-
Content Count
17,655 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
New era of political qaaraamid
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
First he did not go to Garoowe and now meeeting ra'iisul wasaaraha in xafiiskiisa. What is C/raxmaan C/shakuur cooking? -
Che, haye boorsooyinkaaga wey kuu xirxiranyihiin la yiri ee run miyaa? Bililiqo.
-
The great Soomaali philosopher, Awkoombe, wuxuu yiri in the 1980s, "Ninkii soo joog laga waayo soo jiifaa laga helaa."
-
Lacagtii yareyd ee Imaaraadka iyo Kiikuuyada qandaraas loogu soo qaatay wey dhamaatay filaa. Watch.
-
Soomaaliya wins again
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Wali dhowrkii malaayin ee siiyeen afkiisa ka hadlaayo markuu saan leeyahay: Carab cadow nagu ah Imaaraadka ayaa ka koow ah. Anaga kaliya naguma aha ee dalal badan Muslimiin ah ku yihiin. -
Xasan Sheekh on Sanaag iyo Sool
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Gobollada qaarkood qabiilo gaar ah la iskaga tilmaamay wixii ka dambeeye 1990. Gedo oo qabiilo badan wada degaan waa sidaasoo kale. Qaar ayaaba wali ku sheegaayo madaxweyne Farmaajo inuu Gedo ka soo jeedo. Asaga iyo faraca awoowiyaashiisaba Gedo meel kuma arkin. -
Xasan Sheekh on Sanaag iyo Sool
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xasan Sheekh Reer Jowhar ma'aha laakiin, waa haddaa ugu dan leedahay isirka qabiilkiisa meesha uu ka soo jeedo. Qabiilnimo Ceeldheer iyo Galgaduud ka soo jeedaa, qoys ahaana Hiiraan ka soo jeedaa. -
Soomaaliya wins again
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
We all knew kuwaan Khaliijka inay maalintee ahaataba isku imaan doonaan. That day is today. This also validates the neutrality stance Soomaaliya's government took a few years ago was justified. Imagine if the leaders took the cheap 80 million US dollars offered to cut the ties to Qadar. MBS says ‘solidarity and stability’ deal signed: Live news Gulf leaders signed a “solidarity and stability” agreement in Saudi Arabia as they met for the Gulf Cooperation Council annual summit on Tuesday. Saudi Arabia on Monday announced the reopening of land borders with Qatar after a three and a half-year spat that saw the kingdom, Egypt, the United Arab Emirates (UAE) and Bahrain cut diplomatic and trade ties and impose a land, sea and air blockade on the Gulf state. The quartet accused Doha of, among other things, supporting terrorist groups and being too close to Iran, allegations that Qatar has consistently denied. While the Saudi decision marks a major milestone towards resolving the Gulf crisis, the path to full reconciliation is far from guaranteed. The rift between Abu Dhabi and Doha has been deepest, with the UAE and Qatar at sharp ideological odds. Follow the live story
-
See garoon diyaaradeed caalami ah hub loola galaa? Let him try in his base of Nayroobi's Jomo Kenyatta and see what happens. Midowga musharaxiinta oo ka horyimid amarkii ay dul-dhigtay dowladda Soomaaliya Midowga musharraxiinta mucaaradka ayaa si weyn uga soo soo horjeestay go’aankii shalay ka soo baxay dowladda Soomaaliya ee lagu mamnuucay hubka lala galo garoonka Aadan Cadde, marka laga reebo madaxda dalka. Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ku hadlayey magaca & afka musharraxiinta mucaaradka ayaa shaaca ka qaaday in aan la aqbali karin go’aankaasi oo uu ku tilmaamay inuu yahay mid hal dhinac ah oo loogu darnaanayo iyaga, sida uu hadalka u dhigay. Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo u waramay VOA ayaa sheegay in la doonayo in qatar la geliyo amnigooda, mar hadii ay madaxdu ilaalo la galayaan garoonka, iyagana laga reebayo. “Haddii ay amniga garoonka isku aamini waayeen anaga miyey na gelinayaan meel Qatar ah?,” ayuu yiri musharrax Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Sidoo kale wuxuu intaasi ku sii daray in aysan macquul aheyn in madaxda dowladda kaliya loo ogolaado hub iyo ilaalo, islamarkaana iyaga laga dhigo kuwa beylaha oo la beegsan karo. “In anaga nala yiraahdo garoonka hubka lama galeeysaan, Madaxda sarena waa ay isku aamini waayeen amniga garoonka oo waa ay la galayaan taasi maahan wax macquul ah oo aan aqbaleyno,” ayuu hadalkiisa sii raaciyey Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiashakuur. Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyada oo ay dowladda dhexe iyo mucaaradka isku hayaan hanaanka doorashooyinka dalka oo weli uu ka taagan yahay is mari waa aad u xoogan.
-
PM Abiy Ahmed Declares War on Tigray: First bullets fired
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Our Tigrey guest, like his Gabre trainer, disappeared. He knew what was coming to his TPLF and region. -
Opposition to whom? Soomaaliya or shaqsi?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Waa runtaa. Xasan Sheekh Shaneemo Ekwatoore uu gatay, daarna ka dhistay asaga iyo xirtiisa iyo dhulkii garoonka Aaden Cadde lahaa ka dhistay fagaare ayaa wali u muuqato, not to mention waxyaabaha kale uu lunsaday. -
Gooni, dadka maankooda aad u gaaban ku bilowdo qabyaalad, kuna dhamaado qabyaalad waxa hortooda yaalo ma arki karaan maadaama maankii shaqeyn lahaa ka qabyaalad ka dishay, marka hala yaabin. Reerkeyga muxuu faa'iday ayee tan iyo aakhiro samaan meesha la taaganyihiin, had iyo jeerna shisheeye kalkaalisto una sacabtumo.
-
Somali “election” circus is in full force.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to dhismahaguud's topic in Politics
Why are you trying to whitewash what the failed warlords have done to Soomaaliya in the last 30 years? Are you saying what happened since 1991 was better than during Kacaanka? Sheeko. -
I don't blame Kiikuuyada. I cannot however stand kuwa Soomaali ku sheega u sacabtumaayo, kuwa ajendahooda fuliyo.
-
I remember when this 'think tank' was created a few years ago. I had my suspicions of the funders of this so-called think tank. I thought it was partially most likely funded by Imaaraadka and Mareykanka. Their website does not say anything about the funders. My suspicion however have increased in the past couple days when Heritage have organized a pro-mucaarad conference in Garoowe, though not official in that capacity. Your thoughts?
-
Somali “election” circus is in full force.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to dhismahaguud's topic in Politics
The warlords you worship has done much more damage to our country than Kacaanka ever did. Your merciless, war criminal qabqabliyaal ayaa Xamar dhulka la simay, not Kacaanka. Iyagaana Soomaaliya inta kale rajo la'aan dhigay. -
Kiikuuyo's premier newspaper publishes garbage fantasies like this. This so-called 'Jubbaland' this Kiikuuyo daydreamer is referring to only consisted Jubbada Hoose and some little deegaano of Gedo. But this daydreaming Kiikuuyo qariirad sadexda gobol ayuuba meesha soo saartay. If you want to read this garbage, here it is.
-
Somali “election” circus is in full force.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to dhismahaguud's topic in Politics
No, he was not. Anaga taariikhda aan xaadirka u ahayn nooma sheegeysid. Dadka sidaada camal la hadal qabsaday '91 baa loo noqonaayaa' waxee iska indhatiraan wixii dhacay dhamaadkii '91, bilowgii '92 iyo wixii ka dambeeye. Haddii loo noqdo '91, '92 kama foga iyadana waa loo noqonaa. Qadkii cagaarnaa filo, goof goof la xirto filo. Isbaaro meel walba ka sug. Xamar dhulka lala simo joog. Ku tumasho dadkaa hubeysneen xaqooda arag. Xasuuq masaakiin goobjoog u ahoow. -
I didn't know Somalia's population was 22 million
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Tallaabo is a true qowdhan hadduuba ereygaan kaseynin. I guess Ay Maano's 'ninkaagaa ku dhibo qabo' ayuu u gartay inuu ninka dhibka asaga ku dhaganyahay. Yaa ogaado gabadhiisa Shuun uu u baxsan lahaa. -
Somalia Kicked out Kenya Ambassador
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Suuqa waxaa la isla dhex maraayaa Abiy Axmed and Uhuru had a heated public encounter in Jabuuti a few days ago. Waala iscaaye wararka aan la hubin sheegayaan. Why? Because of this Kiikuuyo aggression against Soomaaliya.