-
Content Count
17,660 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
No one needs to tell me how madaxweyne Siyaad Barre committed human rights abuses against Soomaalis because my father was the first person he imprisoned when he took power. He was in a house arrest for three years. Marka Siyaad Barre maxaa loogu eed sheeganayaa 30 years after the demise of his dowlad when his minions are still doing the same thing in Waqooyiga?
-
Useless opposition party complaints
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Guddoonka Aqalka Sare oo laba garab u kala jabay iyo garab la saftay Villa Somalia Guddoomiye ku xigeenka labaad, golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya Senator Mowliid Guhaad ayaa guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ku eedeeyay xad-gudub ka dhan ah xeer hoosaadka golaha Aqalka Sare. Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha Aqalka Sare ayaa guddoomiyaha golaha Cabdi Xaashi ku eedeeyay in shirkii guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare uu ku qabtay qadka muuqaalka ee Zoom-ka, iyadoo sida uu sheegay ay aheyd in shirkaas uu si toos ah ugu qabto xarunta golaha Aqalka Sare. Shirka guddi hoosaadka ayaa laga soo saaray qoraalkii madaxda dowladda federaalka iyo madax goboleedyada ugu baaqay shir ay isugu yimaadaan kahor 25-ka bishan. “Xalay saq dhexe ayuu guddoomiye Cabdi Xaashi ii soo diray xoghayaha aqalka, waxuuna iisoo faray in kulankii lagu balansanaa in maanta uu ka dhaco xarunta guud ee golaha uu u bedalay mid ku dhici doona Zoom, isaga oo cidna aan kala tashan oo xarunta ay taallo 100 kursi oo Senator-kiiba uu kaligii fariisan karo hal leyn.” “Waxa uu diiday inay isku yimaadaan senatarro ku wada sugan Muqdisho, waxauuna Zoom u galay senatarro jooga dalka dibadiisa iyo gobolada kale ee dalka, taas oo xadgudub ku ah xeer hoosaadka Aqalka,” ayuu yiri Senator Mowliid Guhaad oo ah guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha Aqalka Sare, lana safan Villa Somalia. Sidoo kale guddoomiye ku xigeenka ayaa sheegay in guddoomiye Cabdi Xaashi uu doonayo in shuruucda meel marinta u baahan ee dalka uu marka hore soo ansixiyo golaha shacabka, kadibna loo soo gudbiyo golaha Aqalka Sare, taas oo uu sheegay inay keeni karto dib u dhac weyn, waqtina aan loo heyn. Senator Mowliid Guhaad ayaa sheegay inuu taageersan yahay qorshe ay Madaxtooyada gadaal ka riixeyso, kaas oo ah in fadhiyada labada Aqal ee baarlamaanka ay noqdaan kuwo u dhaca si wadajir ah, si hal fadhi ay ugu ansixiyaan sharciyada dalka. Hase yeeshee guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa ka soo hor jeestay in labada Aqal ee baarlamaanka ay kulamo wadajir ah ku meel-mariyaan sharciyada ansixinta u baahan ee dalka. Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku adkeysanaya, sida markii horeba uu sharcigu ahaa in marka Golaha Shacabku soo ansixiyo sharciyada, kadibna loo soo gudbiyo golaha Aqalka Sare, taas oo hadda u muuqata inay khilaaf cusub ka dhex abuurtay guddoomiyaha Aqalka Sare iyo ku xigeenkiisa labaad. -
Useless opposition party complaints
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Aqalka Sare oo soo saaray dalab adag oo u baahan in la fuliyo kahor 25-ka bishan kuna baaqay shir Aqalka Saree ee baarlamanka Soomaaliya ayaa ku baaqay in madaxda dowladda federaalka iyo madax goboleedyada ay kulmaan ka hor 25-ka bisha, si ay uga wada hadlaan arrimaha doorashada dalka. Qoraal kasoo baxay Aqalka Sare, oo uu ku saxiixan yahay guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa lagu sheegay in Guddiga Joogtada ee Aqalka Sare “uu garwaaqsaday in qabashada doorashooyinka heer federaal ay u baahan tahay in wada tashi deg deg ah ay isugu yimaadaan inta ka horeysa 25-ka Bisha Juun, 2020 dhammaan madaxda Qaranka oo ugu horreeyo Madaxweyne Farmaaajo, Xukuumadda Federaalka, Baarlamaanka Federaalka, iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka,” Qoraalka ayaa intaas ku daray in guddoomiye Cabdi Xaashi uu magacaabayo guddi uu isagu hoggaaminayo; guddigaas oo ka shaqeyn doona isu-keenista madaxda labada heer dowladeed iyo qabsoomidda shirka kor ku xusan. Aqalka Sare ayaa ugu baaqay Madaxda Qaranka iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada in ay “u turaan shacabka Soomaaliyeed ee ay mudada dheer soo ragaadiyeen khilaafyada siyaasadeed iyo colaadaha daba-dhceraaday iyo in ay dedaal hagar la’aan ah ku bixiyaan ka miro-dhalinta hayaanka loogu jiro sidii loo gaari lahaa dowladnimo taabbagasha oo ku dhisan dimuquraadiyad wada-ogol ah.” Qoraalka ayaa sidoo kale sheegay in dhammaan daneeyeyaasha siyaasadda Soomaaliya lagala tashan doono hannaanka lagu geli doono Doorashooyinka Qaranka ee 2020/2021 si loo helo hab iyo hannaan raalli la isaga yahay oo doorashada lagu galo. Waxa uu intaas ku daray in goobta uu wada-hadalku ka dhacayo lagala tashan doono dhinacyada ay khuseyso ee labada heer dowladeed. -
Useless opposition party complaints
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Opposition leaders hold talks with Lower House speaker The speaker of Somalia’s Lower House of parliament Mohamed Sheikh Mursal and the leaders of the opposition party, Forum for National Parties, Sharif Sheikh Ahmed and Hassan Sheikh Mohamud held a closed-door meeting on Sunday night. The two former presidents who currently lead the opposition Forum for National Parties coalition, discussed the 2020/2021 elections and ongoing efforts on COVID 19 response in the country. The ex presidents have long expressed suspicion that President Farmajo’s administration plans to delay the 2020/21 elections in order to extend its mandate. However, the two opposition leaders told the speaker that they will not allow an extension of term for the current government and warned its leadership against delaying the much anticipated polls. The speaker has in return assured the former presidents that election will be conducted on its actual time. During the opening of the seventh session in the parliament, the country’s leadership also stressed that it will hold the election on its stipulated time which is February next year. President Farmajo signed the election bill into law in February this year. Under the new election system, citizens will directly vote for parties, with parliamentary seats being allocated according to the final tallies. The members of parliament will then elect the president and prime minister while the prime minister must come from the majority party in parliament -
Useless opposition party complaints
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Madaxweyne u hadlaayo sidii ciyaalnimo camal. XASAN SHEEKH oo u digay Farmaajo “Shacabka ha ku qasbin inay hub qaataan” Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga digay madaxweyne Farmaajo inuu shacabka ku hoggaamiyo inay hub u qaataan dowladda Soomaaliya. Xasan Sheekh ayaa u sheegay Farmaajo inuusan taariikh xun ka tagin, oo dhibaato dalka ka dhacda taariikhda loogu qorin in isaga uu hoggaamiyey, oo berri la yiraahdo “wixii maalintaas dhacay isagaa horseeday.” “Madaxda dalka waxaa leeyahay ha suginina maalinta shacabku idinka hor imanayo, 30 sano kuwo dalkan soo xukumayey ayaa barqo cad jidka lagu diray, waxaana u soo jeedinaynaa dowladan ragaas xabadaa lagu ridaye yeysan isku kalifin in ayaga xabad lagu rido talo aan anagu leenahay lagula ridi maayee,” ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud. “Ma rabno inay colaad dhacdo, ma rabno in is-jiijiid uu dhaco, waxaan rabnaa in horey loo socdo, waqti badan ayaa naga lumay oo 30 sano ah, umadaha kale intaas oo waqti ah kama lumo.” Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo aysan marnaba uga aamusi doonin wixii saxda ah. “Wixii dan darro ah lagaaga aamusi mayo, wixii gef ah lagaaga aamusi mayo, wixii qaanuun ah ee aan ku heshiinay lagugu dayn mayo, lagaagana aamusi mayo.” Xasan Sheekh Maxamuud oo ah madaxweynihii kursiga ku wareejiyay madaxweyne Farmaajo, ayaa sidoo kale walaac ka muujiyo in xiligan oo waqtigu gabaabsiga yahay ay madaxda Villa Soomaaliya ku murmayaan in dalkan doorasho ka dhici karto iyo inkale. ”Doorasho ma dhacaysaa in xilligaan laga murmo waa nasiib daradda ay badeen shacabka Soomaaliyeed Villa Somalia masuuliyiinteeda” ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud. -
Arbitrary arrests of civilians in Somaliland region thread
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
There are many, many more innocent folks arbitrary jailed and languishing in Muuse Muqayil's illegal jails in Waqooyiga. Cross abuse of xuquuqul aadanaha's right. -
Useless opposition party complaints
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Waaguu Gabre farta u fiiqaaye maxee Xabashida saan ugu dacaayadeen waayeen? Waaguu Xasan Sheekh Jigjiga Xabashada u sharciyeynaaye inaa iloownay muu moodaa? -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
09 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 48 > Banaadir: 19 > Somaliland: 17 > Puntland: 8 > Galmudug: 2 > Hirshabelle: 2 > Male: 34 > Female: 14 > Recovery: 19 > Death: 1 ------------------------------------ Total confirmed cases: 2,416 Total recoveries: 489 Total deaths: 85 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Fawsiya Abiikar Nuur ayaa waxa ay maanta ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay caabuqa COVID-19 ee dalka Wasiir Fawsiya Abiikar Nuur ayaa maanta xaqiijisay 48 xaaladood oo laga soo kala xaqiijiyay 5 ka mid ah maamul goboleedyada dalka. iyada oo Gobolka Banaadir laga helay 19 xaaladood, Somaliland 17 xaaladood, Puntland 8 xaaladood, Galmudug 2 xaaladood iyo Hirshabelle oo 2 xaaladood ah. Hadda waxaa dalka kajira 5 Sheybaar oo lagu baaro caabuqa COVID-19, kuwaasi oo ku kala yaala Muqdisho 2 sheybaar, Puntland 2 sheybaar, Somaliland 1 sheybaar. Dhawaan waxaa shaqo bilaabi doono sheybaaro kale oo laga kala hirgelin doono Galmudug, Hirshabelle, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland iyada oo latababaray shaqaalihii ka shaqeyn lahaa sheybaradaasi waxa ayna sugaayaan in lasoo dhameystiro agabkii ay ku shaqeyn lahaayeen oo ah agab horay loogu isticmaali jiray Sheybaarka Qaranka qeybtiisa qaaxada oo lagu magacaabo GeneXpert machine. guud ahaan dalka waxaa hadda ku yaalo 15 xarumood oo lagu daaweeyo bukaanada la xanuusan cudurka COVID-19, waxaana yaala xarumaahsi 324 sariir. Wasiir Fawziya ayaa mar kale ku celisay in Gobolka Banadir ay shalay ahayd markii ugu horyesay ee 24 saac aan laga helin cudurka COVID-19, si loo xakameeyo cudurkaan Wasaaradda caafimaadka waxa ay taqaatiir iyo agabka caafimaadka gaarsiisay maamul goboleedyada wadanka ilaa 27 magaalo ayaa lagaarsiiyay 13 tan oo agab caafimaad iyada oo loogu qeybinayay sida ay ukala baahi badan yihiin. Wasiir Fawziya oo hadlka sii wada ayaa bulshdada u dirtay fariinta wacyigelinta cudurka COVID-19 iyada oo aad ula dardaarantay dhalinyarada maadaama ay yihiin da’da ugu badan ee cudurku ku dhaco si ay qeyb weyn uga qaataan xakameynta iyo wacyigelinta bulshada ayna u taxdaraan maadaama dhalinyarada uu xoogan yahay difaaca jirkooda, sidoo kale Wasiir Fawziya ayaa kula dardaarntay dhalinyarada in aysan cudur gaarsiinin qoysaskooda, saaxiibadooda iyo bulshada inteeda kale. ugu dambeyntii Wasiir Fawziya ayaa bulshada fartay in aysan isdhiganin maadaama uu cudurka ku yaraaday magaalada isaga oo dhanka kale kusii badanaya gobolada iyo in aan lajoojinin wacyigelinta, isticmaalka Af-xirka, kala fogaanshiyaha iyo in aan latagin meelaha ciriiriga ah. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Fawsiya Abiikar Nuur ayaa maanta kala wareegtay hay’adda USAID Somalia afxir gaaraya shan boqol kun (500,000) oo dalka gudihiisa ay ku sameyeen dhalinyaro Soomaaliyeed oo taageero ka helay hay'adda USAID Somalia mashruuceeda GEEL Somalia. Wasiir Fawsiya ayaa aad u amaantay dalinyaradaasi oo ku sameeyn muddo 1 bil ah shan boqol kun oo Af-xir ah oo ay baahi weyn u qabeen bulshada Soomaaliyeed kuna soo aaday xilligii loogu baahida badnaa. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
-
They are a disgrace to magaca xildhibaanimo. Waana jaajuusiiyiin shisheeye u adeego.
-
Wasiir Cawad “Xiriirka Qatar iyo Soomaaliya wuu wanaagsanyahay, laakiin kan aan la leennahay Imaaraadka hoos ayuu u dhacay“ Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad oo wareysi gaar ah oo soconayay muddo 25 daqiiqo ah siiyay Telefashinka Al-Araby ayaa waxa uu ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan siyaasadda khaarajiga ah ee waddanka, waxaana wax laga weydiiyay dowrka muuqda oo uu dalka ku leedahay arrimaha Gobolka, mandiqadda Carabta, qaaradda Afrika iyo Caalamkaba . Wasiirka oo u muuqday mid si weyn u taxa-daraya ayaa su’aalahaasi uga jawaabay, si furan, isagoo si gaar ah u dul istaagay meelo ay kamid ahaayeen arrinta Shirkadda Dekadaha Imaaraadka ee DP World , Xiriirka Qatar iyo Soomaaliya iyo saameyta siyaasadeed ee dalka uu ku yeeshay mowqifkii dhex-dhexaadnimada ahaa ee laga qaatay khilaafka dowladaha Khaliijka soo kala dhex-galay. Wasiir Cawad ayaa waxa uu sheegay in Soomaaliya ay dowr muuqda iminka ka qaadaneyso dhammaan Ururrada ay qeybta ka tahay islamarkaana ay ka muuqato, isagoo dhinaca mindaqadda geeska bari ee Afrikana tilmaamay in ay ka ciyaarayaan dowr xasillooni iyo nabad ku saleysan. Mowqifkii dhex-dhexaadnimada Khilaafka Qatar iyo dowladaha Khaliijka qaar ayaa waxa uu tilmaamay in culeys adag ay kala kulantay Soomaaliya, balse ugu dembeyn ay dhammaan arrimahaasi maareysay. Weriye Shaafici Abtidoon oo wareysigan qaadayay ayaa waxa uu weydiiyay Wasiir Axmed Ciise Cawad "bal inuu wax tafaasiil ah ka bixiyo xiriirka Qatar kala dhexeeyo Soomaaliya?", hase-ahaatee Wasiir Cawad ayaa si wanaagsan ugu ammaanay Qatar kaalinta garab istaagga ah oo ay sii yeen iyo xiriirka suubban ee kala dhexeeya Soomaaliya. “Runtii Soomaaliya waxay ka kabaneysa dhibaato daba-dheeraatay, waxaan aad ugu mahad-celineynaa dowlad iyo shacabba walaalaheenna Qatar kaalinta togan oo ay ka qaateen xalka Soomaaliya iyo garab istaagga ay innoo muujiyeen” ayuu wasiir cawad ku sheegay Wareysigii uu siiyay Telefashinka Al-Araby . Dhinaca kale mar wax laga weydiiyay xiriirka Soomaaliya iyo dowladda Imaaraadka Carabta ayaa waxa uu ku jawaabay inuu jiro hoos u dhac xiriirka ah iyo is-fahmi waa’ , isagoo intaa ku daray in Soomaaliya ay ku dadaashay adkeynta xiriir ku dhisan walaalnimo iyo ixtiraam ka yimaada labada dhinac, sidaasi darteed mid la mid ahna ka rajeynayeen dhanka kale , laakiin si loo dhammeeyo khilaafka Khaliijka, loona midooyo dalalkaas, loogana shaqeeyo xiriirkooda oo wanaagsanaada, dowaan Ayaan rajeyneynaa ayuu yiri iney iska soo dhammaadaan. Sidoo kale Wasiir Axmed Ciise Cawad ayaa la weydiiyay halka ay ku dembeysay qaddiyaddii Shirkadda dekadaha Dubai oo is-fahmi waaga labada dal sabab u aheyd, waxa uuna ku jawaabay “Shirkaddaasi waxay sameysay wax aan wanaagsaneyn, waxayna ku xad-gudubtay midnimada dhulkeenna, welina kama aaney waantoobin fara-gelinteeda in ay sii socdaan, waxaana u maleyneynaa in ay tahay shirkad gaar loo leeyahay, sidii horayba la innoogu sheegay, waxaana rajeyneynaa in dowladda Imaaraadka ay soo fara-geliso oo ay ka joojiso hab-dhaqankaas aan qurxooneyn ee shirkaddaas” . Wasiir Axmed Ciise waxa uu intaa ku daray in Soomaaliya ay rajeyneyso haddii Imaaraadka ay sidaasi sameeyaan in xiriirkii uu kusoo noqon karo sidii hore. “ Innagu Soomaaliya waan sabarnay, laakiin dulqaadku xad ayuu leeyahay, sida dowladaha kalana waxaan diyaar u nahay in aan difaacno midnimada dhulkeenna “ ayuu Wareysigiisa ku yiri Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya . Ugu dembeyn wuxuu ka hadlay Gobolka Geeska Afrika isagoo sheegay in lagama maarmaan ay tahay in lagu wada jiro nabad iyo xasillooni, sidoo kalena lagu heshiiyay fur-furnaashiyo iyo in Caalamka weji wanaagsan lagula tacaamulo. Telefashinka Al-araby ayaa waxa uu saldhiggiisa weyn ku yaallaa dalka Ingiriis, waxaana hadda maamulo Weriye horay uga tirsanaa Telefashinka Aljazeera ee ku yaalla Doha , waxayna TV-gaan dadka falanqeeya siyaasadda Carabta ay ku sheegaan mid la aragti ah dowladda Qatar, walow maamulaha xaruntaan warbaahineed Abbas Nasser uu kasoo jeedo dalka Lubnaan.
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
08 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 34 > Somaliland: 19 > Galmudug: 15 > Male: 24 > Female: 10 > Recovery: 29 > Death: 1 ------------------------------------ Total confirmed cases: 2,368 Total recoveries: 470 Total deaths: 84 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia -
I can't believe a writer at World Economic Forum believes the reported bogus Xabashi positive cases: Ethiopia’s unconventional COVID-19 response To the surprise of many, African governments have responded swiftly and boldly to the COVID-19 crisis. Ethiopia’s unconventional approach, for example, reflects the country’s limited financial and human resources, as well as the low level of available international support. Despite these severe constraints, the results so far have been better than anyone expected. From the start, Prime Minister Abiy Ahmed’s government understood that Ethiopia’s success in combating COVID-19 would depend not on the number of respirators it had, but on the public-health measures taken to contain the virus’s spread. His government also wanted to prevent serious damage to one of Africa’s fastest-growing economies, which expanded at a 10.5% average annual rate in 2004-18 but remains vulnerable. Safeguarding these gains, preventing job losses, and ensuring firms’ survival was critical. So, instead of implementing a national lockdown like most other governments, including in Africa, Ethiopia initiated other essential measures in January, well ahead of most developed countries. The government then scaled up its response in mid-March, when the first COVID-19 case was reported in the country, and declared a state of emergency only on April 8. Moreover, it has encouraged production and other economic activities to continue during the crisis, thus considerably easing the pressure on vulnerable social groups and the informal sector. Read More
-
Coronavirus: Another 7 deaths reported in Ethiopia Ethiopia on Sunday confirmed a further seven deaths due to the novel coronavirus, bringing the total tally of fatalities to 27. According to the Ministry of Health, 86 people were diagnosed positive in a day out of 6,092 samples tested. The deceased, according to the daily update, were in the age range of seven and 87 years. All were Ethiopians. Among the dead was a 34-year-old woman who delivered a healthy baby last week at the Yeka Kotebe hospital in the capital, which is being used as isolation center for COVID-19 patients. The number of COVID-19 cases has now jumped to 2,020. At least 344 patients have so far recovered, the minister of health Liya Kebede said. Health experts cautioned that the main rainy season of June, July and August would see peak in infection numbers as the country is now grappling with community transmission. Xigasho
-
Mooryåånimo thinking in 2020
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xoolihii diintiisa suuban asagoo Muslim lagu dhalay ka baxay, Rabigiisana ku caasiyeeyey maxaa ka sugee caqlixumo tii ugu xumeyd haddee ahayn? The dude cannot even write a simple Soomaali sentence, iskaba dhaaf wax kale. It shows how Kiikuuyo basaas he is. -
Useless opposition party complaints
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Those farakutiris xildhibaan ku sheeg - among them kuwa qurbo ku wareeray - meesha maxee moodeen suuq ciyaaleed markee firinbiga ku yeerinaayeen? Kuwaan Kiikuuyada u adeego waa in sharciga la marsiiyaa. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
07 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 45 > Banaadir: 25 > Somaliland: 17 > Puntland: 2 > South West: 1 > Male: 35 > Female: 10 > Recovery: 10 > Death: 1 ------------------------------------ Total confirmed cases: 2,334 Total recoveries: 441 Total deaths: 83 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia