-
Content Count
17,658 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Somalia Kicked out Kenya Ambassador
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Suuqa waxaa la isla dhex maraayaa Abiy Axmed and Uhuru had a heated public encounter in Jabuuti a few days ago. Waala iscaaye wararka aan la hubin sheegayaan. Why? Because of this Kiikuuyo aggression against Soomaaliya. -
You know this is a Muslim site, no? And as Muslims, from day one we know we are slaves and worshippers of Eebbe. Saqiir iyo kabiir Muslim ayaa og ee inaa iska yeeleysid iyo waxaa la damacsantahay ma'ogi. Qul huwalaahu axad Allaahu samad Lam yalid walam yuulad Walam yakum lahuu kufawan axad Say: He is Allah the One, Allah the Self-Sufficient Master, Whom all creatures need, He begets not, nor was He begotten, And There is none co-equal or comparable unto Him. ______________ No Soomaali parent names their sons Cabdi. It is not a standalone name. Cabdi is followed by 99 words of Eebbe. Mine is one of them as well. Cabdi is just shortened version of these and has no other ulterior meaning.
-
Where is the most beautiful somali land to build a house?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Hadal's topic in General
I know where there is a nice place that is for sale, but cannot tell you until you deposit $2,000. -
Opposition to whom? Soomaaliya or shaqsi?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
And Xasan Sheekh openly fawning to Imaaraadka, as though inay Soomaaliya axsaan u sameeyeen. Xasan Sheekh oo shaaca ka qaaday abaal Imaaraadka Carabta ay u galeen Soomaaliya Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ka qeyb galay madal loogu magac-daray Doodsan oo su’aalo lagu weydiinayey ayaa wax laga weydiinayey waxa uu kala socdo cilaaqaadka xumaaday ee Soomaaliya iyo qaar ka mid ah dalalka Carabta, sida Imaaraadka, Sacuudiga iyo Masar. Dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo iyo qaar ka mid ah dalalka Carabta, sida Imaaraadka Carabta ayuusan ka dhaxeyn cilaaqaad wanaagsan, waxuuna khilaafku xoogeystay markii ay isku dhaxeen dalalka Khaliijka oo Soomaaliya ay garab istaag u muujisay dowladda Qatar. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo ay ku abaal dhacday dalalkii Carabeed ee Soomaaliya sida weyn u soo garab istagay markii ay liidatay. “Dalkaan markii uu burburay, oo ganacsatadeenii ay hantidooda la carareen, nin kasta waxa uu magan-geliyo ka helay caasimadda Imaaraadka ee Dubai, shirkadeheena si ay aduunka ula macaamilaan waxaa laga diiwaan geliyey Dubai, maadaama sharciyaddii dalkeennu ay burburtay, Compony Soomaaliya ka jira oo macno leh oo aan Dubai xafiis ku laheyn ma jiro, Jaamacadaha ku yaalla dalka Imaaraadka boqolaal arday Soomaaliyeed ah ayaa dhigata,” ayuu yiri Xasan Sheekh. Sidoo kale waxa uu sheegay intii uu talada dalka hayey in cilaaqaadka Soomaaliya iyo Imaaraadka uu gaaray in Imaaraadku inta dhul naga siiyey Dubai, inuu hadana noo dhisay, si loo dejiyo safaaradda Soomaaliya, maadaama aysan Soomaaliya heysay xilligaas dhaqaale ay ku dhisato, kuna iibsato dhul. Xasan Sheekh ayaa yiri, “Dowladda Imaaraadku inta na siisay dhul, ayey nooga dhistay guri laba dabaq ah, guri kale oo safiirku dego oo laba dabaq ah iyo hool weyn oo jaaliyadda Soomaaliyeed lagu kulmiyo, waxaan idiin tiri karaa niman dhakhaatiir ah oo dalka Imaaraadka u dhashay oo maanta Muqdisho ku daaweeya dadka Soomaaliyeed, waxay noo fureen isbitaal si bilaash ah loogu daaweeyo dadka Soomaaliyeed kuwooda ugu nugul.” Waxuu intaas ku sii daray Xasan Sheekh, “Imaaraadku waxuu noo dhisay xero ay noogu tababareen qaar ka mid ah ciidamada aan maanta shinsaneyno, xero ay saraakiishu degaana horteeda ayey ka dhisayeen, iyadoo qabyo ah ayaa laga ceyriyey oo weli waa qabyo.” Sidoo kale dalka Sacuudiga ayuu sheegay in xilliyo adag uu dadka Soomaaliyeed ka iibsaday xoolahooda, isla markaana kumanan shaqaale Soomaaliyeed ah ay hadda ka howlgalaan gudaha Sacuudiga, marar badana ay noo balan qaadeen inay nala gelayaan heshiis ay shaqa abuur ugu sameynayaan dhalinyarada Soomaaliyeed. “Anigu Carab cadaawad noo qabta, oo na dulmineysa, oo nagu taagan ma arkin, waxa naloo sheegayo waa been waxba kama jiraan, Masar maanta ardaydeena ayaa Jaamacadaha ka dhigta, saraakiisha maanta hoggaamisa militerigeena Masar ayaa wax soo bartay, war dadka laguma abaal dhaco, beena lagama sheego, borabagaandana laguma furo,” ayuu hadalkiisa ku sii daray madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh. Isagoo sii hadlaayey ayuu yiri, “Eritrea maxay noo qabatay? War dadka in caqliga laga xado maaha, Isaias Afwerki iyo dadkiisa reer Eritrea, Soomaaliya maxay u tareen? Anigaa idiin sheegayee midowgii Maxaakiimtii Soomaaliya ee ARS markii ay carareen ayey magan-geliyo siiyeen, war maanta yaanala dhihin Afwerki iyo dalkisa Eritrea ayaa walaal ah oo Jabuuti ayaa cadaw ah.” “Jabuuti maanta anagey nooga baahneed garab istaag oo cadawgooda Eritrea uu ciidamo iyo dhulba ka heystaa, yaa arkay Iskuul iyo isbitaal ay Eritrea noo dhistay? War dadka Soomaaliyeedow indhihiina fura, waxaa la isku deyaan in caqliga la idinka xadee” ayuu yiri Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Xigasho -
They don't even want Soomaaliya oo awood leh, ciidan xoog leh qalabeysan ka dhalato. Markaas ayee rabaan inay maamulaan dalkeena. And here, they are openly being used by anti-Turkiga dowladaha Khaliijka. Turkey’s promise to send arms to Somalia draws criticism Somalia’s opposition has urged Ankara not to send a shipment of weapons to a special police unit because they fear that Somali president could use them for “rigging” the approaching national elections. The call has put Turkey’s engagement in a country torn apart by civil war for decades under the spotlight. Opposition candidates wrote to Turkey’s ambassador in Somalia and expressed their concern about these weapons coming into the country in such a “sensitive election period.” Turkey trained Harama’ad police, a special Somali unit that is known for its violent suppression of peaceful protests in the Horn of Africa country. On Dec. 15, four protesters were wounded in Mogadishu during a peaceful protest when the troops opened fire on them, while two others were arrested. The Council of Presidential Candidates condemned the use of live bullets by the Harama’ad forces against Somali people. Ankara is planning to send 1,000 G3 assault rifles and 150,000 bullets to Harama’ad this month. The opposition was already furious after the elections due for this month were postponed over political disagreements. “With the national elections approaching, a season for foreign meddling is wide open,” said Jędrzej Czerep, senior analyst at Middle East and Africa Programme of the Polish Institute of International Affairs (PISM). “For Turkey, in the last decade Somalia’s most visible and dedicated development and humanitarian partner, the game is about not losing its primacy before the oil concessions are divided,” he told Arab News. Ankara has not commented yet on the Somalia opposition’s call but in recent years Turkish rulers have deepened their engagement in the African country by building infrastructure and providing scholarships for Somalis. Three years ago, Turkey opened its biggest overseas military base in Somalia to have military leverage in hotspots in the region. Apart from its forward-basing, Ankara also trains Turkish-speaking Somali soldiers and has transferred tactical arms to the arsenal of the Somali military. “In the run-up to elections, Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo adopted an all-or-nothing mode to consolidate power. This affected growing politicization of the – theoretically neutral and professional – Turkish-trained Gorgor troops and Harama’ad police units,” Czerep said. Separately, the United States recently decided to withdraw hundreds of troops deployed to fight Al-Shabab terrorists in Somalia, which has been torn by a nearly 20-year civil war. According to Czerep, while the US-trained Danab forces had been on the front lines of the fight against Al-Shabab throughout 2020, Gorgor and Harama’ad were probably more often used against the opposition in the federal member states. “Their deployment in Galmudug in February affected the climate of the local elections in that state and it was boycotted by the opposition,” he said. “Turkish-trained troops also clashed with Ahlu Sunna Wal Jamaa, a Sufi militia who was a key government ally against Al-Shabab but apparently grew too strong. In Gedo, Gorgor and Harama’ad fought against forces of the Jubaland region, which the central government wants to pacify.” Carab News
-
'Scholar's and 'Analysts' complain
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
I call them jaajuus and basaasiin, especially the pro-Tigray, anti-Soomaaliya mercenary writer Rashiid Cabdi. -
Dowladda dhexe is investigating this mercenary and his stooges:
-
Matt Bryden: The enemy in disguise By M. Oogle
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Taleexi's topic in Politics
I am glad more Soomaalis now know more about this mercenary and his hidden agenda against Soomaaliya oo awood.leh. -
The mercenary is back and as usual.wuxuu buunbuuninaayaa his corrupt minions and is against dowlad.Soomaaliyeed awood.leh:
-
I didn't know Somalia's population was 22 million
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Tallaabo eedadiis probably waxee ahayd islaantii istiri in the 1970s u faantan islaan Reer Xamar ah ee xaafadii Shangaani daris ku ahaayeen. Dagaal yar dhex maray markaas ayee Mrs Qowdhan la soo booday, 'Ma anigoo laandheere ah.... 'Ninkaagaa ku dhib qabo,' ku jawaabtay Ay Maano. -
Siyaad Barre and his legacy- The failed state of Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Khadafi's topic in Politics
We can't compare docile, supple Xabashi populace to the rigid geeljire mentality of certain maryooleey, who were spearheading the jabhado in 1990. Dalal badan ayaa madaxweynahooda iska tuuray since 1991 - Itoobiya, Rawaandha, Burundi, Koongo, Koongada kale, Musambiig, Angoola, Jamhuuriyada Bartamaha Africa, Jaad and so on. None of them dalkooda dhulka la simay and jabhada qabsaday had greater plans than qabiil meesha ka saarid. USC, SPM and SNM had zero plans for the country. They did not even have had a firm leadership structure. USC militia immediately even started murdering anti-Kacaan intelligentia like the late Prof. Abyan in early '91 because he belonged to the wrong qabiil, yet did not touch the staunch Kacaanist Xuseen Kulmiye Afrax. What kind of misguided jabhad was that?- 1 reply
-
- 2
-
-
SNM president meets Uhuru of Kenya.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to dhismahaguud's topic in Politics
Khadaafi, you are trying to reason a dying secessionist mabda'. Secessionits haddee aqoonsi heli lahaayeen waxee heli lahaayeen markuu joogay odeygee caabudi jireen ee Sanaawi. Waxee aqoonsi heli lahaayeen sanadihii u dhexeysay 1991-2010 oo Koonfurta aad u qasneyd. Haddeeba jaadkooda iska cunaayeen waayadaas, hadda haka sugin. Dhalinyarta ee maaweelin jireen waala fahmeen filinkooda fashilmay. That is why many of them moved to Muqdisho. -
Masar wants a base, too
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Sida dadka sooyaalka Soomaalida ka qoreen, anigana aaminsanahay: Dowladii Kacaanka inay Jaamacadda Carabta ku biirto sanadkii 1974 dagaalkii '77 oo saansaanteeda loo jeeday ayaa ku kaliftay iyo siiba boqorkii Sacuudiga maamuli jiray xilligaas, Boqor Feysal, oo daacad ahaa, unlike qashinka maanta maamulo. -
Masar wants a base, too
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Waa runtaa. Waa another geeliriyaal mentality. Waa another laheystiyaal isheysta. -
Somalia Kicked out Kenya Ambassador
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
We don't have elites. We have qabyaaladist faux national so-called leaders who only see their narrow at-the-moment ambition. Country, people, land and sea damned if they can sell it to highest and gain power. -
Masar wants a base, too
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Why do Carabta always scared and worried about other Muslim nations like Turkiga and Iiraan becoming stronger? Yet they barely lift a finger when it comes to Zionist regime's influence in the region or what Faransiiska is doing in Lubnaan or Liibiya. None of them said anything about the blatant intervention by Faransiiska's president in Lubnaan, especially hand-picking the since-resigned new prime minister in the recent months. -
Egypt seeks diplomatic foothold in Somalia On Dec. 6, a high-ranking Egyptian diplomatic delegation headed by Egyptian Assistant Foreign Minister for African Affairs Sherif Issa visited Mogadishu at a time when Egypt has been taking steps to boost its presence in Africa. The Egyptian delegation began its visit by meeting with Somali Foreign Minister Mohamed Abdirizak to discuss “the developments in Somalia, the regional situation in neighboring countries and its repercussions on stability and security in the African Horn, as well as ways to promote bilateral relations between the two countries. …” read a statement by the Egyptian Foreign Ministry. Abdirizak tweeted, “We discussed bilateral relations. [Somalia] and [Egypt] share a strong brotherly friendship and ties. We wish to further strengthen our relations.” On Dec. 7, the Egyptian delegation participated in the opening of the Somali Partnership Forum. Rokha Hassan, member of the Egyptian Council for Foreign Affairs, told Al-Monitor that the visit reflects Egypt’s desire to boost its ties with Somalia, as the two countries enjoy good historical relations dating back to before Somalia’s independence in 1960. Cairo also established schools there and sent educational and Azhari missions to the country, he added. “But as the Somali civil war became more heated at the beginning of the 1990s and with the instability there, ties between the two countries were at a stalemate, and the Egyptian Embassy, along with other foreign embassies, was attacked at that time. The headquarters of the Egyptian ambassador was moved to Nairobi in Kenya for his security and safety. Their relations have fluctuated ever since,” Hassan said. The Egyptian delegation’s visit comes months after tensions with Mogadishu erupted after the ouster of Egyptian educational missions from Somalia in May as Cairo was accused of collaborating with Puntland without coordinating with the federal government in Mogadishu. Egyptian Foreign Ministry spokesman Ahmed Hafez and Egyptian Education Minister Tarek Shawky did not respond to Al-Monitor’s request for comment. Hassan considered the May incident an “urgent situation resulting from a Somali misunderstanding that needed Egypt’s clarification and explanation that communicating with the Puntland region aimed at trade exchange and nothing else.” He stressed that Egypt supports the unity of Somalia and seeks to achieve stability, development and reconstruction there. What is more, in March, Mogadishu did not support Cairo when it rejected a draft resolution presented by the Arab League condemning any unilateral measures that Ethiopia has been taking in the Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD). Mukhtar Ghobashy, deputy head of the Arab Center for Political Studies, linked the visit of the diplomatic delegation to the Egyptian action in Africa under the rule of President Abdel Fattah al-Sisi. He told Al-Monitor that the visit reflects Egypt's endeavors to play a greater role in Somalia with the aim of mobilizing technical support in the GERD issue on the one hand and to confront Turkish infiltration on the other. Since Sisi rose to power in 2014, the Egyptian policy toward Africa has changed following the damage it suffered due to its absence from the African Union since the failed assassination attempt of former Egyptian President Hosni Mubarak in Addis Ababa in 1995. Egypt is now seeking to improve its image in Africa, protect its interests and strengthen its position in the GERD issue. Ghobashy said, “The Egyptian action in Africa focuses mainly on the GERD issue. Yet Egypt is concerned about another issue in Somalia, which is the massive and frightening Turkish infiltration into its territory.” Three days before the visit of the Egyptian delegation, Abdirizak met Dec. 3 with Turkey's ambassador in Mogadishu, Muhammad Yilmaz. Abdirizak said, “Turkey has consistently stood by us. Turkey offers us military assistance, development aid and had provided immediate #COVID19 response.” Hassan commented, “Unfortunately, in recent years, countries such as Turkey were able to infiltrate into Somalia by providing aid, until they managed to establish a military focal point (base) in Mogadishu in 2017. Consequently, Egypt had to boost its relations with Somalia to strike the needed balance.” Ghobashy said the Egyptian delegation may have discussed during its visit to Somalia the establishment of an Egyptian military base in Mogadishu. He explained that Somalia is facing a major challenge with the rise of al-Shabab, which is affiliated with the Islamic State and al-Qaeda. Perhaps Egypt is offering its expertise in confronting such extremist organizations, he said. Meanwhile, the Egyptian armed forces welcomed on Dec. 6 a delegation of the Horseed Football Club, owned by the Somali army, which was taking part in the Confederation Cup. The army provided training venues and health services to the Somali team throughout its stay in Egypt. Omar Mahmoud, chief analyst for the Somalia file at the International Crisis Group, said the Egyptian delegation’s visit comes at a sensitive time for Somalia, as presidential and parliamentary elections are imminent and many international partners are visiting it to assess the situation. Mahmoud told A-Monitor, “I am not sure to what extent Egypt's relationship with Somalia has changed during Sisi's era.” Still, Mahmoud stressed that Egypt wants to maintain its contacts with Somalia as a way to keep a foothold in the Horn of Africa in the context of its ongoing conflict with Ethiopia over the GERD. Egypt, Ethiopia and Sudan have been engaged in arduous negotiations with Ethiopia over the GERD for a decade, with the aim to reach an agreement on the operation and filling of the dam, which Egypt considers an existential threat to its water security. Mahmoud said, “The GERD crisis has put Somalia in a difficult position due to its relationship with Ethiopia and Egypt, and Somalia tried to present itself as a mediator at some point. However, it does not seem that either side took this seriously.” Mahmoud concluded, “Framing Somali relations in the context of wider rivalries is a destructive strategy for all parties. Somalia should not be an arena for competition between opponents.” Xigasho
-
Somalia Kicked out Kenya Ambassador
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Emergency IGAD meeting is on in Jabuuti: Madaxweyne Farmaajo oo maanta safar ka ah Muqdisho Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu maanta oo Jimce ah uu socdaal ugu baxo dalka Jabuuti, xilli xaaladda siyaasadeed ee dalka ay kacsan tahay. Madaxweynaha ayaa Jabuuti uga qeyb galaya shir madaxeedka ururka IGAD, kaasi oo looga hadlayo xaalada gobolka Tigray ee dalka Itoobiya, oo dhowaan ay qabsadeen ciidamada Abiy Ahmed ay dagaal ugala wareegeen ururka TPLF. Shirkaas ayaa waxaa sidoo kale looga hadli doonaa ashtako ay Soomaaliya ka gudbisay Kenya, oo ay ku eedeysay inay faro-gelin ku hayso arrimaha gudaha Soomaaliya, iyo tallaabadii dhowaan dowladda Soomaaliya xiriirka ugu jartay Kenya. Ra’iisul Wasaaraha Sudan Abdalla Hamdouk ayaa Axadii booqasho ku tagay Addis Ababa, waxaa uu sheegay in isaga iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya isku raaceen shir degdeg ah oo looga hadlayo dhibaatada ka jirta Tigray. Sidoo kale, wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa 13-kii bishan sheegtay “in ayada oo Laga jawaabayo dhambaalka ka dhanka Kenya ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u gudbisay Mudane Cabdalla Xamduuk, uu shir madaxeed ku qabanayo Jabuuti 20 December.” Safarka Farmaajo ee Jabuuti ayaa imanaya ayada oo xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan Muqdisho ay qasan tahay, kadib markii ciidamada dowladda shalay hareereeyeen xaafadaha ay degan yihiin musharaxiinta mucaaradka. Sidoo kale, ciidamada Amniga dowladda Soomaaliya ayaa xalay joojiyey xaflad lagu taageerayay Musharax Madaxweyne Mustaf Dhuxulow oo lagu qaban lahaa Hotelka Afriik oo ku yaalla agagaarka Isgoyska KM4. Dowladda Soomaaliya ayaa u muuqata mid go’aansatay inay caburiso oo ay cadaadiso musharaxiinta, waxaana laga digayaa in tani ay horseedi karto isku dhacyo iyo magaalada ay ka dhacaan dagaallo. Xigasho -
Are they current images, though?
-
SNM president meets Uhuru of Kenya.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to dhismahaguud's topic in Politics
Secessionist, Maxamed Farmaajo is madaxweynaahaga, diid ama yeel, waa madaxweynahaaga. -
SNM president meets Uhuru of Kenya.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to dhismahaguud's topic in Politics
What is big deal? Kiikuuyo leader meets kuwa danaha Soomaaliya rabin, dantooda u socdo, sida Faroole iyo Madoobe before Muuse Muqayil.