Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,660
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. True. The only silver lining against this is that Soomaaliya's population is very young and the elder population not that significant in general population.
  2. Somalia confirms 58 new COVID-19 cases as tally rises to 2,204 Somali health ministry on Thursday confirmed 58 new cases of novel coronavirus, bringing the total number of infections to 2,204. Fawziya Abikar, the country’s health minister said 32 of the latest cases were found in Banadir, an administration area which covers the capital, Mogadishu, 11 other cases in Hirshabelle state, 8 cases in the breakaway region of Somaliland, The minister added that 3 cases were recorded in Galmudug, 2 cases in Puntland, a case in Jubbaland and another case in Southwest state. She further said 12 patients recovered from the disease and no death case has been reported in the past 24 hours. The total number of recoveries in the country has so far reached 418. Added the ministry. The minister also said that 49 of the latest cases were male while nine other cases were female. The increase in the number of COVID-19 cases comes at a time Somalia is also facing heavy flooding and a threat of desert locust infestation. The UN has warned that if the virus transmission is not contained rapidly, the patient surge and increasing demand for health care will overwhelm the country’s fragile health system. The Horn of Africa nation has instituted measures to contain the possible spread of COVID-19 including closing schools, banning large gatherings and suspending international and domestic passenger flights.
  3. Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyey Shirka Tallaalka Aduunka ee 2020 oo qaab fogaan arag ah ay u martigalisay Dowladda Ingiriiska, uuna guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Boris Johnson.
  4. Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta dhaqaatiir iyo qalab caafimaad geysay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.
  5. Dowladda Soomaaliya waxaa ay ka tacsiyeynee Geerida xanuunka badan ee ku timid hobolkii Qaranka Cabdi Tahliil Warsame oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho waxaana ay Allah uga barisay Ehelka marxuumka iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed inuu samir iyo iimaan ka siiyo.
  6. Kooxda Al-Shabaab oo billowday mashruuca ‘carabiyeynta’ Soomaalida Ururka Al-Shabaab ayaa si rasmi ah u bilaabay mashruucii ay ugu magac dareyn carabiyeenta dadka Soomaaliyeed. Mashruucaan oo bilooyin ka hor ay ku dhawaaqday Al-Shabaab ayey hadda waxay kooxdu sheegtay inay soo saartay dufcaddii ugu horeysay oo ka qalin jabiyey barashada Luuqadda Carabiga. Al-Shabaab ayaa sheegtay in dufcadaan ay ka qallin jabisay iskuulka lagu barto Luuqadda Carabiga oo ay ka furtay Magaalada Jilib, kaasi oo lagu magacaabo Alxikma . Xafladda qallib jabinta oo u muuqatay mid si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Xarakada Al-Shabaab. Al-Shabaab ayaa ujeedada mashruucaan ku sheegtay inay tahay in dadka Soomaaliyeed loo fududeeyo barashada Diinta Islaamka, taasi oo barashda luuqadda Carabiga ay sahli karto.
  7. Abwaan Saciid Xarawo ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid AUN fanaankii Qaranka CAbdi Taliil Warsame oo saaka Muqdisho lagu aasay.
  8. Fannaan Cabdi Tahliil Warsame oo geeriyooday Allaha u naxariistee fanaankii weynaa ee Soomaaliyeed Cabdi Tahliil Warsame ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho, kadib muddo uu ku xanuunsanaa magaalada, sida ay sheegtay dowladda Soomaaliya Geerida Cabdi Tahliil Warsame ayaa waxaa qoraal uu soo dhigay barta twitter-ka ku xaqiijiyey afhayeenka wasaaradda warfaafinat Soomaaliya Ismaaciil Oronjo. “Inaa Lilaahi wa inaa Ileyhi raajicuun, waxaa hadda la ii xaqiijiyay in uu magaalada Muqdisho ku geeriyooday Fanaanka caanka ah Cabdi Tahliil Warsame oo muddooyinkii ugu dambeyn ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho,” ayuu yiri afhayeenka. Xaaladda caafimaad ee fannaa Cabdi Tahliil ayaa sii xumaanaysay waayadan danbe, mana jirin daryeel dhammeystiran oo uu ka helay dowladda Soomaaliya. Cabdi Tahliil Warsame wuxuu safka hore kaga jiray fannaaniinta qiimaha mugga weyn ku dhex leh fanka Soomaalida, heesihii uu ku luuqeeyey waxay kaalimaha ugu sarreeya kaga jiraan dhageysiga keydka suugaanta ee ay isticmaalaan bulshada Soomaalidu. Cabdi Tahliil Warsame, sida la hubo wuxuu ku dhashay deegaanka Wardheer sannadkii 1952-kii. Sannadkii 1968-kii fannaanku wuxuu ku luuqeeyey heestiisii labaad ee Onkod, taasoo aad u caan baxday. Heestan oo ilaa maanta kaalmaha hore uga jirta dookha dadweynaha waxaa u dhiibay Abwaan Axmed Saleebaan Bide. Sannadkii 1971-kii wuxuu ka qeyb galay tartankii heesaha hirgalay waxaana ku weheliyay fannaaniin ay ka mid ahaayeen, Cabdulaahi Cumar Xarago, Cabdi Xasan Dige, Cumar Nuur Cabdule iyo Xasan Aadan Samatar. Fannaaniintan dhamaantood waxay ku biireen xidigihii kooxdii Hobalada Waabari. Kooxihii kale ee uu Tahliil la soo shaqeeyey waxaa ka mid ahaa Kooxdii Danan oo uu kamid noqday hogaankii sare ee kooxdaas.
  9. Wasaaradda Caafimaadka Federaalka ayaa waxa ay ka heshay hay’adda IOM 20 xabo oo neef-caawiyayaal ah kuwaasi oo wax-weyn katari doono badbaadinta dadka ku neef-qabatooba caabuqa #COVID19.
  10. 04 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 58 > Banaadir: 32 > Hirshabelle: 11 > Somaliland: 8 > Galmudug: 3 > Puntland: 2 > Jubbaland: 1 > South West: 1 > Male: 49 > Female: 9 > Recovery: 12 > Death: 0 ------------------------------------ Total confirmed cases: 2,204 Total recoveries: 418 Total deaths: 79 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia
  11. Dowladda Soomaaliya oo shatigii kala noqotay labo diyaaradood oo si qarsoodi ah Qaad ku keenay Soomaaliya Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay shatigii kala noqotay labo diyaaraddood oo ka diiwaan gashan dalka Kenya, kuwaas oo lagu eedeeyay inay shixnado qaad ah geeyeen meelo kamid ah Soomaaliya. Labadaan diyaaraddood oo lagu kala magacaabo Buff AIR SERVICES iyo Silverstone Air Services ayaa lagu eedeeyay inay ku xadgudbeen xayiraadii saarnayd duulimaadyada caalamiga ah Covdi19 awgiis. Labadaan diyaaradood ayaa ka kala degay Buuhoodle iyo Jowhar iyagoo dowladda Soomaaliya u sheegay inay sidaan gargaar Dawo ah, balse markii halkaas gaareen waxay la ogaaday inay sideen shixnad Qaad ah. Shirkaddaha ay katirsan yihiin labada diyaaraddood weli kama hadlin kala noqoshada shatigii ay kaga howlgalayeen Soomaaliya. Xigasho
  12. Dowladda Soomaaliya oo qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiisay degmada Xudur ee gobalka Bakool Mas’uuliyiin ka socota xukuumadda oo ay hoggaaminayen howl-wadeenno ka tirsan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa maanta qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiiyay degmada Xudur ee gobalka Bakool, si sare loogu qaado awoodda la tacaalidda xanuunka COVID-19. Qalabka caafimaad iyo dawooyinka oo lagu wareejiyay wasaaradda caafimaadka Koonfur Galbeed, Maamulka gobalka Bakood iyo maamulka degmada Xudur, waxaa kamid ah Maaskaro iyo dharka ay xirtaan howl-wadeennada ka howl gala xarumaha lagu daweeyo bukaannada la xanuunsan Feyruska Karoona. Wasiirka caafimaadka Koonfur Galbeed, Maxamed Cusmaan Xaaji, Guddoomiyaha gobalka Bakool, Maxamed Cabdi Maxamed (Tall), iyo guddoomiyaha degmada Xudur, Maxamed Macallim Axmed, ayaa ka mahad celiyay dawada iyo qalabka caafimaad ee dowladda federaalku ku wareejiyay. Howl-wadeennada farsamo ee ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Xudur geeyay taageerada xukuumaddu ku xoojineysay awoodda xakameynta Feyruska Karoona ayaa sidoo kale socdaalkoodu salka ku hayay inay Qiimeyn ku sameeyaan xaaladda guud iyo xarumaha loo qorsheeyay in dadka lagula tacaalo, si loo ogaado baahida jirta, looguna qorsheeyo taageerada dheeraadka ah ee ay u baahanyihiin. Dowladda federaalka ayaa horay qalab caafimaad iyo dawooyin u gaarsiisayay degmooyin iyo goballo ka tirsan dowlad gobaleedyada dalka si sare loogu qaado dadaallada kahor tagga iyo xakameynta xanuunka COVID19 ee dhibaatada ku haya dunida oo dhan.
  13. Trudeau’s 21-Second Pause Becomes the Story in Canada TORONTO — When asked what he thought of President Trump’s call for military action against American protesters and the tear gassing of peaceful demonstrators to make way for a photo-op, Prime Minister Justin Trudeau paused at his podium for 21 uncomfortable, televised seconds. He opened his mouth, then shut it — twice. He softly groaned. Finally, in a scene on Tuesday that has now spread wildly around the internet, Mr. Trudeau said: “We all watch in horror and consternation what’s going on in the United States.” From their perch above the United States, Canadians have been watching in shock as the country they’ve long considered their closest friend and protector now seems like a crazed, erratic and dangerous stranger. Most of the country’s horror has been focused on President Trump. Even the country’s conservative newspapers were filled with columns like one by Gary Mason stating, “There couldn’t be a scarier person inhabiting the White House at this very moment.” “It’s deliberate what he’s doing. He’s deliberately stoking anger so he can run a law-and-order platform,” concurred Janice Stein, the founding director of the University of Toronto’s Munk School of Global Affairs. “It’s horrifying.” Most Canadians soured on President Trump two years ago when he placed tariffs on their country’s steel and aluminum exports, threatened to cut Canada out of the continental free trade deal and insulted Mr. Trudeau as “very dishonest and weak” moments after leaving the Group of 7 summit, which Mr. Trudeau had hosted. But, during the pandemic, public opinion of President Trump has sunk to even lower levels among Canadians. While politicians here have set aside their partisan differences to work together to protect Canadians from the coronavirus, Mr. Trump is viewed as politicizing the pandemic for his re-election effort. “My view is one of profound sadness — sadness at watching communities we respect being so torn apart, and sadness at watching the loss of life in the pandemic,” said Frank McKenna, a former premier of New Brunswick and a former Canadian ambassador to the United States. “The United States is so polarized, the question of wearing a mask or not is fraught with political overtones. It’s excruciating to watch.” Prime Minister Trudeau, however, dared not openly criticize President Trump in his response on Tuesday. Instead, like many other Canadian leaders, he chose to ruminate on racism against black Canadians and other minorities. Protests in support of George Floyd, the black man who was killed in police custody in Minneapolis, occurred across the country last weekend and in Toronto were connected to the death of Regis Korchinski-Paquet — a 29-year-old black woman who plunged from her family’s high-rise apartment shortly after the police arrived, answering a distress call. The incident is being investigated by a police oversight unit. “It is a time for us as Canadians to recognize that we too have our challenges,” said Prime Minister Trudeau, whose own record on race was badly tarnished after old photos of him wearing blackface and brownface at parties surfaced during the 2019 re-election campaign. “There is systemic racism in Canada,” Mr. Trudeau said. NY Times
  14. 03 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 57 > Banaadir: 34 > Somaliland: 18 > Jubbaland: 5 > Male: 30 > Female: 27 > Recovery: 26 > Death: 0 ------------------------------------ Total confirmed cases: 2,146 Total recoveries: 406 Total deaths: 79 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia
  15. Beco, as a monopoly company, can easily invest more of this as well as wind turbines in the big ocean. Maan, the whole of Soomaaliya tamarta ay u baahantahay in yar solar and wind turbines dalka laga dhiso ku filan.
  16. Why does an avowed atheist apostate care about Soomaaliya's affairs. Waa yaab. War noloshaada ifka iyo aakhira waa ku seegtee ee meesha noo banee. This atheist character left the fold of Islaam, but apparently cannot leave the mental enslavement of qabyaalad. Cajiib iyo nuskeeda. Even more yaab is that he supports a wadaad warlord for the sake of qabyaalad.
  17. Khilaafkii SACIID DENI iyo Axmed Karaash oo la xaliyey – Maxaa lagu heshiiyey? Khilaafkii u dhaxeeyey madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Karaash ayaa lagu guuleystay in la xaliyo, sida lagu sheegay war kasoo baxay madaxtooyada Puntland. Khilaafka ayaa waxaa xalintiisa ku guuleystay qaar ka mid ah Isimada Puntland iyo guddoonka baarlamanka, oo maalmihii u dambeeyay ku howlanaa dhex-dhexaadinta Deni iyo Karaash. War-saxafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu shaaciyay in meesha laga saaray kala aragti duwanaantii dhinaca maamulka iyo shaqada ee u dhexeysay Madaxweyne Deni iyo ku-xigeenkiisa, kadib kulan ay maanta oo Tallaado ah Madaxtooyada Garowe ku wada qaateen Madaxda ugu sarreysa Puntland iyo qaar kmid ah Isimada dhaqanka. War-saxaafadeedka ayaa u qornaa sidan hoose. “Madaxweynaha Dowladda PuntlandSiciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, Guddoomiye ku-xigeenka kowaad ee Baarlamaanka Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Ismaaciil Maxamed Warsame iyo xubno ka mid ah hoggaanka dhaqanka Puntland”. “Kulanka ayaa looga hadlay kawada shaqeynta midnimada, amniga iyo horumarka Puntland waxaana lagu guuleystay in meesha laga saaro kala aragti duwanaan dhinaca maamulka iyo shaqada ah oo u dhexeysay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka”. “Dowladdu waxay Bulshada Puntland ugu baaqaysaa inay ka shaqeeyaan dowladdnimada, meel ugasoo wadajeestaan cadowga, iskana ilaaliyaan waxkasta oo khalkhalgelinaya nidaamka, amniga iyo jiritaanka Puntland.”
  18. Somaliland ministers test positive for COVID-19 Authorities in the breakaway region of Somaliland have announced that two ministers have tested positive for coronavirus. Health ministry in the region announced they had registered 26 new infections in the previous 24 hours bringing the total confirmed cases to 358. The ministry also said 48 patients have so far recovered from the disease and a total of 22 people have succumbed to it since its outbreak in the region. Somaliland minister of investment Mohamed Ahmed (Awad) said he is one of the two ministers who tested positive for the disease. The minister announced his infection in a post published on Twitter on Monday. “I have tested positive for the disease after showing mild symptoms, my condition is stable and I don’t feel any pain,” he said on Twitter. The announcement in the region comes a day after the country’s health minister announced 47 new cases. The latest cases come amid concern about the sharp surge in the number of confirmed cases in Somalia due to limited capacity to contain the spread of the virus because of the fragile healthcare system. The World Health Organization (WHO) has warned that if the virus transmission is not slowed down rapidly, the patient surge and increasing demand for health care will overwhelm the country’s fragile health system. WHO said in its latest report on COVID-19 that Somalia will need to make difficult decisions to balance the overwhelming demands of responding to COVID-19, while maintaining essential health service delivery to prevent health systems from collapse. Somalia has instituted measures to contain the possible spread of COVID-19 including closing schools, banning large gatherings and suspending international and domestic passenger flights.
  19. Somali National Army takes part in the fight against coronavirus Whenever a national disaster occurs, the country’s army plays a huge role in rescue operations and in protecting the Somali people. Now they are conducting an awareness campaign for the most vulnerable – the 2.6m people living in Internally Displaced Persons (IDPs) camps. The army is also distributing facemasks to those who can’t afford them. The campaign began this week in Mogadishu, where hundreds of thousands live in makeshift camps with inadequate supplies of food and water. Cramped conditions and limited hygiene facilities make the camps particularly vulnerable to the rapidly spreading virus. Somalia’s Ministry of Health has confirmed that the virus has infected more than 1,000 people. The total number of infections, however, is likely to be much higher. There are not enough testing kits available for a comprehensive test and trace strategy, so prevention is the key to fighting the disease here. As such, it is critical that everyone – especially those in more crowded areas – gets accurate information on how to avoid getting COVID-19 and how to minimize the chance of passing it on others. Unfortunately, despite the rapid spread of the virus in the capital and other densely populated areas, many people in the community still do not believe they can be infected. This new intervention by the Somali National Army is giving a huge boost to the national effort to make sure the public understands that the virus is real and is vigilant against it. This SNA campaign is being conducted with the support of the Somali Federal Government and the United Nations Development Programme (UNDP). Xigasho
  20. Ciidamo ka go’ay Puntland oo taageeray DF Soomaaliya Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland, islamarkaana ka howlgala gobolka Gardafuu ayaa sheegay inay ka goosteen maamulkaasi, kadib muqaal ay iska soo duubeen oo lagu baahiyey baraha bulshada ay ku kulanto ee Internet-ka. Muuqaalka oo uu ka soo muuqday sarkaal sheeganaya inuu yahay taliyaha gobolkaasi iyo ciidamo hubeysan oo xiran dharka tuutaha milatariga ayaa shaaciyey inay ka go’een Puntland, islamarkaana ay yihiin haatan wixii ka dambeeya ciidamo deegaanka ah. Sidoo kale saraakiisha u hadashay ciidamadaasi ayaa sababta ku sheegay faro-gelin lagu hayo gobolka iyo in loo gacan dhaafo waxgaradka iyo aqooyahannada deegaanka. Waxa kale oo ay shaaciyeen in ay diiddan yihiin in ciidamada Badda Puntland ee loo yaqaano PMPF la geeyo Gardafuu, maadaama uu gobolkooda yahay mid nabad-gelyo ah. Ugu dambeyn waxa ay dowladda dhexe ee federaalka ah ee Soomaaliya ka dalbadeen inay gacan siiso, islamarkaana ay taagreerto, iyagoona ballan qaadeen inay diyaar u yihiin midnimada Soomaaliya iyo difaaca dalkooda, sida ay hadalka u dhigeen. Dhanka kale ma jiro illaa iyo hadda wax hadal ah oo ka soo baxay madaxda sare ee dowlad goboleedka Puntland oo ku aadan hadalka ka soo yeeray ciidamadaasi. Si kastaba ha’ahaateen ma’ahan askartii ugu horreysay ee ka goosata Puntland, waxaana jira ciidamo ka tirsanaa maamulkaasi oo horey ugu biiray Somaliland.
  21. 02 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 66 > Banaadir: 33 > Somaliland: 26 > Puntland: 7 > Male: 42 > Female: 24 > Recovery: 19 > Death: 0 ------------------------------------ Total confirmed cases: 2,089 Total recoveries: 380 Total deaths: 79 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia
  22. Deni ma isilooway that he came through xulasho himself and not doorasho? Mise waa maroodiga takarta saaran ma arkee maroodiga kale tan saaran ayuu arkaa. PUNTLAND oo si weyn uga hortimid qorshaha DF ee doorashooyinka Soomaaliya Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay hadal ka jeediyey Garoowe ayaa ka warramay marxaladda kala guurka ee Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka ee 2020/2021-ka. Siciid Deni ayaa sheegay in aysan ku kalsooneyn guddiga howsha wada oo uu shaaciyey in lagu saleeyey nidaamka beelaha ee 4.5, wuxuuna tilmaamay in Puntland aysan aqbali doonin dhamaan hanaanka doorashada Soomaaliya haddii aan la tashi lagala sameynin. “Xubnaha Guddiga ah ee howsha loo dhiibay waa kuwo lagu keenay awood qaybsiga Beelaha 4.5, waxa aan ka digeynaa in nidaamka qabaliga ah laga dhigo Dastuur, Puntland waxa ay meel dheer ka taagan tahay ku kalsoonaanta guddi ama Hay’ado sharci dajin oo lagu saleeyay beelaha oo ah kuwo lasoo xulay oo aan ahayn kuwo la doortay in maslaxada dalka loo dhiibo.” ayuu yiri Madaxweynaha maamulka Puntland. Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay xildhibaanada labada Aqal iyo golaha wasiirada Soomaaliya ee ka soo jeeda Puntland aysan ku matalin hanaanka doorashada, maadaama aysan ku imaan doorasho shacab, balse lagu ay ku yimaadeen xulasho. Madaxweyne Siciid Deni oo hadalkiisa sii wata ayaa ku eedeeyey xukuumadda federaalka Soomaaliya inay ka gaabisay waxyaabo badan oo muhiim u ahaa doorashada, islamarkaana ay wado marin habaabin sababi karta, sida uu hadalka u dhigay in dib loogu laabto halkii laga yimid. “Marin habaabinta Xukuumadda waxa ay dhalin kartaa in lagu kala tago nidaamka Dowladda oo aan ognahay halka uu ka yimid, sidoo kale waxa ay dib u dhigeysaa dalka oo waxaa ka dhalan karo khilaaf ay adkaantoodo in dib la isaga yimaado” ayuu yiri Madaxweyne Deni.” ayuu markale yiri, Siciid Cabdulllaahi Maxamed (Deni). Ugu dambeyn wuxuu ku baaqay in la gaaro heshiis siyaasadeed, ka hor inta aan la guda gelin howlaha doorashooyinka, si looga hortago khilaafaadyo hor leh oo yimaada.