kadib markii ay galeen ciidan Soomaali ah’ Barasaabka Mandheera Cali Rooba ayaa sheegay in ciidamo Soomaali ah ay usoo gudbeen dhankooda, islamarkaana xiisadda ka dhex oogan dowladda federaalka iyo Jubaland ay halis ku hayso. Cali Rooba ayaa sheegay in qabsashada ciidamada dowladda Soomaaliya ee degmada Beledxaawo ay soo barakicisay ciidamadii Jubaland, kuwaas oo usoo baxsaday, haatanna ku sugan Mandheera. Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa la rumeysan yahay inay ceyrsanayaan wasiirka amniga Jubaland Cabdirashiid Janan, oo isna la rumeysan yahay inuu ku sugan yahay Mandheera. “Ciidamadii soo cararay waxay usoo gudbeen Kenya, waxayna hadda ku sugan yihiin gudaha Mandheera. Tani waxay halis amni oo weyn ku tahay shacabkeena,” ayuu yiri Cali Rooba oo la hadlay golaha Mandheera. Maamulka Isbitalka weyn ee Mandhera ayaa heegan la geliyey si ay ugu diyaar-garoobaan inay u gurmadaan dhaawacyada, haddii dagaal uu ka dhex qarxo ciidamada Jubaland iyo kuwa dowladda federaalka. “Arrintan kama sii aamusi karno. Inkasta oo aan qadarineyno mowqifka dowladdeena ee ku aadan xiriirka Soomaaliya, haddana ma aqbali karno halista ay wajahayaan shacabkeena. Waxaan dowladda ka dalbaneynaa inay arrintan si wanaagsan iyo deg deg ah ula tacaasho,” ayuu yiri Cali Roba. Cali Rooba ayaa ka digay in Nairobi ay mas’uul ka noqon doonto haddii dhib uu soo gaaro shacabka Mandheera. “Waxaan ka codsaneynaa dowladda inay sida ugu dhaqsiyaha badan magaalada uga saarto ciidamada Jubaland, si loo nabadgeliyo Mandheera. Xaaladda waa ay sii xumaaneysa, waxaana qarka u saarannahay dagaal weyn oo shacabka waxyeeleeya.” Hadalka Rooba ayaa imanaya ayada oo horey ay u jirtay cabsi laga qabo in ciidamada dowladda Soomaaliya ay ka gudbaan xuduudda, si ay halkaas uga soo qabtaan Cabdirashiid Janan, oo 28-kii Janaayo kasoo baxsaday Muqdisho. Xigasho
-
Soomaali berigee Soomaali ahayd. Alloow u raxmo halyeydaas dalka u soo halgamay cajalka ka muuqdo.
-
P.M. Abiy Ahmed sends Somali minister to Hargeisa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Dhaqaale's topic in Politics
Cagjar warkiisa lama maqlo bilooyinkaan intuu ka baxay? Shidahaan iyo Cagjarka ishaaye ayaa iigu dambeysay for Soomaali Galbeed influence. Yaa guuleystay? Aawey The Saak, afhayeenka Cagjar on SOL? -
Ra'iisul wasaare Kheyre waa afyaqaan codkar ah runtii.
