-
Content Count
17,714 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Maxaa jidkaan ku luggeeye habeen iyo maalin oo aan fadhiistay daarahaan bilooyin ka hor. Daarta nalalka badan waa maqaayadda Liido Beach. Nabad la'aan waa nolol la'aanee, Eebboow Xamar nabadeeda u siyaadi - aamiin.
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
DF oo shaacisay in cudurka Coronavirus uu bulshada Muqdisho ku dhex faafayo iyo kiisas cusub oo la helay War-Saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey in cudurka Coronavirus uu ku faafayo gudaha dalka, gaar ahaan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Ilaa afar kiis oo cusub ayey shaacisay wasaaraddu “Waxay wasaaraddu xaqiijisay maantay 4 xaaladood oo cusub oo la xariirta caabuqa COVID-19, taas oo tirada guud ee xaaladahada caabuqa COVID-19 ka dhigaysa 12 kiis” ayaa lagu yiri warkan oo goor dhaw kasoo baxay wasaaradda caafimaadka. Qoraalka wasaaradda waxaa lagu sheegay bulshadu aysan ka digtooneyn cudurka, taas oo ka liftay in si fudud ay isku qaadsiiyaan. “ Waxay Wasaaraddu cadaynaysaa in uu bilowday faafitaanka cudurka ee bulshada dhexdeeda (community transmission)” Afarta ruux ee maanta laga helay cudurka Coronavirus ee wasaaraddu shaacisay dhamaantood waxaa lagu sheegay war-saxaafadeedka in aysan dalka meelna uga bixin. Sidoo kale qoraalka wasaaradda ayaa lagu xaqiijiyey in laba ka mid ah shaqaalaha caafimaadka ee wasaaradda ay ka mid yihiin dadka laga helay xanuunkan. “Waxaa kamid ah dadka laga helay cudurka 2 Sarkaal oo kamid ah shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka taas oo qasab ka dhigaysa dhammaan dadkii la shaqaynayay ama xariirka la lahaa inay karantiil galaan inta laga xaqiijinayo baaritaankooda”ayaa lagu yiri qoraalka. Sidoo kale wasaaradda caafimaadka waxa ay qoraalkan ku xaqiijisay in qofkii ugu horeeyey uu galabta cudurka Coronavirus ugu geeriyooday gudaha dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho, kaas oo aan dalka meel uga bixin. “Waxaa sidoo kale geeriyooday Allaha u naxariistee xaaladdii ugu horraysay ee la xariirta caabuqa COVID-19, Somali 58 jir ah, kaas oo noqnaysa dhimashadii ugu horraysay wadanka gudihiisa”ayaa lagu yiri qoraalka Wasaaradda caafimaadka waxay sheegtay in ay ku mashquulsantahay raadinta dadka ay xariirka la sameeyeen dadkan cusub ee laga helay cudurka, iyaga oo ku sugan gudaha dalka oo aan sameyn wax safarro dibadda ah. “ Wasaaraddu waxay bulshada Soomaaliyeed mar kale ku adkaynaysaa inay guryohooda ku ekaadaan kana taxadaraan caafimaadkooda iyo badqabkooda. Fadlan inagala qayb-qaata xakamaynta cudurka oo raaca tilmaamaha caafimaad ee sida joogtada ah idiinla wadaagayso Wasaaradda Caafimaadka” ayaa lagu soo gaba-gabeeyey qoraalka wasaaradda caafimaadka Soomaaliya. Xigasho -
Gashaamo city, Somali region of Ethiopia hospital completed
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
It looks nice. Tolka ayaa degan miyaa degmadaan? -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Cumar Finish " Waxaan ka digaynaa inay faraha ka baxdo la tacaalida Coronavirus Gudodomiyaha gobolka Banaadir, Cumar Finish ayaa ka digay inay faraha ka baxdo wax ka qabashada cudurka Coronavirus, kadib markii uu cudurka kusii faafay bulshada dhexdeeda, qofkii ugu horeeyayna uu u geeriyooday. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa sheegay dad uu garanayo oo gudaha Muqdisho ku nool in ay cudurka u geeriyoodeen, qaar kalena u jiifaan, waxaana uu sheegay inay muuqato inay dadku iska indho tireen qatarta cudurka. “Waxaa niyad jab ah dadku inay weli aaminsan yihiin inuu cudurku yahay wax aan jirin. Waxaan u sheegaynaa dadweynaha in xanuunkii Muqdisho ku jiro oo ay muhiim tahay inaad guryihiina ku ekaataan, haddii kale xaaladda faraha ayay ka baxaysaa,”ayuu yidhi guddoomiyaha gobolka Banaadir. Dhinaca kale, xaaladda magaalada Muqdisho, ayaa ku jirta cabsi weyn oo ka dhalatay markii la shaaciyay in cudurka ku faafay bulshada dhexdeeda. Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa amartay inay la karantiilo dhammaan dadkii uu xidhiidhka la sameeyay bukaankii ugu horeeyay ee cudurka ugeeriyooday. Xigasho -
Importing jaadka should immediately be stopped
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Sh25m miraa haul torched in Lamu Kenya Navy soldiers patrolling Lamu's Indian Ocean waters have intercepted two boats ferrying a consignment of miraa estimated to be worth about Sh25 million. The boats carrying the khat were headed to Somalia before they were nabbed on Tuesday evening at Barakuda area, about 100 kilometres from Lamu Island. Confirming the incident, Lamu County Commissioner Irungu Macharia said the soldiers handed over the sacks of miraa to Kenya Coast Guard officials who then ferried it to Manda Ras Kitau beach where the entire consignment was torched. “The culprits claimed they were transporting the herbs to Kiunga Town which is on the border of Lamu with Somalia. But we’re aware of their secret businesses of ferrying it into Somalia...People should know that we have an active ban on miraa across Lamu County as we try to curb the spread of coronavirus to this region,” said Mr Macharia. He said the miraa ban in Lamu will be in place until Covid-19 is eliminated from the country. Xigasho -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Somalia confirms 1st coronavirus death Somalia on Wednesday confirmed its first death from coronavirus. Ismail Mukhtar Orongo, Somali government spokesman, told Anadolu Agency over the phone that the patient succumbed to the deadly virus in the capital Mogadishu. "The patient is a 58-year-old Somali national who had no travel history in the past three years and who died from coronavirus in Martini Hospital in Mogadishu," he said. The Horn of Africa country has so far confirmed (12) cases of coronavirus. On April 1, former Somali Prime Minister Nour Hassan Hussein Nour Adde died from coronavirus in London. The global death toll from coronavirus has crossed 83,600, with more than 1.45 million cases confirmed, according to U.S.-based Johns Hopkins University. ____________________ Rabi ayaa waaxid ah ummaddeena Soomaaliyeed cudurkaan dilaaga ah haka badbaadiyo - aamiin. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
One in every 100 Norwegian Somalis has tested positive for coronavirus One in every hundred Norwegian Somalis has tested positive for covid-19, while more than one in five of all coronavirus cases in the country were seen in people born outside Norway, the Norwegian Institute of Public Health has revealed in a briefing note submitted to the government. According to the note, 290 Norwegian residents of Somali origin have so far tested positive for the virus, a significant number in a community numbering only 28,696, and more than ten times the prevalence within the country as a whole. Somali Swedes also made up a disproportionate number of those hospitalised with coronavirus in Stockholm, something health experts have said reflects how much more common it is for vulnerable elderly members of the community to share accomodation with younger ones. Abdi Said, a Somali origin politician with Norway's Socialist Left party, last week told state broadcaster NRK that he felt the disproportionate number of Somali patients was "sad". "It is a vulnerable group lived cooped up close together with one another. So there is reason to be worried." Tore Steen, a doctor who works as infectious diseases consultant in Oslo municipality, said last week that there had been an increase in infections in Stovner, Gamle Oslo and Alna districts, all of which have high immigrant populations. "In recent weeks we have seen a trend towards more new infection in neighbourhoods with many immigrants, Steen said. Said said it was regrettable that Somali cafés and other meeting places in the Grønland district had not been closed earlier. "Even after the coronavirus deaths in other European countries, you could see groups of Somalis gathering here, and the café was still open. It was the police who shut it down." Xigasho -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Waa wax lagu farxo. Wey mahadsanyihiin Marwo Fowsiyo Abiikar iyo dowladda dhexeba. -
Eebbe ha u raxmado ra'iisul wasaare Nuur Cadde
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Halyeey kale dalkeena u soo halgamay cudurkii xumaa u geeriyooday. Eebbe ha u raxmado C/qaadir Cali Boolaay. -
These rules existed in one form or shape since 2001 on SOL. It will continue to exist. Should certain people keep deliberately breaking it, their fate will be permanent banning. You have been warned. Please report any thread or post that break the following rules: The Camel Milk Threads GOLDEN RULES: 1 - Qabiil: absolutely no qabiil talk. Not even a mention of any qabiil name. No qabiil discussion of any kind. 2 - Accounts: each forum member may have only one account. If you are caught double posting, both of your accounts will be deleted. 3 - Language: do not use profanity, vulgarity or objectionable language. 4 - Anti-Islamic: No one will be allowed to insult Islam and Muslims under any circumstances. Your post will be deleted and/or username banned if cought with any anti-Islamic attacks. Your views are welcome but your deragotory language against Islam/Muslims will not be welcomed at the expense of those Muslims who pay the bill for this privately owned website. 5 - Trolling: don't make posts that are inflammatory just to annoy people. 6 - Privacy: respect the privacy of others. Do not post other's phone numbers, addresses, pictures, etc., without their permission. 7 - Flaming: absolutely no personal attacks (direct or indirect). Criticize ideas, not people. Flaming will not be tolerated in any way. This includes any material which is vulgar, profane, defamatory, harassing, hateful, threatening, invading of others privacy, sexually oriented, or violates any laws. 8 - Pornography: no pornographic, sexually offensive, or sexually explicit talk will be tolerated. This includes suggestive images, graphics, and comments. 9 - Advertising: this forum is not free advertising space. If you have a product or a website to advertise on here, you need to get a permission from Admin. No advertising on signatures either. 10 - Posting: you may have your post deleted if you post in the wrong forum! Please post on the right forum. 11 - Subjects: use descriptive topic subject. This will help others find what they want to read. Topics with bad Topic subjects WILL be deleted! 12 - Spamming: no spamming. No commercial posts or flooding the forum with useless content. 13 - Content: you remain solely responsible for the content of your messages. Proof read your post and try not to use short-cuts. Chances are, if your message doesn't make sense to you, it won't make sense to someone else either. All content posted belongs to SOL. We reserve the right to delete it or keep it. 14 - Complaints: complaints are only handled by private messages to Admin. You are absolutely not allowed to create complaint topics on the open forums. Moderators will delete it as soon as they see it. Contact Admin if you have questions or concerns. 15 - Banning: if you are found breaking any of the above rules you may have your account deleted and your posting rights revoked. There may or may not be any warnings given, depending on the nature of the offense. Disclaimer: Considering the real-time nature of this forum, it is impossible for Somalia Online staff to review all messages or confirm the validity of information posted. Please remember that we actively monitor the contents of postedmessages but we are not responsible for any messages posted. We do not vouch for or warrant the accuracy, completeness or usefulness of any message, and are not responsible for the contents of any message. The messages express the views of the author of the message, not necessarily the views of the Adminstrators, moderators or any entity associated with this website. Any user who feels that a posted message is objectionable is encouraged to contact us immediately by private message. We have the ability to remove objectionable messages and we will make every effort to do so, within a reasonable time frame, if we determine that removal is necessary. This is a manual process, however, so please realize that we may not be able to remove or edit particular messages immediately.You agree, through your use of this service, that you will not use Camel Milk Threads to post any material which is knowingly qabiil related, false and/or defamatory, inaccurate, abusive, vulgar, hateful, harassing, obscene, profane, sexually oriented, threatening, invasive of a person's privacy, advertising without permission, or otherwise violative of any law. You agree not to post any copyrighted material unless the copyright is owned by you or by Somalia Online. Although this forum does not and cannot review the messages posted and is not responsible for the content of any of these messages, we at Somalia Online reserve the right to delete. any message for any or no reason whatsoever. You remain solely responsible for the content of your messages. We at Somalia Online also reserve the right to reveal your identity (or whatever information we know about you) in the event of a complaint about a topic you posted anonymously or legal action arising from any message posted by you.
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
UK: Boy, 13, dies of coronavirus 'without any family close by' Ismail Mohamed Abdulwahab, believed to be the UK's youngest victim, had no underlying health conditions, family says. Ismail Mohamed Abdulwahab, a 13-year-old boy from London who tested positive for COVID-19, has died. He is believed to be the United Kingdom's youngest coronavirus victim. "Ismail was only 13 years old without any pre-existing health conditions and sadly he died without any family members close by due to the highly infectious nature of Covid 19," the family said in a statement on Tuesday. "Ismail started showing symptoms and had difficulties breathing and was admitted to King's College Hospital [in London]. "He was put on a ventilator and then put into an induced coma but sadly died yesterday morning. To our knowledge he had no underlying health conditions. We are beyond devastated." By Wednesday morning, a GoFundMe page set up to help the family pay for the child's "janazah", or Muslim funeral, had raised more than 51,000 pounds (about $63,000), with 2,700 people donating - well over the goal of 4,000 pounds (about $4,944). Any extra funds would be given to the family, said a family friend, who set up the page. "Sadly, a 13-year-old boy who tested positive for COVID-19 has passed away, and our thoughts and condolences are with the family at this time," King's College Hospital said in a statement. "The death has been referred to the coroner and no further comment will be made." While the new coronavirus mostly affects older people and people with underlying health conditions, a minority of victims have been younger, including children. La Repubblica, an Italian daily, reported that Luca Di Nicola, an Italian 19-year-old assistant chef, died in a London hospital on March 24. Di Nicola's father told the newspaper that the teenager had no underlying health conditions. In the UK, at least 2,352 people have died after testing positive, according to government figures. The country suffered its worst daily toll on Wednesday, with the number of deaths rising by almost 563 people in a 24-hour period. Aljasiira __________________ Samir iyo iimaan Rabi reerkiisa haka siiyo. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Somalis Over-Represented Among Coronavirus Victims in Stockholm, as COVID-19 Reaches Blighted Areas Members of the Somali community complained that the authorities' information about the spread of coronavirus was insufficient and came too late. To rectify this, materials in 15 languages are now being distributed. The city of Stockholm has reported a rise in COVID-19 cases, noting that residents of so-called vulnerable areas are over-represented among the newly-infected. At least six of the 15 who died from the coronavirus have a Somali background, national broadcaster SVT reported. At the same time, a spread of the infection was reported in the Järva area, which includes the districts of Kista-Rinkeby and Tensta. Up to 90 percent of the population of these communities have an immigrant background, and they feature in Sweden's list of vulnerable areas. A local doctor suggested to the Expressen newspaper that the virus could have spread several weeks ago, during the Friday prayer at a local mosque. “When [coronavirus] spread to Sweden, there was not so much information in Somali, and many continued living as usual,” doctor Jihan Mohamed, board member of the Swedish Somali Medical Association, told SVT. Mohamed suggested crowded conditions as one of the explanations to the over-representation of COVID-19 cases among fellow Somalis. “Many live in crammed quarters there. Several generations can live in the same apartment,” Mohamed suggested. She also believed that cultural aspects may have played a role in the spread of the disease. “In Somali culture, it is important to socialise, support and visit each other, especially if someone is ill,” she said. Somali imam Hussein Farah of Rinkeby's Islamic Cultural Centre suggested that the authorities' information on coronavirus in languages other than Swedish was insufficient and came too late. Mohamed Nuur, chairman of the Social Democrats in Tensta, called the lack of information “heartbreaking”. Amid the spread of the coronavirus in the blighted areas, the authorities are at pains to distribute information material in 15 languages, including Somali. Residents are reminded about the importance of social distancing and staying at home. To better reach to the growing migrant community, national broadcaster SVT has started texting their news broadcasts in Arabic. SVT cited “the great need for information due to the coronavirus epidemic”. Several other media, including Expressen, also produced Arabic and Somali material to accommodate non-Swedish readers. Sweden's Arab-speaking community has by some estimates grown to become the country's largest, surpassing the speakers of Finnish at some point after the 2015 migrant crisis, when 163,000 asylum seekers from predominantly Arab-speaking nations entered the country. Sweden's Somali diaspora has been rising since the 1990s, bolstered by refugees from the Somali Civil War. Today, it is estimated at over 60,000, with over half of them retaining their Somali citizenship as well. Their vast presence earned Rinkeby the colloquial nickname “Little Mogadishu”. According to official statistics, Sweden had a total of 2,272 confirmed cases of COVID-19. The average age of the infected was 54, with men constituting 54 percent. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
And now Sweden: Swedish Coronavirus deaths increase, with concerns about Somali-Swedes in particular Twelve new deaths connected to the Coronavirus were confirmed in Sweden on Monday, and there is particular concerns about Swedish-Somalis, as at least six of 15 people to die from the virus in the Stockholm area so far are of Somali background according to the Swedish-Somali medical association. They believe a lack of information in Somali during the early stages of the pandemic may have played a role. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Gooni, Reer Khaliijka aad naga daba wadid xee tahay? At least dalka Muslimka Soomaaliya daneeyo ee Turkiga sida ba'an ugu haayo kiiskooda keen, Carabtaan caloosha weyn naga daayee. Haddaa u soo noqdo Soomaalideena dibadaha ku nool, now Reer Norway ayuu si xun ugu haayaa. At least 200 Soomaali ku dhacay. Coronavirus Spreading in Norway's Migrant Areas, Somalis Hit Hardest Almost one in four hospitalised immigrants in Norway is Somali, despite the diaspora there constituting only 0.8 percent of the Norwegian population. This has been attributed to cramped living conditions and their insufficient knowledge of the Norwegian language. While the share of immigrants admitted to Norwegian hospitals with COVID-19 roughly corresponds to their proportion in the general population, there is one group that is strongly over-represented in the statistics. Despite accounting for only 0.8 percent of the Norwegian population, Somalis constitute over 20 percent of immigrants treated for Covid-19, according the Norwegian Public Health Instutute (FHI). More than 829 immigrants are being treated for coronavirus; over 200 are Somalis, national broadcaster NRK reported. Oslo chief epidemiologist Tore Steen noted a “disturbing increase” in the number of infections in the districts of Stovner, Gamle Oslo and Alna, all of which have a strong immigrant presence. He noted a paradigm shift in infection patterns. While in the first weeks, most new cases stemmed from people returning from skiing holidays in Italy and Austria, in recent weeks the virus has been spreading in immigrant-heavy areas. He says that the first weeks were the most contagious in western districts, a good proportion were people who had been on skiing holidays in Italy and Austria. “It's true that among the immigrants, there seems to be extra many infections among Somalis”, Steen admitted. So far, the reason for this over-representation remains unclear. However, Trude Margrete Arnesen, a specialist in community medicine at the Department of Infection Protection and Vaccine at the Norwegian Institute of Public Health (FHI), ventured to news outlet Resett that cramped living conditions and worse access to information among the Somalis could be the cause. Arnesen also referred to Sweden's example, where a “higher mortality” among this group was recorded. Earlier, Nasreen Begum, the leader and founder of Local Mothers Norway, expressed concern about immigrant women and housewives who do not take the authorities' advice on the coronavirus seriously enough, citing low confidence in the Norwegian authorities and poor knowledge of the Norwegian language. To raise awareness, Local Mothers, an NGO, started an outreach door-to-door information campaign, NRK reported. FHI head of department Line Vold stressed that more detailed information campaigns are underway. “We see that there are some groups that may be over-represented. To reach them to an even greater extent, measures are being implemented, including on social media”, Vold told the newspaper Dagbladet. Largely owing to Norway's immigration policy and demographics, its Somali diaspora numbers some 40,000 and is estimated to be one of country's largest, after Poles and Lithuanians. A total of 4,655 proven COVID-19 cases have been reported in Norway. A total of 32 patients have died; their average age is 84 years. Xigasho -
Importing jaadka should immediately be stopped
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Wives rejoice and traders despair as Coronavirus halts khat supply to Somalia (Reuters) - Before the coronavirus hit, Muna Nur Farah had started to hate her husband. He'd slink into their home in the Somali capital Mogadishu at 3:00am with empty pockets, his money squandered on the narcotic leaf khat. That changed a little over a week ago, as the pandemic spread through East Africa. To curb the disease, the government banned international flights - including those importing khat from Kenya - depriving men like Farah's husband of the addictive drug. "This week every day, he brings home money, vegetables, mangoes, meat, food," she said happily. "I love him now. Life is superb." Some Somalis, especially women and children, say coronavirus handed them an unexpected boon through the ban on khat flights. "Women say a man who chews khat has another wife - called khat," Farah's husband, Abdullahi Ahmed said. "It is true." More than 10 million people globally use khat, according to the Kenya Medical Research Institute. In Somalia, men gather in groups to chat and chew the leaf, a mild stimulant, into the early hours. Kenya exports about 50 tonnes of khat to Somalia daily, said Kimathi Munjuri, the chairman of Kenya's largest khat trade association. Khat is sold to Somalia - which is mostly too hot and dry to grow the water-intensive crop - at $5 a kilo, making Kenyan growers around $250,000 a day. "Now we're not able to ship anything," he said. "We are looking at a total devastation." Importers sell to dealers in the 'khat garden' - Mogadishu's typically busy khat market. Now it's deserted apart from boys playing football and soldiers comparing guns. Bunow Hussein Aden, 60, is the market's chief cleaner, but now there's no one to pay him his daily fee of $15 so he is just lying on a polythene sack as litter blows past. "I have not received a coin since khat was banned," he complained. "I just see people I know, ask them for few dollars." Khat is highly perishable. It's usually driven from airfield to market at breakneck speed. Some khat sellers like Sabir Mohamed Shiqalow have started shipping the leaf in, but prices have shot up: a kilo worth $20 before coronavirus now fetches $200 to $300. Shiqalow, an enterprising 21-year-old, has been selling khat half his life. Now he and other sellers go to the beach nightly with two dozen well-armed private guards to collect their slightly withered haul. One night last week, the guards repelled a group of soldiers trying to steal their shipment. Shiqalow hopes things will settle down soon. "Khat is my only source of income," he explained. In Farah's household, the women pray the ban stays. "Now we get meat, food and money. Thank you, coronavirus!" said Sumeya Nur Farah, Muna's 9-year-old sister. "But do not kill us please," she said, addressing the virus. Even Farah's father Mohamed Nur Farah has stopped chewing, after 20 years. He's spending time with his family instead - to general astonishment. "I am helping my wife in cooking," he said proudly. "I never helped her in household chores before." New York Times (Reuters) -
Run kugu mudduci ah laga ma raysan karo. Marka la soo qaado in laga hadlo midnimo kale oo cusub oo Waqooyi iyo Koonfur ah (Somaliland iyo Soomaaliya), dad badan oo reer Waqooyi ahi waxa ay la soo boodaan, "Ma meeshii baad inagu celinaysaan (Koonfur)?. Dadkaasi waxa ay haaraamaan midnimadii 1960, waxa aanay qabaan in Koonfuri dulmiday Waqooyi, cadow na u tahay. Qaar kalena waxa ay isku qanciyaan in Daarood qabiil la yidhaahdaa uu Waqooyi burburiyey 1988 iyo sannadihii ka horreeyey ama ka dambeeyey. Labadaas yeedhmo ba waxa ay iigu muuqdaan khalad marjuuc ah oo la buunbuuniyey oo beeni ka buuxdo. Ma jirto oo caddaymo ku filan loo ma hayo meel ay Koonfuri ku duudsidey ama ku dulmiday Waqooyi. Midnimadaas 1960 waxa khaladka ugu weyn naftooda ka galay waa Reer Waqooyiga laftiisa. Waayi Reer Waqooyi waxa ay la tageen Muqdisho 1960 talo la'aan iyo qorshe xumaan ku aaddan midnimo oo waxtar leh oo ay galaan. Mushkiladda iyo khaladka dhacday ma ahayn midnimada ee waxa uu ahaa sidii xumayd ee dawladnimadii carjawda ahayd loo maamulay, maamul xumadaas oo Waqooyi iyo Koonfurba isku si saamayn xun ugu yeelatay. Waxa maamul xumada ka mid ahaa in awood qaybsi maamul oo tayo leh aan la samayn. Taas bilowgii hore waa lagu eedayn karaa xukuumaddii curdinka ahayd oo jagooyinka sarsare ku koobtay dhinac qudha (Koonfur) oo aan tixgelin siinnin qolyihii midnimada keenay (Waqooyi). Xukuumaddii Cabdirisaaq X. Xuseen, Ahun, reer Waqooyigu waxa ay noqdeen hijiinkii dhaqaajinayey xukuumaddiisii. Wasaarado dhan oo ay ka mid ahaayeen waxbarashada, Warfaafinta, Arrimaha dibedda iyo saraakiisha ciidamada (bilays iyo milateti ba) waxa ka dhex muuqday xubno reer Waqooyi ah oo aqlabiyad ah, karti iyo hufnaanna muujiyey. Markii dambe na, xukuumaddii Cabdirashiid Cali Sharmaarke, Ahun, waxa raysal wasaare ka noqday Maxamed X. Ibraahim Cigaal, Ahun. Xilligaas xukuumadihii rayadka ahaa ee taagta darnaa tabasho kasta oo jirtey oo reer Waqooyigu tirsanayey, haddana, waxa dhinac yaalley saamayntaas iyo doorarkaas ay reer Waqooyigu xukuumad kasta ku lahaayeen. Markii uu afgembiga ciidamadu waddanka ka dhacay 1969, waxa saraakiisha inqilaabka dhigtay ahaayeen 25 sarkaal. Sagaal ayaa reer Waqooyi ahaa. Waa tiro ka badan 1/3. Waxa saraakiisha reer Waqooyi ka mid ahaa rag saamayn ku lahaa maamulkii Maxamed Siyaad Barre. Madaxweyne ku xigeen buu ahaa Ismaaciil Cali Abokor. Sagaalkaas sarkaal waxa ay kala ahaayeen: Ismaaciil Cali Abokor Maxamed Cali Shire Axmed Saleebaan Dafle Axmed Xasan Muuse Muuse Rabiile Good Maxamed Caynaanshe Axmed Maxamuud Faarax (Laxwas) Faarax Wacays Dhuule iyo Jaamac Maxamed Qoorsheel. Inta mootan Ahun. Waxa tan soo raacaya in reer Waqooyigu ay ahaayeen hijiinkii wax ka dhaqaajinayey horumarkii hanqalka la soo kacay ee Soomaaludu ku tallaabsatay 1969 - 1976 ee markii dambe la jincintay ee Maxamed Siyaad Barre dib u cunay. Isirradani waa muuqaallo iyo sawirro dhab ah oo beeninaya yeedhmada ah "Reer Koonfureed ayaa dulmay Reer Waqooyi". Horumar haddii uu jirey waa la wada qabey, dibudhacyada na waa loo sinnaa, dawladnimada na waa la wada lahaa. Sheegashada kale ee ah Daarood baa Isaaq waxyeelay waa sheeko raqiis ah. Maxamed Siyaad Barre haybtiisu uma qoollaan karto wixii uu ku sameeyey meeqaamkiisii madaxweynennimo ama gefafkii uu taliskiisii galay. Sababta oo ah, magaca wax lagu dhimay ma ahayn magaca reerka uu madaxweynuhu ka soo jeedey ee waxa lagu galay magacii iyo awooddii la wada lahaa ee qaranka Soomaaliyeed oo laga wada tirsanaa, lagu na takrifalay. Sabab kale na waa in taliskaasi Daaroodka laftiisa qaybo ka mid ah birta uu ka aslay oo gumaaday, isaga oo aan wax teello ah u dhigan. Taliskassi ciddii xukunkiisa diidda ee ka hortimaadda uma aabbo yeeli jirin, Dir iyo Daarood kii ay noqdaan ba. Ma jirto oo lama hayo meel inta uu Daarood ku shiray ku go'aansaday in Isaaq la gumaado. Waa xaqiiqo kale. Dadkii halgamayey ee Maxamed Siyaad xukunkiisa ka horjeedey (SSDF, SNM, USC iyo SPM) waxa ay ahaayeen oo ka mid ahaa Reer Koonfureed iyo Daarood. Waa xujo kale oo beeninaysa yeedhmooyinka Reer Koonfureed ama Daarood ayaa waxyeelay Reer Waqooyi ama Isaaq, ee dadka qaar ku andacoonayaan. Soomaali oo qoys ah baa maamul xumo dawladeed haleeshay oo ay adhaxda ka jebisey. Soomaali oo qoys ah baa colaado iyo dagaallo sokeeye naafeeyeen oo shufbeel qarka u wada saarantay. Maanta markii ay muuqatay in laga soo kabanayo hagardaamooyinkaas oo in qoyskii uu wada hadlo, oo heshiiyo, waxna wada yeesho, loo hanqal taagey, in yeedhmooyinkani bataan oo soo baxaan, wax kale ma aha ee "halaq baa ku raad gadanaaya". Waxa la doonayaa in lagu marin-habaabiyo runta iyo baahida jirta. Mudnimaan mar kale doonayaa aan u meel dayo. Fiiro Gaar ah: Qof kasta oo aflagaaddo muujiya ama mawduucan ka baxaa xaq uma yeelan doono in uu halkan ka sii mid ahaado. Dood waxa lagu gudbaa dood kale, si wax loo kala dheefo. Qudh, qabiil iyo qaran toonno lama aflagaaddayn karo. Sawirka waxa ragga Maxamed Siyaad ku weheliya ka mid ah: Ismaaciil Cali Abokor, Cumar Carte Qaalib, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Ibraahim Maygaag Samatar. In ta mootan Ahun. M.FACEBOOK.COM Run kugu mudduci ah laga ma raysan karo. Marka la soo qaado in laga hadlo midnimo kale oo cusub oo Waqooyi iyo...
-
Eebbe ha u raxmado ra'iisul wasaare Nuur Cadde
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Khayre oo war ka soo saaray geeridii ku timid Nuur Cadde Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa ka hadlay Allaha u naxariistee geeridii ku timid, Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo ahaa ra’iisul wasaare hore, kaas oo saaka ku dhintay dalka Ingiriiska. Khayre ayaa marka tacsi u diray dhammaan Ummadda Soomaaliyeed iyo qoyska uu ka baxay marxuumka oo u geeriday caabuqa Corona. Sidoo kale ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa marxuumka alle uga baryey inuu ka waraabiyo Jannadiisa Firdowso. “Waxaan tacsi u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo qoyska uu ka baxay ra’iisul wasaarihii hore ee dalka marxuum, Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo ku geeriyooday London. Waxaan Alle uga baryayaa inuu naxariistiisa Janno ka waraabiyo, ehelkana uu samir iyo iimaan ka siiyo.” ayuu yiri ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre. Nuur Cadde waxaa loo magacaabay ra’iisul wasaare bishii November sanadkii 2007-dii, xilliggaas oo uu dowladda KMG fadhigeedu ahaa magaalada Baydhabo . Marxuumka ayaa sidoo kale ra’iisul wasaare ahaa tan iyo 2009-kii, ka hor wuxuu muddo dheer madax ka ahaa Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed. -
Ra'iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Cadde oo u geeriyooday cudurka Coronavirus Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xassan Xusseen (Nuur Cadde) ayaa la xaqiijiyey in uu maanta ku geeriyoodey magaalada London ee dalka Britain. War ka soo baxay Wiilkiisa Xaaji Maxamed Nuur Xassan Xusseen ayaa lagu ogeysiiyay shacabka Soomaaliyeed gaarida Nuur Cadde oo waayadii ugu danbeeyayba la il darnaa cudurkan COVID-19. Nuur Cadde ayaa dalka ka soo noqday Ra'iisal Wasaare intii u dhexeysay 2007-2009 dowladdii uu madaxweynaha ka ahaa Alle ha u naxariistee Cabdullaahi Yuusuf Axmed
-
Why did he demote himself from being the Soomaaliya's European Union ambassador to be a xildhibaan of a maamul goboleed and then be selected as the speaker of the said regional parliament? We will soon know. Dr Cali Saciid Fiqi oo loo doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa ka dhacdey doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo ay ku tartameen laba musharax. Fadhiga doorashada ayaa waxaa ku sugnaa 93 Xubnood oo ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed,kuwaas oo musharixiinta u kala codeynayay,waxaana Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed loo doortey Xildhibaan Dr Cali Saciid Fiqi oo ahaa Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub. Labada musharax ayaa waxaa ay codadka u kala heleen 84 Cod waxaa helay Dr Cali Saciid Fiqi oo noqdey Guddoomiyaha Baarlamaanka halka 2 Cod uu helay musharixii la tartamayay ee Maxamed Cabdiraxmaan,waxaana halaabey 8 Cod. Guddoomiyaha Guddiga doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqey in xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed uu ku guuleystay xildhibaan Cali Saciid Fiqi. Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koofur Galbeed ayaa aad uga hooseysay doorashooyinka kale Guddoonka Baarlamaanka dowlad goboleedyada, maadaama xamaasadda tartankaas uu aad u hooseeyay, marka loo eego in hal musharax kaliya ahaa ninka la hadal hayay. Goordhow ayaa la guda geli doonaa doorashada Guddoomiye kuxigeenada Baarlamaanka Koonfur Galbeed,hayeeshee Xildhibaanada loo fasaxey qado iyo inay Salaad soo dukadaan. Xildhibaanad Aamina Isaaq Maxamed iyo Maxamed Nuur Maxamed ayaa u taagan xilka guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed,halka Xildhibaan Shamso Maxamed Yaroow oo ah Shaqsiga kaliya ee u taagan qabashada xilka guddoomiye kuxigeenka 2aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed. Xigasho
