-
Content Count
17,678 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
325
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
09 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 48 > Banaadir: 19 > Somaliland: 17 > Puntland: 8 > Galmudug: 2 > Hirshabelle: 2 > Male: 34 > Female: 14 > Recovery: 19 > Death: 1 ------------------------------------ Total confirmed cases: 2,416 Total recoveries: 489 Total deaths: 85 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Fawsiya Abiikar Nuur ayaa waxa ay maanta ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay caabuqa COVID-19 ee dalka Wasiir Fawsiya Abiikar Nuur ayaa maanta xaqiijisay 48 xaaladood oo laga soo kala xaqiijiyay 5 ka mid ah maamul goboleedyada dalka. iyada oo Gobolka Banaadir laga helay 19 xaaladood, Somaliland 17 xaaladood, Puntland 8 xaaladood, Galmudug 2 xaaladood iyo Hirshabelle oo 2 xaaladood ah. Hadda waxaa dalka kajira 5 Sheybaar oo lagu baaro caabuqa COVID-19, kuwaasi oo ku kala yaala Muqdisho 2 sheybaar, Puntland 2 sheybaar, Somaliland 1 sheybaar. Dhawaan waxaa shaqo bilaabi doono sheybaaro kale oo laga kala hirgelin doono Galmudug, Hirshabelle, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland iyada oo latababaray shaqaalihii ka shaqeyn lahaa sheybaradaasi waxa ayna sugaayaan in lasoo dhameystiro agabkii ay ku shaqeyn lahaayeen oo ah agab horay loogu isticmaali jiray Sheybaarka Qaranka qeybtiisa qaaxada oo lagu magacaabo GeneXpert machine. guud ahaan dalka waxaa hadda ku yaalo 15 xarumood oo lagu daaweeyo bukaanada la xanuusan cudurka COVID-19, waxaana yaala xarumaahsi 324 sariir. Wasiir Fawziya ayaa mar kale ku celisay in Gobolka Banadir ay shalay ahayd markii ugu horyesay ee 24 saac aan laga helin cudurka COVID-19, si loo xakameeyo cudurkaan Wasaaradda caafimaadka waxa ay taqaatiir iyo agabka caafimaadka gaarsiisay maamul goboleedyada wadanka ilaa 27 magaalo ayaa lagaarsiiyay 13 tan oo agab caafimaad iyada oo loogu qeybinayay sida ay ukala baahi badan yihiin. Wasiir Fawziya oo hadlka sii wada ayaa bulshdada u dirtay fariinta wacyigelinta cudurka COVID-19 iyada oo aad ula dardaarantay dhalinyarada maadaama ay yihiin da’da ugu badan ee cudurku ku dhaco si ay qeyb weyn uga qaataan xakameynta iyo wacyigelinta bulshada ayna u taxdaraan maadaama dhalinyarada uu xoogan yahay difaaca jirkooda, sidoo kale Wasiir Fawziya ayaa kula dardaarntay dhalinyarada in aysan cudur gaarsiinin qoysaskooda, saaxiibadooda iyo bulshada inteeda kale. ugu dambeyntii Wasiir Fawziya ayaa bulshada fartay in aysan isdhiganin maadaama uu cudurka ku yaraaday magaalada isaga oo dhanka kale kusii badanaya gobolada iyo in aan lajoojinin wacyigelinta, isticmaalka Af-xirka, kala fogaanshiyaha iyo in aan latagin meelaha ciriiriga ah. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Fawsiya Abiikar Nuur ayaa maanta kala wareegtay hay’adda USAID Somalia afxir gaaraya shan boqol kun (500,000) oo dalka gudihiisa ay ku sameyeen dhalinyaro Soomaaliyeed oo taageero ka helay hay'adda USAID Somalia mashruuceeda GEEL Somalia. Wasiir Fawsiya ayaa aad u amaantay dalinyaradaasi oo ku sameeyn muddo 1 bil ah shan boqol kun oo Af-xir ah oo ay baahi weyn u qabeen bulshada Soomaaliyeed kuna soo aaday xilligii loogu baahida badnaa. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
-
They are a disgrace to magaca xildhibaanimo. Waana jaajuusiiyiin shisheeye u adeego.
-
Wasiir Cawad “Xiriirka Qatar iyo Soomaaliya wuu wanaagsanyahay, laakiin kan aan la leennahay Imaaraadka hoos ayuu u dhacay“ Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad oo wareysi gaar ah oo soconayay muddo 25 daqiiqo ah siiyay Telefashinka Al-Araby ayaa waxa uu ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan siyaasadda khaarajiga ah ee waddanka, waxaana wax laga weydiiyay dowrka muuqda oo uu dalka ku leedahay arrimaha Gobolka, mandiqadda Carabta, qaaradda Afrika iyo Caalamkaba . Wasiirka oo u muuqday mid si weyn u taxa-daraya ayaa su’aalahaasi uga jawaabay, si furan, isagoo si gaar ah u dul istaagay meelo ay kamid ahaayeen arrinta Shirkadda Dekadaha Imaaraadka ee DP World , Xiriirka Qatar iyo Soomaaliya iyo saameyta siyaasadeed ee dalka uu ku yeeshay mowqifkii dhex-dhexaadnimada ahaa ee laga qaatay khilaafka dowladaha Khaliijka soo kala dhex-galay. Wasiir Cawad ayaa waxa uu sheegay in Soomaaliya ay dowr muuqda iminka ka qaadaneyso dhammaan Ururrada ay qeybta ka tahay islamarkaana ay ka muuqato, isagoo dhinaca mindaqadda geeska bari ee Afrikana tilmaamay in ay ka ciyaarayaan dowr xasillooni iyo nabad ku saleysan. Mowqifkii dhex-dhexaadnimada Khilaafka Qatar iyo dowladaha Khaliijka qaar ayaa waxa uu tilmaamay in culeys adag ay kala kulantay Soomaaliya, balse ugu dembeyn ay dhammaan arrimahaasi maareysay. Weriye Shaafici Abtidoon oo wareysigan qaadayay ayaa waxa uu weydiiyay Wasiir Axmed Ciise Cawad "bal inuu wax tafaasiil ah ka bixiyo xiriirka Qatar kala dhexeeyo Soomaaliya?", hase-ahaatee Wasiir Cawad ayaa si wanaagsan ugu ammaanay Qatar kaalinta garab istaagga ah oo ay sii yeen iyo xiriirka suubban ee kala dhexeeya Soomaaliya. “Runtii Soomaaliya waxay ka kabaneysa dhibaato daba-dheeraatay, waxaan aad ugu mahad-celineynaa dowlad iyo shacabba walaalaheenna Qatar kaalinta togan oo ay ka qaateen xalka Soomaaliya iyo garab istaagga ay innoo muujiyeen” ayuu wasiir cawad ku sheegay Wareysigii uu siiyay Telefashinka Al-Araby . Dhinaca kale mar wax laga weydiiyay xiriirka Soomaaliya iyo dowladda Imaaraadka Carabta ayaa waxa uu ku jawaabay inuu jiro hoos u dhac xiriirka ah iyo is-fahmi waa’ , isagoo intaa ku daray in Soomaaliya ay ku dadaashay adkeynta xiriir ku dhisan walaalnimo iyo ixtiraam ka yimaada labada dhinac, sidaasi darteed mid la mid ahna ka rajeynayeen dhanka kale , laakiin si loo dhammeeyo khilaafka Khaliijka, loona midooyo dalalkaas, loogana shaqeeyo xiriirkooda oo wanaagsanaada, dowaan Ayaan rajeyneynaa ayuu yiri iney iska soo dhammaadaan. Sidoo kale Wasiir Axmed Ciise Cawad ayaa la weydiiyay halka ay ku dembeysay qaddiyaddii Shirkadda dekadaha Dubai oo is-fahmi waaga labada dal sabab u aheyd, waxa uuna ku jawaabay “Shirkaddaasi waxay sameysay wax aan wanaagsaneyn, waxayna ku xad-gudubtay midnimada dhulkeenna, welina kama aaney waantoobin fara-gelinteeda in ay sii socdaan, waxaana u maleyneynaa in ay tahay shirkad gaar loo leeyahay, sidii horayba la innoogu sheegay, waxaana rajeyneynaa in dowladda Imaaraadka ay soo fara-geliso oo ay ka joojiso hab-dhaqankaas aan qurxooneyn ee shirkaddaas” . Wasiir Axmed Ciise waxa uu intaa ku daray in Soomaaliya ay rajeyneyso haddii Imaaraadka ay sidaasi sameeyaan in xiriirkii uu kusoo noqon karo sidii hore. “ Innagu Soomaaliya waan sabarnay, laakiin dulqaadku xad ayuu leeyahay, sida dowladaha kalana waxaan diyaar u nahay in aan difaacno midnimada dhulkeenna “ ayuu Wareysigiisa ku yiri Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya . Ugu dembeyn wuxuu ka hadlay Gobolka Geeska Afrika isagoo sheegay in lagama maarmaan ay tahay in lagu wada jiro nabad iyo xasillooni, sidoo kalena lagu heshiiyay fur-furnaashiyo iyo in Caalamka weji wanaagsan lagula tacaamulo. Telefashinka Al-araby ayaa waxa uu saldhiggiisa weyn ku yaallaa dalka Ingiriis, waxaana hadda maamulo Weriye horay uga tirsanaa Telefashinka Aljazeera ee ku yaalla Doha , waxayna TV-gaan dadka falanqeeya siyaasadda Carabta ay ku sheegaan mid la aragti ah dowladda Qatar, walow maamulaha xaruntaan warbaahineed Abbas Nasser uu kasoo jeedo dalka Lubnaan.
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
08 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 34 > Somaliland: 19 > Galmudug: 15 > Male: 24 > Female: 10 > Recovery: 29 > Death: 1 ------------------------------------ Total confirmed cases: 2,368 Total recoveries: 470 Total deaths: 84 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia -
I can't believe a writer at World Economic Forum believes the reported bogus Xabashi positive cases: Ethiopia’s unconventional COVID-19 response To the surprise of many, African governments have responded swiftly and boldly to the COVID-19 crisis. Ethiopia’s unconventional approach, for example, reflects the country’s limited financial and human resources, as well as the low level of available international support. Despite these severe constraints, the results so far have been better than anyone expected. From the start, Prime Minister Abiy Ahmed’s government understood that Ethiopia’s success in combating COVID-19 would depend not on the number of respirators it had, but on the public-health measures taken to contain the virus’s spread. His government also wanted to prevent serious damage to one of Africa’s fastest-growing economies, which expanded at a 10.5% average annual rate in 2004-18 but remains vulnerable. Safeguarding these gains, preventing job losses, and ensuring firms’ survival was critical. So, instead of implementing a national lockdown like most other governments, including in Africa, Ethiopia initiated other essential measures in January, well ahead of most developed countries. The government then scaled up its response in mid-March, when the first COVID-19 case was reported in the country, and declared a state of emergency only on April 8. Moreover, it has encouraged production and other economic activities to continue during the crisis, thus considerably easing the pressure on vulnerable social groups and the informal sector. Read More
-
Coronavirus: Another 7 deaths reported in Ethiopia Ethiopia on Sunday confirmed a further seven deaths due to the novel coronavirus, bringing the total tally of fatalities to 27. According to the Ministry of Health, 86 people were diagnosed positive in a day out of 6,092 samples tested. The deceased, according to the daily update, were in the age range of seven and 87 years. All were Ethiopians. Among the dead was a 34-year-old woman who delivered a healthy baby last week at the Yeka Kotebe hospital in the capital, which is being used as isolation center for COVID-19 patients. The number of COVID-19 cases has now jumped to 2,020. At least 344 patients have so far recovered, the minister of health Liya Kebede said. Health experts cautioned that the main rainy season of June, July and August would see peak in infection numbers as the country is now grappling with community transmission. Xigasho
-
Mooryåånimo thinking in 2020
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xoolihii diintiisa suuban asagoo Muslim lagu dhalay ka baxay, Rabigiisana ku caasiyeeyey maxaa ka sugee caqlixumo tii ugu xumeyd haddee ahayn? The dude cannot even write a simple Soomaali sentence, iskaba dhaaf wax kale. It shows how Kiikuuyo basaas he is. -
Useless opposition party complaints
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Those farakutiris xildhibaan ku sheeg - among them kuwa qurbo ku wareeray - meesha maxee moodeen suuq ciyaaleed markee firinbiga ku yeerinaayeen? Kuwaan Kiikuuyada u adeego waa in sharciga la marsiiyaa. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
07 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 45 > Banaadir: 25 > Somaliland: 17 > Puntland: 2 > South West: 1 > Male: 35 > Female: 10 > Recovery: 10 > Death: 1 ------------------------------------ Total confirmed cases: 2,334 Total recoveries: 441 Total deaths: 83 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
True. The only silver lining against this is that Soomaaliya's population is very young and the elder population not that significant in general population. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Somalia confirms 58 new COVID-19 cases as tally rises to 2,204 Somali health ministry on Thursday confirmed 58 new cases of novel coronavirus, bringing the total number of infections to 2,204. Fawziya Abikar, the country’s health minister said 32 of the latest cases were found in Banadir, an administration area which covers the capital, Mogadishu, 11 other cases in Hirshabelle state, 8 cases in the breakaway region of Somaliland, The minister added that 3 cases were recorded in Galmudug, 2 cases in Puntland, a case in Jubbaland and another case in Southwest state. She further said 12 patients recovered from the disease and no death case has been reported in the past 24 hours. The total number of recoveries in the country has so far reached 418. Added the ministry. The minister also said that 49 of the latest cases were male while nine other cases were female. The increase in the number of COVID-19 cases comes at a time Somalia is also facing heavy flooding and a threat of desert locust infestation. The UN has warned that if the virus transmission is not contained rapidly, the patient surge and increasing demand for health care will overwhelm the country’s fragile health system. The Horn of Africa nation has instituted measures to contain the possible spread of COVID-19 including closing schools, banning large gatherings and suspending international and domestic passenger flights. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyey Shirka Tallaalka Aduunka ee 2020 oo qaab fogaan arag ah ay u martigalisay Dowladda Ingiriiska, uuna guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Boris Johnson. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta dhaqaatiir iyo qalab caafimaad geysay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. -
Eebbe ha u raxmado Cabdi Tahliil Warsame
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Dowladda Soomaaliya waxaa ay ka tacsiyeynee Geerida xanuunka badan ee ku timid hobolkii Qaranka Cabdi Tahliil Warsame oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho waxaana ay Allah uga barisay Ehelka marxuumka iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed inuu samir iyo iimaan ka siiyo. -
Kooxda Al-Shabaab oo billowday mashruuca ‘carabiyeynta’ Soomaalida Ururka Al-Shabaab ayaa si rasmi ah u bilaabay mashruucii ay ugu magac dareyn carabiyeenta dadka Soomaaliyeed. Mashruucaan oo bilooyin ka hor ay ku dhawaaqday Al-Shabaab ayey hadda waxay kooxdu sheegtay inay soo saartay dufcaddii ugu horeysay oo ka qalin jabiyey barashada Luuqadda Carabiga. Al-Shabaab ayaa sheegtay in dufcadaan ay ka qallin jabisay iskuulka lagu barto Luuqadda Carabiga oo ay ka furtay Magaalada Jilib, kaasi oo lagu magacaabo Alxikma . Xafladda qallib jabinta oo u muuqatay mid si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Xarakada Al-Shabaab. Al-Shabaab ayaa ujeedada mashruucaan ku sheegtay inay tahay in dadka Soomaaliyeed loo fududeeyo barashada Diinta Islaamka, taasi oo barashda luuqadda Carabiga ay sahli karto.
-
Eebbe ha u raxmado Cabdi Tahliil Warsame
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Abwaan Saciid Xarawo ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid AUN fanaankii Qaranka CAbdi Taliil Warsame oo saaka Muqdisho lagu aasay.
-
Popular Contributors
