-
Content Count
17,651 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
somali Somali Bantu and Somali Cushitic Situation
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Abdiali's topic in Politics
Who are 'Baantu,' widaay? Can you specify them? Many maryooleey, in the last two decades, use this term without being specific. Baantuga ma Mushunguligaa? Ma Shiidlahaa? Ma Goshaa? Ma Makanahaa? Ma Reer Shabeellaha degan Soomaali Galbeed. Kuligoodana isku farac ma wada aha, isku deegaana ma'aha. -
If Mudane Rajab Dayib Erdogan remains as a head of state of Turkiga in the coming years, Soomaaliya will sign it. No doubt about it, especially if ceelasha shidaalka Turkiga qandaraas qaarkood lagu siiyo. Not only Soomaaliya but Liibiya and Eebbe knows who else. Suuriya iyagana inay Turkiga iskala heshiiyaan ayaa u rooneyd.
-
Maay-speaking people's party of Jubbooyinka
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Ah, finally the sock-puppet answering its wretched secessionist sewage-dwelling boosaneero creature self. It is not like the boosaneero wretched vermin who cry on here daily, weekly, monthly and yearly 'waa nala xasuuqay' with their never-ending cabaad and victimhood and inferiority complex of garacnimo Qureysh sheegato, Xabashi sheegato, British sheegato and who knows who else. -
Muxuu ka badalay dareenka shacabka SSC qoraalkii Twitter-ka ee wasiir Bidhaan? Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Cabdillahi Bidhaan Warsame ayaa habeenkii khamiista soo dhigay qoraal uu ugu xaqiijiyey bulshada deegaanada SSC in madaxda Dowladda Federal-ka ah ay ka go’antahay midnimada dalka Soomaaliya. Qoraalka Wasiirka ayaa ku soo aaday xilli dadka deegaankaas ay walaac badan ka muujiyeen wadahaladdii DFS ay Jabuuti kula gashay Somaliland. Dadka deegaanka ayaa ka wal walsanaa masiirkooda maadama aan laga qeybgalin wadahallada taas oo ahayd shuruud ay Somaliland ku xirtay in dadka Gobollada Waqooyi aysan qeyb ka noqon wadahadallada. Walow ay dad badani arrintaas dhallileen hadana qoraalka Wasiir Bidhaan ayaa u muuqday mid dajisay dadka deegaanka oo uu isaguba ka soo jeedo. Qoraalka Wasiirka ayaa sidan u dhignaa: “Waxaan maanta ka qeybgalay kulan ay isugu yimaadeen bulshada SSC. Anigoo garowsan dadaalka ay dadkaasi ku bixiyeen in la helo midnimo Soomaaliyeed. Waxaan la wadaagay xog ogaalnimadeyda shirkii Jabuuti iyo sida ay madaxda DFS uga go’antahay ka miro dhalinta midnimada dalka.” Maxaa laga fahmi karaa qoraalka? Dhigaalka Wasiirka oo u muuqda mid farriin qoto dheer bixinaya ayaa laga dhadhansan karaa in Madaxa Dowladda ay iyagu matalayeen dadka Midniada raba oo aan ku goobneen deegaanada SSC balse ay xataa ku jiraan dad kale sida Gobolka Awdal iyo beelaha qaar ee Gobollada loo yaqaan kuwa “Beesha Dhexe”. Dhinaca kale Wasiirka ayaa qaatay door wanaagsan marka la eego sida uu ugu xog warramay qeybaha kala duwan ee bulshada uu matala kaddib sida ay noo sheegeen qaar ka mid ah bulshada deegaankaas oo nala soo xiriiyey kana qeybgalay kulan qado ah oo uu Wasiirka Khamiistii Hotel Decale ku yeeshay Xildhibaanada labada Gole, siyaasiin hore iyo dhallinyarada deegaankaas. Waxyaabaha kulankaas looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa sida aan xogta ku helnay horumarka deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn iyo doorashooyinka soo socda oo la filayo in markan ay ka dhacaan halkaas. Wasiir Cabdillhi Bidhaan waxa uu ka mid yahay xubnaha Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Nabad iyo Nolol kuwooda ugu saameynta badan. Xigasho
-
Maay-speaking people's party of Jubbooyinka
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
As I wrote, I will not answer to you. You are just wretched secessionist too scared to use existing username. We are investigating and should this be another sock-puppet account, your account and whoever created will be deleted. This is the last I am responding as I don't respond to wretched sewage-dwelling vermin. -
Soomaaliya oo marti-gelisay 30,000 oo qaxooti iyo magan-gelyo-doon ah Maanta waxa dunida laga xusaa maalinta Qaxootiga Adduunka, bahda Qaramada Midoobay ee ka hawlgasha Soomaaliya waxay maanta ku baaqday in la ilaaliyo guulihii laga gaaray yareynta dhibaatada heysata qaxootiga ku sugan Soomaaliya, iyadoo dalku uu xoogga saarayo ka-jawaab celinta aafada COVID-19. “Hay’adaha Soomaaliya waxay dadaal dhab ah oo hagar la’aaneed u galeen taageerada iyo dhowridda xuquuqda magan-gelyo iyo badbaadinta dadka ku barakacay colaadaha, cadaadis ay ka carareen iyo saameynta isbedelka cimilada. Arintan waxaa sii adkeeyay aafada cusurka COVID-19 – waa in [hay’adaha Soomaaliyeed] lagu amaano dadaalladooda,” ayuu yiri Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan. “Maalinta Qaxoontiga Adduunka waxay ku soo beegantay waqti ay Soomaaliya ka jirto khatar saddex-geesood ah – ka-sokow aafada COVID-19, dalku wuxuu la tacaalaayaa la-dagaallanka ayaxa iyo fatahaado. Arrimahaan waxaa ka dhashay caqabado aan horay loo arag, laakiin waxaan aragnay adkeysi iyo waxqabad muuqdo oo ay muujiyeen dadka soo barakacay oo kaalintooda ka qaatay sameynta is-bedello, iyagoo ku dhaqaaqay hawlo [kaladuwan] sida sameynta maryaha sanka iyo afka lagu xirto (face masks) iyo saabuun. Waa in aan garab istaagnaa oo aan xaqiijino in guulaha la gaaray aan la lumin,” ayuu yiri Wakiilka Xafiiska Ergeyga Sare ee QM u qaabilsan Arrimaha Qoxootiga (UNHCR), Johann Siffointe. Ugu yaraan 2.6 milyan oo Soomaali ah ayaa ku barakacay gudaha dalka, iyadoo sidoo kale dalku uu martigeliyay dad ka badan 30,000 oo qaxooti iyo magangelyo-doon ah, oo badankood ka yimid Itoobiya iyo Yemen. Gudaha Soomaaliya, qaxootiga iyo dadka barakacayaasha ah waxay si gaar ah ugu nugul yihiin cudurka faafa ee COVID-19 maadaama tiro badan oo dad ah ay ku nool yihiin xarumaha mashquulka badan ee magaalooyinka iyo deegaanada dadka barakacayaasha ah (IDPs).
-
Somalia: On World Refugee Day, UN calls for continued efforts to help refugees and displaced people in Somalia Marking World Refugee Day, the United Nations in Somalia today called for continued efforts to alleviate the plight of refugees and displaced persons in Somalia. Despite significant efforts by the Somali authorities, there are still at least 2.6 million Somalis who are internally displaced, and the country hosts more than 30,000 refugees and asylum-seekers, mainly from Ethiopia and Yemen. “I pay tribute to the resilience and courage of refugees and displaced persons, and all those fleeing conflict or persecution. I assure them that the United Nations is committed to their protection and to helping to rebuild their livelihoods. We also support the Somali government to uphold their right to asylum and protection. This has been made more challenging by the COVID-19 pandemic,” said the UN Secretary-General’s Special Representative for Somalia, James Swan, “World Refugee Day comes at a time of a triple threat for Somalia – in addition to the COVID-19 pandemic, the country is dealing with effects of desert locusts and flooding. These have presented unprecedented challenges, yet we have seen remarkable resilience and contributions from displaced persons who are doing their part to make a difference, with activities such as making face masks and soap[AR1] . We must stand with them and ensure that the gains are not lost,” said the Representative of the Office of the UN High Commissioner for Refugees (UNHCR), Johann Siffointe. In Somalia, refugees and displaced populations are particularly vulnerable to the COVID-19 pandemic due to the large number of people living in congested urban centres and settlements for internally displaced people (IDPs). Nearly 800,000 Somali refugees continue to reside in the Horn of Africa region, with outflow figures in recent years in sharp decline given Somalia’s progress in peace and security. Over the course of the past decade, many refugees have decided to return home and UNHCR has assisted with voluntary repatriation of more than 90,000 Somali refugees. World Refugee Day celebrates the extraordinary courage and resilience of the forcibly displaced and pays tribute to the generosity of host and donor governments and populations. The theme of this year’s Day is ‘Everyone can make a difference, Every Action Counts’ and comes against a backdrop of the global COVID-19 pandemic and calls for equality. Xigasho
-
So, noo sheeg when will this 'madax xanuun' stop for you when kuwa kale ku deystaan. Tusaale hadduu Axmed Madoobe ama mid la aragti ah beri dhaho NFD ayaa ka mid noqonaayaa and be a colony under Kiinya? Jawaabtaada maxee noqoneysaa marka 'madax xanuun' ma rabnee waa inaa u dhaafnaa Jubbooyinka oo meesha uu rabo geeyo. What about in maamulka Waqooyi Bari? Hadduu beri Deni ku dhawaaqo waa goostay waa aqbaleysaa miyaa oo 'madax xanuun' ma rabtid? How about Hiiraan? Haddee dhahaan Soomaali Galbeed iyo deegaanka Feerfeer ku darsameynaa. Xariijintaada halkee ku egtahay noo sheeg.
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Unwavering humanitarianism: Turkey’s COVID-19 aid to Somalia and beyond Turkey sent 5,000 locally manufactured intensive care ventilators to Somalia on May 2 in an effort to assist the country’s frail and overburdened health infrastructure in tackling COVID-19. The ventilators were developed and manufactured while the pandemic was wreaking havoc around the world by a consortium of Turkish firms including Biyosys, ASELSAN, Baykar and Arçelik, underlining Turkey’s industrial capacity and capabilities in addressing COVID-19. This venture, in itself, marked a huge achievement on Turkey’s part during the pandemic. The ventilators, along with diagnostic kits, overalls and masks, will be pivotal for Somalia in addressing the spread and treatment of the coronavirus. A 25-year civil war coupled with terrorism have undermined and stunted the development of Somalia’s health and education sectors. Mogadishu’s Recep Tayyip Erdoğan Hospital, also known as the Digfer Hospital, alongside small privately owned hospitals and clinics, serve close to 3 million residents in the capital city. This pandemic will prove challenging for Somalia, and the country needs humanitarian assistance for its health sector. Turkey’s humanitarian policies and its health infrastructure have proven their stability and competence in the face of the pandemic. Turkey's health minister, Fahrettin Koca, announced that over 1 million tests had been carried out and the number of recoveries doubled as of May 3. Nevertheless, Turkey has faced a barrage of smear campaigns in international media about its handling of the crisis. However, Turkey expanded its humanitarian assistance in these dire times to Somalia, the Balkans and 55 other countries, including Britain, Italy, Spain and the U.S. Turkey in Somalia Since the 2011 famine and Turkey’s immediate and effective humanitarian intervention, the two nations have developed strong ties that transcend humanitarianism and geopolitics. Indeed, the relationship between Turks and Somalis in East Africa dates back centuries to the Ottomans and the era of Ahmed Gürey. Ottomans helped Somalis in repelling Portuguese naval invasions and colonialism in the 16th century. Moreover, Turkey has proven itself with its unwavering humanitarian actions and social capacity-building efforts in Somalia and all over Africa, doubling the number of its embassies in Africa in the last decade. Besides, Turkey is playing a crucial role in Somalia’s state-building efforts and in ameliorating its security and military sectors. Despite numerous terrorist attacks targeting Turkish civilians in Somalia, Turkey has remained a consistent and reliable partner in Somalia’s redevelopment. Turkey’s health aid to Somalia during this pandemic crisis is timely and much needed. Somalia lacked critical equipment in treating those infected with the virus. As of May 3, the COVID-19 case count in Somalia stood at 710 infected and 31 deaths. However, due to the dearth of testing kits, the number of deaths is believed to be higher. The mayor of the country's capital Mogadishu, Omar Mohamud Mohamed, also known as Omar Mohamud Finnish, confirmed that there have been many unconfirmed COVID-19 deaths. Experts have already predicted that COVID-19 will spread in Africa like nowhere else in the world and that the current figures are a major understatement. This would be a catastrophe for a continent with poor health infrastructure and capacity in dealing with this pandemic. Humanitarianism vs. isolationism Ever since the COVID-19 outbreak morphed from an epidemic into a pandemic, Turkey had increased its humanitarian assistance to many countries. Historically during pandemics, people, politics and markets do not fare well, as fears, anxieties and uncertainties translate into utter confusion among the public and governments. These were followed by lockdowns and occasional curfews. Geopolitically, many countries embraced isolationism in their policies, curtailing their exports of critical medicine and equipment. Italy, one of the hardest-hit nations, lambasted its neighboring countries and accused the European Union of abandoning it in a time of crisis. On April 1, Turkey delivered medical aid to Italy and Spain, two countries whose health systems were overwhelmed by the pandemic. Furthermore, Turkey partially authorized the transfer of ventilators to Spain amid rumors that the equipment was confiscated. Moreover, Turkey hastened humanitarian aid dispatches across the Balkan region. Again, on April 12, Turkey sent medical aid to Israel and Palestine. While isolationist policies, ‘‘our country first’’ narratives and media choruses have indeed increased during this pandemic, it is time for global solidarity and humanity, and transcending parochial isolationism and right-wing populist-laden pandemic-induced nationalism. COVID-19 is a global pandemic and only a well-coordinated global effort, coupled with humanitarian assistance to economically weaker countries, will mitigate its casualties. This pandemic has surely tested the global political order and the entrenched neoliberal capitalist market systems – and they utterly failed. The U.S.' decision to defund the World Health Organization (WHO) and a looming imminent economic crisis reflect a global order shattered by the pandemic. Social scientists are already envisioning the emergence of a new global order in the post-pandemic era. Political scientist Talha Köse observed how the global order that emerged after the 9/11 attacks ‘‘failed to maintain cooperation, solidarity, consultations and joint action’’ and that we are doomed to repeat this history in the post-pandemic world unless drastic changes are implemented. If we have learned anything from this pandemic, it is that global cooperation and solidarity are vital. The world is an inherently interconnected network of economic markets, geopolitics and societies. Pandemics do not recognize or discriminate between national borders, ethnic groups or religious and political affiliations. In our post-pandemic visions of global order, humanity, solidarity, humanitarian assistance and cooperation should be central to our modus operandi and the impetus for a "new world." Xigasho -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
-
Maay-speaking people's party of Jubbooyinka
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Ah, blatantly ignoring once again the habar-isku wacasho of the wretched sewage-dwelling secessionist vermin cheap shots against me and other Soomaalis on this very thread. Now I know - as I and others suspected - you are a sock-puppet of another wretched secessionist, one that is too scared to use his secessionist user name on here. Which is obviously against SOL's rules. Should that be the case, we will see. And let this be my last time responding to you. I don't give my attention to qashinqubka boosaneerada ku nool waxee qoraan; garacyadaan mar Qureyshta sheegto, marna Xabashi, marna the illegitimate agoomo of Queen Elizabeth never get my attention. However, should they cross the line by putting their head out of their secessionist boosaneero holes, garuun madaxa loogu garaaco sugaayo. No mercy from me for waxee u barteen in loo turo, loo dulqaato, loo samro as Soomaali government and Soomaalida kale do - no more. -
Maay-speaking people's party of Jubbooyinka
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
The wretched secessionist sewage-dwelling vermin in their boosaneero and qashinqub always wanting, needing to get my attention as a little frightened puppy. These jaad-addicted boosaneero creatures are trying hard to learn Afmaay by going into depths of online, searching Afmaay clips, a language their Soomaali-hating, cuqdad-ridden lives wish they had. Reer Afmaay are proud to have their language, proud in their heritage, culture and ways of life, confident in their Soomaalinimo unlike the sewage-dwelling secessionist garacs claiming Qureysh, then Xabashi and, by far the weirdest one, claiming to be illegimate orphans of British empire. Their insecurity is unparalleled in Soomaaliya. -
Waqooyiga: Waking up to a new reality
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Asagaa meeshaan la soo galay aflagaado. You can read his cheap shots on above and endless others, but obviously you wanted to ignore that. Eniwey, I have no time for this atheist as I ignore most of qashinka uu qoro. -
Kenya oo sameysay ballan-qaad la xiriira Soomaaliya kadib guushii ay ka gaartay kursiga Golaha Ammaanka Kenya shalay ayaa ku guulaysatay kursi aan joogto ahayn oo ka tirsan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kadib markii ay codadkii loo baahnaa ka heshay tartankii kala dhexeeyay Jabuuti. Nairobi ayaa wareegga labaad ee doorashada heshay 129 cod, halka Jabuuti ay heshay 62 cod. Hogaamiyaha aqlabiyadda ee baarlamaanka Kenya, Adan Barre Ducaale, ayaa sheegay in dalkiisa uu ka shaqeyn doono wanaajinta ammaanka caalamka, gaar ahaan kan gobolka. Ducaale oo BBC laanta af-Soomaaliga u warramay ayaa sheegay in dalkiisa aanu kursiga u adeegsan doonin khilaafka kala dhexeeya Soomaaliya ee salka ku haya muranka xuduud badeedka labada dal. “Waxaan u maleynayaa in Soomaaliya ay kamid ahayd dalalkii noo codeeyay markii aan [musharraxa] ka ahayn Midowga Afrika…. Arinta badda waxay hor taallaa maxkamadda caalamiga ah ee ICJ. Soomaaliya waxay ogoshahay maxkamadda waxay go’aamiso, anagana sidoo kale. Dalal walaalo ah ayaan nahay, mana kala go’ayno,” ayuu yiri Adan Barre Ducaale. Guusha Kenya ayaa ka dhigan in bisha January 2021 ay muddo laba sano ah kamid noqon doonto 15-ka xubnood ee golaha ugu awoodda badan marka laga hadlayo ammaanka iyo xasilloonida caalamka. Go’aannada ay Kenya ku lug lahaan karto waxaa kamid ah cunaqabateynta, adeegsiga awood milateri si loo ilaaliyo nabadda iyo weliba doorashada xaakimiinta maxkamadda cadaallada adduunka (ICJ). Loolanka xooggan ee dhexmaray Kenya iyo Jabuuti ayaa daaha ka rogay khilaafka u dhexeeya qaar kamid ah dalalka Bariga Afrika. Soomaaliya ayaa taageertay hamiga Jabuuti ee kursigaasi, kadib markii uu dalkaasi yar ka horyimid go’aankii Midowga Afrika uu ku taageeray musharraxnimada Kenya. Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa ka dhexeeya muran ku aaddan xuduud badeedka labada waddan, kaasoo hadda horyaalla maxkamadda ICJ. Xigasho
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
18 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 23 > Somaliland: 19 > Benadir: 4 > Male: 23 > Female: 0 > Recovery: 39 > Death: 0 ------------------------------------ Total confirmed cases: 2,719 Total recoveries: 724 Total deaths: 88 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia -
Hargeisa authorities burn COVID-19 deaths.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Bootindheere's topic in Politics
Rabi ha u raxmado. This is both against diinteena suuban iyo dhaqankeena wanaagsan. Ma si safe ah loo duugi waaye? -
Dowladda dhexe wey ku qaldaneyd inay ka saarto ergada Jabuuti u joogay madaxda ka soo jeeda Waqooyiga ee ka mid ah dowladda dhexe. Wasiir Dr. Beyle, Daljire Cabdixakiin Camey, guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi iyo Wasiir Jamaal Maxamed Xasan. Kuligooda inay ka wada mid ahaadaan ayee ahayd ergada Jabuuti tagay. As I said dowladda dhexe does a lot of u samir, appeasement, conciliation iyo u dulqaadasho to secessionist pack, who do not do nothing but foul mouth Soomaaliya iyo ummadda Soomaaliyeed.
-
As long as Sool, Sanaag and Awdal exist, there won't be two systems at any time. All of dowladaha dhexe's policies from 2000 to this day waxee ku dhaqmaan u dulqaadasho, raaligelin, u samrid and appeasement to secessionist clique who rule Hargeysa. Dowladda dhexe have not used any aggressive actions to date, especially if the air force and navy are established. The secessionists will face a sea blockade and non-fly zones. That is why Muuse Muqayil is the first to speak against any military hardware acquired by dowladda dhexe, including the recent hubka dalka Masar dowladda dhexe ugu deeqday. It was light guns and secessionist are scared of it already. Imagine if tanks, diyaaradaha miigga iyo maraakiib dagaal dalka la keeno waxee ka dhihi lahaayeen. For kuwa isku sheegaayo inay dalka Soomaaliya ka go'een, they are the first to speak wax walba dowladda hesho. Waa kalsooni la'aanta iyo beenta ee ku noolyihiin.
-
Waqooyiga: Waking up to a new reality
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
He IS an atheist diintiisa ka baxay. If the dude has a problem with atheism then the dude should not have became one. Taas Rabigiis abuurtay ha u sheego. As long as he is atheist, he should not comment anything that heppens in Soomaaliya and about Soomaali people. Diintii ku caasiyeeyey marka amaan ha siiyo a country that is 100% Muslim. And Soomaalis on here have a right to know his atheism, for the dude cannot fool none. P.S. - Don't pretend to be someone that is new here as well. You are very well aware his aflagaado against me on here. -
Waqooyiga: Waking up to a new reality
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Why are blatantly lying, atheist Rabigiis ku caasiyeeyey? All over the SOL archive is me against the rise of Maxkamadaha and kuwii ku hoos jiray sida Barbaarta from 2006. I know Eebbe ma aaminsanid and lies are nothing but simple words for you, but you cannot fool none. -
Sad day for all of us Soomaalis. Kenya defeats Djibouti to win a seat at the UN Security Council After both countries failed to gain enough support at first round, Kenya won the Africa spot with 129 votes against 69. Kenya has defeated Djibouti to get elected to the United Nations Security Council (UNSC), after the UN General Assembly (UNGA) failed to choose between the two candidates during a first round. In Thursday's vote for the 15-member council's Africa seat, Kenya received 129 votes against Djibouti's 62. A first-round vote held the previous day had seen both countries failing to receive the required two-thirds majority of 128 votes. Kenya now joins Norway, Ireland, India and Mexico, which were elected on Wednesday as non-permanent members for a two-year term starting on January 1, 2021. The East African country will replace South Africa. In previous years, ambassadors from all UN member states had gathered in its vast UNGA chamber to vote by secret ballot, but the coronavirus pandemic forced the world body to adopt new rules. To avoid a large gathering and ensure physical distancing, ambassadors wearing masks were given time slots for voting and spread out in the chamber to mark their ballots. The UNSC has five permanent, veto-wielding members - China, France, Russia, the United Kingdom and the United States - and 10 elected members with seats allocated to regional groups and five new members elected every year. It is the only UN body that can make legally binding decisions such as imposing sanctions and authorising the use of force. Aljasiira