-
Content Count
17,710 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Already dowladda dhexe's policies behind the scenes freeing innocent oppressed people. Somaliland oo sii deysay fanaaniin ku xirnaa Hargeysa Xukuumadda Somaliland ayaa maanta xabsiga ka sii deysay labo fanaan oo muddooyinkii la soo dhaafay ku xirnaa magaalada Hargeysa. Fanaaniinta la sii daayey oo kala ah Barwaaqo Qalanjo iyo Xamda Qaali ayaa muddo ka badan labo bil ku xirnaa xabsiga dhexe ee magaaladaasi. Sababta loo xiray ayaa horey waxaa loogu sheegay inay la xariirto safar ay ku yimaadeen magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya oo ay ku qabteen bandhig faneed, kadibna xabsiga la dhigay markii ay ku laabteen gudaha magaalada Hargeysa. Labada fanaan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin inay xorriyadooda dib u helaan, iyagoo u mahadceliyey dadkii ka qeyb qaatay sii deyntooda. Arrintaan ayaa ku soo aadaysa, iyadoo shalay Somaliland ay ogolaatay isku socodka koonfurta iyo waqooyiga, kadib wahada-hadalladii lagu qabtay dalka Jabuuti. Dhowaan ayey sidoo kale aheyd markii Somaliland ay xabsiga ka sii deysay Wariyaha caanka ee Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo muddo u xirnaa xukuumadda maamulkaasi. Xigasho
-
Sad reality. Baroordiiqii iyo tacsidii xataa la diidanyahay, dadkana loo xiraayaa. As I said before, Waqooyi Lives Matter.
-
Qalad ayaa ku jira warmurtiyeedka iyo waa na loo hoos galiyey. Dadka marqaansan oo 30 sano hurda (the cultists) loogu sheekeenaa, otherwise ciyaarta si fiican ayee hoos ugu socotaa. Walaa Faratoon, walaa Faraxawaaji, walaa Farasanjabiil, walaa Faraheyl waa wada ogyihiin.
-
The calaacals were swift:
-
Latest xeerar passed by baarlamaanka dhexe
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Doodaha metelaada Muqdisho iyo Banaadir: -
On the road to Bu'aale
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
23 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 23 > Somaliland: 18 > Banaadir: 5 > Male: 18 > Female: 5 > Recovery: 11 > Death: 0 ------------------------------------ Total confirmed cases: 2,835 Total recoveries: 829 Total deaths: 90 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia -
Cadnaan, Muuse Muqayil iyo his trolls tacsi ayaa u taalee musbaarkaa ku riixeysid ka dhaaf.
-
Aadan Barre oo si cajiib ah uga hadlay xil ka qaadistii uu ku sameeyay UHURU Guddoomiyihii aqlabiyadda baarlamaanka dalka Kenya Aadan Barre Ducaale oo maanta xilkii laga qaaday ayaa ka hadalay sida uu u arko xil ka qaadista lagu sameeyay, waxuuna sheegay in hatan uu ka degay culeys weyn, isla markaana uu diiradda saarayo ka shaqeynta danaha shacabka soo doortay. Aadan Barre ayaa xilkaas soo hayey toddobadii sano ee la soo dhaafay, waxaana xilkaas looga xayuubiyey kulan ay maanta yeesheen madaxda xisbiga talada dalka Kenya haya ee Jubilee, kaas oo uu shir guddoominayey madaxweyne Uhuru Kenyatta. “Wallaahi, waxaan eersaday ma garanayo, madaxweynaha waa uu i amaanay, in aan shaqadeyda kasoo baxay waa uu qiray, koley waa la ogaan doonaa sababta, laakiin hadda waxaan ahay nin shaqadii loo dhiibay kasoo baxay” ayuu yiri Aadan Barre oo la hadlay Idaacadda BBC-da. Isaga oo sii hadlayey ayuu yiri, “Waxaa weeye qaddar Ilaahey, culeys weyn ayaa iga dhacay maanta, weli waxaan ahay xildhibaankii dadkii sharafta badnaa ee Gaarisa, marka hadda waxaan u shaqeynayaa shacabkeyga oo aan xoogeyga iyo waqtigeyga ayaan siin rabaa.” Xisbiga Jubilee ee talada haya ayaa u muuqaday mid si weyn u kala qeybsamay bilihii lasoo dhaafay, iyagoo u kala go’ay laba garab oo kala taageersan madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo garab kale oo teegeersan ku xigeenkiisa Wiliam Ruto. Kala jabka xisbiga ayaa timid kadib markii madaxweyne Uhuru Kenyatta uu heshiis uusan qeyb ka ahayn ku xigeenkiisa Wiliam Ruto uu la galay hoggaamiyaha Mucaaradka Raila Odinga, taas oo uu ka carooday Wiliam. “Waxaan matalayay umadda Muslimiinta, waxaan matalayay umadda Soomaalida ah. Shaqsi ahaan aniga uma arkeyn in kursiga mid aan anigu leeyahay, wuxuu ahaa kursi ay umadda Muslimiinta iyo umadda Soomaalida ku faanayeen” ayuu yiri Aaadan Barre. Dr. Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo ka faallooda arrimaha gobolka ayaa isna BBC-da u sheegay in Aadan Barre Ducaale lagu xamanayay in uu ka ag dhaw yahay Madaxweyne ku-xigeenka Kenya William Ruto, sidaa darteedna madaxweynahunu uu go’aansaday in uu xilka ka qaado cid kasta oo aan daacad u aheyn garabkiisa. Xigasho
-
Latest xeerar passed by baarlamaanka dhexe
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xildhibaanada BF oo meel mariyey xeerka kuraasta gobollada Waqooyi Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel mariyey xeerka kuraasta gobollada waqooyi, kadib kulan ay ku yeesheen xarunya Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Sida uu shaaciyey guddoonka golaha shacabka, waxaana xeerkan ogolaatay illaa 167 mudane, hal xildhibaan ayaa ka aamusay, mana jirin wax diiday. Guddoomiyaha golaha shacabka oo kulanka ka hadlay ayaa shaaciyey inuu ansax yahay xeerkaasi, isagoona uga mahadceliyey meel marimtiisa xildhibaanada golahaas. Xeerka kuraasta gobollada waqooy ayaa ka mid ahaa afarta xeer ee ay soo diyaariyeen guddiga wadajirka ah, labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Xildhibaanada ayaa shalay dood adag ka yeeshay xeerkan oo lagu soo dooranayo kuraasta xildhibaanada ka soo jeeda gobollada waqooyi ee Somaliland. Baarlamaanka Soomaaliya oo ku guda jira Kalfadhigiisa 7-aad oo ah kii ugu dambeeyey ayaa ku howlan howlaha doorashada oo aan weli lagu heshiin nooca la qabanayo. Xigasho -
Baarlamaanka Federaalka oo meel mariyay xeerka qoondada Haweenka Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeeshay xaruntooda KMG waxa ay ku meel mariyeen xeerka qoondada Dumarka ku yeelanayaan Baarlamaanka iyo sida loo soo dooranayo. Xildhibaannada ayaana shalay iyo maanta dood kulul ka yeeshay xeerkan qoondada Dumarka, waxaana ugu dambeyn Xildhibaannadu ay cod u qaadeen meel marinta ama diidmada xeekan ay soo gudbiyeen Guddiga wadajirka ee dhameystirka Xeerarka doorashooyinka. Gudoomiyaha Golaha Shacabka,Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa cod galiyay xeerka qoondada Haweenka gaar ahaan in Kuraasta Dumarka aysan Rag kula tartamin, waxaana xeerkan u codeeyay in la meel mariyo 134-Xildhibaan , waxaa sidoo kale xeerkan meel marintiisa diiday 7-Xildhibaan. Guddoomiye Mursal, oo kulanka shir guddoominayay ayaa ansixinta kadib sheegay in xeerkan ay soo gudbiyeen Guddiga wadajirka ee dhameystirka Xeerarka doorashooyinka uu yahay ansax. Xigasho
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
How a Somali community took on a Minnesota meatpacking plant to contain a Covid-19 outbreak Six years ago, then 27-year-old Nimo Ibrahim started her new job deboning chickens at Pilgrim’s Pride in Cold Spring, Minnesota. For the young Somali refugee and single mother of three, the job was a lifeline as she had no other skills. But she never considered the work “essential,” or one that could put her life at grave risk. On April 23, Nimo showed up for her usual night shift, but things at the plant were far from usual; she had begun hearing about sick co-workers. News reports warned about coronavirus outbreaks in meatpacking plants throughout the US. She arrived feverish that night, with a headache, and, despite a temperature screening, was still allowed to join the line and work. Shortly after midnight, she reported she was too sick to continue working and was escorted out of the plant. Test results two weeks later confirmed her fears. She had tested positive for Covid-19. Nimo was one of the nearly 200 confirmed coronavirus cases at Pilgrim’s Pride. While she stayed home to recover, things took a dramatic turn at the plant. Workers staged a walkout and later joined residents in Stearns County, where the plant is located, in a protest outside the plant. The plant employs 1,100 people and “about 80% of the workers are Somali immigrants,” says Mohammed Goni, a staff organizer for the Greater Minnesota Worker Center, a St. Cloud-based nonprofit that assists low-wage workers and helped organize the rally with Pilgrim’s Pride employees. Recognizing the plant’s role as a mass employer in the community, Goni and other Somali-Americans in the area quickly rallied behind the workers. There were concerns about community spread. “Pilgrim’s Pride workers are in the community and some of them are living with three to four other folks and they are working in other plants,” said Goni. Minnesota’s chapter of the Council on American-Islamic Relations, an Islamic civil liberties and advocacy group, demanded an investigation of the plant by the Occupational Safety and Health Administration. “We got state leaders to hear employee testimonies on what was happening at the plant,” said Jaylani Hussein, a Somali-American and executive director of CAIR Minnesota. Employees admonished the plant for letting sick workers continue to work; they called for the plant to shut down temporarily for cleaning and demanded coronavirus testing for all workers. Continue to read -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Somalia: COVID-19 Impact Update No. 9 (As of 22 June 2020) The high COVID-19 caseload in Somalia is straining the country’s fragile health care system. Partners report that the number of people visiting health centres for routine care has significantly dropped due to fear of contracting the virus as well as lack of public transport or other means to access facilities. Furthermore, 133 health workers have been infected across the country, affecting service delivery at various health care facilities. The virus, WHO has warned, could overshadow and potentially reverse recent health gains in the country. Banadir region accounts for the highest numbers: 1,402 out of 2,779 cases reported as of 22 June while Hirshabelle State has the lowest numbers, 23 cases and one death. In recent days, the number of reported cases has shown a decreasing trend as compared to the previous weeks except in Somaliland. A downward trend in COVID-19-related mortality has also been observed. However, despite signs that the virus spread may be slowing down in Mogadishu City and major urban centres, cases have continued to grow at the regional level as transmission spreads. To mitigate community transmission, authorities issued directives aimed at stemming the advance of the virus. Between 5 and 14 June, the Federal Government of Somalia (FGS), Galmudug and Puntland states announced three new directives; bringing to 60 the total number of directives issued by authorities in Somalia to control the spread of COVID19 since 16 March. The new directives include the extension of the suspension of domestic flights by the Somali Civil Aviation Authority until 30 June and the directive by the Puntland COVID-19 Prevention Committee to reinstate preventive and social distancing measures following a relaxation on 18 May due to the Eid festival. The Galmudug State Ministry of Education also gave a directive to open primary schools for grade eight students from 15 June and the commencement of examinations on 11 July, providing guidance on spacing of sitting arrangements, handwashing protocols, the role of the COVID-19 committee and other related measures. As of 14 June, 57 directives are in place while three have been rescinded. Of these, 33 relate to social distancing, closure of academic institutions and restriction of population movement; six impose suspensions on international, domestic passenger flights and restrict land transportation; nine relate to border closure; six impose night curfews; one directs tax exemption on basic food items; two relate to education and two relate to registration of burial activities and deceased persons. The spread and impact of COVID-19 has exacerbated existing socio-economic vulnerabilities at a time that Somalia is grappling with floods and desert locusts, creating a triple threat. Source -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
22 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 33 > Puntland: 21 > Somaliland: 7 > Galmudug: 5 > Male: 30 > Female: 3 > Recovery: 36 > Death: 0 ------------------------------------ Total confirmed cases: 2,812 Total recoveries: 818 Total deaths: 90 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia -
Love him or hate him, Duale is a useful ally to have in your corner After 13 years in elective politics, Garissa Township MP Aden Barre Duale has become one of the most influential politicians in the former North Eastern Province, on the national stage and within the Horn of Africa region. With sway within Muslim circles and pastoralist tribes especially in NEP, Upper Eastern and Tana North, whose interests he has championed, Mr Duale has equaled or surpassed the influence his father-in-law Gen (rtd) Mahmoud Mohamed and his brother Hussein Maalim Mohamed wielded in the Moi regime. His stature within Kenya’s politics and growing support base outside his home region has made Mr Duale a much-sought-after ally and politician of national stature, said Mombasa-based political observer Abdulkarim Mumin. “Many people want him to retain his seat even though some say that if he loses it, any other Kenyan outside North Eastern should occupy it because it is not hereditary to the region,” Mr Nurdin Elmoge, a journalist and Wajir-based political analyst, said. The journalist notes that the MP’s support for religious causes has cultivated support among the clergy. Critics dismiss him as a symbol of powerful clan/business interests in his native Garissa county, but also admit, according to Nairobi-based analyst Hussein Issa, that through his own political cunning, Mr Duale has come out of the shadow of his initial mentors and benefactors to “create his own persona and represent the collective aspirations of Kenya’s Somali so much that the manner in which he’s removed from his current seat could determine the future of the détente between the long marginalised tribe and the Kenyan state.” Mr Issa believes Mr Duale is in the “fight of his political life and requires all shades of pastoralist, Muslim and Somali opinion to his side”, adding that apart from resentment furled by his close ties to DP William Ruto, a tiny faction within Jubilee is exploiting the current crisis to “cut to size a rising star from North Eastern to solve old scores.” Mr Issa adds that like all important politicians, Mr Duale has made mistakes and fuelled resentment against himself through bellicose attacks on critics by using language that often made him appear arrogant and overbearing. “If he survives the purge in Jubilee, he will be a very different politician. The fact that Yusuf Haji is intervening for him shows he is not yet out of the woods yet.” The political analyst suggested that President Kenyatta “appears reluctant to remove Mr Duale out of recognition of his capabilities and respect for Senator Haji and the retired general who appear to be leading the lobbying for Duale, but some in the Uhuru’s camp are trying to persuade him that retaining him will amount to allowing a person with split loyalty in his government.” Critics and admirers describe Mr Duale as an industrious man, an effective and calculating political tactician and pugilist that any politician would love to have in his corner. Under a united Jubilee, he was its most dependable enforcer who frustrated opposition propaganda and plots. “It’s an honour for me to have occupied this office for seven years as the first Leader of Majority under the 2010 Constitution,” he told the Nation yesterday. Within the Horn of Africa, Mr Duale is a leading architect of Kenya’s foreign policy on Somalia. He has backed Jubbaland leader Mohamed Islam Madobe’s and Kenya’s claims to the territorial sea also claimed by Somalia. Mr Duale echoes the best interests of the Kenyan state, against the wishes of Somalia’s President Mohamed Farmajo and his Kenyan acolytes. Mr Duale has not always been the traditional sycophant singing regime praises. In 2015, his appeal among the Somali people soared after he publicly, rebuked the Jubilee regime for forcing many, mostly ethnic Somalis into “concentration camps” at Kasarani Stadium. At that time, the state had launched a so called Usalama Watch, to weed out illegal residents in the wake of several terrorist attacks in Kenya blamed on Somalia-based Al-Shabaab. Until late yesterday, it was not clear who will replace Mr Duale should President Kenyatta make the final call for his removal. Among those in the race are MPs Amos Kimunya (Kipipiri), Kanini Kega (Kieni) and Adan Keynan (Eldas). Daily Nation ___________________ Kiikuuyada 4.5 wax kuma qeybsadaan miyaa? Inay nin kale Soomaaliyeed ku badalaan ahayd, sida Aaden Keynaan Wehliye.
-
somali Somali Bantu and Somali Cushitic Situation
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Abdiali's topic in Politics
Waala isku dhahaa laakiin isku meel kama soo jeedaan. Mushunguli, Gosha iyo kuwa la mid oo degan deegaanada ku hareersan wabiyada Shabeelle iyo Jubba ee gobollada Shabeellada Hoose iyo Jubbada Dhexe waa kuwii Soomaaliya la keenay qarnigii 19-aad, isirkoodana ka soo jeedo Tansaaniya, Malaawi iyo Musanbiig. Reerahaan waa Reero Sawaaxili, afkoodana qaarkood wali waa heysteen. Laakiin kuwa degan Shabeellada Dhexe, Hiiraan, Soomaali Galbeed ilaa Bakool, Gedo, Baay oo la kala dhaho Reer Shabeelle, Shiidle iyo Makanaha waa degnaayeen qarniyo dalka iyo dhulka Soomaaliya. Maryooleey dadkaan ayee isku qaldaan.
