Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,660
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Waa aqoonsi kumeel gaar ah, though. And it can be rescinded at any time for technicalities. That is why Madoobe did not accept for he knows in laga tuuri karo at anytime.
  2. It was circulated on Facebook at that time, imposing Muuse Marqaan's face on another leader in the middle of the back. Cabdinaasir Sola was among who qarxiyey beentooda loo jeeday.
  3. After 30 years of begging this 'useless organization,' maxaa ka heysaa marka ka ahayn ciil iyo cuqdad? Waa maahmaahdii tukulish timir deeri waayey qaraaraa tuf in eree.
  4. Masaakiintaan Eebbe ha u gargaaro xoog ayaa dhulalkooda loogu dhacaayaa. Mar dhow waa inaa bilownaa Waqooyi Lives Matter (WLM).
  5. Ilhan Omar's father dies from Covid-19 Rep. Ilhan Omar's father died due to the coronavirus, the Minnesota congresswoman announced Monday night. "It is with tremendous sadness and pain that I share that my father, Nur Omar Mohamed, passed away due to complications from COVID-19," Omar said in a statement. "No words can describe what he meant to me and all who knew him." Omar was raised by her father and grandfather following her mother's death when she was an infant, according to The Guardian and The New York Times. She and her father came to the United States as refugees in 1995 from Somalia during the country's civil war and eventually settled in Minneapolis. Omar has recounted her father's encouragement as she expressed disappointment in the inequalities and bullying she experienced when she first came to the country. Omar went on to be elected one of the first two Muslim congresswomen in 2018, along with Michigan Rep. Rashida Tlaib, and the first to wear a hijab on the House floor. Omar has since established herself as a progressive firebrand. As the coronavirus pandemic plunged the economic into a crisis, Omar proposed canceling rent and mortgage payments during the pandemic. U.S. deaths from the coronavirus have surpassed 116,000. Xigasho
  6. Aabaha dhalay Ilhaan Cumar oo u geeriyooday Covid-19 Ilhaan Cumar oo ka tirsan golaha Congress-ka dalka Maraykanka ayaa shaacisay inuu Aabaheed u geeriyooday cudurka safmarka ee Coronavirus, kaas oo fara ba’an ku haya wadamo oo uu ka mid yahay Mareykanka. Warsaxaafadeed ay soo saartay Ilhaan oo ka mid ah siyaasiyiinta safka hore uga jira la dagaalanka Covid-19 ayaa waxa ay ku sheegtay in Aabaheed Nuur Cumar Maxamed uu u dhintay xanuunka, iyadoo intaasi ku dartay inay dareemeyso tiiraanyo xoogan. “Anigoo dareemaya tiiraanyo xanuun iyo murugo badan, waxaan idilna wadaagayaa in Aabahey Nuur Cumar Maxamed uu u dhintay Covid-19,” ayey tiri Ilhaan Cumar. Sidoo kale waxa ay tilmaamtay in aysan hal eray ku qeexi karin waxa uu uga dhignaa Allaha u naxariistee Aabaheed oo ay sheegtay inuu door weyn ku lahaa horumarka ay gaartay. “Ma jiro erayo aan ku qeexi karo waxa uu aniga iiga dhignaa iyo dhamaan dadka garanaya isaga.” ayey markale qoraalkeeda ku tiri xildhibaan Ilhaan Cumar. Ilhaan Cumar Aabeheed ayaa ahaa oday si weyn loo yaqaan, lagana qadarin jiray Minneapolis, wuxuuna ka mid ahaa jameecada masjidka Rawdah, halkaas oo uu ku tukan jiray. Sanadkii 1995-tii ayey qaxooti ahaan ku tageen Mareykanka iyada iyo Aabaheyd, kadib markii ay Soomaaliya uga tageen dagaalladii sokeeye.
  7. 15 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 39 > Banaadir: 14 > Puntland: 12 > Somaliland: 8 > Jubbaland: 3 > South West: 2 > Male: 25 > Female: 14 > Recovery: 45 > Death: 0 ------------------------------------ Total confirmed cases: 2,642 Total recoveries: 622 Total deaths: 88 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia
  8. Raisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed oo ay wehliso Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Federaalka Dr. Fawziya Abiikar Nuur ayaa waxa ay maanta kormeer ku sameyeen Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Benaadir. Agaasimaha isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Benaadir Drs. Fartuun Sharif Mohamed ayaa ugu warbixisay wax qabadka isbitaalka. Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Benaadir oo kamid ah isbitaalada dowladda ayaa bulshada soomaaliyeed siiyo adeeg caafimaad oo lacag la'aan ah.
  9. 15/06/2020, Warbixinta ugu dambeysa caabuqa #COVID19 ee dalka.
  10. Lest we forget that the secessionists also photoshopped this image as well in 2019 to include Muuse Marqaan's fool face among African head of states. If that you can find that photoshopped image from early 2019, share with us.
  11. Photoshop wey dhaaftay markaan. Muuse Muqayil inay tuuji dhexda yaalo camal ku fadhiisiyaan ayee keeneen. Eebboow adigaa heybad dad siiyo wretched secessionist bilaa xishoodka u astur isku xaarkooda.
  12. Muuse Muqayil meesha wuxuu la yimid suu isku tuso kuwii jaadka ku wareeray. Ileen wax kale ma haayee. Ha iskaga afleeriyo Reer Jaadcun.
  13. Mississauga student helping to develop crowdsourcing COVID-19 website for Somalia Source
  14. Waxaan mee mucaaradka iska dhaadhacsiiyeen niyadda ku dhistaan? Anyway, here is jawaabtaada: